❤ Yusuf garaad alle cimriga iyo cafimaadka ha Ku barakeeyo waa sidaa aad tidhi, kan xabashida difaacaya caawa hadii lagu odhan lahaa la dood nin Oromo ah iyo nin axmaar iyo nin tigray siduu u fahmi lahaa?
@Allsportshighlights1600 Жыл бұрын
1960ki maa horta anaga dhalaney, Somali ma jirin miyaa gumeysiga ka hor, umadaan waa In school loo furaa Somalia 1000 0000 yrs ayey soo jirtey not only from 1960
Doqonhel gaad waan kaa horaynaa wanna kaadabeynaa viva soo maalilaan
@yasinmohamed8748 Жыл бұрын
Yusuf garaad Mahadsanid Caqliga allha kuudeysto
@alisamater-yi5cs Жыл бұрын
Waa riyonaysaan Muse biixi Waa gaasi gaasi Gooni goosataatu Waa koonfur Xabashida noo kiin dhaanta Xaasidnimo ayaa hadlaysa Calaacka ku waraara Wuu socinaya HAshiishku Allah bless somaliland and destroy their enemy Like these space
@axmedsixteen8509 Жыл бұрын
Damayanti itobiya ayaa soo horeeyey taas ayaa keentay in laga shakiyo dhiibista badda lkn waxaad iloowdeen 20 km oo badda ah waxaa la socda 20km iyo ka badan oo gaaraysa berriga badda ilaa xuduudka dhulka ah iyada ayaa yeelaneysa ,meeshaas waxaa ka soo socda in shacabka meeshaas dega ay dhagxaan tuuri doonaan aakhirka sidii falastiin.
@abukarmaxamed5376 Жыл бұрын
Wallee yusuf garad hadal cad cad wax ugu tilmamay
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Жыл бұрын
Cadaawaddii ay reer somaliya mudada dheer la wareegayeen ayaa caawa halkaa ku danbaysay waanay ku saxan yihiin reer somaliland tallaabada ay qaadeen,,,,
@saciidmaxamed1601 Жыл бұрын
Koonfuri xaasidnimo ayay la nool yihiin ay u qaban sland yar ila min wayne
@saciidmaxamed1601 Жыл бұрын
Xaasid ma aflaxo
@AxmadXasan-w2p Жыл бұрын
Waxaa horaynaya aqoonsiga s/landna Marka ay noqoto Dal la aqoonsaday ayay Heshiiska gelaysaa iyadoo sharci Difaacayo..
@mahomedosman2879 Жыл бұрын
Maskaxdaa fadhida ha la yaabin wuxuu yiri waa la dagaalamyaa go ahead Somalia vs Ethiopia dagaal
@mohamedibrahim7653 Жыл бұрын
Yusuf garaad ehelkiisa waxa geeyay hargaysa waa Ethiopia waxa adinkana mustaqbalka idinkeeni Mogadishu waa Ethiopia nimaan garan waxa jooga ma garto waxa soo socda mustaqbalkii awlaadiina in muuse tirtiray
@defensegeneral989311 ай бұрын
Hadii gaas laga helo, iyaga maa leh. Malaayga badeena meey dabanayaan, oo free Malay maa ku jiro for 80 million Ethiopians
Keep crying Muse biixi is hero Allah Bess somaliland
@abdiraxmanali Жыл бұрын
Xasan sheekhmatagikaara bari hargaysa
@nimcoomar7611 Жыл бұрын
haa marka hawada somaliya la idinka xiro iyo bada waxnkunxirannkara markab la tyiraahdo markasad ogonnneysa in uu hayey
@SOMALIUNIONTV10 ай бұрын
Asc walalayal ururka ( SCCU)Somali corporation council union waxa wada arin Somalia Somaliland iyo Djabuti Casimadiisa wa Sylac wa in kawada hadalna Isfahan siyasided
@mustafemaxamed6085 Жыл бұрын
Durba ma ilaaween dhulkii itoobiya qaadatey ee Shaley ahaa, weligeed Ka noqonmeyso inta Kalana waa laqeysaa mustaqbalka
@AbdiMadar-sx5vu Жыл бұрын
Dadka dagaalamayaa waa kuwee madaxtooyada villa somalia ma ka difaacan karaan Ethiopia caqli xumaa dadkani maxay iska hafrayaan ?
@abdirahmanabdikadir3270 Жыл бұрын
Aniga waxa qabaa in muse bixi loo yeero oo somali aqoonsato itobiyana laga saaro mesha carsbta oo inaga yar aya dawlado kala ah iyo yurubta wa caadi intay la isku diri lahaaa labo qof walaalo ah
@shabeel7467 Жыл бұрын
Arintaa32 sano ayaanu ka baryeynay wuu diiday Aidan ayey noqotay daacad ii ayaa ka dhacday.
@shahadismacil6291 Жыл бұрын
Aad ayad umahadsantahywaa inta aanu kukari la nahey xukuumadaha somalia waar aqoonsi ayaa waxan oodhan noogeynaya ee na aqoonsada walaalihiin aynu nahey shaleyba anagaa imaney oo dowladayadii Keeney Marka hadad idiido dee waddoklae oo aan waxkuhelayo ayn raadsanayaa
@safiasheikhahmed5170 Жыл бұрын
yuusuf garaad waa sax waasax hadalkiisa ee smaalilan khad qadan baykusocdaan ee wax loosheego mikakale dhalin yaradan waakuwii itoobiya jaamacadaha kadhiganjiray oolaitoobiyey 🙆♀️🙆♀️🙆♀️🙆♀️🙆♀️🙆♀️🙆♀️🙆♀️🙆♀️🙆♀️🙆♀️
@Mohamed-k9c9w Жыл бұрын
Yuusuf garaad ya wax weydiiya xaarka dareeraya
@AxmadXasan-w2p Жыл бұрын
Khalad ha fahmina Ethiopia wey Ogtahay in aanu heshiisku Sharci noqonayn ilaa Somaliland la aqoonsado si uu Heshiisku sharci u noqdo. Heshiiskuna wuxuu noqonayaa in marka hore ay kala shaqeeyaan Citiraafka somaliland oo ay hormuudna ka noqdaan Aqoonsiga S/land
Yuusuf dhiiqoole caawa wuu dhex fadhiistay waanay ka hoostay,,, waase nasiibkii iyo naanays xumaantii inuu caawa reer somaliland siyaasad uga sheekeeyo.,,
@jamalcumar249 Жыл бұрын
Iyaa saxeexay dekeda barbara xasan sheekh is dulmari yaligaa dhoogow
@awad559 Жыл бұрын
Waa dad buka oo qalbiga ka jiran oo malax iyo milil ka daadanayo lamana fahmi karo
@amranaden3059 Жыл бұрын
Yusuf Waa huwan
@user-horo Жыл бұрын
Yusuf garaad waligii si shakhsi ah oo caadifadaysan ayuu umadda somaliland iyo rabitaankooda uga soo horjeeday xitaa intuu kamid laantaalnta afsoomaaliga ee (BBCda) sidaa awgeed waxaan leeyahay xaaji garaadoow aragtidaadu hakugu eekaato adiga waayo goaanka iyo rabitaanka shacabka somaliland adigu waxba kama duwi kartid umana baahna taladaada adiga iyo inta kula fikir ah
@ugaskabeesha4539 Жыл бұрын
Su asha aniga inad iso martan ayey ehed waxa ladhahay wa reer muuse biixi inad sidan kuraadisan citiraaf maha sas aya ladhahay abii lama.dhihin wax hubsada
@aminayassinehussein8123 Жыл бұрын
Hadii xasan sheekh la soo maro ma sax baa in itoobiya la siiyaa deked?? macnuhu lama diidana itoobiya ee waxa la diidan yahay waa ictiraafka Somaliland halkaa waxa ka cad xaasidnimada iyo cuqdada somalidu u hayso Somaliland subxanalah.
Dhulku tagi mayo ee iyaga guur dhulku waa somaliland ya dameer
@abdullahhassan2940 Жыл бұрын
NINKAN WAXAA L WYDIIYEY 1960 YAA KEENAY XORIYADII MIDNIMADA MANA RABO INUU KA JAWAABO
@lutfi9892 Жыл бұрын
Ciidamada Ethiopia ee jooga hada baydhabo iyo baladweyne maxay Ethiopia uqaadan weydey, kuwaas maxaad uga hadli weydey
@oubah.ismaeiloubah.ismaeil7349 Жыл бұрын
Raanbo❤❤❤❤❤
@abdiyusuf4259 Жыл бұрын
War meesha nicda kala baxa Xaguu madaxwayne ka yahay xasan sheekh adunka maxaa doqon joga Yusuf garad wanu ku ognahay waxad London ka samayn jirtay Godobta aad ka gashay somaliland Mantana adigii baa ka hadlaya armihayaga wàad ariki talabada lagaa qaado Af qadhmuune
@aliibrahim1725 Жыл бұрын
Yuusuf garaada Aqoontaada intay gaarsiisantay su,aasha lugu way diiyay waxaad uuga jawaabtaa si aqoon kujirto?
@defensegeneral989311 ай бұрын
Nasiib baad leedihiin sidii Palestine, iyo kashmir, iyo kurdistan hadaan la idin gumeysan, xornima la idin siiyay, aad isku maamushaan, qof idinla hadlay majirto ama idin soo weeraray 30 sanno, madama nagu xad gudubteen oo na qiyaanteen, waa in xornimada la idinka xanyuubiyaa, oo wixii is waalo la dilla ama la soo xirxiraa
Marka dhib noocan ah dhaco, Soomaalidu taariikh ayey u leedahay inay meel ka soo wada jeesato. Midda kale Axmaaro, Oromo iyo Tigree saaxiibtinnimo ma leh. Hooy mid midka ku dhexjira Somaliland ee Siyaasadda Itoobiya taageerayow waxad tahay jar iska tuur. Midda kale Soomaali baan ka cararayaa oo Axmaaro ayaan garab sanayaa caqliga ma gasho.
@defensegeneral989311 ай бұрын
Horta Isaaq soo iyaga hub inteey Ethiopia ka soo qaateen, isku dayay ineey dowlada Somalia burburiyaan, marka maxey iskaga dhigaan, dad masakiin oo waxbo galabsan oo la dhameeyay. Kuwaan madaxda iidin ah baa intuu cadowga Somalia soo hubeeyay, baad soo weerarteen dowlad military idinku rabo inaad burburisaan, maxaa ka sugeyseen Inuu siad barre is dhiibo ama idin soo dhaweeyo
@waheen Жыл бұрын
Oo sootaa ciidanka ethiopia ay dagan yihiin Somalia markaa khatarta aad ka sheekaynaysaa miyaadan arkayn
@abdifatahduale3967 Жыл бұрын
Yusuf garaadow Ma aha isliintii cadaanka Ahayd ee bbcda u shaqeen jirtey Ee aad caruurta schoolka U geen jirtey Halkaas way dhaaftey
@maxamedthanks3788 Жыл бұрын
Kan bbc ahaan jiray ku lahaa anigu somaliland waxba uma hayo hadaa maxaad la waraaqasaa eed ula jeeda hadalkaaga kan xildhibaanka somaliland ahi maan garan sobobta somaliland dalkeeda talada gaarka u ah siduu dooda uga aqbalay ma bahaayinbaa mise waa noocan xildhibaanimadu la wareersan xataa ereyo kooban ayuu doodaba ku darsaday waaba ducfi dhagayste wanaagsan mesha kanoqday ahbal madhan ceebtisa muxuu shacabka somaliland matala isagaa bahaayine dalkan dadkan reer somaliland uunba horena ulahaa hadana iska leh dibna uyeelan doona ee cadawga walalka sheegtow doqoniimo ayaa sheeko inoo dhexmartee bal awooda aad dalkale iyo sadkiisa aad arinkiisa aad ku yeelanaso miidan waasac somalia afkeed kuma hadlayo hadaanad labada is haya midna kama tirsani soodiga somalia waxy rabto laraba iyadaad tahay ood u hadlasaa ee 😢😢😢😢😢😢
@AbdiMadar-sx5vu Жыл бұрын
Somaliland unnakaa le baa lagu barbariyey ninkane ha daawadaan casharada Muuse Iyo Abiy ay u dhigayaan Xamar iyo khulafadeeda Adeer!
@shabeel7467 Жыл бұрын
Ninka hanjabaya ee Masar iyo Qatar sheegaya ilaahay wuxuu igu beeray dhul istraatiiji ah Qatar waxa horteena mara maraakiibta gas ka qaada ee Yurub waraabiya waxa ku filan drone ama doonyaha dheereeya waxaanu siin doonaa oogeysiis Qatar ka bax hawlaha aad ku taageerayso dawlada faashil ka ah ee Xamar, Masar Iyana waa la mid Suez Canal ka waanu xidhaynaa oo isbaaro ayaanu dhigaynaa bada. Somalia waxa ku filan ogeysiis maraakiibta iyo doonyaha taga Xamar saacadaa hajoogsadaan hadii kale madaxa halkaas ayey cunto shiidaal ku waayi marka iyadu dagaal uma baahna keliya ogeysiis. Walaweyn neey hana sheeganina arintani Somaliland way missy say.
War wxbo yanan laisdalin geerkan somalia wa galay xassan sheikhna wulasocda howshan jabuuti ba lagu sodhameyey e wxbo yanan shacabka been losshegin
@FREESOMALILAND-m1g Жыл бұрын
Waxba ha isku daalinina Somaliand arimeeheda hadaad diidanthy ciidan shisheeye maxaad kuwa idin la degan uga hadli weydeen oo u qaylin weyden sidan iminka oo kale sheekadiinu wa la jiifiyana banaan la joojiyana banaan Somaliand ayaa qarweysan ha is daalinina .
@subaydahassan6472 Жыл бұрын
Oo maxaa laysu laynayaa dhulka ma idinkaa nala leh ku akaada dhulkiina
Ader somalau hadal badan lamaraaba ader facaal balaraba
@husseinaden7560 Жыл бұрын
Somali land see loo aqoonsadaa waayo waa hal qabiil oo isaq ah,sooma noqonayso qabiil walba inuu iskiis isu ictiraafo,waa isaq land qabiilna qaran ma noqdo
@alisamater-yi5cs Жыл бұрын
Ma dadkii somaliland nacbaabba Dad walllalo ma Nihin Waa beeen Waxa tihiin cadowga Somaliland Anaga xabshidaanu isku dad nahay Koonfur Ajnabi ma joogto miyaa Waxaa somaliland Uu soo kordha Waa ka xun tihiiin Sharciga addunka ma somaliland uun buu Qantas Koonfur yaa jooga Xasan yaa illaliya Wax somali la yidhaahda ma jiro
@alisamater-yi5cs Жыл бұрын
Markay Somalia ii duqaynaysa dhulkaan ku qaxay wuxu ahaa ethiopia Yuhuud baanu keenayna Idinka ka soo baxa dhulka somaliland
@saciidmaxamed1601 Жыл бұрын
Marka wixii aanu ku girgortami lahayn ba idinka na wiiqayoo na gaadhsiiyay inan waxwayn eegno waa halka aad na gaadhsiisenmarka kala qusanee aynu kala qomamo laaano
@saciidmaxamed1601 Жыл бұрын
Doraafka ficil laaan ayaa lagu cadaabay
@saciidmaxamed1601 Жыл бұрын
Doodani dhinac ayay ka rarantay Ta kale wlhi halkii ay joogtay xumaantii ay sland is ilawsiinaysay ayaad kordhinaysa dagaaalna waanu ka xigna inta qofnaga nool yahay TaaSna idiinka na gaadhsiiyayoo 33 sano ayaan aqoonsi idiinka baryaynay Idin dhegjalaq looma siin nin kasta oo jooga Marka nin ayaa Laga hayay hooyadina u tuiyayo walal wax u ku dhaamo waayay
@AbdiMadar-sx5vu Жыл бұрын
Reer Somaliland way maqlayaan meeshu waa gobol Somalia ka tirsan oo hee ? gadoodsan bal dhandhami kii weli Xamar sii xiisaynayayoow caqligaas adigu weli doqmo sidooda kale ah bay inagu tirinayaan Obs kkkkkkkk
@shabeel7467 Жыл бұрын
Kkk. Yusuf Garaad ayaa dagaal ka sheekaynaya isagoo Shabab kii Hawiye oo Balcad jooga waxba ka qaadi waayey, kuwa regime ka u shaqeeyaan Jowhar diyaarado ayey u raacaan. Failed state ayaa dhex fadhidaa arintana waxba ka qaadi karimaysid.
@omarosmanmohamed8793 Жыл бұрын
Ilduufka siyaasadeed ee xasan shek ayaa u sabab ah waayo danbiile dagaal ayuu ku hagoogtey
@saciidmaxamed1601 Жыл бұрын
Waxaas ilaw yuusuf garaadaw adiga iyo kuwa kula fikirka ah hadii aad dagaal u diyaartihiina Soo dhaqaaqa diyaar ayaanu nahay
@HassannuurCilmi Жыл бұрын
Kkkkkkkkk soomaali waxba is kuma ogola
@haliimamohamed-cx3yi Жыл бұрын
Adigaa ka. Dhatarsan. Itop
@saidmussa6461 Жыл бұрын
Yuusuf Garaad International low maba baran waa nin ka baxey kulayaddii saxaafada oo jaahil ahaa oo BBC SOMALIA VISO GADANYEY OO LAGU QABTEY LAGANA CAYRSHEY
@QOFKA.2469 Жыл бұрын
Talaxumada raga qaarkood waa cajiib adigaan soomaali cadaw ka dhigan dhibaatada kugu soo socota ka feker bada cas xabashi iyo masar ayaa ka dagaalami kara maraykan ruush ayuu gantaalo kaga tuurayaa yamen ayaa halkaa looga gelayaa xabashiyi makkah xitaa xisaabta ku dara in ay doonayaan in ay qabsadaan dekedii berbera ee dadku ku noolayeen way istagaysaa ma faaiidada xabashida ayaan eegnaa mise khasaaraheena meel dheer wax ka eega lacag yar oo ciidaadii iyo badaadii muhiimka ahad dhaafsataa laakiin marka dhaqaalihii iyo ciidaadii lagugu maamulo
idor kah hadlayay Asalkisah waa oromoh Aderkis o ah museh bah lah galeyay rerkan habarawal waxaa lah ogaday inay kah so jedan oromoh
@QURAN-ONLINE-SCHOOL Жыл бұрын
Allaha kushaafiyo waad bugtaa
@IbadoYusuf-w9q Жыл бұрын
Waar Aduuna wax kagaran maysaan ee shaqo aydaan lahayn ayaad ku jirtaan SOOMALILAND waxba idinka gama jirtaan ee shaqadiinna ku EKAADA, SIIBA CATOOSH IYO GARAAD
@Ot_Ot20123 Жыл бұрын
DP world waxaa u saxiixay Xassan tana isagaa saxiixay waxba Daalim muuse yaan la'eedaynin , ninka eedaynta u baahan waa ninka wadanka xukuma ee aduunka citiraafsanyahay. Muuse waa nag lacaari meelwalba madaxa ayuu ku qaadayaa sababtoo gudaha barasharka ka haysta ayuu arinkan doonayaa inuu dadka ku maaweeliyo.
@osmanmohamuud3051 Жыл бұрын
War miya huruda DP 2018 ayaa lo saxiixay xasan ma jogin lakiin wasirkan wa u jogay wana wasirkii xiligaas ee arimaha dibada garaad
Cid idin xumeysay malahan wayo dowladii somaliya jirtay waxaa dumiyay jabhado jabhadahas waxey fadhigoda ahaa wagooyi sas darteet ayu dagalla hagreyso uga dhacay dowladii jirtay idinkaba waxbad ka maamuleysen tan kale 3 qobol wadan manoqoto isku xishoda
@shaakircabdi102 Жыл бұрын
Waxani maxay ahaayeen
@nonamenoname-zf3hr Жыл бұрын
ANIGU WAXAAN KA SOO JEEDAA SOOMAALIYA, SIIBA GOBOLADA DHEXE, WAA HORAAN WALAAHI SIIN LAHAA AQOONSI SOMALILAND MABA LA ISLA SOO GAAREEN SAACADAAN
@xaroguled3126 Жыл бұрын
Yusuf gatadow hadaad dagalami hadaad dilaci hadaad isdabi somaliland dhulkan iyada le xamar danbe laga xukumi mayo adis ababa aya nooga fican xamar qabka ad uga jawabayso sualahana waa qab ay ka muqato cadifad dafirad iyo xasid nimo ee hays dalin dhulkana wa somaliland
@abukarmaxamed5376 Жыл бұрын
Yusuf garad waa diblomasi dhisan
@CalimaxamedAxmed-hz8iu Жыл бұрын
Markaad hay ada lashaynaysay 89 xasuuqii dhacay indhahagana ku aragtay.erey kamaad sheegin.oo way cadahay inaad tager sanayd xukuumadii siyaad .inankuu adeerka u ahaa ee farmaajo xil kuu dhiibay. Maanta waxaad tahay waa lagu og yahay. Jaale waxna lagaa weey diin maayo.jaale siyaadoow...kkkkkkkk
@elyasdjima5729 Жыл бұрын
Beentaiskada
@abdulazizfarah7422 Жыл бұрын
Khatka ha la joojiyo
@KhadarCabdi-x2l Жыл бұрын
Waar nacas ayaad tahay anagu soomaliya ma nihon na garo cida nahay
@KhadarCabdi-x2l Жыл бұрын
Waar kani been badana adiga taad adigu samaysay o kale samayn mayso
@King-lp1my Жыл бұрын
Yuusuf garaad kuye farmaajo dekedaha dawladnimu ku bixinya e reer ku bixin maayo 😂😂😂waa xaalal in dawladnimo farmaajo ku biyo O Maxa muuse inu bixiyo u diiday cajiib caqli qadaadwayn?