Walalow Dadkan tooda waba uyeshaaye Anaga Maxa No dhagaysataa Horta Wxan Marabne Shekadi Cilmi Bodhari No Dhamystiran Nimankan Dalkodi Dayacay warkoda Marabne Wxan Maba Dhagaysan Karo Cil iga qabto Wadankay Noga Dhelen Jahilinta
@QarniJoog102 Жыл бұрын
Kan Ayuu Ku Xigaa Masul
@fahmahassan63355 ай бұрын
Yemen balayo ilahay ha idinku rido iyoo muslim eh ayey gaalo garab siyen
@cabbetaako40704 ай бұрын
Yamentu way kala jabsaneed gaalana kushaqaysaneysayc
@Abshirhilaal02 Жыл бұрын
mat dambe ya la dhagesan dayuskn marba aabe siyad hadu khashegayo xog an sugneyn wayo gabankn waqtiga majidhin hoyada usheg
@mahadabdirashid7783 Жыл бұрын
Yarka warbixinta aqrinaya waan un so tebiye balse xogta dad xog ogaal dhab ah &xogo cadeymo dheeri ah baa laga kenay Ka fuq wiilka😂
@abdifataahdeyibseid3269 Жыл бұрын
Good news Thanks bro
@QarniJoog102 Жыл бұрын
Welcome
@qeysbadmaceeye.8.24 Жыл бұрын
Dagaal hortiis ha jabin
@King_ilyaas1 Жыл бұрын
Soo badi sxb ❤
@SaylacDuurow-xw9ud Жыл бұрын
Guuuuuul
@QEYREAhmed Жыл бұрын
Horey usoco sxp🎉❤
@AbuSuldaan-qx7ut11 ай бұрын
SOMALI GALBEED WAXAY LA XOROOBI WEYDEY MAGACA DAD QAARKII AY UGU YEEREEN EE AHAA UGAAXEENIYA SOMALI GALBEED BAA LOO FAGALAMAAYRY EE MAGAC QABIIL LOOMA DAGAALAMAYN
@Nagaad1 Жыл бұрын
Nooso badi taariikhaha Mahasani
@DARWIISHAD Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@yuuye4739 Жыл бұрын
Asc walal mee shekadii noo socotay ee cilmi Boodhari
@QarniJoog102 Жыл бұрын
Wcs Wan So Gelinaya Muqalkan Ayey Ku Xigtaa
@AM-hi7ve11 ай бұрын
Good news
@BulshaawiAli Жыл бұрын
❤
@abwaanabdirizakismaiil7210 Жыл бұрын
Mahadsanid.
@kingswagtie61827 ай бұрын
Siyad barre eber bu aha qab iyo kibir kabad badin ayuu ku baaabiiyay wadankii dhamaa habaar qabe