XASAN ADAN IYO SAHRA AXMED HEESTA (SAYLO) WITH LYRICS 2017

  Рет қаралды 1,057,659

SAHAN MEDIA

SAHAN MEDIA

7 жыл бұрын

HEESTA SAYLO WAXAA SAMEEYEY ABWAANKA SOOMAALIYEED XASAN GANEY WAANA LUUQDII HOBOLADA XASAN ADAN IYO SAHRA AXMED.

Пікірлер: 217
@Abdalladhiif.
@Abdalladhiif. Жыл бұрын
Abwaan Xassan Ganey, Abwaan Dhirta iyo Baaddiyaha looga haray ❤
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 3 жыл бұрын
Riwadaya ey ku jitey waxey Ahey Galbed wa la xoreyey warsa gagixisey waxan sameyey Abwanja weyn ee xasan xaji c/llahi xasan GANEY iminka wuxuu dagan yahay hargeysa
@hamseart5789
@hamseart5789 4 жыл бұрын
Legendry Aan kufaano alla yaa cisak alle hakuu naxariistoh hooyadii fanka somaaliyeed sahra axmed jaamac geeridaadu way iga oohisay wllhy xadan aadan samatar alle cimriga haku barakeeyo 😍
@musemuse6648
@musemuse6648 4 жыл бұрын
Adeer geerida waa xaq naftaada meel u yeel
@ibraahimcaloolay6974
@ibraahimcaloolay6974 3 жыл бұрын
@@musemuse6648 ¹¹
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 жыл бұрын
Waa Erayadii Abwaan Xassan Ganey iyo Laxankii Xassan Aadan samatar
@abukarbadalgarad8189
@abukarbadalgarad8189 5 жыл бұрын
waxaa xasan aadan lagahayaa hadal ah heesna waa saylo naagna waa sahra alah yarahma sahra ahmed jamac
@izabellaninkaancadimahaniz7703
@izabellaninkaancadimahaniz7703 3 жыл бұрын
Fanaaniin waa kuwiii hore bal firi sidey ocodad mcaan yiihiin allah ya cisag maamo sahro ilehy haunaxariisto abti xasan adan cimri dheer allaha siiyo
@masnasaed1429
@masnasaed1429 Жыл бұрын
Cadceeduna la simantay nuurkuna sabootiyay, Xasan Ganey Allah caqliga haw barakeeyo
@xamadaibrahim9276
@xamadaibrahim9276 Жыл бұрын
Wlhi ereyada adeeg ayay kabateen. Waxaana kuu cadeeneysa taas in afsoomaligu waqooyiga saxda yahay. Abwaanada waqooyiga wax aan ku til maamo maleh allaha uwada naxriisto inta dhimatay dhaqaxl bey nooga tageen. ❤SINDADAB. Midab sibaaqiyo. Iyo ereyo kaloo badana micnohooda inaan barto waayo i love this song wlhi.
@yoonisgabal5461
@yoonisgabal5461 2 жыл бұрын
Erayadi Abwaan xasan cabdilahi ganey🥰🌹
@darwishboy5255
@darwishboy5255 4 жыл бұрын
Xasus 1980 anigo. 24 sano jira heestan jeclaa dhagesan jiray aduun wanso marnay dadka hada waxno ma fahman
@maanragaragtemaskaxdumardh4221
@maanragaragtemaskaxdumardh4221 4 жыл бұрын
Ma adoo 64 jir ah baad qaraami youtube u dhex fadhidaa illahow yaan da,daadaa ku gaadhin walow aanan wax waynba kaa yarayn🤣🤣🤣🤣🤣
@abshirabdullahi8130
@abshirabdullahi8130 4 жыл бұрын
Markii iigu horeysey aan daawado 2001 kii ayey aheyt anigoo jecel xad dhaaf ah ihaayo
@sayidmuxamedsayidcabdilaah7248
@sayidmuxamedsayidcabdilaah7248 6 жыл бұрын
Oo mid yari sabo waa berigaan grel jiraha ahaaaaa way way way xili aan somray dheh wn daremi karaa waxaaso hadala wllhi xaqiiadi MAANTANA nolol kale ku. Noolahay
@SM-qx5he
@SM-qx5he 4 жыл бұрын
Sayid maxamed maantay ma Reer galbeedkaad kunooshahay. Kkkkk noolal waa tii dhulkeenii hooya cakuye qurbo goormaa kaga guurayaa ulaahow dhulka hooya nabad kayeel
@mourasseismail7776
@mourasseismail7776 4 жыл бұрын
Wanan
@amiiracadey9887
@amiiracadey9887 4 жыл бұрын
Saaxib sohdu waa maxay Zxpo
@abdiali3111
@abdiali3111 3 жыл бұрын
Amiira Cadey waa meel laga arki karo xoluhu markay daqayaan
@amiiracadey9887
@amiiracadey9887 3 жыл бұрын
@@abdiali3111 aad yaad umahad santay
@ifrahahmed559
@ifrahahmed559 6 жыл бұрын
Rabbi ha Unaxriisto Sahro axmed jaamac aaaaamin
@mcmhaaji8017
@mcmhaaji8017 3 жыл бұрын
Aamiin
@nabadoonsoomaaliyeed6291
@nabadoonsoomaaliyeed6291 4 жыл бұрын
Erayadii abwaan xasan ganey. Laxankii xasan aadan samater. Waxaana wada qaaday xasan iyo sahro dad miisaan leh ayaa iskugu tagay
@saadiqhala1703
@saadiqhala1703 6 жыл бұрын
sahro ahmed alle ha unaxariisto
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 3 жыл бұрын
Saylo waa meel Hargaisa udhow waxa dega beesha uu ka soo jeedo abwaanka heesta curiyey
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 жыл бұрын
Iska Daa Qabiil Sxb..scww.
@gouledahmed1820
@gouledahmed1820 2 жыл бұрын
xassan ganey waa nin makaahiil ah deegaankiisuna waa hargaysa waqooyigeeda illa iyo bulaxaar , heestan markuu curiyay waxa ku hinaasay reerkiisa maadaama oo uu deegaaan kale amaanay ,sidaa daraadeed wuxu dib u curiyay hees kale oo uu deegaankiisa ku amaanayo waxaana la yidhaahda heesta " dalsankii wariir " oo uu u dhiibay xasan adan iyo xalimo khalif
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
10 june 2020 waa malintii igu horeysay een dhegeysto hees uu xasan adan qaado😏😏😏
@abdiaziizmohamed5116
@abdiaziizmohamed5116 3 жыл бұрын
Heeso wxy yihin mabd aqoon hda
@raghedanan3959
@raghedanan3959 3 жыл бұрын
Xagee jirtay?
@bowsi9
@bowsi9 3 жыл бұрын
Soo barbaar walaashay qaaliga ahay.
@amo6188
@amo6188 2 жыл бұрын
Xasan ApdilaaHi Geney Apwaankii apwaanDa eryaday Heestan waxa ka xanaaqday h.jeclo Ku surmiday zaraar godan kkkkk lkn Hees kluu ku xaal mariyay
@mahmedfarah6422
@mahmedfarah6422 4 жыл бұрын
Alaaaaaa yaaaaa raxmaaaa sahro axmad jaaamac alaha u naxriisto ayada iyo xasan foods lama geli karo heesohoodeeee iga daa cayaarta
@janteyoutubechannel3054
@janteyoutubechannel3054 4 жыл бұрын
Xasan Aadan Samater codkagaa macaan jeclahay ilaahay Hano kaadaayo Heesta aduunka miraheedana waxkle waye wlhi Sahro ahmed Jama allah ya raxma
@ladancilmivlogs8440
@ladancilmivlogs8440 3 жыл бұрын
AMIIN
@maryamaruun1768
@maryamaruun1768 2 жыл бұрын
Monday 1 August 2022 19:59 sacada London ayaan dheysanaya heestan oo aad igu socoto allaha u naxaristo sahra axmed jamac kadib shaqa la aan igu soo dhacday isku mashquli noya
@salaanibnugiriig1469
@salaanibnugiriig1469 Жыл бұрын
Ana maanta dhagaysanayaa weliba isla xiliga saacadu tahay 14:46pm
@axmedqadar699
@axmedqadar699 Жыл бұрын
Ane cawo Ayan dhageysanaya sacadu tahay 1:12 Talyani banku dhageysna
@smiledon77
@smiledon77 4 жыл бұрын
Xasan ganey dhaqanka aad u yaqaan askari buu ahaa/geeli jire kkkkkkkk/sahra axmed waraabe alaa yarxam xasan aadan ilaahoow xafid
@maxdar11
@maxdar11 2 жыл бұрын
Cidi gayn saraayaha weeye ee maaha sidii gayn saraayaha yacnii meelaha dagaalka aan la gayn waa faras kibray oo aan wax dhib ah arag quruxdiisana laga yaabayo
@simranali3536
@simranali3536 6 жыл бұрын
marki laqaaday ilaa iyo maanta ooy tahay2018 waxba iskama badelin wali waaasideedii
@abdirashidmohamed1992
@abdirashidmohamed1992 28 күн бұрын
Waad ku mahadsan tahay sida saxa ah aad midhaha heesta oo sax ah u qorteen
@zamaarahirad8932
@zamaarahirad8932 6 жыл бұрын
ooflalaaay ooflalaaay axsan hees sahra ahmed iyo xasan aadan xuusuus qaaliya 18/06/2017: 18/07/2018 we'd ........... .......
@cabdiraxmanfarxan7031
@cabdiraxmanfarxan7031 Жыл бұрын
Fan waa fankii hore dadna waa dadkii hore
@axmedcismaan6497
@axmedcismaan6497 4 жыл бұрын
Rabi haw naxariisto mamo sahra axmed jamac
@najiibhassan
@najiibhassan 2 жыл бұрын
Xasuus yaa dawanaya 2022❤
@Aamina6544
@Aamina6544 7 жыл бұрын
bababababa wala xawla wala quwa waaa laba fanan oon aad uga hello .sahra iyo xasan iyo waliba abwan xasan ganay alle haydin barakeeyo
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 7 жыл бұрын
third comment😁😁😁
@maxamedcaaqilka1432
@maxamedcaaqilka1432 2 жыл бұрын
Waa habeenimo isniin ah 2:41/1/17/2022. Waxaan ku qayilayaa Hargaysa.Waqooyi galbeed Somlia from lascanod
@geeska
@geeska 6 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Sahra Ahmed Jaamac.
@asmaadan3538
@asmaadan3538 5 жыл бұрын
aamiin
@Ninjaga48
@Ninjaga48 2 жыл бұрын
Asc
@Qalbiholcay6
@Qalbiholcay6 2 жыл бұрын
Dhulku saacu wada gaadh Waanu kala sad roon yehee Meel idaha seel u leh Riyahana salool u leh Oo geela saar u leh oo dirir sagaariyo Sagaal gu' cirkuna helay Sagayaan xareedaa Biyuhuna sunsumayaan Oo saawa saawiyo
@safeyaomer4692
@safeyaomer4692 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Sahra Ahmad Ameen ya Rab
@qamarxooshle7101
@qamarxooshle7101 3 жыл бұрын
Ala hakuunaxriisto aduun iyo akhìro
@iprhimadnen5244
@iprhimadnen5244 Жыл бұрын
Sayla my home ayuub habar siciid
@foxybrown7575
@foxybrown7575 6 жыл бұрын
SOONAALIIYOO SADEX 2018.04 13.
@farhiyoshire2430
@farhiyoshire2430 Жыл бұрын
Heestaan anigoon aqoon ayaan maadada Af soomaaliga ku qaatay Gaar ahaan fasalka F3 waqti ga tegeyoow salaama
@siidcumar-yj1gi
@siidcumar-yj1gi Ай бұрын
Waxan fasir urabaa erayadaan 1 Dixi 2 guulaamo 3 midabka sibaaqa ah 4 sagaya xareedaa xareed waa fahmay sagayaa muxuu yahay 5 saxal ma'aha saxar erayaga saxal baan rabaa fasirkiisa not saxar 6 seeto iyo dabarna iikala sheega 7: sohdu tahay agtiisa soh maxay ula jeedaa 8 salaadiina roorsaday? Ugubkii usaniyoo? surma dheer latiigsaday?
@saidelmi7320
@saidelmi7320 2 жыл бұрын
Xasan Aden Samatar Ayaa laga hayaa Heesna Waa Saxansaxo Dumarna Waa Sahra Axmed ♥️♥️♥️
@ashamuse7410
@ashamuse7410 4 жыл бұрын
waa af somaliga asalka ahaa dadka aan aniga u weynaha maba fahmayaan in badan
@MohamedDHegjar
@MohamedDHegjar 2 ай бұрын
Heestan waa Dalxiiis
@abdirahmanahmed1043
@abdirahmanahmed1043 5 жыл бұрын
ARYAADA maha walaxaa kadhacyay nabeee wax hal mrit la eh waligeey arkeenaa maqleenaase
@caashahaboon2801
@caashahaboon2801 6 жыл бұрын
alle haw naxariisto sahra axmed jaamac aamin insha allah
@abdirahmanahmed1043
@abdirahmanahmed1043 3 жыл бұрын
Bal murtida iyo xigmada dhex fadhida eega iyo dunida Maanta kaheesayaan sharmo-boy iyo faladaga
@afraxbariise6526
@afraxbariise6526 5 жыл бұрын
Allah ya raxmah sahra ahmed
@shamsoshuushuu7738
@shamsoshuushuu7738 2 жыл бұрын
Allah ha unaxariistu sahro ahmed
@maxamuudcabdullahi8468
@maxamuudcabdullahi8468 3 жыл бұрын
2021 ayaa dawanoyaaa 🥰🥰
@anazanazuriahmed9767
@anazanazuriahmed9767 4 жыл бұрын
28/1/2020 hadad dhagsenayso liketa ku qabo aabo
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii x.ganey laxankii x.a.samatar codka sahra axmed iyo samatar
@alexwright3799
@alexwright3799 3 жыл бұрын
Heestan waxa leh darood
@som-gamer-football6740
@som-gamer-football6740 3 жыл бұрын
Abwaanki hestaan sameeyey nin aad ucaqlibadan buuaha hadana firiki taaba gala lahaa aqoon umalihi lkin miraHaan kadheehday intaas
@HamiishAdeh
@HamiishAdeh 9 ай бұрын
Waa xasan ganey
@abdihakimofficial7018
@abdihakimofficial7018 5 жыл бұрын
Allha unaxristo sahro axmed
@Sultan21070
@Sultan21070 7 жыл бұрын
first coment😥
@asadjeesto540
@asadjeesto540 7 жыл бұрын
somaliland snm 😃😃👈
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 4 жыл бұрын
@@asadjeesto540 mudug boy sna
@mrpirate3020
@mrpirate3020 2 жыл бұрын
@@asadjeesto540 (SNM:👉🏾Somali National Movment 👉🏾Dhaqdhaqaaqa qaranka Soomaaliyeed))). Inshaallah Somali Waay midoobi dhawan "Guulwade noqon doonta adna Ilahay idaamki.
@ladancilmivlogs8440
@ladancilmivlogs8440 3 жыл бұрын
Masha Allah xasan adan smatar axlaa hees
@abdishakurmohaali9241
@abdishakurmohaali9241 4 жыл бұрын
heestan abewnkii sameyay waxu aha abwaan sangub wa heestu goobka kuqady sazey tahayna meel heesta kamida walgu qabsadey waa markuu roopka kashekenayo siniceyahanda kuqabsadey roopku dhafiyay sanaag guaga meesha ugu horesa oo somaliya kacurto somaliya mid suul dhalal xiga sadexda miduu qof sureyay kala garan oo beel sanagiyo sadalinayan meeshu ku da ao roopka dhafay
@turkiosman9684
@turkiosman9684 3 жыл бұрын
Abwaan Xasan Ganey baa sameeyey oo hadda Hargeysa jooga.
@xamsesomaliland9259
@xamsesomaliland9259 3 жыл бұрын
Heesta xasan ganey aya sameyey ader sangub sayla muxu ka yaqaana
@alihasan-cg1vj
@alihasan-cg1vj 3 жыл бұрын
Adeer Xasan Ganey ayaa iska leh, ma kala jeclin Abwaaniinta Soomaaliyeed lkn mid walba xuquuqdiisa ha loo ilaaliyo
@jabaqsheegmedia9948
@jabaqsheegmedia9948 3 жыл бұрын
Xasan Ganey baa leh sxp Wax aadan ogeyn ha is sheegin
@intisaralifidhin5059
@intisaralifidhin5059 2 жыл бұрын
Abwaan Hassan Geni baa leh
@ahmedhussein7095
@ahmedhussein7095 4 жыл бұрын
Oo midab sibaaqiyo Cadaan wada siraatiyo Madow suul dhalaal xiga!
@xasanxawad7333
@xasanxawad7333 4 жыл бұрын
Orahda wa TelTel ee maha sida ninkani uso qoray ee Seel Seel.
@badarmacune113
@badarmacune113 4 жыл бұрын
Seel seel ayaa sax ah
@abdikadirdeyr5461
@abdikadirdeyr5461 4 жыл бұрын
Seel seel ayaa sax ku ah oo abwaankii sameynaayey ayaa xaraf raaca ilaalinayey deeto teel teel ayaa seel seel loo badaley taasina waa xeer ka mida suuganta
@abdiali3111
@abdiali3111 3 жыл бұрын
Seer seer ba loo dagey weeye najis casharka hala qaato kkkk
@alihasan-cg1vj
@alihasan-cg1vj 3 жыл бұрын
Seel seel weeye adeer Afsoomaaliga yaan lagu ciyaarin, " Micneheedu waa" Kala durugsan, kala googo'an, aan isku dhaweyn".
@smiledon77
@smiledon77 3 жыл бұрын
xasan waa legend iyo boqarada codka
@maxamedciise7525
@maxamedciise7525 Жыл бұрын
Allaha uu naxaristo
@kushartofficial9612
@kushartofficial9612 4 жыл бұрын
Mahadsanid erayada qoraalkooda
@idirismuhudin3822
@idirismuhudin3822 3 жыл бұрын
Old is gold caleek caleek
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 ай бұрын
Dahanka geel jire
@svetbarsvetbar6396
@svetbarsvetbar6396 4 жыл бұрын
Heesta qoralkeda iska sax pls
@fiktube8553
@fiktube8553 6 жыл бұрын
R.I.P sahra ahmed
@subeercalanle9074
@subeercalanle9074 5 жыл бұрын
Adeer reer xamarku ma yaqaanan sida afsomaliga loog qoro please ka daaya afka budhaka
@fadumoilaal4606
@fadumoilaal4606 5 жыл бұрын
,😏😏😏
@qasimmohamed1338
@qasimmohamed1338 4 жыл бұрын
Sida soomaaliga loo qoro madaxa saaro, geel jire yahow
@mohamedhussein888
@mohamedhussein888 4 жыл бұрын
miskiinow yaa kugu sheekeyay kala baro reer xamarka eray heesta kamida midkalaba naguma dhaantid dhibka jira ah la isma yaqaan ee waa la is sheeko maqlay
@maxdar11
@maxdar11 2 жыл бұрын
Sumal baridii kulahaa alla ciil badanaa 🤦‍♂️😪
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 3 жыл бұрын
ALAW NOO DAA HALYEYGA FANKA UMADA SOOMAALI XASAN AADAN SAMATAR
@abdirashidmohamed1992
@abdirashidmohamed1992 2 жыл бұрын
Macalin aabihiis sida aad midhaha qoraalkooda usaxday
@cabdiraxmaanaxmed5823
@cabdiraxmaanaxmed5823 3 жыл бұрын
Alaw unaxariiso sahra axmed
@camaarmohamed5684
@camaarmohamed5684 3 жыл бұрын
M.a heestan ano yar ayn idacada kamaqli jiray dadkii hore aad ayay inooga horeyaan hada nahay kuwii dambe ilhy cimriga ha udheriyo xsn adan samatar hooyo sahro ahmadna ilhy ha unaxariisto qabruga alle ha unuuriyo maamadeena
@abdiwalituni7640
@abdiwalituni7640 6 жыл бұрын
Wx kle wlhi legend
@ismailomarfarah9585
@ismailomarfarah9585 7 жыл бұрын
Abwaan. Xasan Cabdillahi Ganey
@sacdiyaabdikarim7821
@sacdiyaabdikarim7821 5 жыл бұрын
2019 qofka daawanaayo like isar
@banaanrushayste.official3409
@banaanrushayste.official3409 5 жыл бұрын
Badanka qaramiga dhegaystaa waqtigan
@axmedcismaan6497
@axmedcismaan6497 4 жыл бұрын
Qoraalka iska saxa bagka sahra qaadayso ee ugu danbeya (meel idaha saar u leh riyaha salool u leh )sidaasay ku saxantahay "saarku waa geed iduhu cunaan
@xadiyojamac5736
@xadiyojamac5736 Жыл бұрын
Maya geelana saar u leh sar wa geed geedaha ka dul baxa idana ma gaaraan maan cunaan
@xadiyojamac5736
@xadiyojamac5736 Жыл бұрын
Waxa weeye Meel idaha seel u leh Riyahana salool u leh Gelana saar u leh
@nouramohamed3219
@nouramohamed3219 3 жыл бұрын
Mansha allah
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Waa bari samaadkii
@raghedanan3959
@raghedanan3959 3 жыл бұрын
Two legends Xassan and Sahro
@cabdihakiinfunyburcawi5322
@cabdihakiinfunyburcawi5322 2 жыл бұрын
Ppp
@cabdihakiinfunyburcawi5322
@cabdihakiinfunyburcawi5322 2 жыл бұрын
P
@shukribisle8748
@shukribisle8748 2 жыл бұрын
@@cabdihakiinfunyburcawi5322 0P00Ź
@maxamedcismaan7803
@maxamedcismaan7803 Жыл бұрын
@@shukribisle8748 .
@maxamuudcabdullahi8468
@maxamuudcabdullahi8468 3 жыл бұрын
Heeees aaa jclhy waye
@Abdikhayromer
@Abdikhayromer Жыл бұрын
Erayadii xasan Ganey ✍✅
@abdiraxmanshsullaiman9038
@abdiraxmanshsullaiman9038 Жыл бұрын
Hassan ganay Libaax ereyada halkooda dhigay Lkn Habarjeclo ku yara ciiray ku surmiyey saraar Godan Lkn Hees buu xaal ubixiyey dalsankii wiriiroo gugu ku di jirey
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 Жыл бұрын
Bismilaahi.raxmaani. raxiim
@axmednuurmaxamed8905
@axmednuurmaxamed8905 5 жыл бұрын
waxaa samayey abwaan m cali kaariye waxay ahay markii ugu horaysay ee uu yimid hargaisa 1962
@mustafeaxmed4966
@mustafeaxmed4966 5 жыл бұрын
Beenta jooji waxa sameeyay xasan ganay
@mursalissack3550
@mursalissack3550 5 жыл бұрын
beenta joogi waryaa heestaa qofka iska leh hadaad garanaynin sheeg lkn qof aan iska lahayn ha dhihin asaa iska leh
@mursalissack3550
@mursalissack3550 5 жыл бұрын
adiga oo kale ayaa adunyada qaribay heestaan waxaa iska leh xassan ganay
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
Aniso wax ureepo waa wll kaa inuu wax isku qaldaa laga yaapaayee😂🤣😂🤣😂
@maanragaragtemaskaxdumardh4221
@maanragaragtemaskaxdumardh4221 4 жыл бұрын
heest waxa leh xasan ganay laxankana xasan samatar
@nuuraabdilaahi1634
@nuuraabdilaahi1634 2 жыл бұрын
Nirguhu aan socd baran ❤️🌹
@yaasiinxuseenabshir1269
@yaasiinxuseenabshir1269 3 жыл бұрын
Heesta caadi maaha
@Abdikhayromer
@Abdikhayromer Жыл бұрын
Erayadii xasan Ganey ✍
@khalidhasan415
@khalidhasan415 3 жыл бұрын
Xikmadii abwaan hasan ganay badanka heesa waxa u dhiibay hasan aadan samatar
@abdiazizyusuf7686
@abdiazizyusuf7686 Жыл бұрын
Sayloo.guyaal..badan.all.baxaa.kaliishii.fankii.hore.waayii.wacnaa
@abdurahmanhersi4763
@abdurahmanhersi4763 3 жыл бұрын
Old is gold❤️🌹
@maxamedxassan1909
@maxamedxassan1909 4 жыл бұрын
Waaaaw
@ahmedliban7035
@ahmedliban7035 2 жыл бұрын
3.1.2022.gym.
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Soomaaliyeey midoobo
@falisgacal5289
@falisgacal5289 2 жыл бұрын
Hees waa Seylo dumarba waa Saara AUN
@user-kt1su8fx6n
@user-kt1su8fx6n 8 ай бұрын
Goorsheegtu hada waxay Maraysaa 11:14 waxana kusugnahay iskoolka waxan salnsare akhyaarta 🫡❤️
@adanmohamedabdullahi8606
@adanmohamedabdullahi8606 2 жыл бұрын
Samartan the big man
@dasara4124
@dasara4124 2 жыл бұрын
Sanka kuula raaca..
@smiledon77
@smiledon77 4 жыл бұрын
SAHRA BOQORADA CODKA AUN
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 4 жыл бұрын
Sulaiman ali beentaa YAAD DHACEYSAA MAGOOL IS THE 1
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
@@AR-cx5yf iga qabo nio ma noolyahay horta isaga hada
@nuuraabdilaahi1634
@nuuraabdilaahi1634 2 жыл бұрын
Sanad geelu badi dhalaye
@khadarilkacase2821
@khadarilkacase2821 7 жыл бұрын
sacend coment
@ahmedhaybe7352
@ahmedhaybe7352 6 жыл бұрын
sayla heestan waxaa leh abwaanka dhaqan xasan x c\laahi x xasan
@foxybrown7575
@foxybrown7575 6 жыл бұрын
khadar ilkacase 😥20018.04.13 .
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Sayloo guyaad badan Soo baxa kaliishii Seel seel na loo dagay Sanad geelu badi dhalay Oy sidigtii Laalays Nirguhu aanany socod baran Reeraha dushoodiyo Kaymo sare Loo dhigay Oo igadh mid yari sabo Maqaar Lagu salaaxay Saameeshay gaawaha Oo baarqab soohani Isagoo ah Laba sabar Soofeeyey micidoo Ka sanqadhiyey doobtii Salaadiina roorsaday Ugubkii u saniyoo Surma dheer La tiigsaday Saqdii dhexena roob helay Subaxii bariisada Sideedaan jaleecada Saxan saxo udgoon badan Sanka kuula raacaa Sange subag idaad iyo Sumal badhidii Lagu shubay Ooy sabada ceelkiyo Sohdu tahay Agtiisoo Loogu dhaansho sacabada Oo sudiyo hawd sare Sadex guure daaqoo Weli aan sed yari arag Oo seeto iyo dabar Labadaba ka saahiday Oo salow dagaaliyo Sidii geyn saraayaha Oo sararta naaxdiyo Timuhu ay isku seexdeen Oo sayn gargoortii Loo salaaxo guudkoo Saxarkii ku duuliyo Looga maydho siigada Loo saaro Kooraha Cigaalkiina Loo sudhay Sara joogle iyo muuq Adaa suuradiisa Leh Sagal gaaxday Roob subax Seerma waydo soo guray Waaguna ku saro kacay Cad ceedu La siman tahay Nuurkuna Sabootiyey Oo waql sindanab iyo Guulaamo socotiyo Kala soocday dhibicdii Oo midab sibaakhiyo Cadaan wada siraatiyo Madow suul dhalaal xiga Sadexdaa miduun yahay Qof suureeyey kala garan Oo beel sanaagiyo Ku surmiday saraar godan SaadaaLinaysoo Bal halkuu ku simo iyo Sugayaan halkuu helo Subixii bariisada Sidoodaan jaleecada Saxan saxo udgoon badan Sanka kuula raacaa Dhulka saacu wada gaadh Waanu kala sad roonyee Meel idaha seel u leh Riyahana salool u leh OO geela saar u leh OO dirir sagaariyo Sagal gororkuna helay Sagayaa xareedaa Biyuhuna sun sumayaan OO saawa saawiyo Saxal cudur lahaynoo Salka looga dhigay nabad OO sararta naaxdiyo Simantahay dureemadu OO sebiga caanihii Lagu siiyey golihii Habluhuna sibraar iyo Dhiilo saabka loo tolay Sinta bidix ku qaadeen Subaxii bariisada sideedaan Jaleecada saxan saxo Udgoon badan Sanka kuula raacaa.
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Fanka Soomaalida wiilka Heestana ibarey wan ku salamayaa 🤚❤🙏
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
@@ilwaadAbdurashiid4631 Mahadsanid waan kaa qaaday wllo🙏❤️
@xadiyojamac5736
@xadiyojamac5736 Жыл бұрын
Sagal goor kuna helay weye
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
@@xadiyojamac5736 Oky.thanks
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Shara Allah Ha u Naxiiso Iyo Soomaaliya Jeclaa
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 жыл бұрын
Samatar & Zahra Axmed Allah-Yraxma..Big Legends Saylo oo Run Ah..!!thanks.
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,1 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 3,4 МЛН
Sahra Axmed Jamac  Iyo farxaan Xidig
11:00
Al jaziiramerica 24
Рет қаралды 84 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||
9:39
QAARAMI LYRICS
Рет қаралды 1,2 МЛН
Hees Halaahal Juba, Xabiibo, Samatar, iyo Sahara Dawo
15:13
Hassan Abdillahi
Рет қаралды 409 М.
Xasan Adam Samatar 🔥 Iyo Heesta "MAALMAHA QALOOCA"
9:22
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 74 М.
Heestii Cududdayda Sii Daa Lyrics Xasan Adan Iyo Aun Sahra Axmed
8:22
laylis channel
Рет қаралды 229 М.
Qooraansi || Axmed Mooge Liibaan Iyo Sahra Axmed Jaamac || HD +Lyrics
10:49
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,4 МЛН
Xasan aadan iyo sahra axmed cududayda sii daa hees
9:08
Jaylaani Nuur
Рет қаралды 137 М.
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 1,2 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 120 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 2,9 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 155 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 431 М.
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 760 М.