No video

Xasan Adam Samatar Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "DARAAR CAASHAQ"

  Рет қаралды 206,590

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

🌟Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Xasan X Cabdilaahi Ganey 1978
🌟Laxanka
U/ Xasan Adam Samatar

Пікірлер: 48
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 9 ай бұрын
Fanaaninti Ugu Codka Macaana Hobolada Waaberi Uguna Heesaha Iyo Riwayadaha Badna Xasan Adan Samtar iyo zahra Ahmed jama Alle ha u naxariisto Allahuma Aamiin
@anisamohamed3211
@anisamohamed3211 2 жыл бұрын
Ax Ayaamo zamaan iyo maalmihii wacnaa waayo waayo iyo Ayaamo qiimo leh aan soo noqonaynin Illaahay subxaana watacaalaa haw naxariisto intii dhimatay inta noolna Cimri dheer iyo Caafimaad Sareecan
@ronny7suii3
@ronny7suii3 2 жыл бұрын
Alxamdulilaah waxaan goob joog u ahaa, waagii ay soo baxday heestaan 1978 dagaalkii 77 .
@mustafadiriye1013
@mustafadiriye1013 2 жыл бұрын
Hal sano ayan jirey
@HAWAAROMABDA
@HAWAAROMABDA Жыл бұрын
Kkk hal sano jirow!! U NOQO WAAYIHI WACNA!!KKKKK
@HAWAAROMABDA
@HAWAAROMABDA Жыл бұрын
Goobjoogow!! Maxa farqi u dhexeya?!! Somalidi waaga iyo kuw
@aarbaritogdheer3403
@aarbaritogdheer3403 2 жыл бұрын
xasan A samatar iyo alle ha unaxariiste sahra axmed jaamac daauus
@abdulljamac508
@abdulljamac508 Жыл бұрын
Waxaa nagu lamaanaa waayo wangsan oo aad cajiin u ahaa Nabad xasilooni lahaa balse waxaa sababsanay Qab-Qablayaal hada aan uunka joogin amnigii iyo Dawladii wacnayd na xarash iyo madax urogoy " Allow Dib nagu kulansii Qiimaha wadanka iyo Dawladuba Lahayd "
@alisaid2008
@alisaid2008 2 жыл бұрын
Mirihii x.ganey laxankii a.goobe codka x.a.samatar iyo sahra axmed
@roblemaer4834
@roblemaer4834 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ali Said.
@Garaad1000
@Garaad1000 2 жыл бұрын
Deyr iyo Gu, dabadood weeyaan meeshaasi
@Tubeec699
@Tubeec699 2 жыл бұрын
Riwaayadii : galbeed waa la xoreeyay Mirihii : Xasan Xaaji C/llaahi (xasan Ganey) Laxankii: Xasan Aadan Samatar Qabasho : 1977 Yaa salaam 😘🙏🥰❤️ _______________________ Waxuu noole daawado Daa'uusku waa kow Ogow quruxna loo daa Isagana qabaa dilay Waxaana loogu daw galaye Nabarkan dawo laheyn Markuu doogta eegaba Inoo daayo kibirkee Adigana aan kuu digo Deeq weeye quruxduye Danbi yaanay Kugu noqon Hadaad maanta doogiyo Dahab shiilan u egtahay Dayr iyo gu dabadood Daamamka Ku dheeraan Da"ina way ku haysaa Haduu mawdku ku daayee Caashaqan dalxiiskaa Darartiisa maaloo Duxdan hoo dawana keen Hana diidin tumashada
@siidcumar-yj1gi
@siidcumar-yj1gi Жыл бұрын
-------------------------------------------------------- Baddaa deyranee waa mowjadaha dilaamiyo waxay doobbi reentaba fooshi ladocataba hirbaa dihatay noqtee hadii dootan aad tidhi dar ilahey kaatahay dambiganaga aad necebtahay daacadi matumatee Duhurkii la eedaan danna taada ka adkoow debnahaaga khaladkiyo deelqaafna ka ogoow Kudarsoo jacaylkuna sida miraha daraygaa uma liqa e duuduub daraar weyne caashaqu Haduu yahay kanaan dagay baritona kadiga rogo Kiiyoon dihin dib ulanoqo tumashana warkeed daa
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 2 жыл бұрын
Laxanka armuu jaangoo AUN lahaa
@badrinour6288
@badrinour6288 2 жыл бұрын
Caleek caleek yaa salaaam🎸🥰❤️
@abdisheikh8042
@abdisheikh8042 2 жыл бұрын
Yaa salaam wallee waa xasuustaa waxaa la dhigay 1978kii markaan kasoo noqonnay Dagaalkii 77kii waa markii CXD soo jabeen oo ciidanku isku yaacay ee Askari walba aaday meeshii u dhawayd waxaa dhib laga soo maray isku keenidoodii oo isla markaana inqilaab dhacay lagu fashilmay waa markii soomaliya jabkii koowaad soo maray.
@nourhassan1524
@nourhassan1524 2 жыл бұрын
Xasan adan sahra axmad wow🎻🎻👍
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 2 жыл бұрын
Maaasha allah waa Heesihii la yaqaanay
@engaxmedaadanrooble7726
@engaxmedaadanrooble7726 2 жыл бұрын
Waxay doobi reentaba waaye sxb Iska sax doobi waxuu ula jeedaa doobta ratiga oo kale dhawaqeeda(dhawaaqa hirka)
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Haaye ing. Soo mamaqashid heesta ayaaba lagu sheegeye duhurtiina was watare iska jir
@abdirahmanahmedaadam3805
@abdirahmanahmedaadam3805 2 жыл бұрын
Heestan Halkudhigeedu waa (Daa'uus) ee maaha ka aad ku qorteen. Mahadsanidiin WAAYO WAAYIHII WACNAA!
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Dharaartii hablaha looma dhaco waa indho la,asne ogoow
@abdirahmanahmedaadam3805
@abdirahmanahmedaadam3805 2 жыл бұрын
@@cabdinasirclle2453 Adiga ujeedadaada maan fahmin!! Iyo waxaad ka hadashay midna!!
@barkadcabdi9221
@barkadcabdi9221 2 жыл бұрын
Yaa salaam
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 2 жыл бұрын
🦻🦻🦻🦻😀😀😀😀👍👍👍👍 WAA DAAUUS!! MAAHAN DARAAR!!! WAA FALSAFADA FANKEENA!!! KHAMRA JANAAD KA DHERGA!!
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 ай бұрын
Heestani waxay qayb ka ahayd riwaayadii GALBEED WAA LA XOREEYEY ee uu Alifay/ ama curiyey abwaan Hassan X Cabdilaahi Hassan GANNEY 1978 Laxanka waxa saaray Ustaad Ahmed Nuur Jaango AHUN Luuqda Hassan Aadan iyo Sahra Ahmed AHUN
@HalisTa..22
@HalisTa..22 2 ай бұрын
Deeq weye quruxduye dambi yanay kugu noqon✍
@user-vi1sk9tm4z
@user-vi1sk9tm4z 2 ай бұрын
rawayadaa ala maxaan daawaday dhawar jeer markii dib loo soo celiyay 1980 galbeed waa la xoreeyay waarso gaagixisay (xasan c/laahi xasan ganey)
@ladanxaaji6671
@ladanxaaji6671 2 жыл бұрын
Hestan wan qoslaa marku yirahdo fannanku..DEYR.IYO.GU.DABADOOD.DAAMANKAA KU DHEERAN DA.INA WEYKU HEYSAA HADUU MOWDKU DAAYO..waxana ku qoslaa qabka runta u shegy ....
@guuleedcumar3230
@guuleedcumar3230 2 жыл бұрын
Yaaaaa sallaam
@abdullahinurow5762
@abdullahinurow5762 2 жыл бұрын
Yees
@nabadraadshe
@nabadraadshe 2 жыл бұрын
Heestan waxaa erayadeeda sameeyey abwaanka weyn ……oo ay suugaantiisa ka buuxaan tilmaanta dhirta noocyadooda kala duwan, tilmaanta deegaanka oo aad mooddo sawiryahan sare, dabeecadda dhulka sida cowska, buuraha, durdurada , sidoo kale noocyada roo roobka, ( mayey, mahiigaan, sagal, waqal). Daruuraha. Isbeddelka xilliyada , Xagga dhaqanka xoolaha. Duurjoogta. Waxaa kale oo aad suugaantiisa ka buuxa isbedelka habeenka iyo maalinta sida tilmaanta iftiinka kala guurka iftiinka iyo mugdiga…. Heestan waxay ka mid aheyd riwaayaddii caan baxday ee Galbeed Waa La Xoreeyey ee Waarso ayaa gaagixisay. Mahadsanid WAAYO WAAYIHII WACNAA.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 2 жыл бұрын
Xasan Ganay dhaxalkiisa faneed mid duugoobaya ma aha. Dab jaceyl kari waa baan aad xusuustaa. Heestan dhallinyarada cuslaatay ayuu Samatar u dardaarwarinayaa. Hees wacan oo Xamar i soo xusuusisay.
@nabadraadshe
@nabadraadshe 2 жыл бұрын
@@roblemaer4834 waa sida aad sheegtay walaal dhaxalka suugaaneed ee abwaan Xasan Ganeey duugoobi maayo, xitaa isbeddelka/ is-rogrogga waqtiga saameyn kuma laha. Walaal Roble Maer sida aan filayo waxaad tahay dhallinyarada cuslaatay oo waayo badan u soo joogay. Mahadsanid.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 2 жыл бұрын
@@nabadraadshe La bah baan ahay dhalinyarada cuslaatay mar haddaanan sidii hore kaalsho (calcio) u ciyaari karin. Centro sportivo iyo Baar Laura baan marmar u hiloobaa.
@nabadraadshe
@nabadraadshe 2 жыл бұрын
@@roblemaer4834 Waa hubaal in aad ka mid tahay dhilanyarada cuslaatay. Deyr ’ iyo gu’ dabadood daamanka miyey ku dheeraadeen?😃😃👍
@roblemaer4834
@roblemaer4834 2 жыл бұрын
@@nabadraadshe kkk Jilaal iyo daamankoo dheeraada yaw garnaqi dioona.
@abdiinshaar2981
@abdiinshaar2981 2 жыл бұрын
aduun waa badnaa
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 2 жыл бұрын
☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️???? HEESTI SUBAXA HORE ARDEYDA LO QADI JIREY(RADIYAHA)DERSIGAGA KA ADKOW?! MAHADSANIDIIN!!!
@Daljir143
@Daljir143 2 жыл бұрын
Walaal haddaanan khaldaneyn masawirka sow Magool maaha?
@anabmohamed344
@anabmohamed344 2 жыл бұрын
Wllo waa sahra ahmed
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Has was caliima qaliif magool
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Okiyaalaha bedel ama iska bixi waa kuqaribayane mahadsanid sxb
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Haa waamagool sawirku daljir mahadsanid ma idahaad cuntaa
@Daljir143
@Daljir143 2 жыл бұрын
@@cabdinasirclle2453 mhdsnd wll aad iyo aad.
@feysalabdille9181
@feysalabdille9181 2 жыл бұрын
Yrn
@siidcumar-yj1gi
@siidcumar-yj1gi Жыл бұрын
------------------------------------------------------------ Baddaa deyranee waa mowjadaha dilaamiyo waxay doobbi reentaba fooshi ladocataba hirbaa dihatay noqtee hadii dootan aad tidhi dar ilahey kaatahay dambiganaga aad necebtahay daacadi matumatee Duhurkii la eedaan danna taada ka adkoow debnahaaga khaladkiyo deelqaafna ka ogoow Kudarsoo jacaylkuna sida miraha daraygaa uma liqa e duuduub daraar weyne caashaqu Haduu yahay kanaan dagay baritona kadiga rogo Kiiyoon dihin dib ulanoqo tumashana warkeed daa
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "GUULLEED MA JOOGA"
12:26
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 205 М.
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 194 МЛН
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 52 МЛН
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 47 МЛН
Xasan Adam Samatar Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "DARDAARAN"
7:39
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 130 М.
Xasan Adam Samatar Iyo Shankaroon Axmed Sagal 🔥Iyo Heesta "HUBSIINO"
9:19
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 628 М.
XASAN AADAN SAMATAR & XALIIMA KHALIIF MAGOOL. " DALSAN :
13:50
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 2,5 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,5 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 194 МЛН