XASAN SH oo xabsiga dhigay Wasiir Fiqi, ITOOBIYA oo wadnaha jartay, GEN ODOWAA oo diiday Heshiiska..

  Рет қаралды 30,067

GALKA WARARKA

GALKA WARARKA

Күн бұрын

Пікірлер: 103
@mukhtarmohamedali9886
@mukhtarmohamedali9886 14 күн бұрын
Fiqi waa Geel jire
@abdihasanjama9829
@abdihasanjama9829 14 күн бұрын
War waxaan madaxweyne ma ahan ee waa xoolo
@HanaQalbi-x2j
@HanaQalbi-x2j 13 күн бұрын
Kkkk😂😂😂😂😂😂xasan 😂😂😂😂😂
@safiyaabdullahi9862
@safiyaabdullahi9862 14 күн бұрын
Absolutely waa musiibo weyn oo kuhabsatay Somalia 😢😢😢😢😢
@abdixakiiaxmedqeyre
@abdixakiiaxmedqeyre 14 күн бұрын
klkk xasan faqash am axmaar
@mustafeahmedaden3137
@mustafeahmedaden3137 14 күн бұрын
Ninkani Madan shiqsiya Ayuu u aaday. Misse dansomalia
@mukhtarmohamedali9886
@mukhtarmohamedali9886 14 күн бұрын
Wariye guulesso
@ashasalah2835
@ashasalah2835 14 күн бұрын
XASSAN SHEKH, SHAHADDADA U SHEEGANAYO, WA SHAHADDA SHARAF AY SIYEEN JAAMACADAHA SOMALIA, BAL ISKA DAA WAX KALE SHAHADDO BACELOR U DOWLADDAHA DIBADDA UU WA QAATAY.
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 14 күн бұрын
FIQI WUXUU KABAQAYA IN XASSAN U SHAQADA KACEEYRIYO INTAAS YAR AYUU SHARAFTIISI SIISTEY.
@CabdikariinIbrahim-kj9cw
@CabdikariinIbrahim-kj9cw 14 күн бұрын
Ama caay ama amaan ama hawaar ama uducey xaasan waa xasan
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir 14 күн бұрын
Ahmed Macalin FiQi hasan sheikh Ethiopia marku tagay is casilaad samaysid may ahayd taarikh dahab ah baad ku qormilahayd
@ahassan3661
@ahassan3661 14 күн бұрын
Hassn iyo fiqi waa kab iyo xaarkeeda
@hhhd-n7b
@hhhd-n7b 14 күн бұрын
axmed macalin fiqi waa soomaali maaha oromi itoobiya iyo abiya faragelintii soomaaliya ayuu wadaa ninkaas miyaa ciidamadiisa soomaaliya kasaarayo soomaaliya, waa indagaal udiyaar garoowno xasan sh, ixtiraam soomaaliya iyo caalamkana umayaalo, 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@saidamohamed1424
@saidamohamed1424 14 күн бұрын
Dee noo sheega wadankaba Ethopia ayaa xukuntee maad noo sheegtaa hadaad wadankiini xafidan weydeen runtii i am very sorry to somalia war smaliyey kaca oo kaca
@maxamadshiikh8384
@maxamadshiikh8384 14 күн бұрын
Odiga waa washay aaway badbaado qaran maa la qabto
@abdiqanihassanelmi2362
@abdiqanihassanelmi2362 14 күн бұрын
HABARTAA U SHEEG
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 14 күн бұрын
Anagu fiqi Baan taageersynaa
@FatxiMaxamed-v4b
@FatxiMaxamed-v4b 14 күн бұрын
Muxu kadonay itobiya sixir baa lagu Soo dhadhamiye duliga muxukadona itobiya
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir 14 күн бұрын
Hasan sheikh DR xabeeb haloo geeyo qof fiyoow ma sabeen karo danbi intaa le eg
@abdurahmanmabdikadir4808
@abdurahmanmabdikadir4808 14 күн бұрын
Kkkk walaahi all D5 Hassan sh bay kumash quuleen
@abdinuromar5575
@abdinuromar5575 14 күн бұрын
asc xassan waa in laga qaada xelka ,fiqi waa nin aad u adag waa nin soomali ah,
@mohamedwarsame4632
@mohamedwarsame4632 14 күн бұрын
Xasan xabsiga ha la dhigo
@DiriyeNur
@DiriyeNur 14 күн бұрын
Waxaan taageeraynaa madaxwaynaha jamuryada demuqraadiga federalaka somaliya dr xasan shekh Mahadsanid 1000❤1000❤1000❤❤
@AliAbdi-g3o
@AliAbdi-g3o 14 күн бұрын
beenalay beenalay daalay mooryan daalay
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 14 күн бұрын
Moryan in waa moryan. Kulahaa waxan tagrayaa madax weynaha xagee jogaa marayan.ninkan abey ayaa duleystay oo kutuntay tuug faa Ido malahan
@CaliCusmaam
@CaliCusmaam 14 күн бұрын
Hada xilka halagaqaado x.s sh meebaarlamaankii
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 14 күн бұрын
ITOBIA OO DIIDANEYD IN AY CIIDANKEEDA KOONFUR KA SAARTO, BERI BADEENA OO DHAN BAY IKU FIDIN 😢.
@abdullahimaxamed5581
@abdullahimaxamed5581 14 күн бұрын
Xasan sheekh wixii dani iyo axmed madoobe ujabin kara oo dhan wuu samaynayaa iicuna qabatee buu siistay iyo xoogaa jeebka
@SaciidBulshaale-n1v
@SaciidBulshaale-n1v 14 күн бұрын
Fiqibaantaageraya maahe waantaagerayna somali dhabha mwfiqi
@MatanAli-i1n
@MatanAli-i1n 14 күн бұрын
Wa la qawiyeey mahadlikarayo ee somali ha isdiifaacdo
@cabdullahiyuusuf3181
@cabdullahiyuusuf3181 14 күн бұрын
waa jaha bedelid
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 14 күн бұрын
Waa uu aqbalayaa laakiin soomaali Baan yeelayn
@tariqabdulqadir8432
@tariqabdulqadir8432 14 күн бұрын
Sidde xalladda uu egtahhay , shacbka somalida mel walbo dunidda waa muqaddiss qawil walbo inn uu istaggo hurnimmadda shacabka somali siddi Mar kalle gumeyso uu hostaggiin sidda falastinka kalle Mel walbo refugee aa kuu nahhay hadda xammar 😢
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 14 күн бұрын
Warya hooyada was kala tag umada beenta waradka was
@cabdirisaaqfaarax7730
@cabdirisaaqfaarax7730 14 күн бұрын
Wasiir Fiqi ilmihiisuu korsanaa , wuuna arkaa; 1. Inuusan waxba kaqaban karin go'aamada iyo qar iska xoornimada Danleynimo ee madsxweynihiisu doonayo. 2. Wuxuu door biday inuusan biilka ilmsha iyo buux dhafinta gorofta cayreed, maadaama xitaa aragtiyihiisii hore shaqayn waayeen,uuna ku qasban yahay taageeridda X. Sh.sax iyo khaladba, waaba hadduu sii joogee , oo aan xilka lags xayuubine. Ugu dsnbeyn waxaa ii muuqata si ku tagri fala in dawladdii ugu guda dhacday boobka hantidii qaran, khayraadkii iyo xitaa tii shacabba, mana muuqato qaaciido dhaw oo loo mari karo badbaado qaran, marka laga reebo mid in meel loogagasoo wada jeesto ah,taasina dhici maysoo waa hab dhawan qabiilaysan oo indha layska tirayo iyadoo qof dsntiisa tolla'ay lagu taageerayo. Mahadsanidiin.
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 14 күн бұрын
Wuxuu ku mahadsan yahay Mr. FIQI, Shaqada uu dalkiisa uu u qabay cidna ma.jirto ku qasbi karta Baarlamaanka Soomaaliya, haddii aad ogtahay, laakiin adigan waxaan ku weydiinayaa aaway Maad ka hadashid kuwa diidan ee dabada u dhaqaaya xabashida .
@SaciidBulshaale-n1v
@SaciidBulshaale-n1v 14 күн бұрын
Hawiyoow xasan waaka makuraacsantihiin kuwilaha qabil baalagudiidanyahay lax laxmaxishoode fulay maahan muwaaadil
@SaciidBulshaale-n1v
@SaciidBulshaale-n1v 14 күн бұрын
Fadlan haweye mardanbe yaanlacaayin waakadarayaane kadaya wa inay isgartane anigujkumajir habar gidir fiqi Guul Guul mw soomaaliya warka ilaali laxda dalka fulay somali bahdilmimayso Soonaa
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 14 күн бұрын
Somalida waxay tirahdaa dameri dhaan raacday.fiqi waa sidas oo kale
@HaYahk-z5v
@HaYahk-z5v 14 күн бұрын
Abiy nalamalha wadanka somalibaaleh gabigiina is taagan krunta usheega cadawga
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 14 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa waxa xaqiiqo ah inuu lacag ka qaattey abbii ahmed ali . 2.0. Waxan dhahayaa waxa qaattey hunguri xumada ugu weyn ee ugu foolxun oo fadeexad ku noqoneysa somalia.
@abdillahifarah2256
@abdillahifarah2256 14 күн бұрын
NASIIB DARO, KALE WAXA AH, HADALKA WASIIR FIQI GIINAAN UHAN WAYNAYN OO MAAN HUWIYEY MW. XASAN. ISGOO DABOOLAYA, DHIIQADA SIYASADEED, MW, ASAN KADHEX MUUQDAY.TAA OO DADKA MAGA COODA U HUWAN YAHAY, KU AH, TAARIIKH MADOW OO MAANTA QORANTAY.
@MAOmar-oy2uh
@MAOmar-oy2uh 14 күн бұрын
Fiqi waa wadani Somali dhaba. ❤🎉🎉🎉❤❤
@aadanaxmadmaxmuud1957
@aadanaxmadmaxmuud1957 14 күн бұрын
YAAHUU!!!
@HusseinGire
@HusseinGire 14 күн бұрын
Lacagti ugu badnayd ayuu hilay xasan sh taasuu ku qoslaya nin daad qaadayo xunba cuski waaye faqi
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 14 күн бұрын
ZWar Xassan PHD GA WUU IBSADEY KANIISAT LADAHO MENNONITE MISSION AYAA ISKASIISA MARKII U DIINTA KRISHTAANKA AMAANEY SIDI UU AMAANEY USRAELI O GUMAADEYSA GAZA WAREEYSIGII AL ARABIA.
@HanaQalbi-x2j
@HanaQalbi-x2j 13 күн бұрын
Xasan sheekh beeso ayaa u daran😂😂😂😂😂😂😂
@Yam2007
@Yam2007 14 күн бұрын
Moshin halooga qaado wadanka eithopia buu kuwareejiyey
@abdillahifarah2256
@abdillahifarah2256 14 күн бұрын
ALLA AYAA YAQAAN, OO NINKAN DADKA YAA DHAAFIYA.?
@AminaBaruud
@AminaBaruud 14 күн бұрын
Waxba kamaqaadikaro fiqi baa kawadanisan madaxweyne noma ahee fiqi ha iska celiyo fiqi waa wadani waxbana kama qaadikaro
@Cumar3
@Cumar3 14 күн бұрын
😂😂😂😂 kan xaguu kayimid
@UsmaanMaxamedtaabid
@UsmaanMaxamedtaabid 14 күн бұрын
Macquul ma.ahan ma abi ba.amarkiisa xlika.loga qadaya xilka.
@mohamoudabdulle4756
@mohamoudabdulle4756 14 күн бұрын
Cay waxba ma tarto EE Somaliyeey soo wada baca EE wadankiina daafaca aan Isla dhicino Ethiopian Xasan dhulka ma loho waa dhul SOOMAALIYEED San daafacno wadanka dagaal Axmad gureey billaabay Xasan Sheekh ma jooji karo
@cabdiraxmaancalas9850
@cabdiraxmaancalas9850 14 күн бұрын
🩳👕🇪🇹
@SaciidBulshaale-n1v
@SaciidBulshaale-n1v 14 күн бұрын
Madax weeyne waafiqi w arimahadiba
@KIFAAX666
@KIFAAX666 14 күн бұрын
ABI AHMED WUU KU GUULAYSTAY HESHIISKII UU LA GALAY SL XASANA WUU U OGOLAADAY SL IN AY HESHIIS LA GASHO ITOPIA BAY U EG TAHAY.😂😂😂😂😂😂😂😂😅
@IstarlinElmi
@IstarlinElmi 14 күн бұрын
Futada hawiya dhexada ka sheekasa beenlow bahane duur joogo side xayaawan am xoolaha hawiya Somalia ma ahan waaye maant hawiya bada Somalia cabasi daratada ay uu bixiya hawiya Ahmed nur daratada hawiya maanta bada Somalia cabasi daratada ay uu bixiya reer bahane hawiya baqtiga uu suujada beenlow bahane
@mukaram2018
@mukaram2018 14 күн бұрын
kkkk
@mukaram2018
@mukaram2018 14 күн бұрын
qabileysigi iyo aqli xumadi waxey ka dhaxleen soomalidu waa tan..
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 14 күн бұрын
Waan ogaa fiqi inuu ka soomaali San yahay
@MohamedHassan-c1f
@MohamedHassan-c1f 14 күн бұрын
Kanoo kale afkaa laga kobeeyaa wa af kusharle yaal
@mukhtarmohamedali9886
@mukhtarmohamedali9886 14 күн бұрын
Waa waareey waa wareey
@Yassinsaid-y5u
@Yassinsaid-y5u 13 күн бұрын
Adigu waa lagu wasay wadan ma iibsheene waa la wasay tuuga faqri kii ugu daraa baa ku dhacay réer kan hawiye may dilaan AYGA BIYAHA GALAY!
@hawoshirwa8320
@hawoshirwa8320 14 күн бұрын
Somali waxay ku maah maahdaa Wiilbaa Hooyadii Fooshu dhibi jirtay Hooyadu waxay Foolataa 7 maalin Waxayna gaartaa Sakaraad Wiilkii oo ka fakiraya Hooyadii in ay dhomatay ayaa Xoolihii soo hoyiyiy Wuxuu kiri Hooyo ka warama Waxaa lagu yiri Illaahay wuu furtay oo way dhashey Wiilkii wuxuu yiri Hooyadey inta Aabahay joogo dhib huri meyso Hada Tagerayasha Xasan Shiikh Ciil iyo Dhagxumo kama baxayaan Sorry Team Xasan Sh
@aminagaiye4608
@aminagaiye4608 14 күн бұрын
Faqi wuxuu ilaalinayaa kursigiisa ee kama hadlin danta dalka iyo dadka.
@jamadgaal5874
@jamadgaal5874 14 күн бұрын
Warkaas haduu run noqdo hala gowroco xasan
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 14 күн бұрын
FIQI WUU CEEBOOBEY DANBI U SOOMALI KAGALEY XASSAN AYUU LAQEEBSANAYAA MARKII HOREY NA MOORYAAN UN BUU AHAA FIQI IYO DAMU JADDID FIQI DADKIISA HABAR GIDIR WAAKAN XASSAN KATARXIILIYO MUQDISHO DAMIIR MALEH FIQI😂😂😂😂
@CismaanAweys-f6l
@CismaanAweys-f6l 14 күн бұрын
Abiiaxmed mawadankeena miyuukaaliyaa hogaamiyaha tuuga somaaliya ee xasan shiiq wax xiluunoohayomajirto ee abii waxaadogaatapap xabad ayaadkalakulmidoontaa faqi faqi waawadani afka ayuukaagakaadinayaa
@abdirizakanyah7484
@abdirizakanyah7484 14 күн бұрын
Sawir ma noqda war sxb ee dhanka kale markad ka fiirisan so idin lama aha in Dr. HSM uu la qoslaaya hamiga PM Ethiopia inu usurta gali doonin, arinta wa siyasad ee so lagama yaaba mudane HSM inuogaanayo cududa cidankas si uu ugu gashanta Ethiopia??? Berina war kale ayan isla inta ku arki doona oo ka duwan ki hore kaaso bogaadinaya qorshaha madaxweynaha Somalia 🇸🇴, waxan sugnaba wa xaqiiqda.😅😅😅😅
@cabdisalaan7567
@cabdisalaan7567 14 күн бұрын
War ninka dalka ka qabta barlamaanow somali India has further dalka difaaca oo midooba
@Yassinsaid-y5u
@Yassinsaid-y5u 13 күн бұрын
Hala dilo oromkan qaniiska Dalka iibshay GARGUURTE Lacnad ayaa ku taal Isaga intiisa oo dhan hala ugaadhsado car itoobiya ha soo gasho dalka !
@CabdiDiiriye-y8r
@CabdiDiiriye-y8r 14 күн бұрын
Adeer PHD AYUU HAYSTAA AYAAD LEEDAHAY ADEER PHD XAALSII WAXBA KANIMA HAYSTEE WAA DILAAL DALKA GATAYE AAWAY BAARLAMAANKII DALKAN ABASIINIYA LAGU WAREEJAY.
@abdurahmanmabdikadir4808
@abdurahmanmabdikadir4808 14 күн бұрын
Hassan sh. He not like farmaajo Daba ruclayn jiray aby Ahmed loona Diiday farmaajo xitaa inay Diyaarad millary oo masar leedahay
@amrano1302
@amrano1302 14 күн бұрын
xasan shiekh wa nin maskaxda buro iga taal maaha nin fiyoow shacabka somaliyeed wa iney kacaan iska qabtaa aduun weyna u bandhiga inu yahay nin xanusan yahay wax ba ogeyn bura cansar ah ba ku taal xasan shiekh waad og tahiin why lo dawanaya ninkaa
@yonisdahirhussein
@yonisdahirhussein 14 күн бұрын
Soomaaliyeey maxaa inoo talo ah ? Odigaan waa odoy waalanee .
@kadrahadji9734
@kadrahadji9734 14 күн бұрын
Waar Xassan maninkii tagi lahaba mise ninkii uu u imaani laha Aabie.Xassan wa Dofaar ee daawadiisu wa in lagu badallo ninkaFiqi ee ah geesi
@AliAadan-j8p
@AliAadan-j8p 14 күн бұрын
Kan dalka a MA yaqaan
@CabdiMuxumed-x8w
@CabdiMuxumed-x8w 13 күн бұрын
Waxaa uarkaafariid
@ugaasmaxamed1360
@ugaasmaxamed1360 14 күн бұрын
Kani waa weriye.been law balaayo sheeg ah, Mudane dal dhise md par xasan sh waa geesi madaxwsyne qaran ah oo.u soo baxay horunarinta dhaqan dhaqaale siyaaso iyo nbulsho una spo hooyo umadds soonaaliyeed,iyo.bulshadabqaaradda afriga guulsyso nadaxwsyne xsan sh maxanuud.
@mukhtarmohamedali9886
@mukhtarmohamedali9886 14 күн бұрын
Xaqiiqo
@alimohamed3764
@alimohamed3764 14 күн бұрын
Ithopia maakataliso soomaalia
@adamabdi7353
@adamabdi7353 14 күн бұрын
Maba bixini karee waa un is ceebeyey
@KIFAAX666
@KIFAAX666 14 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Madar-b5q
@Madar-b5q 14 күн бұрын
Wakhiyamoqaran
@UsmaanMaxamedtaabid
@UsmaanMaxamedtaabid 14 күн бұрын
Fiqi wa.halyey.somaliyed.ha nolado.
@yasinfarah5056
@yasinfarah5056 14 күн бұрын
Benloow rufiyaan ah tolow ma kuwii siyasada dal xoreeye uga gulestay midkan xiiqzan kkk kkk
@mohamoudabdulle4756
@mohamoudabdulle4756 14 күн бұрын
Aaway PhD
@SurprisedDalmatian-es3xo
@SurprisedDalmatian-es3xo 14 күн бұрын
shirka ayaad kula jirtay miyaa markii lagu amrayay
@FatimaAbdirahmaan
@FatimaAbdirahmaan 14 күн бұрын
Beeenloow.kkkkkkkkkk
@abdiwaliJamal
@abdiwaliJamal 14 күн бұрын
Ceebi makala jecelyahay tuuga guugu dhalay
@mussaali1084
@mussaali1084 14 күн бұрын
Beenta jooji sideee ku ogaatey
@djnimcaancarafaad9971
@djnimcaancarafaad9971 15 күн бұрын
😡😡
@baxsan698
@baxsan698 14 күн бұрын
Warnagatag beenaalayaw doqonka yaahuu laguyiriye
@abdurahmanmabdikadir4808
@abdurahmanmabdikadir4808 14 күн бұрын
Xoolo ayaad tahay beenaale ah all D5 beenaalayaal
@abdullahhassan1059
@abdullahhassan1059 14 күн бұрын
Beenaale fooqol beenaale
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
DEG DEG Xassan Sheekh Dalkii Wuu Xaraashay Doorashana Uma Socdo
30:06
Kaaraamardha Tv
Рет қаралды 11 М.
Daroogo ayey ku dhax qariyeen Xalwo ka dibna Sacuudiga loo dhoofiyay ayaa lagu soo eedeeyay .
1:07:15
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН