Xabiibo Xassan Tooxow Caloolyowga & kurbadu faa'iido ma keenayaanee

  Рет қаралды 49,033

Xildiidtv

Xildiidtv

Күн бұрын

Xabiibo Xassan Tooxow - Caloolyowga & kurbadu faa'iido ma keenayaanee

Пікірлер: 24
@kiinjamac6713
@kiinjamac6713 7 жыл бұрын
Xabiibo xasan tooxoow pyoh intee ku dambeesaa wlh qof jirtaa thy allah haku xafido
@عغو-ج7ص
@عغو-ج7ص 4 ай бұрын
edadey xabibo xasan toxow ❤
@mustafabarkhad2482
@mustafabarkhad2482 Жыл бұрын
Heestan waa heesta macaan waa heesta kaliya een dhagaysto xiliyadan nasashada
@cumaraadan4459
@cumaraadan4459 Жыл бұрын
Xabiibo xasan tooxow hees macaan lee weeyi xaqiiq
@somalilandhanoolaatocadawg8244
@somalilandhanoolaatocadawg8244 7 жыл бұрын
sidaasay loo heesaa ama Waa lays ka aamusa naagahan yaryar ee qaawanida iyo qadaad xiirka moodaya in fanaanimadu tahay soo barta
@fardosaabdi9540
@fardosaabdi9540 7 жыл бұрын
somaliland ha noolaato cadawgaadu ha jabo wlhi beenta mahaan xabiibo xasaan toxow heseheeda oo dhan makala dhacaan hadaa waxan arkayeey dayax dalnurshe oo heestan qadayo horayna waxan uu arkay heeso badan oo eyledahay xabiibo xasan toxow farxiyo fiska oo qadeeso
@kaamilyare653
@kaamilyare653 7 жыл бұрын
Fartuun Salaad oo maxa Somaliland keenay meeaha
@shaafimahmud313
@shaafimahmud313 7 жыл бұрын
kaamil yare zxb meesha may keenin balse qofka ay lahadlayso ayuu magucu ugu qoranyahay gmailka
@amranosman1748
@amranosman1748 7 жыл бұрын
fanaanad jirta waaye xabiiba xasan tooxow aada u teegaaraaaa
@hiboidiris9901
@hiboidiris9901 6 жыл бұрын
Fanaaniin waa dadkii hore oo murti kuhadli jireyn kuwa hda joga waa social media hanalaga barto
@siciiddahir9296
@siciiddahir9296 8 жыл бұрын
hees macan iga dheh wat de kaban H H toxow
@cumariidleh5513
@cumariidleh5513 7 жыл бұрын
heestan waxaa bahdilay dayax dal nuurshe wuu ka sinaystay
@daahiryaregaabaw3459
@daahiryaregaabaw3459 3 жыл бұрын
Daahir yare
@fardosaabdi9540
@fardosaabdi9540 7 жыл бұрын
aniga wanbo iska jeclahaay mamadan iyo qaadro daahir cige heesohooda cadi mahaan ish calaa heeso
@somalilandhanoolaatocadawg8244
@somalilandhanoolaatocadawg8244 7 жыл бұрын
muma tooxow nooloow
@mzztaraashow4205
@mzztaraashow4205 7 жыл бұрын
viva xasan toxow
@abdiftaahomar6544
@abdiftaahomar6544 7 жыл бұрын
heestii uu copy yeeyay dayax deefle war tuuga muu xaquuqda heesta raaciyo ugu yaraan😂😂😂
@somalilandhanoolaatocadawg8244
@somalilandhanoolaatocadawg8244 7 жыл бұрын
she is legant
@daahirfarhan7662
@daahirfarhan7662 7 жыл бұрын
thanks
@adanyusuf4150
@adanyusuf4150 5 жыл бұрын
Hestan dayax dalnurshe a kasinestay intu Babur hos jiftay fakin dheh haduu dhaho waxa horay ulahed Toxow in lalayabo mukabaqayey wlh ciyalka hada sobxay hesaha way kufsaden
@daahiryaregaabaw3459
@daahiryaregaabaw3459 3 жыл бұрын
Daahir yare
@somalilandhanoolaatocadawg8244
@somalilandhanoolaatocadawg8244 7 жыл бұрын
muma tooxow nooloow
@mohamedabdullahi3155
@mohamedabdullahi3155 7 жыл бұрын
Muqdisho hanoolato
Xabiibo Xassan Tooxow   Aasaaska dunidiyo anigu dumar baan ahaa
9:21
XABIIBO XASSAN TOOXOW IXTIRAAM
10:13
Khalidinho production
Рет қаралды 10 М.
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 51 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,2 МЛН
Laab Dooxantoo
9:29
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 9 М.
NEBI AMMAAN CUSUB | WAA HABEEN HABEENKANI \ DANDAAWI
5:53
MOHASHO
Рет қаралды 14 М.
Xabiiba Xasan tooxow iyo bari samadkii Heesti Anigu dumarban ahaa
9:14
Xabiibo Xassan Tooxow   Adduunyadu waa
7:38
Xildiidtv
Рет қаралды 329 М.
qabrigii jacaylka
6:09
Bartamaha
Рет қаралды 1,8 МЛН
Mooge Yare (WAAYEELKA  JAQAFSADA)  2013
4:57
SALAXLEY TV
Рет қаралды 3,1 МЛН
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 1 МЛН
Heestii hurdo kama bogtoo
6:32
Moo Dahir
Рет қаралды 1,8 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 51 МЛН