'' Xidhiidhka Somaliland Iyo Ethiopia Waa Mid Soo Jireen Ah''

  Рет қаралды 13,378

SAHAN TV

SAHAN TV

Күн бұрын

Пікірлер: 52
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 күн бұрын
HEELLO THANK YOU FOR UPDATING US !!!!!!!! FROM SAYLAC CITY SOMALILAND REPUBLIC SUNTIGASHAAN
@yurub5288
@yurub5288 2 күн бұрын
Mashalla Allah guul somalilaan waa raga ku jira weriyeyasha somalilaan ilahay haydin xafido hore u socoda guul somalilaan cadowgeedo hajabo 💪 ✊💚💚❤💚💚💚✊✊✊✊✊
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 күн бұрын
PROFESSOR HELLO MASHALLAH PROTOCOLKA DOWLADNIMO !!!!!!!! FROM SAYLAC BALADKA XADARADA QADIMIGA
@yurub5288
@yurub5288 2 күн бұрын
Sahan tv thank you 😊 🙏 guuleysta guul somalilaan ❤❤❤❤❤
@salahmusa8122
@salahmusa8122 2 күн бұрын
Manshallaah Heelo Weriye Asaal ah
@AyaanCabdi-zo9lw
@AyaanCabdi-zo9lw 2 күн бұрын
Somaallaan guul guul wariye heelo ruunta ayuu sheega wll cadoowgaaga hajabo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@qadanmohamed3659
@qadanmohamed3659 2 күн бұрын
Masha Allaah hambalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Yousuf-q3v
@Yousuf-q3v 2 күн бұрын
Macha alla Mr Heelo,waa in aad had iyo jeer soo gasho tvgaaga,waayo xogagaal ayaad tahay.
@Qarandhise
@Qarandhise 2 күн бұрын
Heelo❤❤❤❤❤❤
@CabdiiJaamac
@CabdiiJaamac 2 күн бұрын
Hello halyay qaran warkaagu wuunadeeqay
@nasratogdheer2273
@nasratogdheer2273 2 күн бұрын
Ohhh I what Iseea Kayd back 😢 he's was very perfect on his job. ❤❤❤
@ahmedmed6816
@ahmedmed6816 Күн бұрын
Mujaahid helo waad salaamantahay Raqba waa ku rageed guul somaliland
@HanaQalbi-x2j
@HanaQalbi-x2j 2 күн бұрын
Heelo geesi qaran ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 2 күн бұрын
guul qaranka soomaaliland
@Xasan-h9r
@Xasan-h9r 2 күн бұрын
Allaha kucaafiyo
@hiaduqaadsamesomalilander3640
@hiaduqaadsamesomalilander3640 2 күн бұрын
Waa guul Jamhuriyadda somaliland sahan tv waa tv qadiyada qaranka Jamhuriyadda Somaliland aad uga shaqeeya
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 2 күн бұрын
Waan ka xumahay halkaynu gaadhnay iyo halka aynu ku soo sinbiriraxanay ilaahaw kornoo qaad oo noo gargaar subaaxan alaaa. Walee muuse mucjisuu ahaa haybad leh ilaahay ayuun buu ka baqi jiray dalkiisana daacad ayuu u ahaaa 😢😢😢😢😢😢
@zainababdi-salam3015
@zainababdi-salam3015 2 күн бұрын
Heelo wuxu leeyahay "war waxaynu dooranay muxu ahaa" !!!
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 2 күн бұрын
💙💙💙💙💙💙💙💙‼️
@KayseCaliShaqaleh-m7e
@KayseCaliShaqaleh-m7e 2 күн бұрын
𝐡𝐞𝐞𝐥𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐠𝐞𝐞𝐬𝐢 𝐠𝐞𝐞𝐬𝐢 𝐝𝐡𝐚𝐚𝐥𝐚𝐲❤❤❤❤❤❤𝐰𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐤𝐮 𝐭𝐚𝐚𝐠𝐞𝐞𝐫𝐧𝐚𝐚❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdiAli-xw3my
@AbdiAli-xw3my 2 күн бұрын
Sahan tv wan wata wa adecada xalal aa
@saidibrahim5931
@saidibrahim5931 Күн бұрын
Wajigiisa xata Somali uma eko, kan waa oromo ama amxaar
@RoblehGuelleh-g2d
@RoblehGuelleh-g2d Күн бұрын
Éthiopia waa cadowka samaron iyo Issa gobolaada Awadle iyo selel
@abdiashkir6259
@abdiashkir6259 2 күн бұрын
Kan dhageeysatay ayuu waayay qof uu wareeysto ayuu waayay ama asagii ayaa iswareeysanaya
@gamalahmedhoussein2267
@gamalahmedhoussein2267 2 күн бұрын
Waa WADAANI dhaab ah oo damqasho u leh daadka IYO DALKA
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 2 күн бұрын
Geesi
@abshirmohamoudsuufi3002
@abshirmohamoudsuufi3002 2 күн бұрын
Heelo Geesi Qaran nin garanaya dalkiisu wuxu ka mudanyahay
@AhmedAli-cv1yt
@AhmedAli-cv1yt 2 күн бұрын
Asc ww waxaan qabaa suaal dadkaan dowlad nimada ma maxeey moodeen inoow isaaq leeyahay 😅 😅
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 2 күн бұрын
Hayaay...Ileyn wariyahan Jabhadkana ahaan jiray wax walba wuu garanayaa....Tolow wasiir Maareeye maxay isku yihiin....waakan...
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@RoblehGuelleh-g2d
@RoblehGuelleh-g2d Күн бұрын
Baadaa isaqo waa berbera Éthiopia sii
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 Күн бұрын
OGI OGI KUSIGA UN TA EE AY IMINKA SOOMAALIYA KU FADHIDO WAA KII SOOMAALILAND EE SOOMAALIYA UN HA KA DALBATO KURSI AY GAAR U LEEDAHAY KUSIGA SOOMAALILAND EE UN KANA DEG DEG HA UGA KACDO.
@caliducaale464
@caliducaale464 2 күн бұрын
Mujaahid heelo waan kusalaamay dalkii ictisaambaa qabsatay iyo huwan isbahaysanaya waxana 2daa gruub kow ka ah reerkeena xirsi iyo salaadiinta .2 waa sacad muuse maqaamsare ismaaciil yare iyo biixi yonis lk wixii xumaadaaba c.raxmaan cirray saaranyihiin nimankaa aan kor kusheegayna maalin dhow waxaad maqli iyagoo leh muuse biixibaa dagaaladan ka dambeeya
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. Waxan dhahayaa waxa taageeraya dawladda ethiopia kuwan: A). Dawladda yuhuudda. B). Dawladda faransiiska. C). Dawladda ingiriiska. D). Dawladda UAE/DP world E). Dawladda Ethiopia oo la adeegsanayo weerarka xuutiyiinta.
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhshayaa dawladda somalia iyo dawladda federalka ethiopia iyo madaxweynaha turkiga waxay kulmeen dalka turkiga. 2.0. Waxay ku heshiyeen inay dawladda somalia siiso badda ay u baahantahay dawladda ethiopia. 3.0. Waxay ku heshiiyeen inay dawladda ethiopia joojiso aqoonsiga somaliland. 4.0. Waxay sheegeen inayna ethiopia xaq u lahayn aqoonsiga sababtoo ah maaha jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa. 5.0. Waxay dawladda somalia oggolaatey inay siiso badda ganacsiga dawladda ethiopia kana siiso badweynta Hindiya sida hobiyo iyo marka. 6.0. Waxay diiday inay siiso saldhigga ciidanka badda ethiopia. 7.0. Heshiiskaasi wuxuu meesha ka saarey MoU somaliland iyo ethiopia. 8.0. Dawladda ethiopia ma dooneyso dekedda ganacsiga marnaba waayo waxay haysataa dekedda djibouti iyo dekedda berbera iyo weliba kenya. 9.0. Heshiiskii Atto abbii ahmed ali iyo hassan sheekh maxamuud waxa hawada ka saarey madaxweynaha faransiiska. 10.0. Wuxuu yimid dalka djibouti waxanu la shirey ismaaciil cumar geelle. 11.0. Wuxuu haddana tegay dalka ethiopia waxanu la Shirrey R/W dalka ethiopia atto abbii ahmed ali. 12.0. Wuxuu madaxweynaha faransiisku soo saarey inay ciidanka badda ethiopia u baahanyihiin in badda cas cagaha loo gelliyo oo kelliyaatta. 13.0. Haddaba badda cas waa xaggee? 14.0. Badda cas waxay ka billaabantaa baabul mandab waxana xidhay xuutiyiinta Yemen. 15.0. Waxa dhinaca koonfurta kaga beegan dawladda djibouti oo kelliyaatta. 16.0. Somaliland shaqo kuma laha badda cas waxayna ku taallaa gacanka cadmeed(gulf of ade. 17.0.somalia iyaduna shaqo kuma laha badda cas waxayna ku dhacdaa badweynta hindiya(Indian ocean). 18.0. Haddaba badda cas oo ka billabanta baabul mandab gaadhana Suez canal ee masar waxa cagaha u gellin kareysa dawladda djibouti oo kelliyaatta. 19.0. Madaxweynaha faransiisku wuxuu siiyey dawladda ethiopia hubkan casriga ah: A). 25 dayuuradood oo Miraaj ah. B). 35 dayuuradood oo helicopter ah oo casri ah. C). Wuxuu 25 dayuuradood oo drones casriga ah oo dyqaynta loo adeegsado. D). Wuxuu siiyey tiro badan oo gantaalada ridada dheer oo meel fog wax ka dyqayn karsya. E). Wuxuu ugu ballan qaadday malasyiin doollars oo la siinayo si ay ciidamada badda iyo ku kaleba u adeegsadaan. F). Waxaanu djibouti kala hadley sidii ay badda cas cagaha ugu gellin lahayd ciidanka badda ethiopia. 20.0. Haddaba ujeedada madaxweynaha faransiisku waa maxay? 21.0. Ujeedkiisu wuxuu yahay ciidanka badda ethiopia inay weeraraan xutiyiinta xidhatey marinka baabul mandab. 22.0. Kaasi oo keenay dhaqaale xumada iyo kor u shiidaalka iyo batroolka tegaya europe iyo caalamka kale. 23.0. Madaxweyne xasan sheekh maxamuud wuxuu weydiiyey ismaaciil cumar geelle miyaad ka aqbashay madaxweynaha faransiiska inaad ciidanka badda ethiopia cagaha u gelliso badda cas? 24.0. Suaashaasi kamuu jawaabin ismaaciil cumar geelle. 25.0. Haddaba dawladda ethiopia dekedda ganacsiga marka horaba may dooneyn waxayse dooneysey saldhigga ciidanka badda ethiopia. 26.0. Madaxweynaha faransiisku meeshaba wuu ka saarrey saldhigga ciidanka badda ethiopia. 27.0. Arrintaasi waxa ka qayliyey dawladda masar iyo eriteria. 28.0. Waxayna sheegeen inayna ciidanka badda dawladda ethiopia inayna soo gelli karrin badda cas marnaba. 29.0. Wasiirka artimaha dibaddu waa dayuus tuug ah oo soo lacag doontey waana waraabe dharle.
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 2 күн бұрын
WALAAHI WAA AQOON YAHAN HEELO NOOLOW
@Gotthemethod23
@Gotthemethod23 2 күн бұрын
Heeloy hadaydaan ogolay inaan talada dalka wadaagno Sideedrabtaa. Inaad iigutaliso . Taatokaliya soconmayso sxb
@RoblehGuelleh-g2d
@RoblehGuelleh-g2d Күн бұрын
Mou dhintay
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 2 күн бұрын
Ruug cadaa gudomiye axmd heelo waa nin qaranka somaliland tacab badan sogaliyey qarankana difaaca
@RoblehGuelleh-g2d
@RoblehGuelleh-g2d Күн бұрын
Ninkani oromo
@ahmedmed6816
@ahmedmed6816 Күн бұрын
Geesi heelo noolow Waan Bogsaday mar hadii adiga caydiid Ubaxle iyo qaar kaloo badani ii bad qabaan
@momindekk1
@momindekk1 Күн бұрын
Leef leef
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 2 күн бұрын
SAXAFI HEELO NOOLOW INADEER HALKAAS KAGA WADA XAALADA HADUU CIRO MOU FULIN WAAYO FADHIYI MAAYO OO WAA MASAYR UMADADEED OONU XISBI IYO GURUUB IYO BEELO MIDNA AANAY BEDELI KARIN JIRITAANKA SOOMALILAND WAA MID BULSHO AY MAAMUSHO HADUU SIDAANU RABNO UWADI WAAYO WUU ISKAGA TEGI
@SamiraAbdi-s1h
@SamiraAbdi-s1h 2 күн бұрын
Halyaaay weeeye ninkaas nolow wlo
@RoblehGuelleh-g2d
@RoblehGuelleh-g2d Күн бұрын
Mou majiro beenaale jooji beenta
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 2 күн бұрын
Mou itopiya ayaabad argagixoso galiseen maxaa mou ah
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 2 күн бұрын
U naageeya Ethopiya kkkkkkk Mou-ga way u dhamaatat. Siilka hooyadiin u saxeexa Ethopiya. Reer Awdal ayaa diiday oo la kaashaday aduunka.
@OneLoveOneLife84
@OneLoveOneLife84 2 күн бұрын
SOMALILAND GUUL
@Qarandhise
@Qarandhise 2 күн бұрын
Hadii muqdisho u saxeedo waa ogosha hadii kale waa !!!!!!
@RoblehGuelleh-g2d
@RoblehGuelleh-g2d Күн бұрын
Mou dhintay
Magaaladii isku xirtay Afrika iyo Dunida - Saylac || Zeila Africa’s Trade Hub
45:37
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 149 М.
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
Xogo Cusub oo laga helay Heshiiskii Itoobiya iyo Somaliland
17:19
WELI MUUSE AYAA MADAXWEYNE AH DADKA DHACAYA SALAMAAD YAAB
9:42
waridaad TV
Рет қаралды 19 М.
Cirro Ma sii Maamuli Karo Dalka, Somaliland Sidan Laguma Sii Eegan Karo
46:07
Kaftanka Siyaasada 561 oo aad u xiisa badan
38:55
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 48 М.