Xero Geela lagu hayo oo ay u daawasho tagaan boqolaal Qof hadaba maxay ku daawadaan?

  Рет қаралды 193,249

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

Пікірлер: 323
@engyahye4307
@engyahye4307 2 жыл бұрын
inanka geel jira ahi waa af tahan waan u bogay warbixintiisa iyo kalsoonidiisa wuxuu dhaamaa qaar badan oo aqoon yahano sheeganaya masha allah
@hodhare961
@hodhare961 Жыл бұрын
Aad aad iyo aad Maashaa allaah
@moonlight2373
@moonlight2373 Жыл бұрын
wa libax somalidii hore kasoo hadhey nin raga
@tayasiryamani5857
@tayasiryamani5857 2 жыл бұрын
Cawa waxa soogalaya Habenki jimcaha aan badino saliga nabigeena scw😍
@mikewinner6655
@mikewinner6655 2 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم🥰
@mkhtrmxmd1
@mkhtrmxmd1 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs Жыл бұрын
Scw
@hakiimamoha6316
@hakiimamoha6316 Жыл бұрын
Scw
@mohammed-jama
@mohammed-jama 2 жыл бұрын
*Ninkan yaree Geel jiraha ah waa nin yaroo Ilbax ah oo weliba fur-furan masha allah* ❤️🐪
@naasirjama9199
@naasirjama9199 2 жыл бұрын
Mansha allah abdisalan hereri runtii shaqo muhiima ayaad soomaali oo dhan u haysaa wadankana waad na jeclaysiisay runtii alle cimriga iyo caafimaadkaba hakuu barakeeyo aaaamiin aaaamiin 🤲🤲🤲
@mudanibrahim9089
@mudanibrahim9089 2 жыл бұрын
Aamiin, aamiin 🤲
@abobasement346
@abobasement346 2 жыл бұрын
Masha Allah Good job 👍🏾
@Cabdalatube
@Cabdalatube 2 жыл бұрын
Kaliya hal subscribe ayaa iga badan wll 🇸🇴🙏
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 жыл бұрын
Maanshalaah qaranka somaliland waa qaran guuleystey oo ilaahey barakeeyey guuleystey guul iyo gobanimo qaranka somaliland
@Amiinadam10
@Amiinadam10 2 жыл бұрын
Abdisalan hereri waa wariye aaad u qiimo badan wali hal qof oo mucarad ku ah ma arag samada laga jecelyhy 🙏❤️
@daoudsaad5632
@daoudsaad5632 2 жыл бұрын
Waaaw MASCHALLAH HANOLADO SOMALILAND adeero ABDISALAN HERERI KEEP GOING so amazing FROM DJIBOUTI 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪
@sakidalmar256
@sakidalmar256 2 жыл бұрын
Wiilka geeljiraha ahi waa lagend si fcnbuu usharaxay thanks 🙏
@mohamudibrahim3924
@mohamudibrahim3924 2 жыл бұрын
Bisinka u qabo markaad cabayso, Geella reer axmed dhagax waa Masha Allah
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
Maansha Allaah nin yar oo codkar ah baa geela haya! Salaan sharaf wariye sare Cabdisalaan Hereri iyo ninkaas Geeljiraha ah ee warbixinta mugga leh inna siiyay.
@ousamecade2589
@ousamecade2589 Жыл бұрын
Wllhi cidba kula aragtay isma lahayn waa ragi ragaha wiilkasi
@halimahassan657
@halimahassan657 2 жыл бұрын
Asc Maansha Allaah illaahey ha idiin Barakeeyo Geela iyo roobka Burwaaqada, iyo Nabad ayaan illaahey idiinka rajey nayaa,
@indhodeeqabdilahi4021
@indhodeeqabdilahi4021 2 жыл бұрын
Aqlaaqda wiilka geeljiraha ah ee aadka iicajabisay waxakamida inuu kajeedsanayo marku canaha cabayo abdisalaan cajaaib shiikhow😂🥰
@moonlight2373
@moonlight2373 Жыл бұрын
haa waa xushmeen dartii dadka miyi ku korey wa noocaa ana kamida 😂qof marku wax cunayo lagama dhexgalo . galadu xita waa xushmad daro dhahda .dont Interrupt while person is eating
@user-dy5uo8sc1r
@user-dy5uo8sc1r Жыл бұрын
@@moonlight2373 anigaa kamida 😂😂 ninkaa geeljirahas waa legend 🥰🥰somalideni hore walahi sidaysay dad akhlaaqad leh oo muxtaramin u yihin waxan xasusta waxyalaha hoyaday iguso korisay markan cuntada cunayo afka isku qabo shanqadh habixin qosolkaaga iyo hadalkaga kor ha uqadin hoos uhadal cunto markan wlalday la cunayo qofwalowba hortaada ka cun mashalla illahy walidkay iyo walidka musliminta oodhanba janada haka warabiyo akhlaqada wanagsan waa dhaxal ka ugu wanagsan somalidenuna asalkodii hore rer miyigasay ahayen dad akhlaaqad badan lkin imika xaaladu waa allow sahal
@tuwa_sac
@tuwa_sac 10 ай бұрын
Waa ta layidhaahdo kolka qof uu wax cunayo malaa'iktaa ka xishoota
@Its.zaklion
@Its.zaklion Жыл бұрын
The most confident geeljire out there walahi, waxaad tahay lagama faano ee waa lagu faana Love this channel
@osmanmahamudmahamud7469
@osmanmahamudmahamud7469 2 жыл бұрын
Masha allh runtii geelu waa xolaha ugu badan ee ay somalidu dhaqato cajiib weyan geelu
@maxdar11
@maxdar11 2 жыл бұрын
Waar ninku aftahan sanaa oo bashaashsanaa masha allh waa ciida gale ninkani soomaaha.
@cumardayr7446
@cumardayr7446 2 жыл бұрын
qabiil iskadaa bro
@guhaadofficial9088
@guhaadofficial9088 Жыл бұрын
Rashiid Garas waa Nin Araba Geela araba leh Geel jiruhuna wa arap
@abdirahmanhassanmuhumed5715
@abdirahmanhassanmuhumed5715 Жыл бұрын
Edna Adan meeshay joogto, Arab lagama waayo
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 2 жыл бұрын
Hareri rabiyow noo daah wax walba wuu na baray dhaqankii
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد
@mikewinner6655
@mikewinner6655 2 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم🥰
@ayanyousef5175
@ayanyousef5175 Жыл бұрын
Allahuma sali Wasalam cala Nebiyana Mohhamed
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Dadka waa in ay waxoogay lacaga bixiyaan oo xerada loo sameeyo nidaam noocaasa si shaqaaalaha loogu daryeelo payment like a zoo
@maxamedibraahim7736
@maxamedibraahim7736 2 жыл бұрын
Maasha Allah maamo adna aadan🥳🥰🙏🤲 ismaaciil MAASHA allaah ilaahay cimriga iyo caafimaadkaba hakuu dheereyo aamin 🤲 🥳👏🥳
@dhereye3202
@dhereye3202 2 жыл бұрын
Mansha allah keep going abdisaalan hareri media go forward best of camel's 💯💪💖
@shaakirabdi9422
@shaakirabdi9422 2 жыл бұрын
Wiilka geel jiraha ayaan ka helay farxada iyo fir-furaanta ka muuqata wuxuu umuuqdaa qof waayo arag ah 😣 dhoola cadeynti waa sadaqo dadka kugu dhawna farxad galizaa xataa haday hawlahaaga aduun ayna isku kaaa aadanayn dhoola cadee!😊
@leylaa3666
@leylaa3666 2 жыл бұрын
Maanashallahu saxaw hana qofkasato Somaliya waxa uu ku danabayaa soco goray geelu waa fiican yahay
@Warbaahinta_somaliland
@Warbaahinta_somaliland 2 жыл бұрын
Somaliya lagama yaqaan halkan adeer
@yousufyousufelmi9229
@yousufyousufelmi9229 2 жыл бұрын
Macha alla, hashani waa wanaag magaceedu,aniga hashaydii waxa la ofhan jiray Xukun,waxay Hal Cano badan, ayuu I xasusiyay yarkani, Macha alla
@somalia2730
@somalia2730 2 жыл бұрын
Fadlan taageer wariye qaaliga ah abdisalaan herare share and like. Subscribe
@Burco.
@Burco. 2 жыл бұрын
Nolashi hore wax badan Ayaan ka garanaaya Xasuus badan walee Masha Allah
@muunabahnaan9906
@muunabahnaan9906 2 жыл бұрын
Dr baxanan may father alle hay kaadayo
@faaido1217
@faaido1217 2 жыл бұрын
Ragoow dhaqasho waa geel ❤️🐪🐪
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 2 жыл бұрын
19:05 Adna Aadan fikrad fiican bay keentay geela qof awoodaa cunto hadiyad ah ha u soo qaado waan ka helay arrinkaa wallaahay. Adna 90jir bay xero geel aragtay aniguna 6jir baan geeli u horeeyey ku raacay 😆.
@abuubakarali5480
@abuubakarali5480 2 жыл бұрын
waa fakrad fiican laakin xaga amaanka cunada kuma wacna oo dad farabadan oo cuno kala duwan sida waxaa macquul ah in uu geela ka dhaxli karo cuduro, ama uuba ku sumoobo cuna dayac aheeyd oo la siiyay.
@samatarisboy65
@samatarisboy65 2 жыл бұрын
@@abuubakarali5480 waxan filaya cuno cayiman unba lo ogolyhay
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 Жыл бұрын
Aniga 5jirba laygaga tagay sedex halaado irmaan inta geeli kle la raray
@abdirahmanguled5297
@abdirahmanguled5297 2 жыл бұрын
Manshaa allaah guul abdisalaam hereri horumar ayaad gaadhaysaa
@africaismyhome723
@africaismyhome723 2 жыл бұрын
Kkkkkkkk Waa barnamij xiiso badan caruurts yaryar ayan ad ugu qoslay Wa barnamij warbiximo badan an ka faidnay
@hamseahmed9928
@hamseahmed9928 2 жыл бұрын
M.a mamo adna aadan iyo herari iyo geeliraha iyo docterka wan idin salam 🥰
@shukridool3903
@shukridool3903 2 жыл бұрын
Ina wanaag baan jeclaadey ❤️🌷❤️
@ahmedAhmed-dk4iq
@ahmedAhmed-dk4iq 2 жыл бұрын
Well done cabdisalaan hareri you are amazing hore u soco keep going brother
@layladheman6534
@layladheman6534 2 жыл бұрын
Mnsha allah abdisalan hereri baarnamiij fiican weyi
@badrya.h8493
@badrya.h8493 2 жыл бұрын
Waxbadan ayaan kaa fa'iidnay mahadsanid.Ma sha Allah.
@ahmedburco75
@ahmedburco75 Жыл бұрын
Mansha Allah waa Nimco, alle ha barakeeyo
@sakariaadan3176
@sakariaadan3176 2 жыл бұрын
Ninka geeljiraha ah ee maxamed waa nin qalbi wanaagsan sida hadalkiisa ka muuqda.
@nimcanozil2291
@nimcanozil2291 2 жыл бұрын
Waryaha aan ugu jeclahey somali Alle cimriga ha ku barakeeyo #Cabdi #Salan #Herari Aamin
@user-mj8lu6lw3z
@user-mj8lu6lw3z 4 ай бұрын
masha allah, c/salan hasha WANAG caanaheeda allah ha barakeeyo iyo dhaman Geella kale , funny, i like such place
@ts7152
@ts7152 2 жыл бұрын
Masha Allah
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 жыл бұрын
Thanks for showing us Our Culture and animals
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 Жыл бұрын
Ninka Geel jiraha ah waa af-tahan naftiisa ku kalsoon. Tani waa dhaqankeenii iyo meesha aynu asalka u lahayn.
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 2 жыл бұрын
Waar Cabdusalaam noo soo niyood caanaha Meel Mombasa agteeda ah ayaan hadda kaa daawanayaaye
@musemuse1507
@musemuse1507 2 жыл бұрын
magaceed meeshas saxiib gurya raqiisa malaga helaa waxaan rabaa meel guryaha jaban saxiib ila socodsii magaaladas magaceeda pls
@aminhussein8895
@aminhussein8895 Жыл бұрын
Hereri wariye allah hibo u siiyey microphone ka allah cimriga ha u baariko
@muzzeriin3975
@muzzeriin3975 2 жыл бұрын
Masha alalh waa barnaajim fiicn waa markii ugu horeysee video youtuper intaa in leeg daawado thnks mr A salaan hereri keep up the hard work
@haaruunaxmed2038
@haaruunaxmed2038 2 жыл бұрын
Masha Allah guuleyso
@abshirelmi7076
@abshirelmi7076 2 жыл бұрын
Hasha wanaag maansha allaah baan leeyahay
@axmedxasanmaxamedjamacafnu846
@axmedxasanmaxamedjamacafnu846 2 жыл бұрын
ninkan abdisalaan hereri illahay ha sharfo waa nin dalkiisa barnaamijyo quruxbadan ka gudbinaya dhiiri galiya oo bishan bartankeeda ha dhaafo 100k insha allah
@amiinomerabdillahi7485
@amiinomerabdillahi7485 2 жыл бұрын
Hereri wariye gacan loo taagey, masha allah.
@hodhare961
@hodhare961 Жыл бұрын
Maashaa allaah aad bay u quruxbadantahay figradanu. Aniga laftayda ayaa ku tallo jira in aan sameeyo sidan oo kale.
@mustafemohahmed4519
@mustafemohahmed4519 2 жыл бұрын
𝐍𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐠𝐞𝐞𝐥 𝐣𝐢𝐫𝐢𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐲𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐡𝐢 𝐰𝐚 𝐚𝐟 𝐦𝐚𝐚𝐥 𝐟𝐚𝐫𝐢𝐢𝐢𝐝𝐚 𝐎𝐎 𝐰𝐚𝐥𝐢𝐛𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐢𝐫𝐚𝐧 𝐰𝐚 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐤𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐀𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤𝐞𝐞𝐲𝐨
@Hansotraveller
@Hansotraveller Жыл бұрын
Part 2 nooga soo samee wiilka geell jiraha ah Wlhie wa funny 🤣🤣
@sacadbaashesacad768
@sacadbaashesacad768 Жыл бұрын
Wiilka geeljiraha ah waa nin aqoonyahan ah xog warankiisa iyo jawaab bixintiisaba aqoontuna maaha inta warqadaha kutaal oo keliya
@zuhaybmahamet7659
@zuhaybmahamet7659 2 жыл бұрын
Cidagale nimaan geel lahayn waa cirka utuur🎧
@sir__cmc
@sir__cmc 2 жыл бұрын
U kaadi waad ambanaysaayee geelan Ciidagale ma lahee
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 2 жыл бұрын
@@sir__cmc ma. Ciidagalaad. Ka. Xanaaqday. Caafimaad. Alle. Haku. Siiyo
@abdirisakhusseingallaydh3965
@abdirisakhusseingallaydh3965 2 жыл бұрын
Mahadsanid Abdisalaan 💯
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Жыл бұрын
Geel xero ku jira habeen iyo maalin waa laga fiican yahay. Geel waa kii foofa ee geed walba daaqa markaas ayay caanihiisuna tayo leeyihiin hadda waa sidii riyihii belediga ahaa oo kale
@Diidii22665
@Diidii22665 2 жыл бұрын
Mashalaah
@cilaajkadaarulruqyahonline4438
@cilaajkadaarulruqyahonline4438 2 жыл бұрын
habeenkii luuqad kastaa lagaga hadlaa xerada iyo hadhuubka noo soo xala iyo luuqada jarmalka lagula hadlyo geela ..walaahi waan qoslay ...abdisalaam herari noosoo badi dhukumantiyadan oo kale walaahi aad ayaan u xiiseeyaa vediodaada takalana waa kilibkii buurta daalo ....hadhaw ayaynu dhigi dhagaxaee markay dumarku inaga tagaane
@JamalMohamedSulub
@JamalMohamedSulub 2 жыл бұрын
Ninkaa geela hayaa waa halyey walahi, afyaqaan dhiiran oo hadalku iskaga dhexyaacayn .
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Masha Allah waxey ka mid tahay nimcada dalkeyga lagu garto🥰
@husseinyusuf9231
@husseinyusuf9231 2 жыл бұрын
C/salan Ibrahim hareri keep up a good work wll
@eidleabdirashiidomar9499
@eidleabdirashiidomar9499 2 жыл бұрын
Masha Allah dhe cabdisalaanoww
@cawkecabdi7745
@cawkecabdi7745 2 жыл бұрын
Hereri legend always legend
@nashou22
@nashou22 2 жыл бұрын
Mashallah abdisalam hore usoco. Very nice vlog.
@roxantajaceylkaitsme4143
@roxantajaceylkaitsme4143 Жыл бұрын
Mansha Allah Edo Adna hayooo haye
@ugbaadsaid5156
@ugbaadsaid5156 Жыл бұрын
Dr ku macawisbu sitaa iyo shadhki dheeraye dhakhatiirta waa cajiib
@mustafaabdi7493
@mustafaabdi7493 2 жыл бұрын
Hereri iyo waa Burco ee hore uu soco saxiib
@sakariyemohamed4726
@sakariyemohamed4726 2 жыл бұрын
Mhdsanid abdisalaan herari saad marba noola wadaagayso waxyaabaha wanagsan
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 2 жыл бұрын
Mansha allah geelu qaali weeye waana astaan teena Geel nin aan lahayn waa cirka u tuur….waa halkaan ka soo jeedo 😁
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 Жыл бұрын
Ciidagale nimaan geel lahayn waa cirka u tuuur 🤣🤣 asalkii bd tahay suldanadii isaaq 👈
@tuwa_sac
@tuwa_sac 10 ай бұрын
Wallee suldaanadii isaaq
@shaaficiibrahimabdi-mawelo3022
@shaaficiibrahimabdi-mawelo3022 2 жыл бұрын
Beertan geela lagu hayo mantagin wali balse insha allah mar wan booqan, geela in badan ban so raacay oo geel jire so ahaa meel mii ahna 2012 ba igu dambaysay insha allah marna xaga iyo miigana wan so eegaya
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 Жыл бұрын
Masha allah somaliland allow dhowr
@abdirisakmohammed7942
@abdirisakmohammed7942 Жыл бұрын
ninka geel jira ah ee maxamed waa nin aqoon iyo kalsooni badani ay kamuuqato waxan kayaabay waligayba geel jiraan haa siduu u idhi iyo sida kalsoonida leh uu suaalaha kaloo dhanbba uuga jawaabay
@hamzedaacad8428
@hamzedaacad8428 2 жыл бұрын
MANSHA ALLAH WAA qurux kaalay iska arag maxaad u maleen Miyigi oo inta la soo Raray LA keenay Magaaladii Waa Asal iyo boqol. Wiilkana waa Wiil GEESI AH OO FURFURAN ISKUNA KALSOON MANSHA ALLAH Guulaysta ayaan idin leeyahay waanu soo booqan anana.😊✊🏾🙌🏾👍
@samowsamale3490
@samowsamale3490 2 жыл бұрын
Masha Allah waa nolol qurux badan
@gafoteyusuf5430
@gafoteyusuf5430 2 жыл бұрын
mashallah geelu xoolo kuma jiro
@mokocisman5386
@mokocisman5386 Жыл бұрын
الله صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه
@abwaanriyaale8939
@abwaanriyaale8939 2 жыл бұрын
Another level wow? So Amazing
@muznaahmed6968
@muznaahmed6968 8 ай бұрын
Thanks ❤ for showing our culture and 🐫 . Also visit Burco family camels .
@ayanmohamud3229
@ayanmohamud3229 Жыл бұрын
Mashallah walaalken abdisalaan herari wuxuu u qalmaa 2m in la gaadhsiiyo hawsha uu somali u hayo daraadeer marka please aan garsiino meel fiican
@abdiqanimohamed4052
@abdiqanimohamed4052 2 жыл бұрын
Abdisalam Hereri ❤️
@anwaromar460
@anwaromar460 Жыл бұрын
ManshaAllah,illaxey xa u barakeeyo
@awillawill1033
@awillawill1033 2 жыл бұрын
Adeero wan ku salamay
@ninwalan7986
@ninwalan7986 2 жыл бұрын
Ninkaaaa geeeljirahaaaa ragganimo badan ayaaaa kamuuuqata aftahanimo run badnaan waligayba reeer miiii baaan ayaaaan wuuu kufaaanayaaa waayo qiiimaha reeer miiiga ayuuu garanayaaaaa
@somalilandsocotay3257
@somalilandsocotay3257 Жыл бұрын
Aftahanimada waa loo dhashaa. Somalilander dhaba iyo dhaqankii la yaqaan
@axmadcawed3388
@axmadcawed3388 2 жыл бұрын
Raggii hore waxay odhanjiren Wiilkaaga,oo,aad Geel,la,aan kaga dhimatay Geeridiisaad ogayd
@muna619
@muna619 Жыл бұрын
Manshalaa dahab ilahay ha barakeyo
@hamdafarah825
@hamdafarah825 Жыл бұрын
Kalay iska arag meel mamo adna Adam iyo abdisalam ifku arkeen wow
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 5 ай бұрын
Geela waa qaali
@ahmedqalinle4426
@ahmedqalinle4426 2 жыл бұрын
Mansha allah
@alleyaqaanofficialchannel8983
@alleyaqaanofficialchannel8983 2 жыл бұрын
اللهم صل علي سيدنا محمد.
@shadrakkasereka9119
@shadrakkasereka9119 2 жыл бұрын
Gaani iyo irmaan goloof iyo rimay Hays ku kala gurro
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 2 жыл бұрын
Gaani maha wa gaane
@ifraaxmuxudin1562
@ifraaxmuxudin1562 Жыл бұрын
Masha alah hasha wanaag alaha u xafido
@ahmedjees2320
@ahmedjees2320 2 жыл бұрын
Dhaqasho waa geel
@ahmedjees2320
@ahmedjees2320 2 жыл бұрын
Qof aan geel sooraacin ama aan soo geeljirayn aqoon badanbaa kadhiman oo kusaabsan somalida
@LexlutherVII
@LexlutherVII 2 жыл бұрын
Ma fahmin fikradaada, taas maxaad uga jeedaa?
@ahmedjees2320
@ahmedjees2320 2 жыл бұрын
@@LexlutherVII Wayba caday waxan uga jeedo
@LexlutherVII
@LexlutherVII 2 жыл бұрын
@@ahmedjees2320 si faahfaahsan ma u sharaxi kartaa ajandahaaga
@ahmedjees2320
@ahmedjees2320 2 жыл бұрын
@@LexlutherVII waa sharaxanyey hhhh
@ahmedjees2320
@ahmedjees2320 2 жыл бұрын
@@LexlutherVII cidii codsatana waa loo siisharaxikaraa
@haaruunmacalin8650
@haaruunmacalin8650 2 жыл бұрын
War wiilka yarka sxpkii waa 12ji war xaged noogu tuuraysa 10jir ahay
@drtifoow2643
@drtifoow2643 Жыл бұрын
Inanta ugu horeesay bal eeg sida xabadkeega uqaawanyahay markaas rabtaa sfcn lo guursada war xijaabka qaaata
@hamzemohamed4059
@hamzemohamed4059 Жыл бұрын
Allaylehe barwaaqo alle nimcadiisa ha inoo shubo
@yousbroido8359
@yousbroido8359 2 жыл бұрын
Hereri Salam sare Hargeisa ( rep somaliland)
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 жыл бұрын
Masha Allah Tabarakallah Somaliland 😇
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 2 жыл бұрын
Hareri Caano Waa Dhamis ee Cabid maaha.Ogow Xitaa Gabayada Caanaha Bal dhadhami Macaan iyo qadhaadh kuu dhadhamo xoorku.. Dhan iyo dhamid Soomaaliga sax
Xero Geel Maraykan ku taala weligaa ma aragtay? Camel Culture
33:33
Hereri Media
Рет қаралды 268 М.
КАКУЮ ДВЕРЬ ВЫБРАТЬ? 😂 #Shorts
00:45
НУБАСТЕР
Рет қаралды 3,3 МЛН
Lacagta Gawaadhida Truck ga iyo Canada?
36:46
MM Somali TV
Рет қаралды 58 М.
Tahriibkii rafaadka badnaa ee Afrika ilaa wadanka Maraykanka.
30:13
Hereri Media
Рет қаралды 361 М.
Nolosha iyo taariikhda Ganacsade Jaabir Muuse Cali Gaban . Qaybta 1-aad,
21:38
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 2,1 М.
Waayihii fanka ee Dalmar yare iyo kaalintii macallin Bashiir (wareysi)
56:08
Macallin Bashiir Official
Рет қаралды 10 М.
Barnaamijka Hereri & Perth Australia Geela 31 07 16
31:46
Universal Somali TV
Рет қаралды 359 М.
استمع إلى أغرب القصص المشوقة و العجيبة - قصص ذات عبرة - نبيل العوضي - أروع القصص
3:17:22
Ninka Soomaligaa ee ugu Geela badan Tanzania 🇹🇿
18:12
Qays Qeyser
Рет қаралды 540 М.