Xildhibaan Gobsan "'Maxey tahay Dadkaan leh Xasan Sheekh,Cidna kama dhageysaneyno

  Рет қаралды 3,770

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

Xildhibaan Gobsan "'Maxey tahay Dadkaan leh Xasan Sheekh,Cidna kama dhageysaneyno Xasan Sheekh ayaa Mucaaradeenaa"

Пікірлер: 35
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
Masha-allah Xildhibaan Gobsan Guuleyso Waxaa Tahay Wadaniyad Mar Kasta Runta Ka Hadasha Walee
@hooyosom8904
@hooyosom8904 Ай бұрын
Masha Gabadha yar Aya ka wada aqlibatan Gobsan Allaha dhowro guulayso maamo
@naleye1
@naleye1 Ай бұрын
Raga mesha Buxa ayada ayaa kawada aqlibadan runti Gobsan waa Xildhibanka ugu wanag san aqlibadan aqlaq wanag SAN iido kale oo badan ayee Somali 🇸🇴 rabta
@user-dj4nv8cd8d
@user-dj4nv8cd8d Ай бұрын
Wa xaqiq qabayald wa qudhun inaga dhafa soomaliya wen🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-rm9qp4fs3t
@user-rm9qp4fs3t Ай бұрын
Alllah yaa arxamu gabadhaan jidka muqdisho laga soo❤magacaabey hadana qabyaaladeesan
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 Ай бұрын
Qoftan waa lava sim card le marka go aan ma leh marba meesha hirka u socdo ayay aadaa
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d Ай бұрын
Gabadha iga dheh Xil Gobsan
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 Ай бұрын
Gobsan rayigada kuma hadleysid.
@djamasaid6839
@djamasaid6839 Ай бұрын
Ilmo yar waaye caqli badan kama muuqdo
@abukar6
@abukar6 Ай бұрын
Manshaa allah xildhiban gobsan❤
@user-tp1mq3mv5m
@user-tp1mq3mv5m Ай бұрын
Waxaan layaabay itoobiya ladagaalsanahay hadana safiirkooda soomaaliya kashaqaya😮😮😮😮😮😮
@maryanaden1846
@maryanaden1846 Ай бұрын
Maash Allah ❤❤❤❤
@MaxamedDeeq-c6h
@MaxamedDeeq-c6h Ай бұрын
Xildhibaanadaan waan jeclaadee malaqabaa asxaabeey misa lamaqabo
@user-gu2iv5ez1i
@user-gu2iv5ez1i Ай бұрын
Waa nasiibdaro ku dhacday
@fattahk-hashi8260
@fattahk-hashi8260 Ай бұрын
Qowl Sharaf 😎
@mahamedabdullahiahmed8384
@mahamedabdullahiahmed8384 Ай бұрын
Waa daneesato Guri ayaa qabi ka ah hargeyso X.Sh.M. ayey ka sugeysaa laa luush.
@mahamedabdullahiahmed8384
@mahamedabdullahiahmed8384 Ай бұрын
Markey guriga dhisma ay dhameesana way tagi.
@user-rn6gi8yl3z
@user-rn6gi8yl3z Ай бұрын
Mashallh xildhiban gobsan guuleyso abyo
@saladabdallah4045
@saladabdallah4045 Ай бұрын
Xilidhiban gobsan Aniga hadi ku gursan laha wan ku amun sin lahaa 😅😅😅😅 Wayo Somalia sidi ku hagagi mese iska amus
@user-dj4nv8cd8d
@user-dj4nv8cd8d Ай бұрын
Ok xildhibaan Gobsan huray usco ❤😂😂😂
@user-gu2iv5ez1i
@user-gu2iv5ez1i Ай бұрын
Wey soo shaqo tagdey.
@AbdikarimAbdi-
@AbdikarimAbdi- Ай бұрын
aniga ma dooranin
@user-tt2rm8nw7g
@user-tt2rm8nw7g Ай бұрын
5 Kun oo dollar in la idi siiyo ayaba qalad ah askarine laba boqol oo dollar la siiyo ayaa qalad ah
@fattahk-hashi8260
@fattahk-hashi8260 Ай бұрын
Thank you waa Yaab oo bahasha meeshay aad uga quruntay waa halkaa inshallah qeyr Future looks bright.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
waxad raba in soomaaliya bur burto laakin bur buri mayso ee xasan sheekh wa lasaxaya oo wa lacasili hadi ladoono ee iskaaamu bur burka qaranka soomaali ictiraaf kuheli meyside
@user-jk7kf5tg4k
@user-jk7kf5tg4k Ай бұрын
Sax sax
@AbdulDelta1
@AbdulDelta1 Ай бұрын
Way soo shaqo tagtay. Siday noogu jees jeesayso ma ila aragteen
@user-ew2zf6pm8o
@user-ew2zf6pm8o Ай бұрын
Dhakheeeeeeeeeeeeeeeeeeeey
@mohammedabdul5923
@mohammedabdul5923 Ай бұрын
Ten wa 2dolar kunaaxto jaaxil garguurte gumeysi kuxaysto orod degaankagu kulabo mxad kadonty muqdisho
@hiboabdi1942
@hiboabdi1942 Ай бұрын
Wax u sheeg
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 Ай бұрын
Kkkkkkkk kkkkkkk igu shubo miyaa tani
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d Ай бұрын
Xil xasan cabdinuur isagana 😂😂😂😂😂
@fourrehfarah7449
@fourrehfarah7449 Ай бұрын
Calol u shaqaysato😂😂😂
@jaamaccabdi9681
@jaamaccabdi9681 Ай бұрын
Abgaal miyaa qabta
@user-ew2zf6pm8o
@user-ew2zf6pm8o Ай бұрын
Dhakheeeeeeeeeeeeeeeeeeey
55-SANO JIRKII REER BURCO:-Jarmalka,Burco,Hargeysa ilaa Jilib.
7:32
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 34 МЛН
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 13 МЛН
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
WARARKA SOMALI CABLE TV IYO SALMA XAAJI 07 09 2024
18:05
Somali cable
Рет қаралды 2,4 М.
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 34 МЛН