Heestan 17 sano ka hor ayaa la soo galiyey sida muuqata. Maanta taariikhdu waa 30.05.2024 waa maalin khamiis ah. Waxaan joogaa wadanka carbeed ee Bahrain 🇧🇭. Laga yaabaa in aad aragto comment gaygan aniga oo aduunka maca salaameeyey. Qabrigii jacaylkaw❤
@SAIDBAYLE3 ай бұрын
Maxaad ula jeeda anigoo aduunka macsalameeyay
@AhmedSiciid-ef1bt2 ай бұрын
Waxan filaya inad nooshahay weli Isha allah
@BalkisbossladyАй бұрын
Wd noshahan rajynaya wll hdd dhimatayna allaha ku naxaristo
@MohamedOsmaan-k4xАй бұрын
War Ma Nooshy Tolow
@اموح-ث6ق18 күн бұрын
Hhhh😂😊
@geelegeedi29483 ай бұрын
Thanks to our brothers in Somalia .. 🇸🇴 With out the mighty Somali army and its Total force on Ethopian forces Eritrea Would never gain independence…🇪🇷 Thank you Somalia .. Thank you president Siad Bare
Riwaayadda heestani ku jirto oo dhammaystiran waxa aan ka fiirsaday, meel filimada lagu fiirsan jiray oo Aadan Garanlay la odhan jiray, ku na taallay xaafadda Tuwali, ee magaalada Burco. 2006 inay ahayd baan jeclahay. Habeen ka Jumcaha ayuu riwaayadaha dhigi jiray. Kolkaas habeen Jumca ah baan daawaday Riwaayaddaas la magac baxday Qabrigii Jacaylka. She was very beautiful Saynab Cige. Abwaan Sangub Alle ha u naxariisto.
Heeskan anoo yar oo ari la jooga baa waxaan arkey gaari ay ka daaran tahey oo ariga iga didiyay wlhi isla markiiba waan qabtey erayada ah allahayow qiyaamaha intu nabigu qoray ee rabi qaata kaa yeel saa intaas baa markasta iskaga soo cel ceshadaa hadana waa tan aan si nadiifa u dhagaysanaayo waqti is guraaya allow amuuraha sahal 😃😃😃
Fear God , not humans .. humans can have everything and still be wicked and stray. What they have is just something that’s temporary full of lies . Later on is gonna come back to you.
@xuseendhangub97044 жыл бұрын
@@caamirfarah6756 sax xeeg ayad jogtey oo Ad adhiga kuraceys wad xasuu wanagsan tahay angina sakan seynab oo gabowdey ku arkey doowladd hoose ee hargeysa
@geeska15 жыл бұрын
I'm still watching as I promised really I can't get enough ZEINAB forever!!
I'm still watching the song the end of 2021 because according to me this song it is unforgettable 👌😔😣 Weli wan dawanayah heestan ayada oo lajogo gabagabada sanadaaan 20 21👌
@mayranegaaleef11642 жыл бұрын
😢😢😭😭😭🇸🇴
@AbdiazizMohamedHashi4 жыл бұрын
I saw some people who watched 12 years ago i was that time child. Grave of love I'm listennig to 18-1-2020 these words is emotional. she is called great Somaliweyn actaress👌❤.
@pristineforest43993 жыл бұрын
I need a translation - what's my excuse- Somali is basic - alas Qurbo joog etc
@waryaawariiri18122 жыл бұрын
I used to watch Bartamaha's, this channel's, videos back in 2006, 16 years ago. Bartamaha, owned by C/salaan Caato from Columbus, Ohio, was one of the first Soomaali channels on KZbin, along with Waayaha Cusub's one from Islii then.
@abdikadirabshir87142 жыл бұрын
I watched 32 Years Ago You are Too litle one hh
@celhur8995 Жыл бұрын
@@pristineforest4399ffff
@ahmeddoni4616 Жыл бұрын
I attended this concert on Mogadishu theatre it was 1974. It was golden beautiful days .
@hassandalab56135 жыл бұрын
Best ever song i have listened wow words that change the feeling of everyone who listens
@ainanyacinovic15062 жыл бұрын
ASC somaaliyeey fanka sidaasi ha loosido ama ciayaarta ha laga daayo dhalinyarooyy Saynab Cige waxay ku tusaysa sidii dhabti okale cafimaadka alow ku daa amiin
@kingburco16 жыл бұрын
she s so talented she has gorgous voice . everthing so gud the beatin da way she sings great stuff zainab
@ahmedjama32942 жыл бұрын
The memoir of my mum and today it marks as its fifth commemoration of her death. It makes me feel sad and alone, it makes me feel compassion and grieve a bit as well as feeling some kind of joyfulness and relaxing. That's the beauty of music-it makes us experience sadness and pleasure at the same moment.
@shukriyoqanciye3793 Жыл бұрын
Don't worry
@muniirmohamed3818 Жыл бұрын
Out of this world fabulous. The best of the best Alle ha unaxariisto Watching while on my bed after many struggle alhamdulilah. Waqtigii tagayow salaama 29th April 2023
@MukhtarMahadmuxumed4 ай бұрын
Qofka murtida fahma dadka wan ka jeclhy❤ Only fananinti hore inta ila dhagaysata slmaya
@mrmanrog38065 жыл бұрын
wlhi anoo like 8 years old aan maqlijirey heestan imikana I am 21 axlm qabrigii jacaylka waberi legends I am crying now
@SaddamWaddaniMedia5 жыл бұрын
18thAugust 2019 still enjoying the song. It reminds when we used radio tape or walkman to listen to music. Time flies
@sacmadeeqomedia87388 жыл бұрын
Somalia Guul Insha alah Dhamaantood Somaliland Khaatumo Puntland Galmudug Banaadir Juboland Konfurgalbed We Love Somalia OO Dhan
@mohamedharet33476 жыл бұрын
cabdikhaalaq Wadani hirshabeele ilaawday bro
@KaderHussein6 жыл бұрын
Mohamed Haret We love Somalia oo dhan buu yiri intaas hadal loodhigo jirin bro Aad iyo aad
@moupdynaser50046 жыл бұрын
@@asmah7586 we are all one somalia love😍
@alahayowarligeygukiiisraac42256 жыл бұрын
Amiiiiiiiiiiiin🇸🇴💕🙏
@يوسفجامع-ك7ت5 жыл бұрын
Somalilaan ha ku darin
@mohamedjama573 Жыл бұрын
Ilaahay ha'unaxiiriisto (SANGUB) EEDO if iyo aaqiro (saynab cigo) Ilaahay ha ku xafido
@musphaibrahim1715 жыл бұрын
AHUN abwaan maxamuud cabdilahi ciise "singub" ereyo qiimo badan oo dhaxal gal ah baad ka tagtay, from hargeisa S/land
@peaceandstability99625 жыл бұрын
amen hmze from turkey
@xasan.jaamac2 жыл бұрын
" Qabrigii jacaylkow Quraankaan ku mariyee Ha ka baqanin uubtee U qormee dhexdeedoo Allahayow qiyaamaha Intuu Nabigu qirayee Rabbi qaatay kaa yeel " @Sangub, Saynab C., "Qabrigii jacaylka"
@promahamedaxmed12742 жыл бұрын
Sixitaan Ha ka qabanin ooftee ( feedhaha )
@xasan.jaamac2 жыл бұрын
@@promahamedaxmed1274 Mahadsanid walaal.
@promahamedaxmed12742 жыл бұрын
@@xasan.jaamac adaa mudan
@jiindhe Жыл бұрын
Heestaan waa duco 🥰😰 2023 yaa dhagaysanaya tolow?
@zullfa15 жыл бұрын
you dont see this days - someone like her who can feel the song and sing from thier heart, May be H.Samatar, and few old timers
@boqoradihhawenka83593 жыл бұрын
Manoshay
@Som-Hanoolaato2 жыл бұрын
@@boqoradihhawenka8359 Haa abaayo
@bilesharaf91412 жыл бұрын
@@Som-Hanoolaato waagaas you tube mala yaqaanay hhh
@haasnali71485 ай бұрын
Xasuus walhi heestan waxan canjalad ka dhaqaysanayy 2011 badiyaha😢
@HalisTa..227 ай бұрын
Alahayow qiyaamaha, intuu nabigu qoray ee Rabbi qaato kaa yeel Hooyo mcn❤🤲 Saynab cige quruxi hadey qiimo leedahay ayadey ka bilaabatay kuna dhamaatay Sowtu rahma💋 Caku Talo aduunyoy maxaan isku jiil u ahaan weynay🙇♂️ seynab cige, kinsi Xaji, aamina Abdullahi, Hiba nura, magool, maryan mursal, marwo gaasira,😢 baxsan, khadra daahir, maan deeq, Nakruuma, xaliimo muse milano, saado cali, sahra Ahmed, sahra siyaad, xareedo isma,il duniyo, khadijo Hiiraan, dadkaas❤💞 At 18-5-2024
@ßí777-e1c5 жыл бұрын
She lost her husband and beyond bainfully she feels that time represent her song what a performance rip her husband She is not married again coz of her deeply love that she lost Her name is seynab cige Most of her song related emotional feeling
كلماتُ رائعه جداً من الأستاد محمودعبدالله سنغب الايرحمه، وزينب عجي وضعت بصمتها في الأغنيه غايه الإبداع
@geelegeedi29482 жыл бұрын
احسنت استاد
@djprince116410 жыл бұрын
xusuus ad uwen aya kugaleso marka dhagesato hestaan iyo qiro ad uween axx qabrigi jclka
@magool85815 жыл бұрын
Heestan anojooga Uganda oo lacagtii skoolka la iga gosty ayan shaqale u noqday caruur markanka dhaqancelis loogasoceliyay 3bil ee u xirnaa skoolka oon kahely termka lacagtiisiba Way idhibi jireen Saa anoo maalin murugsan o dhuxul waxkukarinayay ayan qaaday heestaan say igusooyaaceen kuli ilaa 5bay ahayeen 2mataano ahyd hbo wankumaqlynaaye haqaadin heestantan Kadib wanjojiyay lkn marky idhiban qaadijiry say ii maqlaan way kabiqijiren runtii Aduun waayo waayo hadana U SA joga alx calaakulixaal
@jamaalmohamed38905 жыл бұрын
fortun M Waa qiso cajiib ah
@najaahmohammed19675 жыл бұрын
Aduun waayo waayo qiso cajiiba really
@mustafaahmed20175 жыл бұрын
Waaa qiso cajiib ah. Tolow ma ooyi jireen ciyaalku markaad heesta ku dhufatoba?
I remember, it in Qoyoley in 1975 when I travelled to the little town only to arrive when all tickets were sold out. Instead, I jumped over the wall to get arrested by a Guulwade. What a night?
Yaaa salaam caawa ayaan ku saami laylayaa annigoo safar lug ah ku maraya Muqdisho iyo Warshiikh.
@mohamedezza68602 жыл бұрын
12MAY 2022 ayan dawanaya Jaceylkeygi Ayaa allaha Iga jeclaaday Allaha u naxariisto Wan jeclaaa inta Rabi qaato Kaa yeeel Mylove Leela💔💔🥺🥺
@adanharednor31922 жыл бұрын
illahay ha unaxariisto
@Balanbalis2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto
@khadarqadaafi4371 Жыл бұрын
Alahayow qiyaamahs intuu nabi qorayee rabìi qaatee ka yeel magool qabrigiii jacaylka mxn waxbadan dhagaystay we believe best love and emotions
@Abdiwahidyuusuf-jn8ct10 ай бұрын
Magool maha waa saynab cige
@mohamedalihassan78957 ай бұрын
Waa heestii fankaba iigu horeysay anigoo dugsi baadiyo dhigta oo yar ayan ka dhegeysan jirey radio wiil bile xiimaa la yiraahdo lahaan jirey
@yaxyemaxamed72822 жыл бұрын
Waxan daawadey Ruwaayadan Qabrigi jaceylka 13 years ago ilaa hada kama xiiso dhaco I still listening this song 29/9/2022 memories
@sumeyra_stronggirl__98742 жыл бұрын
Ruwayda xge ka helaa plz
@amuse1116 жыл бұрын
Very old song but very popular. Thanks for posting this song
@cabdinasirclle24532 жыл бұрын
Thanksbro.
@geeska14 жыл бұрын
@yeelkeed she is great Somalian actress may God bless all Somalian people wherever they are!!
@queenfatima4013 жыл бұрын
10sano kahor ayaa bixisay comments kaan manooshahay mise dhimatay🤔hadaa dhimatay allaha ku naxariisto hadaa nooshahay cimri dheer allaha ku siiyo
@gedefletv60493 жыл бұрын
@@queenfatima401 way nooshahay
@Sofia-yn6gm2 ай бұрын
@@queenfatima401adi ma nooshahy abaayo 😢
@ahmedhassam51811 жыл бұрын
mahadsanid, gabdhani waxayba qancin ku dhigtay markay heesta qaadayso qiiro awgeed ayayba indhaha isku qabanysaa, runtii waxan hubaa inay tahay heestani mid ka mida kuwa ugu xiisaha badan ee la dhegeysto, waxan filayaa in heestan ay ku duubtay imaaraadka sanadahii bilowgii sideetameeyadii, xaflad halkaasi ka dhacday... thanks seynab cige...
@MohammadAli-pb5zf5 жыл бұрын
Qaahira 1986 weeyi sxb
@mayranegaaleef11642 жыл бұрын
Riwaayad bay ku jirtay heestani
@Saza_Medic5 ай бұрын
6 july 2024 anoo internship ki ku jira sanadki u denbeyey 6.5 sano oo medicine rotationki kowad ba i dhamaan rabo baan heestan dhageysanaya😂❤🎉jamacadda umadda somaliyeed
@aajj84707 жыл бұрын
qabrigii jacaylkow - Grave of love quraankaan ku mariyee - beseech (or recite to) u by the Koran haka qabanin ooftee - don't press torso u qormee dhexdaado - make space qabrigii jacaylkow quraankaan ku mariyee haka qabanin ooftee u qormee dhexdaado allahayo qiyaamaha - oh God on Judgement day intuu nabigu qoraayee - as was written by the prophet allahayo qiyaamaha intuu nabigu qoraayee xubbi qaate kaa yeel - be a love accepter qayb kii iblays iyo - Satan's portion and laga qari cadabbtoo - hidden (from him) hell qiima badan fardwosiyo - precious Ferdowso jannadii qurquriyoo - drank from heaven qayb kii iblays iyo laga qari cadabbtoo qiima badan fardwosiyo jannadii qurquriyoo allayhow qiyaamaha intuu nabigu qorayee allayhow qiyaamaha intuu nabigu qorayee xubbi qaate kaa yeel xubbi qaate kaa yeel xubbi qaate kaa yeel qayb kii iblays iyo laga qari cadabbtoo qiima badan fardwosiyo jannadii qurquriyoo qayb kii iblays iyo laga qari cadabbtoo qiima badan fardwosiyo jannadii qurquriyoo allahayo qiyaamaha intuu nabigu qoraayee xubbi qaate kaa yeel qabrigii jacaylkow < quraankaan ku mariyee haka qabanin ooftee u qormee dhexdaado allahayo qiyaamaha intuu nabigu qoraayee xubbi qaate kaa yeel
@ELMANSSON5 жыл бұрын
Aad baan turjumaaddaada kaaga mahad celinayaa walaalle waxaanse saxayaa hal meel oo dhanka ereyada ah. allahayoow qiyaamaha intuu nebigu qorayee rabbi qaato kaa yeel weeye. Ee maahan xubbi qaato.
Alla yaa cisak kalmado badan oo aanan sifiican ukala saarin baad waadax iiga dhigatay
@mohamedjamaahmed95755 жыл бұрын
You are a digital writer
@mahamedabdiqadir75965 жыл бұрын
I
@xaviteacher13018 жыл бұрын
I don't know much Somali but I can see she is sicking with too much emotion is it love song or a patriotic song
@kingteti78228 жыл бұрын
the song calld grave of love she talking abut her man that she lost
@qubqac99138 жыл бұрын
xavi teacher, the singer (Saynab Egeh), lost her lover (Husband) and she singing about Grave, she saying ooh graveyard I am praying for you til doomsday, hello you devil don't come near grave , my husband must get rest
@abdulkarimdahir50227 жыл бұрын
Love song
@dulmidiidzakinice88135 жыл бұрын
It's love song .My.nigga
@abdiomarimohamed66265 жыл бұрын
Love song man!
@ghboy29146 жыл бұрын
What a Beautiful voice! long life mom
@faizahodan2757 Жыл бұрын
Magaceed
@Molone_kid105 жыл бұрын
Jabrigii jacaylka Erayadii abwaan singub elle ha unaxariisto Codka h.wabari Saynab cige
Ma aqaan heestani inty jirto lkn Anu da ahaan wxn jira 23 sano wana marki u horeysey een dareemyo inay jirto dareen qalbi jab ah oo ku astysan jacyl aan guuleysen oon filayo inu yhy mid aan ka marey Dhibaato badan 2022 wxn rjeynya inaan markle kuso noqdo oon akhriyo comment ga anigo faraxsan 🥲
@apukarmahdi-kw2ot24 күн бұрын
Heestaan waxaan dib usooraadiyay 27/11/2024 waxaa laga yaabaa inaa iga dambeyso ❤😢
Walee waa hees dareenle😢 saynab cige alow khatumada u wanaaji❤ Faanintii hore fanaan kama danbayn eryada waxa macnaha u yeelaa waa faananka mid ka daba qaaday heeti ba kufstay😂
@Umardahir022 жыл бұрын
Somaalidii hore waxeey somaalida maanta ooga duwantahay, somaali faraxsan beey ahayd. Kuwa maanta joogo cuqdad beey ladaacayaan!!
@ahmedjamaosmanstudent62073 жыл бұрын
2021/11/15 alle cimriga nuu barakee. Top legends alle ha daayo maamo saynab cige
@exhargeisawi97076 жыл бұрын
Somali oo dhan somaliland ayay fanka ka soo gadheen Nolow maamo saynab cige still 2019
@hagemediaproduction80845 жыл бұрын
Saynab cige waa habar jeclo
@Safiyalowriinta6 ай бұрын
Edab Daranaa Ninku Yaa Ii Shumi Yiri Fanaanada Oo Waqtigaas Mac Waaba Layaqiinay Yaab badanaaa
@AsluubAadan-r5d2 ай бұрын
ALLE ha u naxariisto Abwaan Singub
@peaceandstability99625 жыл бұрын
ALLAH NAXARSTI JANO HA KA WARABIYO ADERKAY ABWAAN MOHAMUD SINGUB QURXBADAN FIRDOWSIYO JANADII QUDHQUDHI ADEER 😓🤲
@Mudug200618 жыл бұрын
VIVA SAINAB CIGE, Maama Gob ah! She had the voice of Queen. I wish the best for her. Look how peaceful great life we had in Muqadisho before sick people destroyed our country. We will rebuild!!!
@bilesharaf91412 жыл бұрын
Manoo shahay wll hhh
@yasirgaas9923 Жыл бұрын
Mudug2006, do you live 😢?
@rakadmxdsultan147710 жыл бұрын
Dareen qiiro iyo jeceel leh. Nice song.
@farhiaismail50845 жыл бұрын
very good greet mathor of love seynab cige ruwaayada qabrigii jaceelka ayey ka ahead aktarad qaali ah
@Naagnool124 Жыл бұрын
Waa heestii ugu horreysey ee ay qaaday Seynab
@hodisaisack77905 жыл бұрын
Walashey iga weyn aya aad u jecled heestan ❤✅
@Shortmanhort8 жыл бұрын
aqiiro saad moo day waay. ka wayn tahay mahan wax lagu kaf tamo. iyo qaad. mar qaan alaha ku ha nuuniyo