Xeebta ugu “aargoosatada” badan | EYL NUGAAL PUNTLAND | THIS BEACH IS FULL OF LOBSTERS

  Рет қаралды 259,496

Qays Qeyser

Qays Qeyser

2 жыл бұрын

EYL booqashadeedii iyo maalmihii aan kusoo qaatay waxay baal dahaba kaga suntanaan doonaan noloshayda.
dadka xariirta ah ee soo dhawaynta badan, buuraha iyo bada isku sidkan, dooxa nugaaleed iyo daartii SAYIDKA ayaa iyaguna ah waxyabaha aan ku xasuusan doono magaalada EYL ❤️
Qays Qeyser Journey

Пікірлер: 1 200
@QaysQeyser.
@QaysQeyser. 2 жыл бұрын
Muuqalkan Like saar si uu dad badan u gaadho saxibayaal dhamantiin wan idin jecelahay ilaahay ha idin xifdiyo ❤️🙏
@khawlasaid5094
@khawlasaid5094 2 жыл бұрын
Thanks wllo mcn niyada ku dagta dawashada dalka quruxdisa
@xamsetooni7684
@xamsetooni7684 2 жыл бұрын
Guul iyo Gobanimo
@digitalworld5769
@digitalworld5769 2 жыл бұрын
Shaqo adag ayaad qabatay sxb guulayso legend
@abdihakimabdikadir
@abdihakimabdikadir 2 жыл бұрын
@Qays Qeyser sxb ma iphone baad ku duubeysaa
@haldhaa6326
@haldhaa6326 2 жыл бұрын
Walalo mudug tag plz
@ogaansho
@ogaansho 2 жыл бұрын
Muuqaal tayo sare leh Mr Qays , waxaan rajaynayaa insha allah in aan mar kale is aragno .
@QaysQeyser.
@QaysQeyser. 2 жыл бұрын
Saxibkay OMAR INSHAR insha allah, dhawan ayan is arkidoona alle haku xifdiyo 🙏
@updihakimjamac8896
@updihakimjamac8896 2 жыл бұрын
Cumar is iishar legend 🙌 wankusalay brother (*Asalamu calaykum waraxmatul laahi wa barakatu *)
@barkhadsahardiid4150
@barkhadsahardiid4150 2 жыл бұрын
@@QaysQeyser. legendry
@amsediting5768
@amsediting5768 2 жыл бұрын
Legend
@nejibhassan4881
@nejibhassan4881 2 жыл бұрын
wllky cumar inshar iyo qays qaysar noloda
@updyhamiid4816
@updyhamiid4816 2 жыл бұрын
Reer putland is muujiya from hargeiza 🌏 Legend go forward
@ayannour3062
@ayannour3062 2 жыл бұрын
🇸🇱♥️♥️✨
@nobully100
@nobully100 2 жыл бұрын
Here we are boowe
@MukhtarJirde.12
@MukhtarJirde.12 2 жыл бұрын
Wllhi wx 3 jeer ka badan bn videoga ku soo ceshty ❤ Mahadsanid boqorka vloga Somalida QAYS QAYSAR 💚 Wllhi video yadaada xitaa hdaad lacag lagu iibsanayo wn iibsan lahaa 🥺❤
@SaidAhmed-bd5bs
@SaidAhmed-bd5bs 2 жыл бұрын
Caluula, bargaal,bareeda,bandarbeyla,xaafuun waa meelo qurux badan ee booqo waa dul buuro jazirado iyo xeebo leh from mudug puntland
@queenofmavia6090
@queenofmavia6090 2 жыл бұрын
Wiilkani hadaanu soomali ahan lahayn wan hubaa inu lot𝐬 of million gaadhi laha blse mooyi sbbta qudha ey soomalidu isu quursato anyway wllo keep moving👋❤️ 𝐄𝐲𝐥 𝐦𝐲 𝐡𝐨𝐦𝐞👑💉📍𝐡𝐨𝐲𝐠𝐢𝐢 𝐧𝐢𝐦𝐜𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐛𝐢𝐝𝐡𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚🌊♥️🇸🇱
@elmimuhiyadiin7746
@elmimuhiyadiin7746 2 жыл бұрын
Queen of mavia jooji balaayo sheega
@box5319
@box5319 2 жыл бұрын
I'm from mandera NFD (Northern frontier district). Its unfortunate that we often go to Mombasa and kwale beach for holiday when somalia has the longest coastline in Africa. Time to bring back somalia dignity and peace is now. Surely this place could easily be turned to global tourist magnet ❤❤❤
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 2 жыл бұрын
Mombasa laftirkeeda anagaa leh insha allh wanu soo ceshanayna
@Daily___Reddit
@Daily___Reddit 2 жыл бұрын
Bro me too am from mandera
@baile.alei.
@baile.alei. 2 жыл бұрын
He left his home to show us the grace of our country, go ahead Brother ♥️👏🏾
@ilovethebeach9125
@ilovethebeach9125 2 жыл бұрын
Aniga nin ajanabi Raba
@Vxrtzs_
@Vxrtzs_ 11 ай бұрын
Isn’t Somalia his home nigga you stupid asf
@kingmohaan9856
@kingmohaan9856 2 жыл бұрын
Marka uu role modelkaagu post soo galsho airpodska iyo qaxwaha ma haabataa sidaydoo kale🙏 Keep up wll qays qaysar🥰
@doseofaysha6329
@doseofaysha6329 2 жыл бұрын
One Friday just this December, my brother showed me Qays video, it was the video where he went to xiis, I think..the way I binged watched on his videos, long story short..I fell in love with A country I have never been to but still call home..Your videos are educational, inspirational and amazing..if the number of tourist double its because of this guy..I am the tourist..
@box5319
@box5319 2 жыл бұрын
Home is always the ultimate destination and second to none.love and respect from mandera,N.F.D(Northern Frontier district)
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 2 жыл бұрын
Dont call you self a tourist. You are just gettin' back to home.
@ibrahimhassan2023
@ibrahimhassan2023 2 жыл бұрын
Dose of Aysha yes Africa is a home try to visit now you have some knowledge and experience
@SuheybElmanowlimbo
@SuheybElmanowlimbo Жыл бұрын
Address yourself as the rightly owner of your homeland.your not a tourist home sweet home .
@abdirahman4888
@abdirahman4888 2 жыл бұрын
Runtii Muqaalkan markii bilaabay Anigoo murugsan ayaan Bilaaabay Balse Markii Aan dhmaystay Farxad owgeed Poject dhan ayaan dhamays tiray . Qays qayser Go forward Borther
@justforidea1282
@justforidea1282 2 жыл бұрын
Ilahy hakaa DULQAADO wall, adkaarta badso murugado wayka yaraanay
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 2 жыл бұрын
Masha Allah puntland waa dhul aad u qurux badan waliba is waxaan aad uga helaa magaalooyinka xeebaha kuyaala love from JIGJIGA
@XafsaApdirisak
@XafsaApdirisak 5 ай бұрын
Wa dhulkgi inder
@samirahasson
@samirahasson 2 жыл бұрын
As reer Somaliland is Eyl Puntland the city that’s makes me in love with my homeland wollahi this is piece of paradise on earth ❤️❤️. May Allah give me chance to see the beauty of Eyl one day Insha’Allah 😍
@jamalgorgor7650
@jamalgorgor7650 2 жыл бұрын
Walal Eyl ada leh kuso dhawow 😍
@sultan_guleid1489
@sultan_guleid1489 2 жыл бұрын
Somaliland
@ibrahiimcabdulle456
@ibrahiimcabdulle456 2 жыл бұрын
Walal waa dhul somaliyed Eyl kula mida kuwa kale hana isku mashqulin xafadahan magacyada loo baxahay
@nobully100
@nobully100 2 жыл бұрын
@@ibrahiimcabdulle456 waa PL wax Somalia la yiraahdo majiro
@jamalgorgor7650
@jamalgorgor7650 2 жыл бұрын
@@ibrahiimcabdulle456 afkaaga ha barto Puntland ama dhul udug
@nafisaibrahim4531
@nafisaibrahim4531 2 жыл бұрын
Badey iyo daawad Allaha magaladeydii Eyl wlhi waan u xiiso qabaa 😭😭😥😥 thank you qeys madama aad sabab u noqotay meel aan u xiisay in aan arko🙏
@user-Ismahaan
@user-Ismahaan 2 жыл бұрын
Wow dhulkayagu qurux badanaa🇸🇱🇸🇱
@saxiibdixalside9252
@saxiibdixalside9252 2 жыл бұрын
Eyl puntland ❤️💯 GUUL somalinimo qayser
@cabdijapaarmuztave7597
@cabdijapaarmuztave7597 2 жыл бұрын
Muhimadu waa inan nabiga ku salino📿💦💞
@apdiphatahayaanle7029
@apdiphatahayaanle7029 2 жыл бұрын
Qayz waxaagan vlog waa dhaafeen #another #level waaye Keep going pro❤
@Hooda36
@Hooda36 2 жыл бұрын
Masha'Allaah Tabarakallah wallaahi indhahaa iigu doogsada nimcada iyo barwaada badan Qays qeyser geesi rageedi baad tahay nice work well done and thanks for your time adiga iyo asxabtada my Allah bless you 👍🌺❤🌺❤👍
@trumpppl2024
@trumpppl2024 2 жыл бұрын
DHULKA SOMALIDA ILLAAHAY WAXWALBA IISKUGU DARAY . CLIF MOUNTAIN. BEAUTIFUL OCEANS OR SEA. HIGHLANDS. & DESERTS.. MASHAA ALLAAH.. THANKS FOR YOUR SHARING WITH US MR QAYS💯💢🙏🙏
@abdurahman_haldoor
@abdurahman_haldoor 2 жыл бұрын
Waxaan dalxiisey anigoo gurigayga jooga 🔥 keep up the good work dude 👐
@galileogaming.5606
@galileogaming.5606 2 жыл бұрын
Sh
@pilotkaduula
@pilotkaduula 2 жыл бұрын
Qays Qayser Best Vloger Of All Somalis Puntland Is Have Beatifull places keep Clean And Security Puntland 🥰 From Somaliland❤️
@mowarsame5513
@mowarsame5513 2 жыл бұрын
Keep going
@M.Duran71
@M.Duran71 2 жыл бұрын
Maashaa Allah Beautiful destination eyl Nugaal Puntland State of Somalia
@zaytum
@zaytum 2 жыл бұрын
Woow i gee eyl ayaa ka dhacdey Mansha. Alaah waa magaalo isku darsatey malaay iyo beero. Buuro dalxiiska ku macaan. Mahadsanid soo gudbiyaha🙏🙏🙏🙏🙏🙏Somalia noolada 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@akramfaysal786
@akramfaysal786 2 жыл бұрын
Masha allah dalka hooyo qurux badanaa allow dalka noo barakee.
@adeerka_5
@adeerka_5 2 жыл бұрын
Qaysow wll mcn waxaan Flog waa dhaafay waa another level wllaHa ❤ Mnsha allaH Dhulka Uduga 💙🤍💚 keep on bro
@husseinnaaji4694
@husseinnaaji4694 2 жыл бұрын
Beautiful places, Beach, Mountain, desert. Thank bro💙🔥
@Official70748
@Official70748 2 жыл бұрын
Every hard work 💪behind Success 🙌keep going bro
@abdifitahismailali4042
@abdifitahismailali4042 2 жыл бұрын
Qays qayser legend of legendry dad aan u qalmin 1m wey garayaan dadka talent iga lehna waad ka jiiftiin ❤❤
@khadiijaabdulahi198
@khadiijaabdulahi198 2 жыл бұрын
Asc eedo qays qaysar wax fiican baad soo gudbisaa laakiin du måste klä på dig simm shorts astur cawradaada waanan
@ina_mohamet
@ina_mohamet 2 жыл бұрын
Best vloger I am Happy when I see your vlogs Wow Bueatiful place many people enjoy your vlogs such as me 😊
@somaliworldtiktok2548
@somaliworldtiktok2548 2 жыл бұрын
Best KZbinr in the 🌎 Keep going qays qayser
@shantagees9425
@shantagees9425 5 ай бұрын
Watching this video two years later cause I am feeling Eyl right now.. I am not an archeologist but I strongly think this part of Somalia used to be underwater millions of years ago. Look at those lines at 8:40 and after it looks like a place that once sat underwater. But then again the entire world might have been underwater billions of years ago.
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 2 жыл бұрын
ManshaAllah Allow dalkeena ,dadkeena iyo diinteena Nagu xafid Ya Rabbi ya Raxmanu Raxiim. QEYS IYO DHALINTA KALE MHDSND KULIGEEN
@Buraalee
@Buraalee 11 ай бұрын
Qaranka puntland allow dhowr amiin yarabi garoowe caasimadii ugu quruxbadan aduunka allow usiyaadi quruxda amiin yarabi ❤❤❤❤❤❤
@wacanali3595
@wacanali3595 2 жыл бұрын
I love Somalia Every where you go is beautiful
@hawohindajama8720
@hawohindajama8720 2 жыл бұрын
I was waiting this part of your vlog you are the best Somali KZbin nobody comes close. You always show as the beauty of Our Country. Somali is so beautiful. Thank you for showing us.
@omarN
@omarN 2 жыл бұрын
Agreed. This guy is incredible.
@ilovethebeach9125
@ilovethebeach9125 2 жыл бұрын
I need ajanabj man
@wacanali3595
@wacanali3595 2 жыл бұрын
Somalia is so beautiful Thanks For Sharing this beautiful vlog
@ugaashassanshugri6007
@ugaashassanshugri6007 2 жыл бұрын
Qays Qaysar greeting From Jigjiga🙏🏿🇸🇴
@royou6648
@royou6648 2 жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay Sida aad caalamka u tusto soomaaliya qarsoon Ee sawirka khaldan laga bixiyay Much love from jigjiga 🥰
@AhmedMohamed-sp3wn
@AhmedMohamed-sp3wn 2 жыл бұрын
Halkee somaliya ah?
@cabdirisaaqfaysalcali2745
@cabdirisaaqfaysalcali2745 2 жыл бұрын
@@AhmedMohamed-sp3wn halkan uu joogo nugaal somalia miyaanay ahayn
@me.zaahid6250
@me.zaahid6250 2 жыл бұрын
@@AhmedMohamed-sp3wn cuqdad baa ku dishee somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴hanoolato
@AhmedMohamed-sp3wn
@AhmedMohamed-sp3wn 2 жыл бұрын
@@me.zaahid6250 somalia iyo Nololi way is daayeen caamo
@faatimacabdishakuurnuur5603
@faatimacabdishakuurnuur5603 2 жыл бұрын
My home eyl Ilahow reer abahy Hal mar igu celi Miss you😭❤️❤️
@zuhoercali3173
@zuhoercali3173 2 жыл бұрын
Amin wll lakin Magaca magaaladu waaba cajiib Ely
@russellwestgoat6109
@russellwestgoat6109 2 жыл бұрын
BEST VLOG FROM KZbinR QAYS QAYSAR 💛
@wacanali3595
@wacanali3595 2 жыл бұрын
I can’t stop watching this is beautiful place I love My country
@Ali-uh4lo
@Ali-uh4lo 2 жыл бұрын
Maasha allaah Eyl is soo beautiful place love it I wiil visit one day insha allaah❤
@Ali-uh4lo
@Ali-uh4lo 2 жыл бұрын
@@nahawi1479 Haa wll masha allaah Alle nabad ha nooga dhigo insha allaah😔
@saakiyaroble9991
@saakiyaroble9991 2 жыл бұрын
Majerten ay halkan degan uu tahy greeting from Switzerland gabdha reer hargeisa
@mohamedismail5201
@mohamedismail5201 2 жыл бұрын
صلو على حبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم
@superwoman8785
@superwoman8785 2 жыл бұрын
Masha allah 😍 thank you for showing us the beauty of our country
@abdiasiiszain3015
@abdiasiiszain3015 2 жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay sida quruxda badan ee noogu soo gudbisay 😍😍 intaa rafada ina natusti dhulkeena hooyo weeyi Mahadsanid bro 🤜🏻
@user-qc3lj2mc5y
@user-qc3lj2mc5y 2 ай бұрын
Cid waliba waa welcome qabiilka rabtid ahow as long as you're Muslim ❤❤❤
@Mohamed_Hassan_Daaha
@Mohamed_Hassan_Daaha 2 жыл бұрын
3:55 made me cry mashaa Allah dhulkaaha inta dabaalatid soo jilaabatid iska soo mushaax
@kimuremarkable9490
@kimuremarkable9490 2 жыл бұрын
Thank you for all the hard work and struggle you go through to make content worth watching for us brother!❤️ much love
@ALI7LEE
@ALI7LEE 2 жыл бұрын
I can only say "Masha'Allah"....God protect our homeland.
@ibrabile2033
@ibrabile2033 2 жыл бұрын
PUNTLND MEELO BDN OO QURXOON BA JIRA INAD WADA TAGI DOONTO BN RAJEN QAYS 🇸🇱✌❤❤✌
@abdi622
@abdi622 2 жыл бұрын
It's just me the one who fall in love with he's voice keep moving I'm big fan of U and your videos 🥰❤
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 2 жыл бұрын
Magaaladaa baday maanta kahor maan maqal , waa meel janno ah.
@abdulmohammed7039
@abdulmohammed7039 2 жыл бұрын
Actually You Deserved Million Subscribers Keep Doing This Qays_Qeyser
@tasfayehomerchigma1822
@tasfayehomerchigma1822 2 жыл бұрын
Iam so happy to watch this beach..our green planet..I love to visit some day
@ahmedmohamoudaadam1517
@ahmedmohamoudaadam1517 2 жыл бұрын
The one and only legend qays qayser I will hope once day meet you✍🏻✍🏻
@Saabir_official1122
@Saabir_official1122 2 жыл бұрын
Mnch allah niyaw adero tageero buuxa ku ahaye alle haku sharafo ifka iyo aakhirap 💪💪💪💪
@rashkashorts5370
@rashkashorts5370 2 жыл бұрын
it is a beautiful place Keep going Another level qays ✅
@ilovethebeach9125
@ilovethebeach9125 2 жыл бұрын
I need ajanabi man
@ruunmohamed5571
@ruunmohamed5571 2 жыл бұрын
I love watching your videos keep going bro I'm soo proud of you ❤💕💕
@abdallearale6936
@abdallearale6936 2 жыл бұрын
Runtii aad ayaan kuu taageersanaahy mhdsnid runtii, qof aqoon laga faaidaa thy " the only and only SOMALI HISTORIAN PERSON DISPLAYER
@hoodoabdulaahi683
@hoodoabdulaahi683 2 жыл бұрын
Amazing vedio another level keep going qays qaysar 😍💯👍
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 жыл бұрын
EYL PUNTLAND Somali Maldives or Somali Santorini 🏝🌴 Mid kamid ah meelaha ugu dalxiiska wanaagsan dhulka somalida hadii maalgalin lagu sameeyo dunidu waa usoo dalxiis tagi lahayd
@ramlamohamud2504
@ramlamohamud2504 2 жыл бұрын
Best youtuber and vlogger I had ever seee thnz wllo qays qayser wadankena ayad najeclysiiisay 👌👌
@ibrahimhassan2023
@ibrahimhassan2023 2 жыл бұрын
Qays qaysar KZbinr ka aan la bilaa bay volog yadiisa aanay I dhaafin yurub wiil ka i nacsiiyay maalin uun waan la dalxiisi markaan sii seexanayo baan daawadaa dabeeto Anoo jooga dhulkaas baan ku riyoodaa hore u soco walal waxaad tahay geesi noosoo baxee.
@yasminmohamud9319
@yasminmohamud9319 2 жыл бұрын
Masha’Allah it’s beautiful Puntland
@ahmedabdinasir859
@ahmedabdinasir859 2 жыл бұрын
Home sweet puntland 💚💙🤍
@sheekodiid
@sheekodiid 2 жыл бұрын
Thanks Qays. Keep up the good job!
@maaxhirsi9965
@maaxhirsi9965 2 жыл бұрын
Best dhanto Best picture Best action Best video Best Adventure Wx kasta this vlogs 100% Well Done . Wxan ahay Team kaaga We love you bro from Qabri-dahare iyo San-francisco usa
@zakinoor9904
@zakinoor9904 2 жыл бұрын
Msh alh waa videow qurux bdn kuso dhwow puntland
@YAASIRCCASIIS-jo3md
@YAASIRCCASIIS-jo3md 12 күн бұрын
jacayl wlhi melo kaqurxon jira😂
@hibomaxamuud9665
@hibomaxamuud9665 2 жыл бұрын
Best vlog qays qaysar keep going 🧡
@abdulaahiahmedmohamed8933
@abdulaahiahmedmohamed8933 2 жыл бұрын
Please show us the beauty of bari where she visited in gènyada madow Bcs bari have a neutral places that god give it Keep going qaysar
@princemohamed254
@princemohamed254 2 жыл бұрын
Qays bro hawl fiican ayan u haysta umada somaliyeed waxana usoo bandhigta dhulka quruxda badan ee degaanadooda ka midka ah horay usoco bro 👏👏👏🔥🔥🔥🔥🔥🔥👏👏👏
@MrQaxwe
@MrQaxwe 2 жыл бұрын
Editing100 % 🎶 Music intro 100% Keep going brother 👍👍👍🙏❤
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 2 жыл бұрын
Mansha allah, waa meel aad u qurux badan ❤
@saidegal4110
@saidegal4110 8 ай бұрын
Amaaazing! I just found Qeys channel, he’s really living his best life Mashallah. My kids could t believe how beautiful this place is, can’t wait to take them there inshallah. ❤️ Eyl.
@aniisbetter
@aniisbetter 2 жыл бұрын
Channel kan sida ugu dhakhsaha badan haloo heat🔥✌ gareeyo jaalayaal (1m) waa nin reer burcaaye🤣✌
@mohamedofficialchannel5733
@mohamedofficialchannel5733 2 жыл бұрын
*keep going from burco*
@naturelovers8112
@naturelovers8112 2 жыл бұрын
Tabaaraka rahmaan yaa rabbi wadanka noo barakee♥️
@ahmedfarah3073
@ahmedfarah3073 2 жыл бұрын
insha allah somalia isu furan wa arki doona 🙏
@hadiyacisman4847
@hadiyacisman4847 2 жыл бұрын
Abdirahmanow inantayda oo 4jir ah oo muuqaalka ila daawanay say waxay ku tidhi abti waaxay nigisku surwaal iyo shaadh baala gashadaaye Raxiima wayku salaamay saa👋❤💯
@genyada5984
@genyada5984 2 жыл бұрын
Mi Qays favorita KZbinr keep going Insha Allah❤️
@mimik2959
@mimik2959 2 жыл бұрын
Best vloger qays qaysar big support from dhulkii uduga PL. sxb waxay ahayd inaad hees EYL ah saaro videoga. Anyways, ur best horay u soco walaal👏💕
@hodanbootaan9524
@hodanbootaan9524 2 жыл бұрын
Masha Allah qays qaysar big Legend 😍❤❤❤🥀🥀🥀
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 2 жыл бұрын
Music intro magaceed fadlan saying hi from Djibouti 🇩🇯
@demagoog3641
@demagoog3641 2 жыл бұрын
Nuur caraale istaahil
@ramlanor3713
@ramlanor3713 2 жыл бұрын
alla hogayee dhulku qurux bdana wonderfull place wlhi!!!!!!
@jibriiladan7245
@jibriiladan7245 2 жыл бұрын
magaalada beedey baa la dhahaa micnaha beedeey maanay aqoon subxanallah😂😂
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 2 жыл бұрын
Badday Weeyi Beedeeyow😅😅✌
@abdirizakadannur6143
@abdirizakadannur6143 2 жыл бұрын
Magaaladeyda the best city in puntland💯👍
@shankaroon56
@shankaroon56 2 жыл бұрын
Qays jazaka Allaahu kheyrran.
@abdulaahiabdimaalik1131
@abdulaahiabdimaalik1131 2 жыл бұрын
Qays qaysar sxbka kaliya ee aan sugo inta uu muuqaal soo galinayo sxb waa kumahadsanthy inaa soogaarty dhulka uduga ee puntland hoyga khayraadka soomaliya💯👍
@ahmedfarah3073
@ahmedfarah3073 2 жыл бұрын
war reer somaliland kii nasabka ahaa maa noo yimi🥰🙏🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱👌
@mukhtarcaashaq5663
@mukhtarcaashaq5663 2 жыл бұрын
Qays qayser best vlog I always enjoy your Vedios 🔥👏
@anisadan1826
@anisadan1826 2 жыл бұрын
Qeyser keep going brother you are one of the best role model
@SaredoJimcale
@SaredoJimcale 5 ай бұрын
Best vlog and beautiful place. TNX bro qays qayser
@somalitiktok32
@somalitiktok32 2 жыл бұрын
Best vlog and beautiful place
@DhagaxKure
@DhagaxKure 2 жыл бұрын
Very beautiful mansha Allah
@MohamedAhmed-ux1ff
@MohamedAhmed-ux1ff 2 жыл бұрын
i am always watching your videos qays qayser wish you the best
@yahyasalah2984
@yahyasalah2984 2 жыл бұрын
Puntland waa meesha ugu dakxiiska wacan Africa masha allh
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 жыл бұрын
Amazing vlog qays qeyser legend keep going my brother 😍✅
@ilovethebeach9125
@ilovethebeach9125 2 жыл бұрын
I need ajanabi man
@hamse_harago01
@hamse_harago01 2 жыл бұрын
mashalllh keep going bro, its amazing vlog I would like to visit midhisho sanaag and beautiful swimming pools......
@hamdaismail4079
@hamdaismail4079 2 жыл бұрын
keep going Qays Qeyser muqalada aad waqtiga ku bixisaa waxa ay ii noqdeen kuwo aan aad uga faaidey mahadsanid in badan
@nasratogdheer2273
@nasratogdheer2273 2 жыл бұрын
Masha Allah so beautiful 😍
Maldives of somalia | Mareero Beach 🏝
10:16
Qays Qeyser
Рет қаралды 288 М.
BUURTA SHAYDAANKA | LAASGEEL
13:29
Qays Qeyser
Рет қаралды 325 М.
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 57 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 34 МЛН
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 31 МЛН
Yaa caqli badan qaysqayser vs maaweell / who is the smartest one
22:24
Qoore Daalay, Quudka Boqorrada Shiinaha!
11:42
Xaaji Dirir
Рет қаралды 52 М.
Geesaleey: Beerta Timirta ee Ugu Weyn Geeska Afrika.
7:21
Astaan
Рет қаралды 212 М.
Jasiiradda Zanzibar | Janno la ilaaway | Andulusta Afrika
9:31
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 22 М.
EYL - The Most Beautiful Coastal Town In Somalia!
13:39
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 81 М.
Nolosha habeenkii miiga iyo casuumad
10:54
Dhakhtarrr
Рет қаралды 257 М.
Socdaalkaygii Bosaaso | My journey to boosaaso
15:06
Qays Qeyser
Рет қаралды 234 М.
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 57 МЛН