Taa waxa idiinka horeeyay 2 wiil ee burco halmar aroosku uga dhacay 1 guri 1 gal meher 1 gal aroos duco meel kaliya idinkuna ku dayda mansha alaah
@xaliimosacdiya21183 жыл бұрын
Abti liibaan masha allah wuu calool furan yahay
@cabdikhadaralicabdi48643 жыл бұрын
Hambaliyo hambaliyo😍💙💙💔💔💘💟♥️💖💚💝🤩😘💗💋💯💯💯💘💔♥️❤
@pianochannelofficial65573 жыл бұрын
Waaaaaaaw masha Allah hambaliyo hambaliyo hambaliyo hambaliyo hambaliyo
@hawabilanabdulqadir49123 жыл бұрын
Laba gabdhood oo madhibaana hadii ad guursan lahaydeen dhaqanka wax aaad ka badali lahaydeen wana laydinkuna dayan lahaa balse laba wada orosay waa dhacdaa
@khadijsibrahim81113 жыл бұрын
Hambalyo.👏👏👏❤
@fsy77383 жыл бұрын
Ameen ameen yaa rabi
@yasminchannel67163 жыл бұрын
raga somalida meher ma bixiyane alle haysku barakeyo
@mohamedabdullahi24103 жыл бұрын
Waan bixina ee aniga iyo adiga aan is gursano kdibna wad arke horan ka sina
@yasminchannel67163 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣ocadaa
@dahabaomar8573 жыл бұрын
ألف ألف ألف ألف ألف مبروك عليكم منكم مال ومنهم اولاد
@sahrojama10563 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo ❤❤💯
@aamiinaismaciil74813 жыл бұрын
MASHA ALLAH HANLAYO HANLAYO HANLAYO dhisma OO dhakhma qoysaska u biiray muslimiinta
@cuudcuud3 жыл бұрын
ilaahow barakee
@samiroahmed86263 жыл бұрын
Masha Allh habmalyo
@deeqoahmed78783 жыл бұрын
Hambalyo aamiin wax qeer qabo allaah hasiyo
@khadijaaden94103 жыл бұрын
Mansh Allha Hambalyo my brothers
@suubansaxan48653 жыл бұрын
Mansh alah babruuk abti iyo wiilka kale ba
@luul76513 жыл бұрын
Aamiin
@khadrawarfa63203 жыл бұрын
Mansha Allah
@munarhussein13603 жыл бұрын
Ilaaah baan idin kudhaarshee sunadaan daaact miyaa mise waa jesjes
@qurayshaaadan19563 жыл бұрын
Barstimo rasmi reys kicirarsinayey miyaa waan uhanbalyeyni 2 meherba
@zakiyussuf34783 жыл бұрын
Amen
@farduusmohamoud22853 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo laikiin gabadha ina lagu maheeriyo lacag badhan waxa ka fican ina sifiica lodhaqdo
@cabdiraxmaanabdallah83723 жыл бұрын
practimol waa tageedi
@abdirazaqosmanmudey81963 жыл бұрын
M.a
@abdiazizkuli87553 жыл бұрын
Waxan xorey udheceen this is not first time u guy’s made so prastmol stop saying anaga bilowned it happens so many times back to u guy’s lakin weli waxan leyahay congratulation guy’s 2016 Mombasa kadhacdey my two best friend
@nas69risaxane843 жыл бұрын
Hmblyo
@cabdiqaadir64593 жыл бұрын
10k dollar 💵 what
@axmedyare24043 жыл бұрын
Hambalyo
@quruxoday5333 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo zaki and paracetamol laakiin why meherka gabdhaha midna uu yahay 500and midna 10 000? Soomaaliyeey jawaabtu waa xagiina meherka yar baa barakadu ku jirtaa sida ay aniga ela tahay
@saylunsaeed6683 жыл бұрын
Waa waxay ku heshiyeen labada isgursaneyso
@dhangadiriye67133 жыл бұрын
Aniga maba aqbaleen $10000
@halimoomar75293 жыл бұрын
Dhanga diriye.Wllo weligaa ayaadan ,Qof jeclaanin.20:000,gabdho lagu meheriyay Wiil Somaliyeed ayaan ku mehersaday Lacag waxba ma sheegeeyso,farxada lamanahaga ayaa ka weeyn.✋🏼👍
@ismailismail5103 жыл бұрын
Qurux odag walaal ma ahan 500 ee waa 5000 and 10,000 balse meherka yarbaa khayr badan
@shukrimahamed65893 жыл бұрын
Habalayo habalayo
@faizam5233 жыл бұрын
Soomali diintiiba dhaqan carbeed bey u qaateen, waar maad xirataan labadii go' ee cadaa ee soomaali hidaha iyo dhaqanka u ahaa inta maro carab u dhaqan ah xiraneysaan.
HANBALYO AYAN LEYAYAH WILASHA LKN GABDHAHA KU FARA ADAYGA. BARASITIMOL SOKI BERI DHAYD GABAR GURSADAY. WAR GABDHAHA FALADKA HALAGA DAYO RAGOW.
@aragsanmohaa63273 жыл бұрын
10kun dollar Lacagta Kenya🇰🇪 meqay udhigantaa?Asxabey
@ahlaamfarah60853 жыл бұрын
Hal milyana Kenya shilin
@aragsanmohaa63273 жыл бұрын
@@ahlaamfarah6085 mashallah waa lacag badan Alla hau barakeyo Gurkoda
@maymuncabdi88613 жыл бұрын
Habaliyo habamiyo noqda kuwa isku wara
@geenyo15953 жыл бұрын
Nimankaan wada garka deestay carabtaa intee laga keenay 🖐🏼🤣🤣ani maidin qeebsami kari lkn wiilashas naxsan hala caawiyo 🖐🏼😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@sacdiyoabdi63353 жыл бұрын
10kun dolar ayan ku qoslay beenta iska dhaafa 10 kun inanta lasiini maye waxay ku soo hishiyen Dadka hamaqlan hadhowna wan kuu cafin 2kun un isii cml .. waxasi wan ka dharagsanahay inta wax garad ah lkn ilahay ha isku barakaayo
@rock_diamond94753 жыл бұрын
Adiga hanbalyo oo kaliya aya laga raba waxa ay dooni hishis ha ku ahadan allaah aclam wixi kale mida kale $100000 ha ahadan ama $2000
@umumuna1703 жыл бұрын
Sharciga islaamka wuxu qaba wixi goobtaas looga dhawaaqay marqaatiyaalkana maqlayen inu ku ansaxmayo meherka gabadha hade rabto waa u wada cafin kartaaaa
@theosantana77503 жыл бұрын
Dadka jebkooda miya kujirta
@hamdiabdishire87843 жыл бұрын
Walaaleey aday 10 kun wx kula thy run ahaantii agtyda wx kma ahaa qofka jeceshhyna wax wlpa waa u quuraysaa