Xirfada dib u fakirada 🧠

  Рет қаралды 13,939

Salmaan Maadow

Salmaan Maadow

Күн бұрын

Fadhigayna maanta waxaan ku lafa gurayna ahmiyada dib u fakirka leedahay iyo waxa qofka ku kalifayo inuu kalsooni dareemo, kalsoonidaasne doqonimo isku badasha.
Tusmada Fadhiga:
00:00 Hordhac
01:40 Tusmada
03:25 Fakirka...
05:06 Qiso!
08:05 Buug
08:48 Wareega #1
10:05 Wareega #2
11:08 Gabagabdii
11:10 Sifooyin
12:09 Su’aalo
--------------------------------------
Waa ku mahadsantahay La socodkaadi.
sidoo kale waxaa igala socon kartaa
🎯 Safxadayda Afoogy: afoogy.com/members/salmaan-ma...
📚 Koorsooyinka Afoogy: afoogy.com/afoogy-courses/
Accoutiyadeeda baraha bulshaada
🟢 salmaan.maadow@gmail.com
🔵 / salmaanmaadow
🟤 telegram.me/salmaanmaadow
🟠 / salmaan.maadow
🟣 / salmaan.maadow
🟡 www.behance.net/salmaan_maadow
Mahadsanidiin 🥰

Пікірлер: 72
@SalmaanMaadow
@SalmaanMaadow 5 ай бұрын
Halkaan iska diiwangli Diplomada carabiga iyo Englishka : wa.me/252619898954
@user-th1ml8cg8m
@user-th1ml8cg8m 5 ай бұрын
Ilaahay dartii aan ku jeclehay macalin❤
@SaidBinYusuf
@SaidBinYusuf 5 ай бұрын
Hampliyo ustaad 100k is coming soon🎉❤
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid 5 ай бұрын
Ninkani waa macalin cajiiba
@Naamir03
@Naamir03 5 ай бұрын
Somalideenu fikirkaba waxay u yaqaanan in lagu waasho, oo way iska ilaaliyaan badankood,🙂
@SuleymaanDakhare-cp5od
@SuleymaanDakhare-cp5od 3 ай бұрын
Ishaa kariday✨
@marwa1.19
@marwa1.19 5 ай бұрын
Hambalyo 100k🎉🎉🎉
@Amiiiin8
@Amiiiin8 5 ай бұрын
Hambalyo ustad 100k subscribers kabadan kuu rajayna 🤝💙
@user-th6cb9wc3r
@user-th6cb9wc3r 5 ай бұрын
Hampalyo 🎉 Mucallimoow 🎉100k 🎉🎉🎉 Million iyo kapadanba waad uqalantaa wàan gaari انشاء الله ☝️🥰
@balqiisahmed3001
@balqiisahmed3001 5 ай бұрын
Insha Allah, dadka xumaanta u iisheen
@abdikadirhussen7601
@abdikadirhussen7601 5 ай бұрын
Qibradu waa wax weeyn.. qof qibrada leh bulshadana ka dhax ah qof caanah lkn saga aminsan in uu wax qibrad aan laheey .....marka kuma dhaganaayo fikirkiis un hadii uu isuarko in uu qibrad leyahay .dee markaa fikirkaga ubaad ku dhegnaan .......waa sida eey ilatahay
@Usaame-zd1it
@Usaame-zd1it 5 ай бұрын
هنيئا لك يا أستاذ لأنك حصلت مائة ألف مشترك وكان حقك أن تحصل مليار مشترك❤❤❤
@ahmed-nour638
@ahmed-nour638 5 ай бұрын
Barnaamijkaan barnaamij kaculus waligey ma arkin Ustaad Salmaan Maadow Allaha kuxafido Intaas kadib fakir la,aanteena hadaanahay Somali waxyaalo badan ayaa jiro o sabab U ah lkn waxa ugu weyn ee,aan aniga isdhihi lahaa sabab ayuu uyahay fikir la aanta soomaalida waa tacliin la aan, jahligu lid ayuu kuyahay fikirka,
@balqiisahmed3001
@balqiisahmed3001 5 ай бұрын
Ustaad somalida Taleefankaan caasho u yaqaneen😂😂
@whoareu8178
@whoareu8178 5 ай бұрын
Hambalyo 100k ❤🎉🎉
@user-go1rs8ie6u
@user-go1rs8ie6u 4 ай бұрын
Thank you so much ❤
@sakipoi5986
@sakipoi5986 5 ай бұрын
100k coming soon ❤️✊
@footgaol5669
@footgaol5669 4 ай бұрын
Shukirani
@balqiisahmed3001
@balqiisahmed3001 5 ай бұрын
😮😮 Hambalyo 100 subscribe 🎉👏👏👏
@SAMAAN24
@SAMAAN24 5 ай бұрын
Mahadsanid macalin 😊❤
@mohadaacad4774
@mohadaacad4774 5 ай бұрын
Hambalyo 100k
@caytolyrics7467
@caytolyrics7467 5 ай бұрын
HAMBALYO USTAAD MAADOW💯 USTAAD SALMAAN MAADOW WAXAAN RAJAYNAYAA INAAN AHAY QOF KAMID AH DADKA UGU HOREEYO EE KUUGU SHOO HAMBALYEEYO GAARITAANKAAGA 100K HAMBALYO MAR LABAAD USTAADI✨️
@TacabiyoTacliin
@TacabiyoTacliin 5 ай бұрын
Mahadsanid Ustaad.
@user-wv2sp1rv6u
@user-wv2sp1rv6u 5 ай бұрын
Jazakallah
@naaficmedia7588
@naaficmedia7588 5 ай бұрын
جزاك الله خيرا
@TijaaboChannel-cx4fw
@TijaaboChannel-cx4fw 3 ай бұрын
Waa caqli la aan❤❤❤
@mohmedAbdi71
@mohmedAbdi71 5 ай бұрын
Congratulations, ustaad 100k subscriber's ❤🎉
@hassandaahir5452
@hassandaahir5452 5 ай бұрын
mahadsanid salmaan maadow
@faaruuqomaridiris7348
@faaruuqomaridiris7348 5 ай бұрын
Aad iyo aad aa u mahadsantahay.
@MohamedAhmed-zv1mp
@MohamedAhmed-zv1mp 5 ай бұрын
Shukran akhuuy😊
@ibrahimosman7658
@ibrahimosman7658 5 ай бұрын
Alle ha ku xafido ustaad
@bigmoha-oj7zu
@bigmoha-oj7zu 5 ай бұрын
Thanks ustaad
@ruqiya1304
@ruqiya1304 5 ай бұрын
Jazaakallahu khayran usataad jimce walba waan ku sugnaaa
@khadraabdi-gt5ty
@khadraabdi-gt5ty 5 ай бұрын
Jazakalh
@user-su7ho7xj7k
@user-su7ho7xj7k 5 ай бұрын
Congratulations 100k 🎉
@shortsRecap4321
@shortsRecap4321 5 ай бұрын
Ustad hanpalyo markad gadho 100k😊
@cabdicasiismaxamuud2238
@cabdicasiismaxamuud2238 5 ай бұрын
Congratulations 🎊 100K
@Aadamhaykal
@Aadamhaykal 5 ай бұрын
Hambalyo ustaad 100k next insha allah 1M
@A.rahmanadam
@A.rahmanadam 5 ай бұрын
❤ mahadsanid
@RealAbdalla110
@RealAbdalla110 5 ай бұрын
I like the way salman changes the the positions across the video 🎉
@najuumacabdi9445
@najuumacabdi9445 5 ай бұрын
Congratulations 100k subscribed 👏 ❤
@user-lt5mc6rg3v
@user-lt5mc6rg3v 5 ай бұрын
Wll maadada xisaabta kasoo hadal waa ii muhiim xagga fahankeeda❤👍
@daryeelfamily8405
@daryeelfamily8405 5 ай бұрын
3xabo ayanka qaatay midkastana qofbaa igasii qadanaayay
@caydiidxasan3845
@caydiidxasan3845 5 ай бұрын
Maasha allaah hambalyo 100k🎉🎉🎉❤❤❤
@B.jaamac
@B.jaamac 5 ай бұрын
Mahadasanid ustaad
@TalaaboAcademy
@TalaaboAcademy 5 ай бұрын
HambalyOH 100k ustaad❤
@Enengaming
@Enengaming 5 ай бұрын
Keep going bro👏
@user-lp4re1zq1c
@user-lp4re1zq1c 5 ай бұрын
Ustaad Hambalyo 100K 🎉
@user-zz2ct1zl4r
@user-zz2ct1zl4r 5 ай бұрын
M. A macalin miqaalka xigga kasoohadal ladhaqannka dadka
@waxtarkawalaalkamedia1400
@waxtarkawalaalkamedia1400 5 ай бұрын
asc shukran jizakalaahu kheeyran jazaa waxaa keenayo ila tahay inaan u bisleeynin inaan is dhageeysano qof walba waxoo mooda inoo dadka kale ka caqli badanyhahay marka taas keenee inaan qof walaalkiis dhageysana. waxaa la yabaa qof soomali ah oo la hadli walakiis soomaliga ah lakiin waxoo ka doorbida inoo mid kale dal kale ka soo jeedo la sheekeesto ama talana ka qaato kii soomaliga aha walalakiis aha ama wuu yasaa ama waxoo arkaa nin wax badan ogeeyn waxaan laga yabaa inoo wax weeyn anafacayaa usheegi lahaa marka soomaliyeey ka aan is dhageeysano labo hadii la kala fikir duwanaada ma aaha ceeyb waxa ceeyb in la waayo wax aan kawada hishiin karno ayaa jira taas kawada shaqeeynan tan noo garn ahan markale dib u dhageeynaa. dadalakan qurubaha aan joogno isbuuc kasta waxee ka hadlaan dhibka jiro doo wadaaag marka doodaas waa na anfci laheed ila tahay marka yaan iloobin universal tv waa qabata dooda lakiin tvada badan iyo radiyaal badan laga rabaa marka bulashada inoo dhibkii dhacaa laga doodao kadib xal loo helo amni iyo wax kaleba ha ahateee
@user-lx7qw1rm8q
@user-lx7qw1rm8q 5 ай бұрын
Hambalyo mclin 100k❤
@omariinhomoha9410
@omariinhomoha9410 5 ай бұрын
Congratulations for 100k subscribes
@abdikarimhassen7186
@abdikarimhassen7186 5 ай бұрын
Ustaad fulaynimada ka hadal
@abdullahialimahamud5867
@abdullahialimahamud5867 5 ай бұрын
Jumma wanagsan
@AhmedAbuukar-yv5mt
@AhmedAbuukar-yv5mt 5 ай бұрын
4:31
@user-hk7uq3wt4t
@user-hk7uq3wt4t Ай бұрын
Ustaad mad iga wcisid sida loola soo dego photoshop cc2022 webka get into pc wn fahmi waye waqti yar 5min hadad i heli karto Mahdsanid
@ismailali7223
@ismailali7223 5 ай бұрын
Ani markan fikiri marwaliba oo barnamiji wacyi galin dhageesto qodobwaliba in UU aniga iga hadlaa baan modaa
@user-qw5is5gp1z
@user-qw5is5gp1z 5 ай бұрын
Salmo madow waan ku salmy
@user-rw1gg2ny3z
@user-rw1gg2ny3z 5 ай бұрын
Ana ma fahmin maraajicda aan u adeegsady ifan siiya meesha laga heli
@BileAbdrahman-mz2xj
@BileAbdrahman-mz2xj 5 ай бұрын
Mahad sanid ustaad wax badan baan ka faaiday run ahaanti.
@KaaliyeShow
@KaaliyeShow 5 ай бұрын
Blackberry muxuu moblie ahaa 📱Nokia ayaa ku xigtey tayo ahaan 📱 Aad baad u mahadsantahay ustaad inkastoo maanta fadhigan uu soo daahey🙏🙏
@haajiabdiqani2896
@haajiabdiqani2896 5 ай бұрын
Shp salmaan hal su,aal oo kaliyaan qabaa kuwaydiin lahaaye halkee kaagala soo xidhiidhaa Gmail
@balqiisahmed3001
@balqiisahmed3001 5 ай бұрын
Ustaadii course foreign exchange (forex) uga hadlesid manoo soo galin kartaa haday macquul tahay in qeb qalaal ah jirto sheeq usuuli ka maqlay 2 years shaqo la aan ahay Banking and finance bartay jamacada Somalia
@kinghamaaz1352
@kinghamaaz1352 5 ай бұрын
2 years no macquul maad xirfad baratid xitaa cilaan saar ha ahaadee
@AGUUN
@AGUUN 5 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 💯 100k subscribe ❤
@mohamedmukhtaar7615
@mohamedmukhtaar7615 5 ай бұрын
Mr moodey waa runtada 😅😅😅
@MohamethCusmaan
@MohamethCusmaan 5 ай бұрын
C3 a ladhahaa
@I.gmailcom
@I.gmailcom 5 ай бұрын
Jumco wanagsan mclin
@user-wb8rp4yh7y
@user-wb8rp4yh7y 2 ай бұрын
Pride 😂
@user-lb4su6kp7c
@user-lb4su6kp7c 4 ай бұрын
Soomaalidu waxay dib u fikiri layeheen waxa mashquuleyay baraha bulsha waxay isku haystaan qabiilka oo tusaale laba qof ayaa wada sheekaysanaya waxa uu leeyahay qabiilkiina ay waa laangaab qabiilkaygu waa landheere dadka soomalida waxay horom ugaadhi layihiin technologyga sida oo adduunka u saameeyay 10 qodob ayaan ku soo gaba gabaynayaa wadanka somaliland 1: in ay iskadayso qabiilka ama aynu ka baxno qabayaalada wayo waxuu ka hortaaganyahay hormaka wadanka. 2: wadanka in ay wax beertaan oo ay wax qotaan oo ay isku filnaasho gaadho oo waxa la soo dhoofinayaa uu yaraado waxa oo wadanku oo dhoofinaa ay Bataan si oo wadanku u horomaro. 3: in ay dadku ay helaan cadaalad iyo sinaan oo aan loo Kala ee xan oo dadka faqiirka iyo taajirka iyo ganacsadi si is ku mida oo la dhaqmo oo ka faqiirka ah aan la is ka fogayn oo ka taajirka ah na aan la soo dhaweeyo oo loo Kalana la fogeeyo faqiirka la go qimeeyo dharkiisa iyo kabihiisa iyo qaabkiisa si cadaalada lo go samayn waa in aan dadka loo Maka la ee xanayo. 4: in ay no markay doorashada gaadho in ay so Bataan Bataan oo Askarta wax yeelo loo gaysto iyo dadka taa na waa lo gadhigayaa dadka iyo askartaba in ay khalad sameeyan. 5: in aad qof ka aad doranaysaa Anda qabiil ku dhooran ee ku doorata wuxuu ku qabtay iyo in oo horom ku gaadh sii yay wadankaaga. 6: dadku in ay caayaan dadka madaxda ah iyagoo taata nibigu wuxuu inooga Digayaa Haddad wax u sheegaysaan si Hoosi ugu sheeg Lakin madaxka markaad wax u shegaysid has oo ka xaysan media yaha ama saxaafada ee si Hoosi wax ugu sheeg. 7: in aynu joojino qaadka iyo sigaarka si oo wadanku u horomaro oo ugaadho dadka balwada Lihi ay joojiyaan waayo qafka naftiisay halis ayay u tahay in intii la joojin ka rayo ha la joojiyo. 8: in qofkii dadka wadanka qasaya la gabto ama Shacabka waxaan u sheegayaa in ay joojiyaan qaska iyo Banaan baxa ay joojiyaan oo aanay naftooda iyo askarooda waxyeelin Maa muhiim qodob ka ni. 9: in aynu is ku xukunu kitaabka quraanka ah. Maa muhiim maxaa yelay hadaynu kitaabka is ku xununo waxa u alle Inga dulqadayaa duliga muslimiinka haystaa . 10: in aynu wax soo Saarano oo aynu ka fikir mustaq Balkan dadkiina iyo dalkiina iyo wadankii si aynu oo horomar u gaadh siino oo dalaka kale ay nu latartano oo ay nu ka dhiraynu oo waxbarasho Tayo Leh bixino jaamacada waxbarashadıida la tayeeyo wadnka wax soo saarkiisa la tayeeyo product yee lano oon aynu is horomarino. 11: in aynu jeclaano wadankiina aynu ku qanacnu in ay nu wadanka jeclaano wadanada kale dad uun baa kashaqiiyay oo wadankooda jeclaad
@khaalidkaraamo
@khaalidkaraamo 5 ай бұрын
Hambalyo 100k
Sirta guusha (Joogtayn)
12:31
Salmaan Maadow
Рет қаралды 30 М.
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 14 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 129 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 35 МЛН
Haddii Aad Khaladkan Samaysid Waligaa Horumar Ma Gaadhaysid
14:27
Maaraynta Dakhliga Shaqsiga
13:16
Xamse Tudhaale
Рет қаралды 961
5ta sabab ee ino diidan inaa wax diirad saarno!
13:27
Salmaan Maadow
Рет қаралды 21 М.
Saykoolojiga Madow | cilmiga nolosha dadka lagu burburiyo.
10:42
SIRTA HORUMARKA || Caadooyinka yar yar || Kaabe Xalqadii 14
21:08
Halbeeg Podcast
Рет қаралды 4,8 М.
Kordhi kalsoonidaada si aad u guuleysatid
8:50
Somvato Institute
Рет қаралды 7 М.
Khatarta Dib u dhigidda (Fadhiga Koowaad)
10:56
Salmaan Maadow
Рет қаралды 18 М.
Sidee loo gaadhaa horumar | Meehaal Podcast
25:07
Meehaal
Рет қаралды 40 М.
😌Maxaan U seexannaa?😴😴
13:57
Salmaan Maadow
Рет қаралды 18 М.
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 14 МЛН