XILDHIBAAN IYO SINGLE MOTHER REER 🇬🇧 AH

  Рет қаралды 15,120

Caaliya Sharif channel

Caaliya Sharif channel

Күн бұрын

Пікірлер: 142
@Degmodeqa
@Degmodeqa 9 ай бұрын
Ha odhan caruurta ayaa faqiir igadhigay wlla, waayo naagta aduunyo dhaqaysa een ilmaheedii war uhayn adaa kaqanisan. Inshaa Allah waynu nasan abaayo allah hooyo kasta oo ilmeheeda ladadaasha dadaalkeeda maqasaariyo aamiin.
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 9 ай бұрын
Waa runtaa Degmadeeqaay Amiin amiin, mahadsanid abaayo mc🥰🥰🥰love you qaali❤️
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 9 ай бұрын
Wcs mama caliyo qurux badaney major Mel mafarisanayo gus lageliyi ayuu ubahan yahay yup kkkk
@abdifatahadan2600
@abdifatahadan2600 9 ай бұрын
​@@Caaliyasharifsoodowow cadeey
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 9 ай бұрын
​@@faizaabdulla3604😂😂😂😂😂
@nimcomahamed3896
@nimcomahamed3896 9 ай бұрын
اللهم صلي وبارك على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم
@samraaf5311
@samraaf5311 9 ай бұрын
salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ag)
@user-zs5pz3yl5y
@user-zs5pz3yl5y 9 ай бұрын
Caaliya wll is astur hee qof weyn iska dhig
@abdiasis2428
@abdiasis2428 9 ай бұрын
Sax weeye walal caliya caruurtu waxay ubaahan yihiin hooyo iyo aabo koriya oo jecel umabaahna hooyo kaliya, Somalida wan arkay badankood caruurta waxay udhalanan inay ku fanaan uun si loo dhaho hebel intaas oo caruura ayuu dhalay ee jacayl ay caruur jecel yihiin umadhalan. Caaliya sharif wad ku mahadsantahay walalo sheekoyinkaga wangsan ee wax laga faaiidayo jazakallah walalo from Hargeisa ❤❤
@ikraanhassen2219
@ikraanhassen2219 5 ай бұрын
Caliya markan dawado wan qosla waa gabar fanny ah oo hadalka heli og mnsha allh
@Dagan721
@Dagan721 9 ай бұрын
Caaliya waa runtaa wallahi anaga rer America araxdii ba jabnay Barafkan ilmo jeed mid kale cadalad mahan
@siciidmaxamed9918
@siciidmaxamed9918 9 ай бұрын
Nin ma Haysataa Horta😁
@Dagan721
@Dagan721 9 ай бұрын
Haa
@Shire859
@Shire859 9 ай бұрын
Naagoow intaa fariido noqotaan eed ragiina garab istaagtaan baa gadaal nacasyo ka noqotaan ilma adeerayaaloow fariid nimada hore joojiya ama nacasnimada dambe
@nimosuleiman
@nimosuleiman 9 ай бұрын
Masha allah walal ilmahaaga hadaad wax walba u samayso beri iyagad ka helaysaa lkn ilmaha hadad dayacdo yaad wax u dhaqaysaa wan jeclahay gabdhaha ilmahooda ku dadaala
@sacdiyaahmed239
@sacdiyaahmed239 9 ай бұрын
Asc abaayo dunarka waxay isku celiyaanshaqo ay dhameyeen mar hore waa jig jig mashaada joog❤
@aminasharif7701
@aminasharif7701 8 ай бұрын
Caaliya walahay caweskeda waa jeclahay
@khadijac9841
@khadijac9841 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂walaahi waajawaabtay dhiblaan inta hindi laydinku shubilaa walaalihiin 😂😂😂 jecliyaa dadka hadalka hela isagoon caytamin oo xanaaqin 👍👍
@samirr546
@samirr546 9 ай бұрын
Intay doontoba ha igu qaadatee nin jacayl uma soo bandhigteen markaas baaban dareemayaa in aan dhulka ku masaxmay!!!! Somaliyana qashin qub baynoqotay tuug waliba isagoo cuqubo xanbaarsan oo ciduu masuulka ka ahaana dayacay ayuu Isa soo sharaxayaa hadii ceebtiisa la sheegi lahaana qabiil dhego la oo waxba u fiirsan oo loo diray in ay khaain uun difaacaa si aan dadka iyo dalku u horumarin khaladkana loo arag . Shugran Ina shariif ❤
@khadraali8373
@khadraali8373 9 ай бұрын
War xaga India 🇮🇳 waa layaabay qofkii illahay ugunto
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 9 ай бұрын
Adiga. Haddii. Ilahay. Kusiiye. Dadka. Ilamaha. Aada. Leedahay Waa. Ladakh. Shuuba. Kara. Fadeexaada. Kadaa. Waa. Caawaaro. Kula. Miida. Isaka. Daa. Bisiinka. Kibiir. Igadheeh Yaaba. Mjbisiinka
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 9 ай бұрын
Tuuksi aan lacag iga rabin😅 Laakiin Waqti oo lacag ka qaalisan ayaa iiga baxa😂😂😂😂😂
@bassflix5982
@bassflix5982 9 ай бұрын
Lool wax ma diidno iga dheh HA LA WADA QARAMEEYO😂 KOWO BADAN OO REER PL AH AYAA MAR HORE LA QARAMEEYEY AYAAN MAQLAY
@user-xm4vk5rk5i
@user-xm4vk5rk5i 9 ай бұрын
Waacaloolxanuunbadan yaab naagoomaquusataan caaliyo warkasoobadi siay gabdhaha wantoban
@user-ed4wk3hv9l
@user-ed4wk3hv9l 9 ай бұрын
Marhoraan kuusaaray
@fadumojama22
@fadumojama22 9 ай бұрын
Nin reerkisi horeba kuso tuntay miya adiga asxan kusamaynaya armay ku rontahay bananagkajog carurtada korso.Subxan Allah ninka maraykan waxa kasoqabsan wayay ?
@asma8470
@asma8470 9 ай бұрын
Sheekonyinkaga waan ku haysta caliyay. IVF ka weliba 😅
@user-kd3qs7fl9s
@user-kd3qs7fl9s 3 ай бұрын
Soo dhowoow caalya
@bassflix5982
@bassflix5982 9 ай бұрын
50%50 gaal oogu imaaw😂 lakin naag Somali maxaa bahdilay😢 TOLOW XILDHBANKAAS YAA WAYE?
@abdimohamed7967
@abdimohamed7967 9 ай бұрын
4:19 4:28 ❤❤❤❤❤Caaliyoy second wanaagey sini iyo isir wanaagey subaxii la jooga,saadirkaan,kuu baryaa . tukadaay salaadaha,sekaduna ku sii daraa,suurku maalintuu chaco,werdigiyo salaadiyo saldhig ma laha duniyo ku salima udgoonaha ha regina ilaahey
@farhiaali3873
@farhiaali3873 9 ай бұрын
Walee nin masiiyeen lacag aan aniga leeyahay kkkkkkk
@farax6361
@farax6361 9 ай бұрын
Hooyooyinka Qurbaha kunool waxaan ahy macalimad Quraanka online ku barta Caruurta iyo dumarka hooyadii ubaahan ilasoo xidhiidh
@Xamdicabdulahi-pz6nz
@Xamdicabdulahi-pz6nz 9 ай бұрын
Habo caaliyaay sheekadaada waan ka helaaa wlh funny ayaa tahay
@user-nk6zh9mi5t
@user-nk6zh9mi5t 9 ай бұрын
Caaliya Taasi Waa waa nacas xoolaheedi Ayay bahal ku iibsatay
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 9 ай бұрын
Adbaan kaga qadey miss caalya xildhibaanka sigle mother ta beylka ka sii daa yey kuma waaye warka isii horeyna u soco qalbigaa ka raaliya anigu waxan umalee yaa caliya waa cad cad ama shaashi baan is lee yahay kawaran nabad galyo xabiibi
@al-ad-aniya4048
@al-ad-aniya4048 9 ай бұрын
Hal single mother ahi ma joogto xaafada hayaga. UK
@ayanabdi1889
@ayanabdi1889 9 ай бұрын
Ninka ma wayaanin ee wuu kuu sugey siduu u galey mac sonkor dheh😂😂😂😂😂😂😂
@naruurab1114
@naruurab1114 8 ай бұрын
Naagaha lacagta raga siiya Ma Fahmin😮
@sahanbihi2611
@sahanbihi2611 9 ай бұрын
Caliya wan qasla markan ku dawado
@hanefa283
@hanefa283 7 ай бұрын
Caaliya waxaada ciil waa dhaafay karbaash maahee dhulkaad la jartay 😂
@user-pp7hs7zz9s
@user-pp7hs7zz9s 9 ай бұрын
Soo dhawow caaliya❤ keep going ayaan ku leeyahay
@Hooyo309
@Hooyo309 9 ай бұрын
Scws
@dekalul3979
@dekalul3979 9 ай бұрын
Walaley shekadada waa igu baxdaa ee so badi xanta😂
@farahcasowe6346
@farahcasowe6346 9 ай бұрын
Waa dhuwyahey waan katurayaa waansaar lekta❤
@umusahra2521
@umusahra2521 8 ай бұрын
Nin iskadaye wiilkaga ayaan xoolahaga lasiiin waayo lacag kuma soo celinayaa way ku qooqayaaan
@ninaa7968
@ninaa7968 9 ай бұрын
Thanks for the video habo, I like your sheekoyin.
@fartunomar2528
@fartunomar2528 9 ай бұрын
Aliya Shariff sheekadeeda waa the best qaxwa I don’t know why!!! Markan waliba loobahanyahay bay kasoo tuurtaa ina adeer Aliya iska faraxsanow !!
@fahima6186
@fahima6186 9 ай бұрын
Masha Allah inadertey waa ilbax 🎉🎉🎉❤plan iyo qorshe ayaad kahadleeysaa lkn dadka qaar noloshaba madahamsana 😂😂😂😂
@Runtakudhimow
@Runtakudhimow 9 ай бұрын
Waa ku mac waayo Horta lacagteeda maxay usiisay yaahu dheh nin kuwuuw horeba katagay miyaa ku weeda u joojinaya
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 9 ай бұрын
Nin naagtiisii ka soo tegay dumarow naf maleh , xamar hooyaday baa odhan jirtay “ xamar xaas koris” caaliya xijaabka hagaajiso xbbti ,
@khalifmusse9421
@khalifmusse9421 9 ай бұрын
naag xoolehed waraabe ka dhaartey walaanan habar lacag ku galayn 😂😂
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 9 ай бұрын
Carabiga naga sax yaan carabnimada qiil-qiil naga geline
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 9 ай бұрын
🤣🤣🤣🥰
@norajabril7955
@norajabril7955 9 ай бұрын
I love ❤sheekooyinkaaga waan ku salaamay qaali ❤
@yayafrh8978
@yayafrh8978 9 ай бұрын
Shariifadeenii guulayso ina adeer, Dadkoo dhana reer Puntland inooka dhig kkkkk. Gabadha single mother ah waxaa leeyahay war naftiina iyo ciyaalkiina horumarkooda ku dadaala nin waxba idinkalama maqna ee
@fatuushvlogs4305
@fatuushvlogs4305 9 ай бұрын
Walahi waa meeshi ka bilow qurbe inaad ilmo ku korisid waa dhib howl yar ma ahan
@user-lh1jl1bq7p
@user-lh1jl1bq7p 9 ай бұрын
10:11 agreed 💯 no kids because my kids old now kkk single mother 19 years no way going to have kids now inshallah i get my freedom soon my kids finish college n marry kkkk then i go anywhere in world kkk men welcome no kids kkk i stop having kids age 24 years mashallah never again but mother of 4 kids mashallah
@sicidowarsame3552
@sicidowarsame3552 9 ай бұрын
Kkk kuligiin reer puntlad noqda
@lulyusuf9382
@lulyusuf9382 9 ай бұрын
Calaayo MashA alaaha mash alaaha
@quenraxma292
@quenraxma292 9 ай бұрын
Halkana soo candhaqayza kulaha ar caaaliyo adigaa 😂😂😂❤❤❤
@bayaanjama629
@bayaanjama629 9 ай бұрын
Kkkkkkk Caliyo qarxir gacanan kutagay habeysan aa uga shaqaysay single mother kkkk😂😂
@fartunomar2528
@fartunomar2528 9 ай бұрын
Hhhhhhhhhhh waad😂iga qoslisay reer puntland iska noqda…
@suhaybosman4990
@suhaybosman4990 9 ай бұрын
Reer waqooyiga ayaa ka gobsan reer koonfureedka
@ilhan6838
@ilhan6838 7 ай бұрын
Ilmahan laisku so shubayo ninkeeda miya leh shawada mise walaiskaga shubaa lee shekadan ma fahminee
@user-lh1jl1bq7p
@user-lh1jl1bq7p 9 ай бұрын
5:05 i feel you girl kkkk we same page now they got job they don't buy food kkkk and still give them free places free rent n car too n food one time i ask for help all hell lose that's American boys mashallah may Allah bless all our good n bad kkk u got it inshallah they will grow up one day when get old n mashallah bless to have them in my life forever
@user-vf4qz4wv2z
@user-vf4qz4wv2z 9 ай бұрын
😂😂😂😂 caaliya nagadaa waxba kama muqdan mashallah tahay hanaga hana gubaroor darsan
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 9 ай бұрын
🤣😍
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 9 ай бұрын
I love you caaliya run badan farxaanad
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 9 ай бұрын
❤️you too carfoon Alla ha ku jeclaado xbbti
@hanefa283
@hanefa283 7 ай бұрын
Taas doqon why ay gurigeeda ugu iibisay 😢
@Salsabil123
@Salsabil123 8 ай бұрын
Awaiting for your banters 💖
@shanyfahiye919
@shanyfahiye919 9 ай бұрын
Masha Allah you still beautiful sister
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 9 ай бұрын
Wow, thanks
@dirie1000
@dirie1000 9 ай бұрын
ASC , Caaliya waa lagu tebey ina-adeer .
@nasturanastura4015
@nasturanastura4015 9 ай бұрын
Masha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aragsanismael4912
@aragsanismael4912 9 ай бұрын
❤❤❤
@user-hd3sr2vh7i
@user-hd3sr2vh7i 9 ай бұрын
Asc
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 9 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@nuuran9656
@nuuran9656 9 ай бұрын
Codka ma fiicna micro check please qaali
@umaaisha9876
@umaaisha9876 8 ай бұрын
Kkkkkk
@hanefa283
@hanefa283 7 ай бұрын
Haaaa wallaahi 😂
@hudaahmed4163
@hudaahmed4163 9 ай бұрын
Asc aliy markay xildhabanimadu dhamato kuwu ka tegay ayu kuso noqon dhown wari
@cousinbro1580
@cousinbro1580 9 ай бұрын
Mar horaa gabdhaha wadanki jooga aan buy one get one free u bixiye 😂😂
@user-sg5np8xe9h
@user-sg5np8xe9h 9 ай бұрын
Naaguhu waa masaakiin waxay moodaan in caruur ragu kujecaanaayo waa been kuwuu kayimi muxuu ugasootagay naa lacagtiina haskasiinina raga
@Qalanjo.14
@Qalanjo.14 9 ай бұрын
Sheekaan kuu hayaaye xagee kugu soo diraa qaali
@Ilyas-b7m
@Ilyas-b7m 9 ай бұрын
❤ abaayo mcn waan ku salamay walaal qiima badan salaan ( from gal-mudug ) abaayo farxiyo cabsiiye ka soo hadal. Shaarbaha ayay hada salaaxaysaa dhaqan xumo iyo 60 jir ( thanks )
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 9 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣 dhibka dhaaf! Waa Odaygeedii ha iska salaaxdee
@Ilyas-b7m
@Ilyas-b7m 9 ай бұрын
@@Caaliyasharif Masha-Alaah ok, hadaad sudaa ku talisay🇬🇧🇸🇴
@bilana289
@bilana289 9 ай бұрын
@@Ilyas-b7m Fathiya Cabsiiye maxaa kaala socda waar shaqo yeelo
@Ilyas-b7m
@Ilyas-b7m 9 ай бұрын
​@@bilana289ok waa runtaa Eedo😂😂
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 9 ай бұрын
Ma sha alla allow hindi hanaga dhigin reer putland aya dadkayni ah ❤❤❤👍
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 9 ай бұрын
Caaliya mar la arag baad noqotay i😂 xildhibaan iyo guri buu helay
@jasminaden4772
@jasminaden4772 9 ай бұрын
Amaan afkaga kagama so keeyo
@fardowsaahmed4617
@fardowsaahmed4617 9 ай бұрын
Hhhhh wan qoslaa markan kudawado fnny
@norajabril7955
@norajabril7955 9 ай бұрын
Omg ilahay ceebteena ha asturo Subxanallah 😂
@shinelikeadiamond8954
@shinelikeadiamond8954 9 ай бұрын
Caaliya, ever heard of u losing them, how u get them 😂😂😂😂she deserved it good on him
@nimosuleiman
@nimosuleiman 9 ай бұрын
Waaba nin wax sii yahuu
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 9 ай бұрын
Fiiquliibanaa ku the naadee waajamac ee waxaad dhahdaa fiiqalbii
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 9 ай бұрын
Dee Aniga iyo malaaikteyda ayaan nahay😁
@user-xs6xl5ny7t
@user-xs6xl5ny7t 9 ай бұрын
Ala maxaad run sheegtay nin lugtiisa furan yahuu naagta nin gurigeeda u gaday doqonsanàaa Ala talo xumaa
@Hooyo309
@Hooyo309 9 ай бұрын
Adkaatay oo fogaatay? Subxaanalaah dadku xanuunsanaa? Halkaasna ma qabyaaladii bey galiyeen? Alla soomaaliyaa? 😅
@arawelo9504
@arawelo9504 9 ай бұрын
wuu kusugay balo guri kuugaday😢😂😂😂
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 9 ай бұрын
Kkķkkk Faarax mijo pasto miyaa udgoonkii gabdhaha soomaaliyeed lacag loogu daray, ninkaasi wuxuu helay xoolo banaan yaalla. Gob iyo geel raqiisaba marbaa lahelaa 😂😂😂
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 9 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣😍
@abdikafiosman607
@abdikafiosman607 9 ай бұрын
Caaliya saacadana soo galiyay
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 9 ай бұрын
Waad soo jeedaan sow ma aha😅
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 9 ай бұрын
😂😂😂😂 soomaalida u roonba reer butland 😂😂😂😂
@foolhooradchannel156
@foolhooradchannel156 9 ай бұрын
Wsc abaayo caaliya❤
@user-lh1jl1bq7p
@user-lh1jl1bq7p 9 ай бұрын
10:55 agreed 💯 n Somali women don't kids care they father last no matter their belong him even he didn't raised them that sad 😭 they don't have my last name
@Miski-kw9gq
@Miski-kw9gq 9 ай бұрын
Caliyo dad an hindiyo warkahenba hada ushegto wa lowada socdaa kashekey nag War ma maqasho
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 9 ай бұрын
Qofkii asn caruur haysan waa sax waa isku soo beer karaa laakiin Naag 5 caruur haysata oo Europe joogta waa dhib shantaas cunug in si fiican loo koriyo ayaa fiican
@soulsista117
@soulsista117 9 ай бұрын
😂❤
@khadijac9841
@khadijac9841 8 ай бұрын
Macsonkor naagaha nin kuwiisiiba kayimi xoolohooda siinaya naagta soomaaliyeed waxay ubadanyiin ari daasad kamailbaxo guurso hadaarabtid laakiin maxaakalifay inaad ilaa gurigaagii xaraashto
@kadanali-oc6qp
@kadanali-oc6qp 9 ай бұрын
Asc caaliyadaydii ku jecliyaa War heedhe ayaantan laguba hayee ma xabad baad qool sakaaro ku haysaa.
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 9 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣♥️
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 9 ай бұрын
🍎
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 9 ай бұрын
Caliya cadi maha
@nimosuleiman
@nimosuleiman 9 ай бұрын
Ilmo an lagula rabin oo luwo kale ad haystid maxa lagu falayaa midho geed ku yal ku gunti ku jira looma daadiyo kuwii horaaba korinaya maxa badaas ku galinaya waruntaa wll
@AminaCuisine692
@AminaCuisine692 9 ай бұрын
Caaliya bisinka ilmaha ma Turkish ba mise isaga aya uracay isbitalka😢
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 9 ай бұрын
Maya isagaa raacay waa kuwiisii 😁
@Maria28832
@Maria28832 9 ай бұрын
NAAG NIN LACAG SIINEEYSO AYADA DOQON AH MAXAY U SIIN MUU SHAQEYSTO WEEY KU FIICAN TAHAY SAAS IN LA YEELO NAAG AAN DANTEEDA AQOON
@Xia_whoami
@Xia_whoami 9 ай бұрын
Absolutely
FILO PART 121
27:44
Abukar Mahdi
Рет қаралды 31 М.
XABIIBO GABADHA POLICEKU U DAATAY🤔#ARIMAHABULSHADA
14:04
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 28 М.
Real Or Cake For $10,000
00:37
MrBeast
Рет қаралды 58 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 33 МЛН
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 5 МЛН
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 43 МЛН
NOLOSHA QARSOON MALAYSIA 🇲🇾 MA AHAN MEEL FII…
10:54
Nada Dayah Huda
Рет қаралды 38 М.
SXB daa NINKA MAKA GUURSAN LAHEYD🇬🇧🤭 QOFNA HA AAMININ #QISOOYIBKAQURBAHA
16:40
MUNIIRA CUNUGA MA RABTO MAXAY RABTA🤔#ARIMAHABULSHADA
9:46
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 29 М.
Finding the Right Wife | Part 1 | Iman Cave with Sh. Abdullah Oduro
1:04:50
GUURKA PART TIME KA REER🇬🇧 QISO DHAB AH  #QISOOYINKAQURBAHA
17:19
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 15 М.
Real Or Cake For $10,000
00:37
MrBeast
Рет қаралды 58 МЛН