Xasan Adam Samatar Iyo Seynab Xaji Cali Baxsan 🔥Iyo Heesta "HILBAHEENA ISKU YAALE"

  Рет қаралды 108,364

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

Пікірлер: 56
@osmanaden2779
@osmanaden2779 Жыл бұрын
Riwaayadii u horaysay ee Xasan Adan jilo,Gar Cadaawe iyo Caashaq.erayadii abwaan Yuusuf Adan Xuseen(Allaaleh)1973.
@calixuur7602
@calixuur7602 Жыл бұрын
Hog hadii aadku dhaveyso anuu baa kaaga horreyne Cajiib weeye yaranteydii baan Aad u jeclaa heestan🥰
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 Жыл бұрын
Xasan aadan samatar iyo alla ha u naxariistee saynab x.cali baxsan waana ereyadii alla ha u naxariistee abwaan yuusuf aadan xuseen iyadoo heestani ka mid ahayd riwaayadii Gar Cadaawe Iyo Caashaq oo curatay sanadkii 1973kii waana riwaayadii ugu horaysay ee uu xasan aadan qayb ka noqdo waxaanan filayaa inuu laxanka saaray alla ha u naxariistee ismaaciil cabdi Gari(ismaaciil_yare) mase hubo waa lay sixi karaa hadaan khalday
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 Жыл бұрын
Cabdiqaadir Ayaanle has isagaa lahaa Xaga hooseba ka eeg
@Madadaal
@Madadaal Жыл бұрын
Ruwaayadii Gar cadaawe iyo caashaq. Ilaahay haw naxariisto Baxsan, Abwaan Yusuf Adan Allaale iyo Ismacil Yare. Xasan Adan ilaahay cimri caafimaad leh ha siiyo.
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 Жыл бұрын
yuusuf aadan alaale miyuu noolyahay
@Madadaal
@Madadaal Жыл бұрын
@@ahmedcabdirisaaq2402 geeridiisa maan maqal, haduu dhintay Ilaahay haw naxariisto.
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 Жыл бұрын
@@Madadaal umalayn maayo inuu noolyahay waayo meel uun buu kasoo muuqan lahaa haduu nolyahay abwaan wayn buu ahaa ma qarsoomeen
@Madadaal
@Madadaal Жыл бұрын
@@ahmedcabdirisaaq2402 waa sidaa aad sheegtay wllo. laakiin dadku waxay isku khaldaan Yusuf Xaji Adan (IHN) macalilnkii, abwaankii, aabihii labaad ee waxbarashada iyo Abwaan Yusuf Adan Allaale isagna (IHN).
@raniyajama9630
@raniyajama9630 Жыл бұрын
@@Madadaal abwaanku u dhintay Allah haw naxriisto ameen. Gabadho u dhalay banu isku wadan joogna
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 2 ай бұрын
Allahunaxristo abwan yuusuuf aadan iyo mama saynab xaji cali
@Tubeec699
@Tubeec699 Жыл бұрын
Hasan Aadan Samatar " Danbigaag Allah dhaafo Halbowlahaagiyo kayga Wadna qudhow haye dhiigay Saynab Haaji Ali Baxsan" Allah yarxamuhum"🤲🤲🤲 Nafteenu waa hal qudhaato Kala hadhimayno ilayne Hog hadii aad ku dhacayso Anuunbaan kaa ga horayne Kala hadhimayne i hano Hadalkaygaana qabso ( WAAYO WAAYIHII WACNAA ) Aad iyo aad baad u mahadsantahy 💯🙏💯
@gudinimcaan613
@gudinimcaan613 Жыл бұрын
Ruwaayadii " Gar cadaawe iyo caashaq"🎻🎺
@zakizaki6981
@zakizaki6981 Жыл бұрын
xasuus wacan inbadan mahadsanid waayo khuruxbadan nagu celisay
@HasanAli-nj9wq
@HasanAli-nj9wq Жыл бұрын
maama baxsan allha u naxariisto
@abiissa4710
@abiissa4710 Жыл бұрын
Aamiin
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 Жыл бұрын
baxsan cod macaaneydaa allow u naxariiso
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 Жыл бұрын
Ahmed Cabdirisaaq haa wllhi magaceedu dhmaystiran waa Saynab Xaaji Cali Siigaale Baxsqn 19 .10.2020kiibay dhimatay caruurna kamaytegin Qabiilkeeda haadan Kuu raaciyana waa Akishe
@abiissa4710
@abiissa4710 Жыл бұрын
Aamiin
@Madadaal
@Madadaal Жыл бұрын
Ruwaayadan Gar cadaawe iyo caashaq anoo yar baan ku daawaday magaalada Burco, xasuus qaali ah.
@abiissa4710
@abiissa4710 Жыл бұрын
1973kii miyey aheyd?
@ibrahimderia6111
@ibrahimderia6111 11 ай бұрын
Anna Burco ayaan kugula daawadey .cajiib
@Madadaal
@Madadaal 11 ай бұрын
@@ibrahimderia6111 asal Burcadii hore, malaha waaban ku aqaan sxb kkkk
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar Жыл бұрын
Heestaan waxaay ku jirtay Riwaayadii Gar cadaawa iyo caashaq Allow idiin wada Naxariiso intii dhimatay
@mohamedhassanbakistan6259
@mohamedhassanbakistan6259 2 күн бұрын
Cajiib ❤
@user-me5pq1zu1x
@user-me5pq1zu1x 8 ай бұрын
Wow 😮 alla maxan waayo bdn dhageyatay aad bn u jecelehay heestan ❤
@abiissa4710
@abiissa4710 Жыл бұрын
Waa riwaayadii ugu horeysay ee X.A.Samatar wax ka dhigay
@WAAYAARAGMedia1
@WAAYAARAGMedia1 Жыл бұрын
Riwaayadii Garcadaawe 1972
@abiissa4710
@abiissa4710 Жыл бұрын
73kii baan u haystey!
@gorayhaldhaa8296
@gorayhaldhaa8296 11 ай бұрын
Waa Ruwayadii Garcadaawe iyo Caashaq Oo Hal-abuurkeeda lahaa Yuusuf Aaden Alaale AHUN, Laxamaddana waxa lahaa Ismaciil Cabdi Geri (Ismaciil Yare) AHUN.
@abdibotan4740
@abdibotan4740 2 ай бұрын
Allow unaxristo seynab ali baxasen❤❤❤❤❤❤
@abdiasishaybe3237
@abdiasishaybe3237 Жыл бұрын
Ilaahay naxariistii jano ha siiyo Baxsan
@raniyajama9630
@raniyajama9630 Жыл бұрын
Hees & badh ❤
@abdiasishaybe3237
@abdiasishaybe3237 Жыл бұрын
Samatar Caafimaad baan u rajaynayaa
@guuleedrooble300
@guuleedrooble300 Жыл бұрын
Xasan adan iyo baxdan iyo riwaayadii wad iyo wacad Riwaayada waxa lahaa abwaan cismaan askari
@Abdallemaxamed-jv3wn
@Abdallemaxamed-jv3wn 7 ай бұрын
hes xasus guneya iile axya samatar iyo baxsan xaji
@shimbirkheyrkheyr5914
@shimbirkheyrkheyr5914 Жыл бұрын
abwaan yuusuf adan allale
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 Жыл бұрын
Utaad manta koxdii tumista magacyadoda kaso tagtay
@user-lt3di1zw4m
@user-lt3di1zw4m 8 ай бұрын
Riwaayadii Gar cadaawe iyo caashaq: yuusuf Aadan Xuseen
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Hilbahena is rabe risiqa isku galay hoy ma wada galna kala hari meyne wax hubso
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
Thanks for your sharing with us brother
@shimbirkheyrkheyr5914
@shimbirkheyrkheyr5914 Жыл бұрын
riwayadii Gar cadawe iyo caashaq xasan adan samatar iyo saynab xaaji calibaxsan
@CabdiIbraan-cp7rn
@CabdiIbraan-cp7rn 9 ай бұрын
Cabdi ibrahin
@kingsalmansalmaan8026
@kingsalmansalmaan8026 Жыл бұрын
M.awaw xasnow ninkar med
@abiissa4710
@abiissa4710 Жыл бұрын
Sidan si ka duwan kana quality badan baan ka dhageystey youtubeka!
@hassahilowle-nh7nj3ru5s
@hassahilowle-nh7nj3ru5s 11 ай бұрын
Si UN bay Noqan
Xasan Adam Samatar 🔥 Iyo Heesta "MAALMAHA QALOOCA"
9:22
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 85 М.
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 16 МЛН
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 35 МЛН
Taariikhda Faneed Ee Saynab Xaaji Cali (Baxsan)
42:00
SAAB TV
Рет қаралды 15 М.
Xasan Adam Samatar Iyo Seynab X Cali Baxsan 🔥Iyo Heeta "HADALKU HA YARAADEE"
6:01
xasan aadan iyo sahra dawo
7:33
Hasan gahayr
Рет қаралды 6 М.
KALA HARI MAYNEE | SAMATAR & BAXSAN
6:04
HOYGA XASUUSTA🎸
Рет қаралды 6 М.
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1,1 МЛН
Gayshkayagoow Guleeysta - Saynab Xaaji Cali "Baxsan"
5:10
Mohamed Aden
Рет қаралды 1,3 МЛН
ilowsha dhawida Abaayo -Maxamed Cabdow & Cadey Cali Axmed
11:11
Daud Maxamud ( Bakac )
Рет қаралды 28 М.