Xasaasi: Dilkii In kabadan 80 Sarkaal Iyo Ninka kaliya ee ka Badbaaday Dhacdadaasi Xanuunka Badan

  Рет қаралды 50,256

Dhamays Media Production

Dhamays Media Production

Күн бұрын

Пікірлер: 68
@abdielmi5808
@abdielmi5808 2 жыл бұрын
Waa geesi somaliyeed ha noolado alla dile Yaa dinta
@husseinaden7560
@husseinaden7560 4 ай бұрын
Mnsha allah waa geesi somaaliyeed ilaahay haku xifdiyo
@Cirguje2
@Cirguje2 2 жыл бұрын
Libaax waa odaygan aan faanayn illaahay caafimaad iyo cimridherer ha ku siiyo adeer
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 2 жыл бұрын
Dhwr iyo sidetankaa intoda bdn wxy ahayeen Isaaq wllhi wxu ahaa dil qorshaysan kuna slysn reer nacayb wna mid kmida sababihii somaliya u baaba'day , ama rumyso ama ha rumysn waa xaqiiqaha ila mnta somaliya la hagagi la'dahay wligedna dib oo dnbysa u hagagayn wyo waa dal kuwa shegta diidaan iny ka garabaan sababihii dhbta ahaa ee somaliya u burburtay ! ha noolaato Jmhryda brkysn ee Somaliland 👈
@dsf9824
@dsf9824 2 жыл бұрын
labada reer ee saraakiishii ugu badnay laga laa yay waxay ahaayeen isaaq iyo majeerteen ee isaaq oo kaliya Ma ahayn
@mahdifarah8235
@mahdifarah8235 2 жыл бұрын
Waxa ladilay 83 saraakiil oo wada issaq ahaa, nacaybkana waxa uu hayaye waa MJ. Amarka waxa Bixi yaye ciro.
@dsf9824
@dsf9824 2 жыл бұрын
Mar aan daawaday waraysi laga qaaday Cabdulaahi yuusuf waxa uu sheegay in reera kale ku jireen haba yaraadaane
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 2 жыл бұрын
@@dsf9824 Hhh Majerteen hdad tidhaa tb baa igu dhcdy iyguna wxy mrkiiba odhnyn angna kansar ba ngu dhcy kkk mrka cebteed maaha waa cadadood waa lagu yqn iny wxksta xitaa dhimashda ku maseyraan waana sbabta logu bixiyay naanysta " Majeerteen " mcnihiisu yhy kuwa wxksta majeerta mgcoda cdiga ahi waa " Mxmd Harti kkk mrkaa kolyba anu sifcn bn u aqan rerkaa , tan lbd Ninka amarka iska lahaa uguna sareyay wxu ahaa Majerteen mrka sidy ku dhici krtaa inuu ilmaderadii iska laayo taasa kuu cdynysa in ay gabigoduba ahyeen Isaaq mdma Majerteenku aad u necebyihiin Isaaq xitaa waa rerkii smysty xiligaa koox u guura iny isaaq gumadaan iygo sita mgca iyo direyskii dwlda wxna la odhn jirey kooxdaa "" dhafoor-qiiq " gwdhida wxy ku qorteen "" dabar-goynta Isaaq "" mrkaa niyow taariikhdu waa buur badu qaadi karin wxksto dhcyna sifcn baa loo ogyhy cidii qbyld awgeed is tidhaa social medei--ha ku dhex abuur taariikho beena wy fashilmaan mrkaa Isaaq wxs iyo wxylo ksii xun ayay kla kso mareen midnimdii Somaliya daarood-na wligodba wxy qbn cuqdad iyo ncybka ku slysn xasadka rer sh Isxq ila mntda iydoo wliba Isaaq wxs odhn iska ilaway iskna samexeen 1991kii ismy lahyn Daarood Isaaq wuu idin saamix wllhi wy u qdn wayeen mrky SNM u yeedhay odayashii Daarood uguna baaqeen saamaxaad iyo dib u heshiisiinta beelaha wda dega Somaliland mrkaa wxkstoo Isaaq kso marey midnimdii Somaliya mnta wxnu ku ilowny wa hiilka illhy alxmdllh cidna calool xumo uma hyno cidna cuqdad uma hyno reerna ma necbin wngaa ku raaxysnyna nbda iyo nimcda illhy na siiyay , wabillahi tawfiiq
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 2 жыл бұрын
@@mahdifarah8235 aad iyo aad sxb waa xaqiiq wllhi ila mntdaa wxy qbn ncyb cuqdad ku slysn xasadka sojireenka ah lakiin wligod wllhi wniga dhrtee sids unby u ciilananyaan Isaaqna umba oga alxmdllh illhy baa naga koryeelay
@foosijaamac4983
@foosijaamac4983 2 жыл бұрын
Saraakiishi majeerteen oo u horeeyo maxed sh. Cismaan (cirro). Iyo c/laahi yusuf.
@sudawaabqurux423
@sudawaabqurux423 2 жыл бұрын
Geesi fiiro dheer
@abdiadan4837
@abdiadan4837 6 ай бұрын
Masha allah, the oldman is very lucky to survive his time of his death is only given by allah swt, the somali govnt must pay him for trauma he experience he wittnessed for unlawful killings of innocent soldiers by its govnts for no reasons at all, somali govnt must also compensate all officers and their families, sorry for these oldman
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 Жыл бұрын
Aloow u naxariiso dhamaantood
@mhassan0163
@mhassan0163 2 жыл бұрын
Allah maxaa dembi la galay, maxaa qiyaamaha xisaab Soomaali sugaysa, tolow ma diin la'aan bay ka tahay, tolow ma caqli xumo ayey ka tahay, tolow ma qabyaalad iyo naceyb bay ka tahay, Allaha weyni aakhiradeena hayna xasuusiyo hana inaga badbaadiyo naarta
@CarroEdeg
@CarroEdeg 29 күн бұрын
Mayee xun jacayl iyo cadaawad fog bay ahayd, Bal maxaa loo laayay ragaa somaliyeed ee dalkooda u dhimanaayay
@abdiyusuf9419
@abdiyusuf9419 2 жыл бұрын
Waa waxyaabihii aamin darada keenay ee ugu yaab badnaa ilaa hadana la fahmi layahay ujeedada ka danbeeysay
@MANEDITOR23
@MANEDITOR23 10 ай бұрын
U jeeda waxa weyaan jalle in ciidanka lagu cabsi galiyo si aynan af gambi u sameynin❤🎉
@hassanabdullahi4222
@hassanabdullahi4222 2 жыл бұрын
Waddani geesi ah. Malaa'ig baa ku sidatay. Waxaad ku heshay daacadnimadaada, lilaahinimadaada. Alle ha ku daayo.
@EngMukhtaar-q4i
@EngMukhtaar-q4i 28 күн бұрын
Caydiid nin adag qorigaaga hayso waa la kala shakiyey
@ismailjama9452
@ismailjama9452 2 жыл бұрын
Ciro yaa amarka siiyey? Ilyan.ciro cornel bu ahaa galaal wuxuu shaagay in cali samantar bixiyey amrka mise mj eedays bay Idinka tahay?
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 жыл бұрын
Waa kalmadii ciidankii soomaaliyeed liqikariwaayeen kasoobaxa.
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 10 ай бұрын
Adeer weligey ma maqal raga waa la isku xidh xidhay e ?
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Cirro majeerteenbuu ahaa wuxuu ku jiray ciidankii ama saraakiishii majeerteen ee rabay in ay inqilaabaan siyaad bare 1979 bishii April wuu ka dhicisoobay oo mooragan ayaa kashifay oo sayaad bare sodog u ahaa cirro iyo saraakiishii la socotay waa la toogtay
@ismailjama9452
@ismailjama9452 2 жыл бұрын
Morgan cabdulaahi askar oo kuxigeenka Morgan ahaa c/ darawal. Guutadii Morgan watay ee inqilaabka fashilisay Isaaq bay u badnaayeen
@abdikarimhashi2607
@abdikarimhashi2607 2 жыл бұрын
Qaybtii 2aad meedey
@Dhamays
@Dhamays 2 жыл бұрын
Waad mahadsantahay Cabdikariim Xaashi walaal Caawa ayaan soo galinay Qaybtii labaad.
@daahirmohamed7139
@daahirmohamed7139 Жыл бұрын
Ee may ahayn guuttada 15aad, Ururja 1145 aad yay ahayd. Ururkiisuu khalday
@abdiali3365
@abdiali3365 2 жыл бұрын
Part 2
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 2 жыл бұрын
Waa sax
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 Жыл бұрын
Abaalkooda xabad ma ahayn
@aadanahmedduale5999
@aadanahmedduale5999 2 жыл бұрын
Saraakiisha Anigu askartaan kajeclahay waayo waa raga xabada rida ee dhinta libtana sarkaalkaa qaata iyo lacagta badan iyagase waa masaakiin laguguuro
@axmadkadhe4633
@axmadkadhe4633 7 ай бұрын
walalaw ma ogtahay intooda badan sarakishu inay soo.maren dhibkaas iyo askarimadaas❤
@sakariye4279
@sakariye4279 2 жыл бұрын
Qaybta labaad laso deg dega
@Ahmed_deck1
@Ahmed_deck1 2 жыл бұрын
Qaybtii labaad fadlan
@ahmedabdisalad7056
@ahmedabdisalad7056 7 ай бұрын
Rag kalena way hadleen warkooduna waa ka duwan yihiin kan yaa run sheegaya waliba raggaa kale ma sheegin cirro waxay waliba isku waa faqeen inay ahaayeen rag kale raggii hawsha watay faylinta iyo dilkuna inay isku subax ahaayeen waliba raggaa kale waxay isku waa faqeen in ilaa afar nin oo golihii sare ee kacaanku ay halkaa joogeen hawshaana ayagu ay wateen sidoo kale ninkii abbaanduulaha ka ahaa qaybtaa gashaanle dhexe cabdi cali salaad asaguna wuxuu ku waafaqay raggaa dilka ka badbaaday oo wuxuu yiri raggaa golaha sare ee kacaanka ayaa hawsha maamulanayey ama iska watay wuxuu Lee yahay aniga iyo cirro iyo General caarre oo ahaa taliyihii ciidanka aagaa jooga oo dhan waxba kalamaanaan socon waxay damac sanaayeen nimankaa golaha sare ee kacaanku markaa ninkan iyo nin kale oo lahaa sarkaal baan ahaa rag soo qor baa la iyiri warkiinnu ku noqosho buu u baahan yahay ????
@CarroEdeg
@CarroEdeg 29 күн бұрын
Colonial Cirro Isagaa haystay Garab case
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 2 жыл бұрын
Ninkaan ma ninkii Hyonis Sacad yonis baa ee 40 kii Danbee ladiley Kasoo hadhey Gen Ciro, kii majeerteen ayaa diley isna Afgenbi ayuu isku deyey waana la diley 1 sano kedib
@daahirmohamed7139
@daahirmohamed7139 Жыл бұрын
Guutada 15,aad bay ahayd Gaaska 1,aad
@toorasmaxamed4725
@toorasmaxamed4725 8 ай бұрын
14:48
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 Жыл бұрын
Aad baan ooga xumahay ragaas bilaashka lagu laayey Cidii ka dambayday way ka shalaayi doonaa
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 2 жыл бұрын
Gurmad lan
@najmakhyr5030
@najmakhyr5030 Жыл бұрын
Ale dilaa dhinta naftu mana awasho mana aakhirto
@a.hakimawil5644
@a.hakimawil5644 2 жыл бұрын
Kan wariye ahi waa sidee, waar odeygu ha warramee dhagayso, intad adigu hadashay iyo intuu isagu hadlay waa isku dhaw yihiin.
@abdimuuse9541
@abdimuuse9541 2 жыл бұрын
Wareesi murugo leh maad tidhaahdid
@isaabdi1478
@isaabdi1478 2 жыл бұрын
Somalidu meelo kale ayay khaladka daartaa, ciidankan dawladii ayaa laysay, taloyaha amarka bixiyey iskamuu bixin ee amar sare atuu ku shaqaynayey oo ah amarka madaxweynaha iyo wasiirka gaashaan dhiga.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Kan waraysanaya odaygaaba caqli dhaama kulahaa ma katiinadbaa lagu xidhay mise xadhig
@cumarcilmi9932
@cumarcilmi9932 2 жыл бұрын
.
@calibashiirwarsame3335
@calibashiirwarsame3335 10 ай бұрын
Dadkii lawaraystay mid kaliyo midkale waafaqay lama hayo keeba run ah
@aminahmed2204
@aminahmed2204 2 жыл бұрын
M a odega iyo wariyaha sootabiteyba way mahdsanyihiin arinkas inuu mar soolabtana way fcnayd
@larsmartin3314
@larsmartin3314 2 жыл бұрын
Isaaq iyo Majeerteen baan arkayaa leh ragga la laayay anagga ayay ahaayeen, waar beenta iska daaya. Dadkani waxay ahaayeen Ogaadeen, hawsha loo dilayna waxay ahayd mid muddo dheer soo jiitamaysay.
@IbrahimIndho-yj4bc
@IbrahimIndho-yj4bc 8 ай бұрын
0:32 0:38
@ahmedabdisalad7056
@ahmedabdisalad7056 7 ай бұрын
Warka isaaqu wadaan waa un mj eedays been ay abaabuleen raggaa waxaa laayey cali samatar raggii goobta joogay ayaa wada nool oo taagan marka isaaqow beentiinna lawada garay geel baan caano u doontay ku lahaa barigaa ma jirin geel magaalada ku dhexnool sida maanta jirta
@jujaajuujaa1225
@jujaajuujaa1225 2 жыл бұрын
ISAAQU goormay ka ilbaxsyaan waa Nala laayay. Sidee askar dagaal cadaw kula jirta loo dilayaa. Odaygaan iska muuskiinka ah ha kalifin fadlan. Waxuu ka hadlayaba ma garanayo
@isaabdi1478
@isaabdi1478 2 жыл бұрын
Juujaa adigu miyaadan soomali ahayn,arintani waa arin taariikhda soomalida caan ka ah. Garabcas waa layaqaan wixii ka dhacay.
@jaamacfaarax2375
@jaamacfaarax2375 2 жыл бұрын
Haddaad somaliya tihiin waxaad ku rogmateen ayaad ilaa hadda dabada haysaan,oo ah inaanu qofka muslimka ahi agtiina qiimo ka lahayn.
@NimcoFf
@NimcoFf 10 ай бұрын
Jaajuusoow waaxaqiiq jirta in la shirqoolay saraakiil reer ubadan lk ma iswaydisay mxaa kaaraacay
@jujaajuujaa1225
@jujaajuujaa1225 10 ай бұрын
@@NimcoFf in La Laayo xaq bay ahayd wixii ka soo hor jeesta dawlada waa La Laynaynayaa. Maanta khaniisyo bay u dabaal dagayaan kuwaqna waa in La Laayaa Ilaahay baa Baneeyay
@MANEDITOR23
@MANEDITOR23 10 ай бұрын
​@@NimcoFf Abaayo aniga ayaa xogta oo dhameystiran helay Awoowaheyga ayaa ku jiray waliba sarkal sare ayu ahay ,u jeedka waxa ay eheed in lagu cabsi galiyo ciidanka dagaalka ka baxsanaayo ee Qabiil lama beegsaneynin
@bashirabdulle7625
@bashirabdulle7625 Жыл бұрын
fake news
@Muumepro
@Muumepro Жыл бұрын
Maxa ku cadeynaysaaa
@calisidiiqomaralisidiiqomar
@calisidiiqomaralisidiiqomar 3 ай бұрын
𝙲𝚊𝚢𝚍𝚒𝚒𝚍 𝚓𝚊𝚊𝚖𝚊𝚌 𝚑𝚒𝚛𝚜𝚒 𝚊𝚍𝚎𝚛 𝚊𝚕𝚕𝚊𝚑 𝚌𝚒𝚋𝚛𝚒𝚐𝚊 𝚒𝚢𝚘 𝚌𝚊𝚏𝚒𝚖𝚊𝚍𝚔𝚊𝚋𝚊 𝚑𝚊𝚔𝚞𝚞 𝚜𝚒𝚢𝚊𝚊𝚍𝚒𝚢𝚘 𝚠𝚊𝚊 𝚐𝚎𝚎𝚜𝚒 𝚗𝚊𝚏𝚝𝚒𝚒𝚜𝚊 𝚞𝚜𝚘𝚘 𝚑𝚞𝚛𝚊𝚢 𝚍𝚊𝚕𝚠𝚊𝚢𝚗𝚒𝚑𝚒𝚒 𝚜𝚘𝚖𝚊𝚕𝚒𝚊
@Dhamays
@Dhamays 3 ай бұрын
Thnks
Dilkii In ka Badan 80 Sarkaal & Qaybtii 2-aad + Ninkii kalidii ka Badbaaday
20:13
Dhamays Media Production
Рет қаралды 30 М.
小路飞还不知道他把路飞给擦没有了 #路飞#海贼王
00:32
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 73 МЛН
Disrespect or Respect 💔❤️
00:27
Thiago Productions
Рет қаралды 34 МЛН
Motorbike Smashes Into Porsche! 😱
00:15
Caters Clips
Рет қаралды 22 МЛН
Komaandoostii BALLI-DOOGLE iyo fikashadoodii la yaabka Lahayd ee Capt. Seef.
24:56
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 35 М.
Qosolkii Aduunka: Wixii kala Qabsaday Wajji Iyo Reer London
31:25
Dhamays Media Production
Рет қаралды 438 М.
MARKHAATIGA NOOL INQILAABKII DHICISOOBAY & DILKII CIRRO
47:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 63 М.
小路飞还不知道他把路飞给擦没有了 #路飞#海贼王
00:32
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 73 МЛН