dagdag kulana jiis iyo xildhiban c,c, mire oo dhalashadii usa laga lalaabtay, liban shuluq oo xabsi?

  Рет қаралды 21,197

XILGUNTADE media

XILGUNTADE media

Күн бұрын

Пікірлер: 52
@abcbc4008
@abcbc4008 2 ай бұрын
Asc xasbunAllah wanicmalwakiil Allah hanaga qabto kuwa Qaska ka wado oo xaasidka ku ah umada somaliyeed.xasbunAllah wanicmalwakiil jiis marexaan iyo intolii lamid ah Allah hanaga qabto Amiin yaa Rabbi.xasbunAllah wanicmalwakiil kuli xildhibaan ku yimi musuq maasuq waxaa kensaday farmaajo sharkooda Allah hanaga qabto Amiin yaa Rabbi.xasbunAllah wanicmalwakiil.cadowga umada somaliyeed cagta ka hoos Amiin yaa Rabbi
@HaYahk-z5v
@HaYahk-z5v 2 ай бұрын
Wadanka waa laheystaa
@kullownuur430
@kullownuur430 2 ай бұрын
Xassan sheikh waaaaa Ku jirraaaa cabdi Nasir adon ayaaaaa iga masul ahaaaa hubkasne waxaaaa lo watay sharif sheikh axmad iyo Gabbane maxamad
@Jvc-k9x
@Jvc-k9x 2 ай бұрын
ASC VIVA7UP MASHA ALLAH XIILGUNTADE WAR FARXAD LEH AYAD TAHAY MANTA 3/ 8/ 24
@Maria28832
@Maria28832 2 ай бұрын
MAANSHA ALLAAHE JABIYO MAREXANKA TUUGADA AH BAASABORADANA HA LAGA QAADO TUUGADA FAQASH
@AHMEDMOHAMED-w1l2i
@AHMEDMOHAMED-w1l2i 2 ай бұрын
😂😂😂 awow sharciga maraykanka ma ka xamar abgalisamka
@kullownuur430
@kullownuur430 2 ай бұрын
ASC viva7up goood News
@Wardhere77
@Wardhere77 2 ай бұрын
Allaaah swt wixii somaliya qasaya ha kashifo oo toosh ha ku shido
@SaidMohamedElmi-z9l
@SaidMohamedElmi-z9l 2 ай бұрын
CAKUH, MMMM LIIBAAN SHULUQ, AWALBA wax BUURAN OO Faaiido LEH AANBA WAAYEY.
@HaYahk-z5v
@HaYahk-z5v 2 ай бұрын
Wax leysku xiijaa mayaalaan
@abdullemahdi4504
@abdullemahdi4504 2 ай бұрын
Subxanallah,maxaad been u sheegaysaa miyaydaan Allaah ka cabsanayn!!!?
@fatimaabdi9726
@fatimaabdi9726 2 ай бұрын
Beelaw Beelaw 😂
@maryanahmed9538
@maryanahmed9538 2 ай бұрын
Allaha naga qabato raga masiiba k.ah umad soomiyeed
@maryamhusein670
@maryamhusein670 2 ай бұрын
Sideed ku ogaatey warka iyo wareeysiga ka dhacay safaarada mareeykanka ma saraakiisha iyo shaqaalaha safaaradaad ka midtahay mise sirdoon iyo jaajuus u shaqeeyaad tahay.
@sahruja5777
@sahruja5777 2 ай бұрын
Halaga noqodo tuugada.
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 2 ай бұрын
WAXAA AYAA SOOMAALI XILDHIBAAN U AH AWALAAN OGAA IN LACAGTA XILDHIBAANADA LAGU NOQDO IN DHAQANKOODA SIDAN UU NOQONAYO OO SOOMAALI AAN LOOGU SHAQEEYNEEYN LOOGU SHAQEEYN DOONO CADAWGA SOOMAALIDA DALWAAN HAYNAA BALSE DAD MAHAAYNO TOLAAYEY
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
LIIBAN WA DIQON REER SHABELADA HOOSE
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 2 ай бұрын
Hadii lagala noqdo rag dhulkoodii jooga Maxaa gaadhaya? Jawabtu waa waxba
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 2 ай бұрын
Liibaan Shuluq waad ku qafiiftay ee quraan isa saar cudur xun baa ku galay
@saeddahir7600
@saeddahir7600 2 ай бұрын
Maraykanku wuxuu ogaaday hubka hasansheekh jabuuti kasoo tahriibiyay ee lasoo mariyay dawlad deegaanka oo s.land lagu soo weerarayo laakiin horena waxba nalooga qaadi waa somalina wali inlugta lagooyo kama shaqayn laakiin waa nooqorantay maalinteeda laga wada hadlayaa
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
KULAN JIIS WA GACAN KU DHIIGLE IKRAAN TAHLIIL MESHU KU DUGEY HA SHEGO
@ahmedmusa3390
@ahmedmusa3390 2 ай бұрын
Dameerkaan caloosha weyn eega waxa uu ku hadlaaya maxaad naga dhaadhicinee kulane jiis iyo liibaan shuluq ayaa hub shirko ku ah xasan dhiiqo ayaa iska leh
@alidhore2488
@alidhore2488 2 ай бұрын
Xilguntada cabdi shakuur ali mire ma ahab amarican ee waa biritish ee iska sxb
@Axmedhassan1960
@Axmedhassan1960 2 ай бұрын
Ilaahay.umadda.haka.qabto
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
WA AL SHABAAB KIRIMINALO QOOMU LUUD HA LAGALA NOQDO BASABORKA HADI LAGU ARKO DHUL HAWIYE DHAGAX HA LAGU DILO
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 2 ай бұрын
Naa maxad ku cayeysaa dadka fadlan dadka lamacayo.
@fadumoshiikh2210
@fadumoshiikh2210 2 ай бұрын
Waxii ummadda somaliyeed dhibaateynaayeeyalha ka qabto
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
KULANE JIIS DHULKA HAWIYE WUXU UGU SO NOQDEY INU KA DHIGO DHIIG DHAC QARAXYO QOOMU LUUD INU QAFASHO DILO KUFSADO DUMARKEENA WANA SAMEYEY
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 2 ай бұрын
Dadka basaborada ajnabi heysta halaga ilaaliyo siyaasada xilalka dalka
@AlaaleAlaale-kq1qr
@AlaaleAlaale-kq1qr 2 ай бұрын
Guuul lagaaray
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh 2 ай бұрын
Balfiiriya xoolahaan ma caruurbuu lahadlayaa waxaad la neeftuurayso waan garanaynaa qoor qoor ayaa xoogaa nasdareeryo ku siiyey beenaale munaafaq ah ayaad tahay haraa looyiri nin soori qaaday waxaa ka roon non seefiqaaday waad is qaawisay
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 2 ай бұрын
Kuwa hubka qaatey hasoo wareejiyaan ama talaabo halaga qaado,sidey wax aysan laheyn u qaadan.karaan
@Nasteexo-h4j
@Nasteexo-h4j 2 ай бұрын
See ku ogaatay
@naasirali1396
@naasirali1396 2 ай бұрын
Xildhibanada aad sheegysid waxba kama jiraan
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 2 ай бұрын
Warya xilguntade media hooyada was kala tag umada beenta waradka was
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
QAWARIJ KULANE JIIS WUXU WACEY IS DIYARI YIRI IKRAAN TAHLIIL O KA SHAQEYNEYSEY NISA O OGATEY WAXA EY KA SAMEYAAN MUQDISHO KULANA JIIS WATU WACEY WATU KU DONEY BABURKA NISA HABEEN MADOOW WATU LA BAXEY HABEENKAS AYA UGU DANBEYSEY IKRAAN TAHLIIL WEXEY KA HEYSEY SIR QAWARIJ KULANE JIIS QAWARIJ FOHAD QAWARIJ XAARMAAJO MINGISTE INEY MUQDUSHO KA DHIGEEN DHIIG IYO DHAC XILDHIBAANO AMIINA O BARTEY O KU CADEYSEY IN IKRAAN EY QAFASHEEN XAARMAAJO MINGISTE FOHAD KULANE JIIS WAYAGA KU DILEY QARAXA XILDHIBAANO AMIINA
@saf1090
@saf1090 2 ай бұрын
Adeer caacda jooji
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg 2 ай бұрын
Horta isma aan laheyn habargidir ayaa mareexaan indha u jeexi abgaal in ka khiyaami karo ayaan aaminsaa oo waxaan igu qufulantay hadalkii faarax galoolay ee ahaa havargir waa jin aragtaga mareexaan bas hub kaa soo iibiyay markaas bay idinka dhaadhiciyeen in u caro mareexan am guri mareexaan dalka ka soo galo hadda ragu way ku saxsanaayeen in aanu dhaafin hubkaasi
@bima9383
@bima9383 2 ай бұрын
Kkkkkkkkkk war adiga xarguntade khofkuceshato malalayahay bisinke
@KingisharariBahrdahar
@KingisharariBahrdahar 2 ай бұрын
Somali ethopiya atagin malatari ithopiya halpis alshabab malishiya qabilis and ola oromiya onalif his alshab
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 2 ай бұрын
Adigu labada nin oodaarood baadkuwaalatay
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 2 ай бұрын
Reer baadiye
@isninoali9533
@isninoali9533 2 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkk❤❤❤❤❤
@حليمهسعديهمحمد
@حليمهسعديهمحمد 2 ай бұрын
allawlaxidha.labadaas
@hasanali3375
@hasanali3375 2 ай бұрын
Xil guntade cabdi shakuur waa ingiriis jiisna waa mareykan ogow
@MahadDarban
@MahadDarban 2 ай бұрын
Beentaa waaye
@omarabukar568
@omarabukar568 2 ай бұрын
Beenloowaad thy abdishakuur ali mire ma heesto dhalasho mareykan ah nabiga caleyhi salatu wasalaam wuxuu😂dhahay almuslim laa yakzib taasoo macnaheedu yhy qofka muslimka been ma sheego
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 2 ай бұрын
Asc
@CalinurCsalam
@CalinurCsalam 2 ай бұрын
Beenaale caan baxay
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
QAWARIJ KULANE JIIS QAWARIJ XAARMAAJO MINGISTE QAWARIJ FOHAD WEXEY LAYEEN SGACAB BADAN WA IN TIIRKA LA GEYO
DEG DEG: Gungaarka Dilka Nabadoon loogu galay Gurigiisa, Xukunka Maaxi & Khaalid.
38:58
Somali National Television
Рет қаралды 78 М.
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 6 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 136 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 103 МЛН
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
WIIL CADAAN AH OO DHIBAATO BADAN USOO MARAY INUU MUSLIMO.
16:06
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 17 М.
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 379 М.
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 6 МЛН