Xasuuqii Garab Case 84 Askari Oo Aaga Dagaalka Laga Soo Saaray Kadibna La Toogtay Bishi March 1978

  Рет қаралды 97,293

QARNI JOOG

QARNI JOOG

Күн бұрын

Пікірлер: 131
@fahmahassan6335
@fahmahassan6335 4 ай бұрын
Mahadsanid walalkey Masha allah ilahay codkada haku xafido runti wax badan ayan bartay adiga darta🙏😘
@faisalmohamed7125
@faisalmohamed7125 Жыл бұрын
Wxd tahay Ninkan ugu jecelahay KZbin bogiisa wallahi Lkn buugaagta no so badi aad baad ugu mahadsantay
@farhioabdi5307
@farhioabdi5307 Жыл бұрын
Wlhi anaa hada niyad jabay waxaad modaa inaan malintaas jogo😢😢😢😢😢😮
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 5 ай бұрын
Soomaalidu qudhunkan uun bay ahayd taasi ka sakay hadda waa sidee soomaalidu saw duli manuhin??* haa haa haa kolay majeerteen uun baa sameeyay
@Ahmed-j3s6x
@Ahmed-j3s6x Жыл бұрын
Waa taariikh cajiiba allaha unaxariisto 😢 dhamaantood
@cabdirahmanmoumin6234
@cabdirahmanmoumin6234 Жыл бұрын
Waxay ahayd niyad jabin lagu niyad jabinayay ummsda soomaliyeed waana dambi laga galay soomalinimada
@Cumar307
@Cumar307 4 ай бұрын
Walaahi ana moday Hal askari😅 Ebad baday E askarta dhaxgalay kadibna😂😂😂 shibyiei😂😂😂 allaha unaxariisto dhamantood halgankii ay galeen aya logu abaalguday wa mucjisada nagu habsàtay😅😅😅😅
@deqah
@deqah 4 ай бұрын
Cidamadas waxey ahayen Hawiye iyo isaaq Allaha unaxaristo Amiin
@ahmedisse1745
@ahmedisse1745 3 ай бұрын
See ku ogatay
@NaciimoCali-y1p
@NaciimoCali-y1p 3 ай бұрын
Majertenbey u badnayen wll
@Ahmed-ig9yi
@Ahmed-ig9yi Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto dhamaan intii ku dhimatay dagaalkii Somalia galbeed ito inta shirqoolka loogu dilayba midakale waxaad dadka ila fahansiisaan soomaalida taariikhdan ku taxan inay badalaan magaca ogaden dayr ayaan shashayoo aniga way iga diideenee xornimada dalka intaa ayaa caqabad ku ah (qarni joog) arintaas adigu garage igu sii inshaa allaah.
@aaminbidixo9187
@aaminbidixo9187 Жыл бұрын
Aad nooga soo hubi zxp soyaalka tariikheed ee aad soo ururineyso waayo waxay noqon kartaa dhaxal gal keep going
@dargo114
@dargo114 Жыл бұрын
Waa mid laga xumaado dadkii falkaas geystey oon cadaalada la horkeenin. Allaha unaxariisto askartii xaq-darada lagu diley.
@HUSSEINMOHAMMED-p6q
@HUSSEINMOHAMMED-p6q 7 ай бұрын
ومن يقتل مومنا متعمدا فجزاءه خالدا jahanamo allaha ku waarssho kuwi dilay askartaa
@MicraajMacalin
@MicraajMacalin 6 ай бұрын
Ma shuuciyiin-baa muslimiin ah?
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 Жыл бұрын
Waxaan dhageystay wareysi kala duwan oo lala yeeshay saraakiil kala duwan laguna waydiinayo cidda amarkaas bixisay dhammaantoodna ma ogi iyo anigu hargeysaan jiray iyo muqdishaa la iiga yeeray ayey ku jawaabeen aaway sarkaalkii fuliyey amarkaas iyo askartii lagu fuliyey amarkaas oo toogashada geystay maxaa loo waayey hal askari oo dhabta ka hadla oo dhaha aniga hebel baa igu amray waliba waqti dowladdaas la riday kadib ayaa wareysiga lala yeeshay dhammaantood oo cabsi ay xaqiiqada u sheegi waayaan ma jirin oo dalku jabhado ayaa haystay inkastoo qaarkood hadda mootan yihiin hadana waa la heli karaa kuwa nool laakiin arintaan waxay u muuqataa in siyaad barre iyo koofiya castiisii oo isku qoys ahaa ay fuliyeen xasuuqaan ayagoo ka cabsi qabay in marka ay dalka dib ugu soo laabtaan saraakiishaas ay afgambi ku sameeyaan siyaad barre laakiin arrinta numberka 30 in lagu soo xulay dad badan ayaa ku fasiray arrin faalalow faalalowna waxaa rumeeya dadka xukunka gacanta ku haya oo wixii faalalow u sheegaba ku camal fala xukunkana maxamed siyaad ayaa difaacanayey inkastoo ina cali samatar sheegay inuusan ogayn asagoo ahaa sarkaalkii ciidanka xoogga dalka uguna darajo sareeyay amarkana ugu sarreeyay kama rumaysanayno cali samatar ma ogayn ina xaaji massalle iyo maxamuud geelle yuusuf oo midna 4 saraakiil ka soo eryay jigjiga ee ku amray inay hargeysa tagaan geelle oo madaxii maxkamadda badbaadada ugu sareeyeyna uu hargeysa ku sugaayey 4tii sarkaalna uu xukun dil ah ku xukumay hargeysana lagu toogtay kadibna tallaabada 84ta sarkaal ee garab case ayaa ku xigtay waxaana khalad ahayd dhulkii ay cadowga ka xoreeyeen dowladdoodii xaqdarro ku toogato ayadoo waliba dallacsiin been ah loo sheegay cuqubadaasna kuma ekaan kuwii xukunka hayey ee xitaa jiillashii dowladdaas kabacdi hanaqaaday ayey mustaqbalkoodii saameysay iyo reer woqooyi ka aamin baxaan dowlad dambe oo ay koonfur kula midoobaan allaha u wada naxariisto ciidamadii soomaaliyeed ee dagaalkii 77 ku geeriyooday iyo kuwa kabacdi geeriyooday ee dagaalkaas qaybta ka qaatay ee jeclaa inay shanta soomaaliyeed gaarsiiyaan xornimo buuxda dadkeenna qabiil iyo kursi lagu dhago iyo nin jeclaysi nin necbaysi waxba waa ku gaari waayeen wixii hore qalad u dhacay runta laga sheego ayaa wacan si wadahal iyo isgarowsi iyo iscafin loo helo kadibna kalsooni dadka dhexdiisa ah loo abuuro si loo helo soomaali wayn dowlad xoogleh wada dhisata.
@bulbulwaberi
@bulbulwaberi 8 ай бұрын
this should been taught in schools
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 7 ай бұрын
Waxaan isleeyahay waxey eheed qorshe cabsi gelin iyo argagixiso ah oo rigimka ka danbeeyo
@abdulog8461
@abdulog8461 Жыл бұрын
Anigu mudo 10 sano ka badan ayaan arintan dabada socodan,qof runta uga dhow waa waayey cabdi salaad
@jamaalabdi
@jamaalabdi Жыл бұрын
Ilaahay kuuma naxariisto Siyaad Barre maxaa dad ku maqan Nasuuliyadda Siyaad Barre ayaa lahaa ee yaan cid kale lagula galgalan
@nimoabdullahi3317
@nimoabdullahi3317 Жыл бұрын
Walasljay baa ku jiray 😢😢😢
@DayaxKeyow
@DayaxKeyow Жыл бұрын
Maxaa ugu faantaa Haddad inkaarayso Ala maxaa somali waxba fahmayn
@CabdillahiMaxmuud
@CabdillahiMaxmuud 8 ай бұрын
Waa xaqiiqa in ay jiraan Dad lamida kuwii wax laayey iyo kuwo kale oo aan garashadoodu gaadh,siisnayn halaka wax maraayeen xiligaa iyo Xiliyadii ka dambeeyey oo noqday Dhamaadkii Soomaaliya. ​@@DayaxKeyow
@omarali4265
@omarali4265 7 ай бұрын
Cali samatar, general ciro iyo maxamuud geelle yusuf kama baxsano xasuuqaas 😢inay wax ka ogaayeen
@omarali4265
@omarali4265 7 ай бұрын
Asc 😢alloow Somali caqli xumaa 😮kawa rama xasuuqii ay sameeyeen jabhadihii ssdf kulmis majerteen oo fitnada bilaabay in lagu kaco siyaad barre, iyo Isaaq SNM iyo USC dii hawiye iyo kuwii shabaab dhibkii ay geysteen 😅iyo xasuuqii ay sameeyeen siyaad barre Allah u naxariisto saw ilaa hada wadan ka ma soo kaban la'o Somali cawaan sanaa
@malyunukash2975
@malyunukash2975 Жыл бұрын
Ninyahow waxaan aad sheegi makugu walaah ba. SUBXAANAALAAH. XasbiyaAlaah wanicmal wakiil. Inalilaah wa ina ilehi rajicuun. Inte laga galaya malinka QIYAAMO Masiibada la geystay?
@QarniJoog102
@QarniJoog102 Жыл бұрын
Sxb Taariikhda Ka Baar Koley Anigu Waan Kusoo Gaarsiiyee
@AyanAbdi-n7b
@AyanAbdi-n7b Жыл бұрын
cuqubo ka weyn miyaa jirto rag dhulkoda u huray naftooda oo u rafaatsan oo hdana la iska leynayo siyaad bare dhibkuu wadankaan u geestay ilaaa manta watan taagan rajana malahan😢😢😢😢
@molmoahmed
@molmoahmed Жыл бұрын
Ma aamineesaa dagaalka gala hadana in ayaga la layo siyaad wadanka Wu dhisay Hada kuwa haysta way bilili qaystaan dumarkana way gataan qabyalad yay ku qadin noqo muwaadin somaliyeed siyaad bare wa marxuum dusha haka saarin waxan cadayn loo hayn sidu dhahay wariyahan an aqoonta la hayn views raadiska ah wana nacas an ka fakarin wuxu dhahayo ✍️👎👎👎
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 Жыл бұрын
Cuqubo ayaa laga galey dad diin dal Waxaadna ogaataan in qof aan aqoon lahayni uusan xukun xaq u lahayn eeg dad dal diin aawey ma haysaa ❤❤❤ inaa lillaahu waa inaa ileyhi raajicuun ❤❤
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 Жыл бұрын
Allow na daba qabo 😮😮😮
@truecomment3650
@truecomment3650 Жыл бұрын
Subxaanallah.waa dulmi laga galay umada Soomaaliyeed waana in sharciga la horkeenaa haday dhinteen iyo haday dhinteen.waa qayb dulmiyadii la galay ka mid ahaa oo burburkii qarankeena horseeday. DULMIGA HALA DIIDO MEEL IYO WAA AAN JOOGNABA Jazaakalaahu khayran. war fiican baad noo soo gudbisay. Rukuna waan ka ahay Qani Joog❤
@maanka1095
@maanka1095 7 ай бұрын
Allaah unaxariisto 😢
@Mursal1445
@Mursal1445 Жыл бұрын
Runtii waa af-kala qaad uun No comments
@cheyyene
@cheyyene Жыл бұрын
Rahimahu Allah Dhamaan wixii ku dhintey dagaalkaas,
@mustafesulyman
@mustafesulyman 7 ай бұрын
Khaqiiqada.waxba.dhiman.askarta.dhawac.ahasn.ugabadbaaday.waa.afar.mid.markiiba.waala.oday.saacado.kadibina.waladilaysadexna.waykabadbadeen
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 Жыл бұрын
Kursi jaceyl ayuu halyeeyadii u xasuuqay
@siciidkayse1562
@siciidkayse1562 Жыл бұрын
Madama uu sirdoonki somaliya aha kan ugu adag afrika raga la layay waxa so galay raad mana jirto cid saba la'aan lo laaya ee somaliyeey dagdaga iska daaaya
@shuriashuria5800
@shuriashuria5800 Жыл бұрын
Markaa maxaa baqtiyaa nasiib number 30 ah wada siiyey wll illaa xttaa saf lama geline
@badarsiciid3718
@badarsiciid3718 Жыл бұрын
adeero isaaq ayaay ahaayeen siyaad bare na waxuu bilaabay ugaadhsi
@djamasa5235
@djamasa5235 Жыл бұрын
Kkkk
@QoobjalowQoobjalow
@QoobjalowQoobjalow 8 ай бұрын
​@@badarsiciid3718cuqdad siyaad bare ayaa ku haysee waad xanuunsantahaye yaa kugu yidhi isaaq bay ahaayeen ma bakhtiyaa nasiibkaa isaaq ku dhacayey
@Ahmedali-bj2bo
@Ahmedali-bj2bo 7 ай бұрын
Waxaa loodilay waysha gawrac dibigu haku quustee
@nimoabdullahi3317
@nimoabdullahi3317 Жыл бұрын
Subxaanallah 😢😢
@xadaari289
@xadaari289 9 ай бұрын
Cajiib 😢😢
@issehassen4203
@issehassen4203 Жыл бұрын
Waa jigjiga garabcase
@omarali4265
@omarali4265 7 ай бұрын
😢asc, waa cajiib laakiin arinta an waxaa haboon in wax laga waydiinayaa majerteen iyo Isaaq, waayo hawiyaha waa la is ka watay
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 7 ай бұрын
See la isaga watay saraakiil buu lahaa
@omarali4265
@omarali4265 7 ай бұрын
@@AbdiShakur-f1s waxaa howsha watay kernel ciro , maxamuud geelle yusuf oo majerteen ahaa iyo xoogaa Isaaq ahaa, waa run in hawiyaha xukunka ayaa laga ilaalinaayay
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Жыл бұрын
Warnagatag soomaaliya guushii ay gartay oo meel ayka dhacdayba ay yartahay maa lagu dhahay dhiiqo soo marmari ma waxad ku qari lagu yiri sida ay ciidankii soomaaliyed ee anagoo qustagan walaalaha turkey 🇹🇷 iyo Eretareya noo soo dhisen ee dhaxantii iyo cabsidii aan cadowga deriska ah ka qabney naga bi iyey oo dhalinyarada sharafta iyo aqoonta iyo tababarka aad iyo aad usareya lasoosiiyey wadaniga wada ahaa qurux doda soomaali oo dhan ay ku indho qabowsanayen cadowga shisheye iyo munaafaqiinta noo egna argagaxa geliyey markay xasan murugo iyo mahad cadowga soomaaliyed ay xasuuqeen oo baabi iyen soomaali oo dhan murug geliyen cadowgiina ku farxad geliyen. Baatana laguu soo dhibay oo ku dabol murugadaas lagu yiri. Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.
@AbshirMohamud-np9zt
@AbshirMohamud-np9zt 11 ай бұрын
Wxn kunalahy oon jooga dhulkii halganka E somali galbeed ama Ogadenia dagalkas waxa kudhimtay awowgay iyo adeerkay ana waan uhalgamy dhulkayga lkn masurto galin hadan isma dhiibyyno waan kagulaysandona xabshida iyo daba dhilifyada ushageya way jabidonan
@faisasaed1200
@faisasaed1200 Жыл бұрын
Hargaysa waxa lagu dilay saraakiil badan markii dagaalku dhamaaday, waxa ku jiray abtigay seedigii oo kornayl ahaa aun taariikhdaa soonaadh
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 Жыл бұрын
Waa xanuun
@Cumar307
@Cumar307 4 ай бұрын
@@faisasaed1200 allaha unaxariisto
@JamaSeed-ds5nc
@JamaSeed-ds5nc 13 күн бұрын
Waxan Daawaday Cabdilaahi Yuusuf dhagaysto wuxu yidhi ilaahba anaa laygu yidhi lakaalay cidan la laayo
@dhamme0
@dhamme0 Жыл бұрын
Lambar 30😢 dil wadareed loo gaystay askar naftoda u hurey si ay dalkooda u xoreystan . Runtii wa in labadhaa cidii falkaas ka dambeysay si cadna cashar looga bartaa falkaa aragagaxa leh.
@abdullahimohamed4172
@abdullahimohamed4172 Жыл бұрын
Galaal waa lagu xaman jiray, waxaa kaloo lagu xaman jiray Ciro, wixii ka run ah Alaa og.
@abdullahimohamed4172
@abdullahimohamed4172 Жыл бұрын
Sababta waxaa loo tiirinayey Amar diido.
@Jaceelman
@Jaceelman 4 ай бұрын
SNM aya kadambesay
@yusufhassancumar3603
@yusufhassancumar3603 Жыл бұрын
Maadama ay geesi ahaayen wadaniyiin ahaayen si malatariga xukuumadii isaga hor keeno ciro iyo saraakill kale
@shuceeybaxmad3447
@shuceeybaxmad3447 Жыл бұрын
Cajiib masha yaabay inkaarta somaliya ku dhacday ee illaa maantay ay isku laaynayaan illeen waa cuqubadii kadhacday garabcas iyo culumadii oo kasii horeeysay iyo cuquu booyinbadan oo kuwaasi ay sii dhaleen illaa soomalida gayiga ay dagta oo dhan hadaan is cafin laga sameen musii badu waa ay sii soconee waana ay daba jarmay saa aaqir
@idawali
@idawali Жыл бұрын
Maalintii ragaa la laayay ayay Somaliya inkaari Ku dhacday
@jaamacnuur3835
@jaamacnuur3835 Жыл бұрын
Waxay ubadnayd sidaan hore umaqlay inuu ka danbeyay m.siyaad bare.asagoo kabaqaaya inay inqilaabaan cadho kula dgacaan.waase murugo aad naxasuusi say.
@abdulfatah4359
@abdulfatah4359 4 ай бұрын
Askartaa xamaali hii lagu aasay yeedhato baa la hadhaa ilaa hada dadkaa lagi aasaa
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 Жыл бұрын
Cirro dagaalkii buu ku jiray cadowgaa buu la diriyayey, Siyaad Barre baa laayey saraakiisha
@Optimist-q5j
@Optimist-q5j 7 ай бұрын
Dawlad aan diin iyo laheyn bey aheyd😢. Dawladan hada la dhisayana diin iyo iiman midna maleh😢 Somalidu waa cawaan Diinta Islamka Afka uunka Sheegta😢
@QarniJoog102
@QarniJoog102 7 ай бұрын
Haa
@yusufxasan5198
@yusufxasan5198 Жыл бұрын
Wlh taasi sixiroole waayr waxkale ma aha
@shariifali3082
@shariifali3082 7 ай бұрын
Haabrta was mada anaga nooga waramaya ragayagi aad layseen majeerteen aya uqoolan
@Ahmedali-bj2bo
@Ahmedali-bj2bo Жыл бұрын
Ninkaas wuxuu ahaa gaashaale dhexe ali aboole oo ahaa gudoomihii maxkama ciidamada waqooyi galbeed
@Suhuur1
@Suhuur1 Жыл бұрын
Askara dalkoodii u dhimanaysa ayay layska layay siyad bare muxu dalka si kasta u sii babiiyay waa waxa laga xumado 😡😡
@MohamethoAdemMohamethoAd-rp5mx
@MohamethoAdemMohamethoAd-rp5mx Жыл бұрын
Asc dagaalku 1977 inqiilba ayuu ahaa beenale Ciro iyo janarl galaal majeerten ayaa wadey. Siyaad bare iyo reer woqoyiga majeerten ciidamada ayaan kamid ayaan ahaa magacayga waa badeeco 1977
@bilifPoi-zq6xx
@bilifPoi-zq6xx 2 ай бұрын
Siilka hooyadaa iyo xasuuqba was waa nin mareexaana ninkaan shooladiisa isaga fogow
@billegure2564
@billegure2564 Жыл бұрын
Ha dhihin 80 sargaal. 80 Askiri
@saeedasomali8134
@saeedasomali8134 Жыл бұрын
elen nimanka somalida waxey tahay lan layihin waa ucqubadi ku dhacda elen waxan odayashi xasuqa gestay lee dhalee
@NaciimoCali-y1p
@NaciimoCali-y1p 3 ай бұрын
Intii ku dhimty ilhy haw nxristo kuwii dilyna ilhy jahnabo ha geeyo iyo wixi so xukumeyba kwrn dadka dadkodu ku jiren oo qisdan dhagysana iygo hory loga shekeyey siyad bare umda somaliyed wuxu ka glay ilhy hka jaro mesha lgu cadabayo ilhy nama jojiyo
@AbdishukriMaxamed-tx3jy
@AbdishukriMaxamed-tx3jy Жыл бұрын
Waxaasaa ina haysahadaan nahay soomaali
@imthecaptainnow6446
@imthecaptainnow6446 Жыл бұрын
Urur futomaale siyad bare wa abhii umadaa darood wa jogga
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 7 ай бұрын
😂😂😊
@Jaceelman
@Jaceelman 4 ай бұрын
Umada SNM ka
@moaarahmed9393
@moaarahmed9393 7 ай бұрын
ASKARTAAS LA LAAYEY YEY U BADNAAYN
@Jaceelman
@Jaceelman 4 ай бұрын
Cadaan
@Kadermohamed-f8h
@Kadermohamed-f8h Жыл бұрын
War.siyaad.bare.ayaa.bixiyey.lagu.dilay.askartaa.marku.ku.kashifayant.wayant.cAdam.inous.askartii.u.tayant.bArnaud.waxaana.cadeeyey.general.galaal
@sakariyemedia
@sakariyemedia Жыл бұрын
Ninka iyo juxa dadka way maran habaabinayen waxayna ahaayen dadkii xabishida ugalay qilaafkas leenta askarta mishin daganaa inta dagaalka bilaaban oo lagu naafeenayey ciidanka xooga dalka waxaana kadanbeeyey qolyihii markii dambe qaar kood cinqilaabka lagu helay iyo kuwa goostay
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 Жыл бұрын
Wadanka alllh noo gajo
@abdisheikh8211
@abdisheikh8211 Жыл бұрын
Qabiil dartiis miyaa Loolaayey
@badarsiciid3718
@badarsiciid3718 Жыл бұрын
dee isaaq ayaay ahaayeen walaalo waa waxa keenay SNM yo dagaalo sokeeye waliba xasuuqii jasiira yo kuwo kale ayaa dheer oo aan cidi ogayn😅😮
@Jaceelman
@Jaceelman 4 ай бұрын
Maya Edeb daro iyo amar diid SNM
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 Жыл бұрын
😢😢😢 waka xumahay wlhi 😭 sidas
@AbdulkadirAhmed-cr6ge
@AbdulkadirAhmed-cr6ge Жыл бұрын
16:09 16:29 😅😮😢🎉😊 ❤
@Jaceelman
@Jaceelman 4 ай бұрын
Somali oodhan ba ka xun dhibka dhacay
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Жыл бұрын
mee ciidankii soomaliya awooda badna
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 Жыл бұрын
Ciro shuqul kuma lahyn halaal buu ahaa ninka howsha loodirey
@abdifarah306
@abdifarah306 Жыл бұрын
That's not quite true I have the person was there yhat day
@Dhabarey-v4b
@Dhabarey-v4b Жыл бұрын
Waxaa kadabeyay San maqlay sarkal ciro
@Ruuneey15
@Ruuneey15 Жыл бұрын
Uma maleenaayo inuu siyaad barre ka danbeeye maxaa yeelay dalka dagaal ayuu ku jiray, ciidan kiisa miyuu iska micno la'aan laayanayaa Siyaad bare? Kuwa inqilaabka waday ayaa dilay sida ciidanka usii niyad jabo aniga sidaa ayay ila tahay. Si dowlada looga shakiyo oo loogu kaco waana dad cadowga la shaqeenaye kuwa amarkaas bixiyay
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 Жыл бұрын
Ciida.adii intii laniyad jabshey ayaa dagaal loodirey
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Hadal firi loodhihin caano fiiqsi loodhamin feeraheey wax yeeleyaan cida laharto wey kula hareysaa dubkan madow muxu kaga duwanyahay dubka cad hadii uu uyertay dub madoow hauqadan inuu kuusooijartay ee usheg inaa iskusohareysan dubkisa midka cadna katagaya coladana inaga nagu gubayo siadan ugarin nolol somali mahin waxa laga daren qabo ee cidi eeyutagan dhaqanka lawadagan oo abureyso iney kusorogal celiso waxa ay yihin lana xelad ah islamarka uyeranaya intuu qarka kushaqeynaya shitaaro qardifosa isaga kasokeya sameysanaya warkan igushitartay kanuyeratay balayo uyeratay garab kubuxsatid dubkey inaigudirto kalb wakudhaqan aqaana intey isgartan iskatagan balse farsamayaqanka iskukalsoneyn aamisan inusan dhaman laboro fiino baa balayada buubuniya kas murun awod kujirto isticmalo markas qolada aamisan amaanka kor kaeegtaan sidas sikadis kusoqabtan bistolo kukenan ninkan shaqdis hadhamestirto saa maya oo doco murun mel mawada maran mesha murunka udida markas wax inu sameyo oofudud socelinti lasoceliyay shaqalo ciyal xafadana sihelan fursad iney kudhameystiran shaqada waxna kahaleynen kuguwargaliyan bistoladey oogaraneyn melay kayimaadeen naftada naftisaba qalqal galiyay adigo wax dhacay moogna danbile dad bistolad lashaqeysta lagadhiga dadkikale adiga miya kusodirtay xage gorme maba aqano saa ixsan kimurunka dhaliyay uqadan inalashaqeyso bistoladey ilahow nafuro fidna wadahan nimankan iyo anigaba baxarka nagaliyay dircadahan maxa kabaranaa ini iyo shaqaliheyba na adoonsaday lashuka ninki bilabay dircade ninka lasiya qadaraslaha dhulka kor yuu ukicin biyaha igusoforarsanaya balse seekayelna imadhihin katib marki wajigis yaris noqday ilah dartis ani iyo carurtey shaqalihi shaqadi wadan ubuuxinay meshi aan fahmay lalushka saba udhibay isago carurtey laeg hadana noojaxajaxon adiga hota kashaqeynayan soista nofadhiyo horina xariska igushegay inuu meshan gashtay mutunel uu kaqatay lalush kasiyay badroniga gacanten ogasobixinay xariska iyo ani ciyalka ilalso bistola timid iney iskutagan isna nafti weyn adna kuweyn carurta ilen wadan carab kakentay wax sobarana oogaxishoneyna xaq iskailaliya ninku iskuwadana aheden hauegina iyago sacadas afkadhulka ugalinkaro oona kadhiran isaga masloxo ina usishaqeyno meel suuq suqna fodadis saaid bistolo udacwon lojedin shaqeyneyso cabsi laalush dab yar mashiday maxa maqli jiray doqontaa dad dhasha kiqar qaray fasax kii lalush waka arsana dhihi karin ina ani ushaqeyo kudayancaradi ciyalka gobta joga kudamisid ilen rag meshudonu kamari hadana isago kiliyaha ixanunay taqtara isoqoray mesha iskaxiray eelataliso niyad jab kudhacay taqtar kakaftomo ushegtid cadi markunoqday anigi inaijarto kaguro goaansaday masiba nimadis marka arkay caruta urabay kan armu kaladhaca wax kala dhaca xolo walahela lawaya qali muruqba weysaa cidkasto hooskagurto ilah ogabaqeyna tabartis ilahey wuuigu firina hagaroow iyo hooskagurow habar qabe maalahaadhaaday
@Kadermohamed-f8h
@Kadermohamed-f8h Жыл бұрын
War.maxaad.ka.doonaysaan.amarka.ninka.bixyey.wuvuu.ahaa.digtaateer.kII.xan.af.an.afganbi.askarta.soi.jabtay.ayuu.tusaale.ugu.dhigayey.siyaad.bare.cirna.shaqo.kumuu.lahaynuma.ee.siyaad.bare.cAli.samatarna.wuu.joogay.bÎle.raflan.wuu.ogaz.sil.aan
@ahmednuraden2814
@ahmednuraden2814 9 ай бұрын
Sheekadaan waa been sidaas uma dhicin sheekadu aabahay baa ku jiray ragii la laayay oo mad ahaan looga tegay
@cabdullahikaneec9316
@cabdullahikaneec9316 7 ай бұрын
🎉😢🎉🎉🎉
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 Жыл бұрын
Ninkaasi wuxuu sheegay inuu kahooseeyey dhaawaca ninka loo xilsaarey ee ragaa hoowshaa qabteyna wuxu ahaa jeneraal galaal
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 Жыл бұрын
Markii illaabkii dhacay dalka Waxaa la wareegey janaraalo isaaq hawiye gaar ahaan habar gidir marka maxaad aragtaan maanta yaa ka sameeyey in somali laga waayo caalamka USC iyo SNM maxay sameeyeen markii wadanku gacanta u galey tolaay
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 Жыл бұрын
Waa cadow dad ku heshiiyey in dadka aqoonta laga laayey tolaay ❤❤
@Jaceelman
@Jaceelman 4 ай бұрын
SNM way aarsatay ...eexukun may doonen
@AliAbshir-z3j
@AliAbshir-z3j Жыл бұрын
Been bad la wzreegeesaan beta iska daaya oo wax xaqiiqa soo daaya
@mohamedwarsame1370
@mohamedwarsame1370 Жыл бұрын
Qof xannuunsanaya miyaad tahay, dhacdadan miyaa been ah
@Jaceelman
@Jaceelman 4 ай бұрын
Haa dhacdadan waa been ,SNM baa umada been ushegtay
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 Жыл бұрын
Warkasi waa been numbat laguma xulin
@Jaceelman
@Jaceelman 4 ай бұрын
SNM
@AmiinJama-z1v
@AmiinJama-z1v 6 ай бұрын
Caro
@mahamudhussein2617
@mahamudhussein2617 Жыл бұрын
.
@KawsarAxmed-bs8vg
@KawsarAxmed-bs8vg Жыл бұрын
Sorry ciidankasi isaaq baa u badna sidan maqlay
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 Жыл бұрын
U badnaa mise ahayen
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 Жыл бұрын
Iska daa beenta isaaq iyo habar gidir ayuu aaminey maxamed siyaad alle dhamaan ha u naxariisto qofkii dhib loo geystey yaa rabi na dabo qabo
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 Жыл бұрын
Waa wadan gacanta u galey dad aan mustaqbalka aakhiro ka talin waayo qayaano waxay dhashaa tan maanta muuqata 33 sano ayaa caalamka ka maqanahay
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 Жыл бұрын
Akh allow inta hartey dabo qabo oo dib dambe xukun hanoogu dhiibin waxaan dan u hayn somali tolaay maantana Oromo ayaa cuneysa shacabkii somaliyeed❤❤❤
@MANEDITOR23
@MANEDITOR23 Жыл бұрын
​@@sacdiyosheikhdon9018 Walaley caadifad qabiil miyaa waxaagu maanto dhan ayaan warkaga daba joogay
Buuga Xabaasha Dadka Nool Ee Jeel Ogaaden By Qarni Joog
1:42:51
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 27 М.
Dilkii In ka Badan 80 Sarkaal & Qaybtii 2-aad + Ninkii kalidii ka Badbaaday
20:13
Dhamays Media Production
Рет қаралды 32 М.