Xasan Warsame - Wareysi #1/3 Kheyraadka dalkeena shisheeye ayaa ku taajiray www.asalka.com/

  Рет қаралды 43,983

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 59
@Ayubisha22
@Ayubisha22 11 ай бұрын
Firstly, I take a golden opportunity to to have watch this incredible content, I got many advantages Thank you ayaanle for possible us And also I thank this young man
@sadiamohamed2077
@sadiamohamed2077 11 ай бұрын
MashaAllah our🇸🇴brother is a great Inspiration.
@n3tnomad
@n3tnomad 11 ай бұрын
MashaAllah, keep going brother, your accomplishments are so incredible. May you live long to do more of what you love. 🙏
@minashealthisbeauty
@minashealthisbeauty 11 ай бұрын
Mashaa Allah!! woow!! waa qof dadaaley oo waxaa ka muuqda in uu ahaa qof natural ah oo hard worker ah I am so happy to see and hear someone like you. thank you for sharing your amazing story and your success. I cant wait to watch the next part I am sure it will amaze us more. 👍👍👍
@ikhlaasabdullaahi8312
@ikhlaasabdullaahi8312 11 ай бұрын
Intaad English wax kusoo qorayso maad soomaligaga wax kusoo qortid?
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 11 ай бұрын
​@@ikhlaasabdullaahi8312soomaali wax ladhaho hada majiraan waayo soomaalinimo cid rabtaa majirto qabyaalad iyo bakhti is nacayb maxaa hadiiba dulinimimo iyo wanaag qabyaalad laysku baabi'yo lagu badashay soomaali waxba yaanba lagu falin quraanka iyo carabiga halabarto
@XaaSan
@XaaSan 11 ай бұрын
😮Youtotototototoandto😮😮😮
@saadiadiriye2753
@saadiadiriye2753 11 ай бұрын
Maanshalaah xasan
@Pringels.
@Pringels. 11 ай бұрын
Dadka faan iyo waxa ayay ka hadlaayaan laakinse ninkaan ina lagu daydo ayaa fiican. Niman nolol adag ka soo baxay weeyaan. Negative mindset wa wax yaalaha aan ugu neceb yahay. Ninkani waxuu ku tusayaa ninkii didaala meel wu gaadha. Mashallah calaa kulli xaal.
@somaliforex7744
@somaliforex7744 11 ай бұрын
Ninkaan wakhti ayu is galiyey Wana dadaalay
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 11 ай бұрын
Waa sax dadaalaa waagaaraa markaan gabdhaha somalida ku dhaho waxbarasho aada waxay dhahaan waxba ma baran karo hooyo ayaan ahay ayay dhahaan marka anigu waxaan qabaa in waxla baran karo
@mohamedsaladyusufmashaallh7741
@mohamedsaladyusufmashaallh7741 11 ай бұрын
Masha Allah
@mohamedabdullahi2396
@mohamedabdullahi2396 11 ай бұрын
Thanks bro I appreciate hanoolaato , much respect from Buulo burte
@AdamAbdirashid123
@AdamAbdirashid123 4 ай бұрын
Waa video u qalma in wakhti lagu daawado la siiyo mahadsanid ayaanle iyo xasan.
@gebehie1769
@gebehie1769 11 ай бұрын
Perfect man
@saalimahmed9000
@saalimahmed9000 11 ай бұрын
Acwb Masha Allah ( waa nin dadaalay ee dhalinyaradu haku daydeen).
@masbaalh4270
@masbaalh4270 11 ай бұрын
Masha Allah wiilkan waa dadlay waa ku haanbalyo xooga hadan kaftan kudaro hadalkiisa waxa kujira faan baay somalidu dhahan balse waxa fahmi kara qof Western kukoray sababto ah marka interview marka laga qadayo waxaa laga raba in aad isfaniso balse wilka waa uqalma 😊
@kubayoacademyfordevelopmen1085
@kubayoacademyfordevelopmen1085 11 ай бұрын
Masha alah wadan nicma leh iyo dad doqomo ah iyo ganacsade iiman la iyo siyasi iib ah .somaliyey tooso
@trumpppl2024
@trumpppl2024 11 ай бұрын
AYAANLE HUSSAIN abdi well done brother masha allaah
@caaqilkaa
@caaqilkaa 11 ай бұрын
aad ayaan u jeclahay dadka isku kalsoon sida maasha,allaah ninkaan camal sxb dhiirigalin wacan ayaa noo tahay mahadsanidiin adiga iyo Ayaanle
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 11 ай бұрын
Waa Nin Cajiiba Runtii 👏💯🙏
@ibrahimabdi3480
@ibrahimabdi3480 11 ай бұрын
Ayaanle mahadsanid
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 11 ай бұрын
Wariye sare Ayaanle xuseen thanks
@khaderabdi5574
@khaderabdi5574 11 ай бұрын
He’s so confident 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 11 ай бұрын
Mashaa Allaah Allaha ubarakeeyo
@sucdisafi3692
@sucdisafi3692 11 ай бұрын
Asc masha alah waa nin aqli badan ilaah ha u siyadiyo
@alesuge9918
@alesuge9918 11 ай бұрын
Mansha Allah runtii waa wax lagu farxo sida uu dadaalka iyo juh diga u galiyay waana uu Ku guulestay Mansha Allah
@fnw8688
@fnw8688 11 ай бұрын
Hanoolaato ❤
@mohamedabdullahi2396
@mohamedabdullahi2396 11 ай бұрын
Salamulaahi mr Hasan
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 11 ай бұрын
Naag cadaana ayaa nagu tiri hada kahor waxaan idin barayaa sida shaqada looraadsado waxay tiri waa inaad si aligantiya ulabisataan waa inaad si dhabartoosan u fariisataan waa inaad qofka kulahadlaya sitoos ah ufiirisaan waa in jaakada marka ugu horaysaba kursiga surtaa waa inaanaydan marba dhinac fiirin marka habka qofku kow ayay katahay helista shaqada
@niyaaladem
@niyaaladem 11 ай бұрын
Waa run, shaqo doon hadii tahay waa in aad professional tahay/u egtahay. Yaa shaqo siin karo qof u ek rifan iyo lisan😂
@nuurreabdikarin3971
@nuurreabdikarin3971 11 ай бұрын
Aad ban uga helay runtii waa muhiim in qofku hammi leeyahay guushu xag alley jirtaa lkn dadaal ayaa la is faray mahadsanidin adiga iyo ayaanleba
@aminaderia1496
@aminaderia1496 11 ай бұрын
Masha Allah tabarakallah Allahayo inamadayada somaliyeed noo xifti meelay joogaanba sharaf iyo cisiku noolaada Sida inanka uwada dadaala Allah haydinla qabtee
@baxdawbulaale254
@baxdawbulaale254 Ай бұрын
Aqoontiisa aan ka faaidnee ina adeeryaal igu xiriiriya
@awgoogle
@awgoogle 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂. Cidii faan rabta Hanoolaato ha u tagto hhhhhhhh 😅😅😅😅😅😅
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂 waa iga qoslisay lkn waka soo horjeedaa fikradaada, Hanoolato macluumaad wanagsan loogu imaadaa sida aan u arko
@selfieboychannel8338
@selfieboychannel8338 11 ай бұрын
Basayuulkan waa kaa waale umaleeha😅
@fnw8688
@fnw8688 11 ай бұрын
Hanoolaato wa media kaliye Somali wax fican uso guudbiyo
@amransiyaadwarsame-vn1ki
@amransiyaadwarsame-vn1ki 11 ай бұрын
​@@selfieboychannel8338basayuul, timihiisa inaa ku mashquusho waa laga fiican yahay. Mar Mar ilmaha yar marka madaxa ka xiiro. Oo dhunkado aan dhaha basadiir kkkk basadi waa ka xiiray kkkk bunkii waa ka dubay kkkkkk Markii an in sidan yeeli jirnay mugan Xamar joogi jirnay aad u qoslan ciyaalka yar yar wana ka helan. Waa wax is ku soo dhaweeyo oo aad aqoonw fiican ku jirto. In cuunuga timaha laga xiiro ilmo kale ku cayn doonan. Wuxu soo qatan mac iyo dhunkasho iyo hees yar oo loo tiriyey. Isagoo niyada u dhisan tahay uu caruurta kale dhax galaa mana cuqdadeysna. Waa Awood Illaahiya ah oo u sidas u baro dadka wax yaabo yar yar oo hadana macno badan sameeya. Inta madaxa laga xiiro oo la dhoho lee timo ma heysarid lama sii daayo. Hooyo iyo Hooyadiii soo barbarisay❤ Shaqo badan iyo wax ay kafanan waa barteen, wana sii gudbiyeen.
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 11 ай бұрын
Dhulkii udugga dheh ,Nin kulahaa Ciyaal buu waraystaa kanina aan isaga waxba dhaamin ,war woqooyi iyo Bari warayso,markaad dhulkii hore rabtid (puntland)
@jabartiinadabshid2044
@jabartiinadabshid2044 2 ай бұрын
2 jeerbku ceshtaah
@IsmaacilAbdi-m6c
@IsmaacilAbdi-m6c 11 ай бұрын
Waxaan jeclaan lahaa inaad waraysato PR.abdiqadir jibriil xaaji dualeh. Graduated from Columbia University.PHD holder,chemical engineering. Haddana degan ceerigaabo oo beeyaysato ama xabkaha ka shaqaya
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu 11 ай бұрын
Xabkaha maxa weya
@niyaaladem
@niyaaladem 11 ай бұрын
​@@Amiin-dk6tuluubaan waaye ee afkaaga si hagaagsan u baro. Mahadsanid.
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu 11 ай бұрын
@@niyaaladem shukran wll
@Amineta.0
@Amineta.0 11 ай бұрын
Kaamki show garoon walee anaa soo marey 1991 kii xasuus UTAANGA kaamna markii danbaa naloo rarey my mbasa
@TheSaaqeey
@TheSaaqeey 11 ай бұрын
Qodobo badan oo faa'ido leh ayuu taabtay. meeshaa shaqada karabto waxii ay rabaan inaa sii ogaato waa muhiim.
@amransiyaadwarsame-vn1ki
@amransiyaadwarsame-vn1ki 11 ай бұрын
Maalin, ayaa qof dumar ah barafun ( catar), ma risay. Waa la yabay. Waxay tiri anaka sidan mar mar sameyna oo lacagta waa la carfiyaa kkkkk waa badaneysa ay dhahday. Taas aamin san yihin. Waa dhaqan Carbeed. Lacag Jecel.
@HamzemuktarAden
@HamzemuktarAden 11 ай бұрын
yaanle waxaad na horkeentay nin aad u aftahana aadna isuku kalsoon qaybtii hore waan daawaday aad ayaaan uga helay
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 11 ай бұрын
1992 ayaan wadanka soo galay in mudaha waan shaqeeynayey 1998 master degree baa qaatey lix sano gudahooda waa sheekadii ina xaaji ingiriis kkkk
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu 11 ай бұрын
Wll ninkan hore buu dhisna
@abdoshMo
@abdoshMo 11 ай бұрын
Ninkaan mawduuc muhiim ah buu kahadlay waana nin daacada faahfaahinta dadki faan yay moodid dadka qaybtii waayaha noloshoda wax baa laga faaaidaaa
@yusufmohd192
@yusufmohd192 11 ай бұрын
War ninka maba yaree😂 1998 ayaan jamacada dhameyy aa
@NihaalPea-jp3jt
@NihaalPea-jp3jt 11 ай бұрын
Hhhhhhhh wagaa Timana wad LaHayd kulahaa ayanleh salan sare
@adancabaas8584
@adancabaas8584 11 ай бұрын
Faanki woxoogaa ayaad kadajisay marki aad dhahday markaa tima ayaad lahayd
@mohamoudhassan551
@mohamoudhassan551 11 ай бұрын
Somaliday iyo fircoon isku meel bay kasojedan
@sadiamohamed2077
@sadiamohamed2077 11 ай бұрын
😂😂😂😂
@salmaandsuhayb2845
@salmaandsuhayb2845 10 ай бұрын
Everything he thing he does was told by the white men 😂
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 20 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 25 МЛН
Waxqabadkaaga suu u bato: Sadex iskadaa! Sadexna Samee!
12:54
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 79 М.
Mohamud Abdi Elmi Wareysi #2/2- Gen Caydiid iyo Dagaalki Ranjaris
1:00:45
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 20 МЛН