Xasan Adam Samatar 🔥 Iyo Heesta "MAALMAHA QALOOCA"

  Рет қаралды 74,346

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

5 ай бұрын

⭐️Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Xasan Xaaji Cabdilahi Ganey 1978
⭐️Laxanka
U/ Xasan Adam Samatar
Music
1- Sax1 : U/ Maxamed Saleeban AHN
2- Sax2 : U/ Ismaciil Yare AHN
3- G1 : U/ Aweys Tiifow AHN
4- G2 : U/ Cabdiqadir Lugey AHN
5- Batari: U/ Aweys Goobe AHN
6- Bonge : U/ Cismaan Moorgan AHN
7- Clarine : U/ Axmed Aamito AHN
8- Keyboard: U/ Caydaruus Xaaji AHN

Пікірлер: 48
@Tubeec699
@Tubeec699 5 ай бұрын
Waaah waaah Xasan Aadan samatar hees aad iyo aad u mugwayn "Mar baan malaha beentaa Mudutuul marya u xidhay Maaweeliyaayoo Laakin se ay ka maqantahay" Mudutuul;- Hummaag mahadsanid W.W.W 🙏💯❤️
@hooshbanadir221
@hooshbanadir221 Ай бұрын
Mar baan mawjadaha dheer Maaxaa dhexdoodoo Muuqayga la arkaa Laakiin se aan maqanahay Bal sillan-sugantaa sida ay u taal eega! Farshaxan cajiib ah!
@ALOOLQARAAM
@ALOOLQARAAM 5 ай бұрын
Fadlan sida aad heesaha noola wadaagtid oo kale noola wadaag sawirrada waayowaayahii hore la qaaday ee aad hayso saaxiib.🙏
@alisaid2008
@alisaid2008 5 ай бұрын
Mirihii x.ganey laxankii iyo codkii x.a.samatar
@Cartan7
@Cartan7 5 ай бұрын
hal-abuur heestan xasan xaaji cabdilahi ganey wuxuu ku dhasay waqooyiga dalkena somalia ciidankii xaagga dalka somalia askari sarkaal
@_faatax
@_faatax 5 ай бұрын
Afkaagu ha barto Somaliland
@abdirasikmohamedibrahim3494
@abdirasikmohamedibrahim3494 3 ай бұрын
Cismaan askari baa laha miraha
@calicabdiismaaciil3974
@calicabdiismaaciil3974 5 ай бұрын
Waayo waayihii wacna wlhi taarikh bad dadka xasuusinaysaan halkaa ka wada
@abdifataaxbashiirmaxaud8075
@abdifataaxbashiirmaxaud8075 5 ай бұрын
Mar waxaan iraahdaa, rag naftiisa mooyee, maaree dhibaatee, mintid oo is diidsii, mohashana iska iloow. Cajiiiiiib Heestan cilmigeedu ma yara hadii la yiraahdo wax halaga barto.
@sadiqabdi2716
@sadiqabdi2716 5 ай бұрын
Prime Hassan . A Masterpiece.
@ahmedfaarax8906
@ahmedfaarax8906 5 ай бұрын
Waa hees laxan iyo music iyo codba isku qaadatay waxaan la hadlayaa dadka fanka yaqaana bal hees sida loo qaraacay u dhigmata ??????
@Mohamedabdihakimali-cz1qw
@Mohamedabdihakimali-cz1qw 2 күн бұрын
Wxaa sameeyay abwaan Mxmmed Cali walash mar Itobiya lagu xiro waa hees qiso leh.
@aweysabdi8265
@aweysabdi8265 5 ай бұрын
Xasan aadan samatar iyo waayihiisa faneed ahaa ❤
@nuurhubane
@nuurhubane 5 ай бұрын
Aderkey xasan adan samatar cimri dheer ❤
@AliAbti
@AliAbti 2 ай бұрын
SamsungA10
@SurprisedCardGame-pc2uv
@SurprisedCardGame-pc2uv 2 ай бұрын
Inta qisada heestan ku timid og waan idin salaamay Salaan ka timid somali galbeed Qoraxey __ Qabridahar Rag naftisa mooye maare dhibaato Waayo waayo Thanks 🙏
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 5 ай бұрын
Yaa Samatar yaa Samatar
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 5 ай бұрын
Erayada Hassan Abdilaahi X Ganney Laxanka Hassan Aadan Samatar Luuqda : Hassan Aadan Samatar. #MUSIC Saxophone 1 🎷 M Suleiman AHUN Saxophone 2 🎷 Ismail Yare AHUN Guitar 🎸 1 Aways Tiifow AHUN Guitar 🎸 2 C/qaadir M Lugey AHUN Baytari AWAYS GOOBE AHUN Boonge CISMAAN moorgan AHUN CLarine AHMED Aamito AHUN Keyboard Caydaruus Xaaji AHUN MAHADNAQ WAAYO WAAYIHII WACNAA MAHADSANID MARKALE SAAXIIB SARE.
@_faatax
@_faatax 5 ай бұрын
Nin waayo badan usoo joogay
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 5 ай бұрын
@@_faatax Mahadsanid Saaxiib.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
WALAHAY ASAL HARGAYSDII HORAAD TAHAY RAGEEDII KULI WAAD SHEEGTAY
@user-wt2lq8cy3l
@user-wt2lq8cy3l 2 ай бұрын
Suugan safari , Ragga musica garaacaya intaba waan ku qiray oo Marka ka shaqaynayay kooxda waa beri hargeysa uu ka dhisna theatrekii Somalia ugu weyne. Waxan hargeysa kula kulmay ninka boongaha garaaciya oo loo yaqan moorgan.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 ай бұрын
@@user-wt2lq8cy3l Aad iyo Aad Thanks
@dasara4124
@dasara4124 5 ай бұрын
Midhaha...codka...musika..the best..❤.kuwa imika waxba looma reebin..😂
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 Күн бұрын
Axyaa hees
@elmi67ification
@elmi67ification 5 ай бұрын
Wooooow... Wax kaa dhacay.. Cod. Muusik, erayada...
@roblemaer4834
@roblemaer4834 5 ай бұрын
Heestan nin Soomaali Galbeed ku daawaday 1978 baan la kulmay. Sida muusiqa loo tumay farshaxannimo weyn baa ka muuqata.
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 7 сағат бұрын
Waxay ku jirtay riwaayadii Galbeed waa la xorreeyey waarsaa gaagixisay( Xasan Ganey) Markan Xasan waxa xidhay Xabashida(Metelaada riwaayada)
@cismaancalicismaan9836
@cismaancalicismaan9836 5 ай бұрын
Ereyada heesta waxaa igu maqaalo ah inuu lahaa abwaanka weyn Xasan Xaaji Cabdulaahi (Xasan Ganey) codkana waa Xasan Aadan Samatar(Xasan baashe) laxankana waxaa leh Xasan Aadan Samatar
@AxmedKhayr-ic5rz
@AxmedKhayr-ic5rz 4 ай бұрын
Layaab waqti hore ayaa iigu dambaysey maqalkeeda alle yrxm nin saaxiibkay ah o la oran jiray Maxammed Cali Walash o lo yaqaannay Caydiid Kaba cune gayiga somaalida ayaa curiyay eebbow janna nagu kulmi.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
Abwaan xasan ganey Galbeed waa la xoreeyey waarsase gaagixisay
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 5 ай бұрын
Hees xusuus mudan❤
@cumarmaxamed8253
@cumarmaxamed8253 5 ай бұрын
Cajiib
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
XASUUS HARGYSA YARAANTII RAGA MUUSIGA GARAACAYA WAXAAN KA XASUUSTAA ISMAACIIL YARE CABDI AXMED AAMITO TIIFOO GO9BE RABOW U NAXARIISO INTII DHIMATAY
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 5 ай бұрын
Amyaxsodon alnaassa caala maa. Ataahom allaahu miin faadlihi faqad ayayna Aala Ibrahima Al-Kitaab waaL xiikmata wa Aataynahom moLkan cadiima
@AxmedKhayr-ic5rz
@AxmedKhayr-ic5rz 4 ай бұрын
Layaab waqti hore ayaa iigu dambaysey maqalkeeda alle yrxm nin saaxiibkay ah o la oran jiray Maxammed Cali Walash o lo yaqaannay Caydiid Kaba cune gayiga somaalida ayaa curiyay eebbow janna nagu kulmi.
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 5 ай бұрын
❤❤❤ nimco love u abaayo
@apdilahiapdi8331
@apdilahiapdi8331 4 ай бұрын
A masterpiece.
@user-zh4rn4yb4e
@user-zh4rn4yb4e 4 ай бұрын
Somali we😊😊😊😊
@sucuudicumar9674
@sucuudicumar9674 4 ай бұрын
marbaan. Mawjadaha dheer maaxaa dhaxdoodoo se aan maqanahay
@abdirahmani
@abdirahmani 4 ай бұрын
Inaba caadi maahan mahadsanid 1000 jeer team waayo waayo❤
@user-ww5dh7ns5n
@user-ww5dh7ns5n 4 ай бұрын
Mahadsanid muwaadin.
@maxamedcabdisalaan7496
@maxamedcabdisalaan7496 2 ай бұрын
Haaa
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 5 ай бұрын
Walaahay waaba sheekada maanta taagan Dhul iyo Badd iba way ku daayeen yaa yidhi dhul la kariyey ayaa dub la isugu Celiyaa ,Dhulka iyo badduba waa muqadas in la difaacana Soomaali oo dhan ayey u taal mida kale dhul islaam leeyahay in gaalo loo gacan geliyo ama laga iibiyo waa Xaaraam .
@user-yf2fy9sj8c
@user-yf2fy9sj8c 3 ай бұрын
Guineas
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 5 ай бұрын
(Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed).
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 4 ай бұрын
(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed).
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 5 ай бұрын
Hees xusuus mudan❤
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "GUULLEED MA JOOGA"
12:26
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 180 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Heesta "HARADIGEED"
7:53
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 199 М.
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 7 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 670 М.
Waqal Kaban Xul 6 - Samatar Mirqan Mix
2:00:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
SIR CULUS OO XUUTIYIINTU AY FASHILEEN IYO WARAYSI XASAASI AH
13:16
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 7 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "SIRAAD"
7:25
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 165 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,2 МЛН
GUULEED MA JOOGAA WITH LYRICS || XASAN AADAN SAMATAR
11:18
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 84 М.
HEESTII HARADIGEED XASAN AADAN SAMATAR
7:58
hilaac media
Рет қаралды 202 М.
Xasan Adam Samatar Iyo Shamsa Cumar Xaydaro 🔥Iyo Heesta "QUNYAR SO SOCO"
11:24
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 212 М.
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
0:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 3,4 МЛН
Тигра в команде Вафельки! А ты? 🐯#симбочка #тигра #симба
0:42
Три с половиной в дюймах, ууу..😂
0:56