Asc abaayo Anigaa labada lug waan ku leeyahay lugahana waa ixanuunan ma daag nan karo ma seexan karo lakiin ima cun cunayan labada lug way iga soo baxeen doctar ma leeyahay xanunka magaciisa isoo sheeg bal abaayo plz daawo maleedahy
@mohamedabdinur560 Жыл бұрын
Gabar yar an ahay 1malin ayankufey ila hada jilibka aya icanuna kaso hadal plz
@farhiamahamad8938 Жыл бұрын
Masha Allaah Tabarakalaah Allaah hakuxafido Wllo
@aminaali9832 Жыл бұрын
Waan ku salaamay wlashay sifiican ayaan kuu fahmay waana mahadsantahay aniga mar aan uur lahaa ayaan isku arkay lugta bidixda Bowdada ama cajarka ilaa canqowga hoostiisa ilaa hadana wuu ihayaa istaaga wuu idhibaa marka caadada igu dhacdo saaid ayay banaanka ugu soo baxaan xididada lugta dhan way I gororaysaa marmarka qaar marka aan seexdo dhinaca aan useexday wuu I kabaabyoodaa markaa Allaah Hana caafiyo
@aminaabdi5790 Жыл бұрын
Jazaa kallaahu qeer
@yasminsadaqh8134 Жыл бұрын
Walaasheey waankusalaamay aniga waanqabaa manavayilni waxdhibana igumaheeyso hooyadeeyaana kadhaxlay manaibararto waxeeyna iilamitahay bar jirkakutaalo oo kale
@يالايالاشهدوقصصحلوه Жыл бұрын
ماشاء الله الله الحفظك
@fatushmalaq7658 Жыл бұрын
Masha Allah abayo thanks
@guribila9738 Жыл бұрын
Asc abaayo aniga hada markaan uur yeeshay ayaan isku arkay habeenkii markaa seexdo waxaa dareemayay in murqaha iroorayaan xanuun kadibna waxay yeeshen xididadii madow hada macal lowyaha i xanuunaya maxaa lagu daweeya marka dhalo inuu iga ba o malaga yaabaa
@habibaali7442 Жыл бұрын
Thank you so much ❤🥰
@xaliimacali5595 Жыл бұрын
Maashaa allaah mahadsanid abaayo
@fadumahasan1080 Жыл бұрын
ASC Maasha allha Tabarkalaah Xabibti aad iyo aad ban ugu bahana jawabatan oo dhibkan waa qaba oo xidodas mada madoow weli kabubayo madaremin lakin wey iga buxan jilibka qebti gadalo bay iga buxan wana madamadow yajiin qali aniga waa hal lugnt midig
@fadumahasan1080 Жыл бұрын
Maasha aniga iskadas waa hesta oo wa gashata wan ku ficanaday lakin ma babin xidid madamadow
@umucamaar7903 Жыл бұрын
Nacimo waxaa soo baty ayaamahn sharoobooyin oo laleyhy waa laga cyilaa walahi ben illahy ha iga ilaaliyee aadaa ugu murgoody gabdho badan an aqaan aa isticmaaly baydhabo ayan deganahy sharoboyinkas baydhabo mayalan waxaa laga dirsanaa muqdisho tan an ad ula siyaby ayaa ah gabdho badan an ogaa iyagoo caato shan malin kadib ayagoo cayil ziyaado ah noqdy waji hadhin cajaro garbo jirka dhamantis marka tan an raby in an kuweydiyo waxs ciyil miyaa mise barar waye walahi aadaa ugu nahy, abyo gabdhahena wixii loo keenoba waa isku cabayan karali noqo qralka hadii kugu dherady
@Xawa_A Жыл бұрын
Asc walal waan maqlay in sharoobooyin kaas ay gabadheenii cabayaan. Gabadh waxaan daawaday joogta somalia oo la waraysanayo bbc da oo cabtay sharoobooyinkaas oo tidhi 3 isbuuc waxaa igu darsamay 12 kilogram ama 26 pounds. Waxay tidhi calooshii ayaa weynaatay sidii ay uur leedahay oo kale calooshii way istaagtay oo xattaa mushqusha way gali kari wayday. Waxay tidhi walwal iyo isla hadal ayaa ugu darsamay markaas ayaa isbitaalka la dhigay. Waxay tidhi waxay aragtay gabadho sharoobada cabaya oo ku naaxay lakiin ma ogayn dhibaatada ay u keeni karto. Waxaan lagu odhan jiray caato ayaa tahaye is cayil waa dhibaado marka qofka ay kalsooni la’aan ay hayso oo waxaa u fudud inay qof walba ay iska maqlaan hadalkiisa. Dawaadu qofka cayilin mayso ee way bararinaysaa uun oo qofkii sii wadaa in muda ah waxay ku sababtaa inay sambabada ay biyo ka gaalaan sidaas beyna ku dhintaan dad badan ayaa u dhintay. Marka walaal dadka aad taqaano uga dig oo usheeg anigu soomaaliya ma joogo lakiin waan la socdaa oo xatta gabadho faamil kayga oo soomaaliya jooga ayaa cabay laakiin waan kala taliyay oo way iska daayeen hadda. Qofku markuu dadka wax walba kaga daydo dhibaado badan ayeey u keenaysaan naftiisa. Qofka dawaadaas cunaa jidh dhismayd kiisu isbadalayaa oo qaarka hore ayuu u weynaadaa, lugo duuduuban ayuu yeeshaa, waji balaadhan, carab weyn waxaan oo dhan anigu mar arag qof sidaas noqoday oo dad cuna maba arag lakiin waan akhriyay sawiradana waan arkay internet ayeey ku jiraan oo dhaqaatiir ayaa wax ka qortay.Qofkii rabaa uu akhirsan karaa.
@xaliimacali5595 Жыл бұрын
Abaayo cayil maaaha waa baran kaass iyo cudur
@nasmacayuun6741 Жыл бұрын
Shukraan xbbti aalle ha ku sharfo
@Xawa_A Жыл бұрын
Asc abaayo aniga uurka markaan leeyahay ayuu hal xidid oo lugta bixid ayaa saas i noqodaa oo istaaga badan ayaa idhibo. Markaan umulo caadi baan noqodaa lakiin xididkii wali waan arkaa marka caadado ihayso na maalinta labaad ayaan xanuun dareemaa. Markaan dhakhtarka weydiiyay wuxuu igu yidhi culuska badan ee uurka ayaa keena oo dumarka qaar xididku saas buu ahaan doonaa waligood.
@farxiyoacweeyne845 Жыл бұрын
Maxasa lagu daaweua
@queenamiira9513 Жыл бұрын
Abayoy aniga xididyaashas way aruursanyihii ayagoo madmadow ah ka muuqdaan lugahayga xaga dambe ee kala goyska jilbaha dhakhtar ma dalbankara ma layga daween karaya horta?
@fartuunahmed3130 Жыл бұрын
Biyo badan cab socod badan samee waxyalaha dufanka leh iska ilaali iscatee sababto ah barurta jirka galo ayaa sababo dufanka jirta
@RejaAden26 күн бұрын
Maansha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
@ruqiyoxasan8119 Жыл бұрын
MaSha allah
@khadraali7748 Жыл бұрын
Arinkanad ka hadlayso abayo waxba kama jiran hawguna sheekayn dadkan ku fiirsanayo waxyabah cafimadka ah hadanad war kahayan please abayo waxanad ka hadashay wa khalad khalad 🤭🤭😕
@Simbavlogs75 Жыл бұрын
Maxaa sax ah marka
@zahrayuusuf758 Жыл бұрын
Walaal sokorta iyo dhiigkarka kabaabyo iyo barar mey leeyihiin.
@aaminaosmanismail7894 Жыл бұрын
Masha allah
@luulabdullahi8498 Жыл бұрын
Asl Naciimo wan ku salamey abayo waxey iga so baxen markan urka laha iga so baxen mana babi in ilaa hada wan qaba xanuun wandarema ,,,,Jaza Allah kheyr
@hamidoabdile2498 Жыл бұрын
kulamida ahay abayo lkn markan dhalay wuu igayaraday wx aya igu harey
@aishaibraahin2199 Жыл бұрын
shukrn wllo
@fawsiagaal6901 Жыл бұрын
Cilmiga Allaha kuu saaidiyo circulation socks loo isticmaalo Waa ku nafisay Jzk Allah
@faaisomaxamud445 Жыл бұрын
abayo warkaga sifican ayan u dhageystay aniga saas aya li haya maxan sameya abayo lugaga nerbaha lugaha maxan ku daweya
@Aaamina12 Жыл бұрын
Xanunka somalida waku badanyahay
@abdirahmanomarsadik1139 Жыл бұрын
Mahad sanid iwalashey waad noo faaiideysay alle haku xifdiyo