XASAN AADAN SAMTAR HEESTII CADO SOO BAXDAY LYRICS 2023

  Рет қаралды 32,068

caleen media

caleen media

Күн бұрын

IGU TAAGEER ADIGOO RAALIYA QODOBADAN MIDAAN UQALMO
SUBSCRIBE
SHARE
LIKE
COMMENT

Пікірлер: 4
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 9 ай бұрын
Waayo waayo ❤️
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 9 ай бұрын
#LyricssongCADDO Cadda soo baxdiyo Caad iyo hillaac Cirkoo walalac yidhi Ubax ciidhayiyo Nuur iyo cillaal Cayn caynahoo Inta daray camiray Carra sami ku yaal Cossob iyo ugbaad Calaf iyo sunbaax Rays iyo camuud Cayriina wali Cirifyada dushiyo Caska daadagana Dhalatadu cugtahay Cidna daaqinoo Cagna saarinoo Canyadii baxdiyo Geed culanyadii Caarradii ku taal Cirifyada dushiyo Caska daadagana Dhalatadu cugtahay Cidna daaqinoo Cagna La saarinoo Canyadii baxdiyo Geed culaanyadii Caaraddii ku taal Cimiladuna tahay Nabbad caama hoo Wax la caalaquqiyo Cuddur iyo duggaag Cabssi Looga qabbin Cudur iyo duggaag Cabsi looga qabin Cimiladduna tahay Nabbad caama hoo Wax la caaluqiyo Cuddur iyo duggaag Cabsi Looga qabin Cabsi Looga qabin ************** Carra doogsatoo Carra doogsatoo Welli curashaddii Cirku dannanayoo Biyo cunnaha teggay Ceeggaagsameeen Sidda Caynnadaa Addiggaa Cassiis Cawwo samiyo muuq Sharaf lala cajjabo Inta kuu cayimay Cawadaa Daggee Lala cajjabo inta Kuu Cayimay cayimay Caawadaa Daggee Cinddi nuuriyaay Cadceed dhalatayeey Naftii ku calmataa Wali ku codsatoo Cagta daalisaaaa Calaf kugu sugtee *************** Caashaqa daweeyoo Calool samidu waa dane Ha halmaamin caaddadaa Ha halmaamin caaddadaa. --------------------------- Hees xus iyo xasuus mudan.❤ Yaa salaam Axsan caleeg Old is gold memories Heestani waxay ka mid tahay xulka iyo foolaadka heesaha iyo kuwa ugu macaan ee Xasan aadan ku luuqeeyo waa hees dhan walba ka dhisan Falsafada iyo xeeldheerida Erayada iyo sawirkay gudbinayaan waa Qurux aan la qiyaasi karin Alle ha barakeeyo Abwaanka Haduu dhintayna Alle haw naxariisto. Erayada : SUGAAL CABDILLE.1988 Laxanka : HASSAN A Sammatar. Kabanka : Daa'uud Masxaf AHUN Luuqdda : COD Libaaxle Hassan.
@ishqiahmed5441
@ishqiahmed5441 9 ай бұрын
Sorry sxb waan helay quraal keedi
@ishqiahmed5441
@ishqiahmed5441 9 ай бұрын
Car ayadoo quraal ah soo gali 😂😂
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 753 М.
XASAN AADAN SAMATAR||SICIIDO WITH LYRICS ORIGINAL
17:39
SUPER EAGLE
Рет қаралды 27 М.
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 123 МЛН
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 18 МЛН
Xasan Aadan Samatar Caddo soo baxdiyo Lyrcs kaban macaan original
9:11
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 33 М.
Gufaaco
7:36
Release - Topic
Рет қаралды 204 М.
GUULEED MA JOOGAA WITH LYRICS || XASAN AADAN SAMATAR
11:18
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 101 М.
Xasan Adan Samatar heesti saciid 1973 lyrics
17:30
Xaabshe Channel
Рет қаралды 7 М.
Durdur yahaw Rogmanayaa
8:56
LBchannel
Рет қаралды 459 М.
Heestii sabidii yaraydee | xasan aadan samatar
11:38
HEESO HD
Рет қаралды 443 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,5 МЛН
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 123 МЛН