Khatarta Dib u dhigidda (Fadhiga Koowaad)

  Рет қаралды 18,600

Salmaan Maadow

Salmaan Maadow

Күн бұрын

Пікірлер: 134
@SalmaanMaadow
@SalmaanMaadow Жыл бұрын
⭕Igala soco Telegram: t.me/salmaanmaadow
@CsalaanAsad-ns3nc
@CsalaanAsad-ns3nc Жыл бұрын
Asc
@maxamedaxmed1116
@maxamedaxmed1116 Жыл бұрын
Waxyaalaha sbb ah dib u dhigis waxaa ka.mid ah 1: In uu qofku haysto dooro shooyin kale 2: qofka oo.aan waqtiguusu u nidaam sanyn 3: social media oo aad waqtiga inta badn aad ku lumiso 4: inuu qofku iska dhadhiciyo inuu haysto waqti bdn ama u hary waqti bdn Ani in badn ayaa la dhibanaa arintaa lkn Manta Allhamdullilaah waan iska jary
@mrmahameth8837
@mrmahameth8837 Жыл бұрын
Wad saxanthy bro, ilaahay ha ku sharfo
@abdiabaa1081
@abdiabaa1081 Жыл бұрын
W4n la socdaa sh buurpiyooow
@Abdibasid_Garane
@Abdibasid_Garane Жыл бұрын
arrimahaasina aad sheegtey iyo arrimo badan ba wey i heysteen lakiin maanta laga bilaabo joojiyey
@xildhibaanismadhibe3731
@xildhibaanismadhibe3731 Жыл бұрын
Mawduuc faaido leh, waqti galay 100% ✅ Shukran Ustaad.
@Yacquubcabdisamad.
@Yacquubcabdisamad. Жыл бұрын
Mowdaa mu hiima ah oo faaido leh waad mahadsantahay maadow howl wanaagsan ayaa noohay ilaahay ha kuugu daro ajarka miisaanka aakhiro👍 "Waxa ugu weyn ee aad qofsiiso waa wakhtigaa ee ilaasho marwalba"🙏
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 Жыл бұрын
THE TALENT CODE BUUGAAN MOWDUUC NOOGASOO DIYAARI USTAAD KHEYR HELE
@abdullahimohamudabdullahi3572
@abdullahimohamudabdullahi3572 Жыл бұрын
Masha allah mahadsanid marka hore brother. Marka xigta dib u dhigista waa cudur ku dhaca danaha dadka kana reebo mustaqbalka,iyo hore u socodka guusha, Koley aniga waxaan aaminsanahay dib u dhigida inay waxa ugu weeyn ay tahay go’aan qaadasho, la,aan
@yusufkalib4577
@yusufkalib4577 Жыл бұрын
Waa mawduuc waxtar weyn leh, Jazaaka Laahu kheyran.
@khalidalfa6377
@khalidalfa6377 Жыл бұрын
Jazakalaah ustaad salman madow ale haku xifdiyo
@Dawlad252
@Dawlad252 Жыл бұрын
Masha Allaah Ustaad Salmaan Maadow ilaahay haku barakeeeyo Cimrigana ha kuu dheereeyo.
@abdifatahmustafshoble2657
@abdifatahmustafshoble2657 Жыл бұрын
*Ani ahaan dib u dhigista wxaa keeno is lee yahay* INTAAN!! 1: *caajis ka* 2: *waqtiga qofka u nidaam saneyn* 3: *qor shaha oo ku batey* 4: *social media* 5: *Asxaabta badan oo waqti ku lumiya* 6: *dhafar ta habeenkii* 7: *xiriiir jaceyl bilaa hadaf ah* 8: *yoolal badan* aan qabaneyn 9: *Qorsho la'aan* 10:*Hadaf ka qofka u cadeyn* *Intaas ayaa is Lee yhy in uu qofka dib u dhigista ku keenaayo kuwaas oo dhan daawadooda insha allah muqal ka xita inoogu falan qeyb*? *USTAD SALMAAN*
@suzanmukhtar
@suzanmukhtar Жыл бұрын
Exactly 💯 💯
@abdirahmanosman7903
@abdirahmanosman7903 Жыл бұрын
Laba aya ad iso jidatay social media ha iyo Xiriir jaceyl bila hadaf ah kuwas waa cadow wlh ana horey u arkay
@Axmad_moxamad
@Axmad_moxamad Жыл бұрын
qodoka 6. qatartiisa wayn ayu wadata mudo aya kaligi la dagalamayay. alhamdullilah hada......
@nursaid6283
@nursaid6283 Жыл бұрын
Ustaaf maadow ku mahadsanid sida bulshada masuuliyad isaga saadhey adigo technologyada adeegsanaya. Waxyaalaha dib dhigusta keena waxa ka mida:- 1.caajiska iyo wahsiga oo qofka ku Bata. 2. Isku halaynta fursad aan lagu ogeyn xiliga ay dhamaaneyso iyo waqti uusan hubin inu gaarayo. 3. Dib u dhigista oo ah caado ku badan bulshadeena qofkuna markasta waxa uu la falgala bulshadiisa.
@Amiir-Saab
@Amiir-Saab Жыл бұрын
Asc Ustaad waan ku salaamay Waxaan jeclaan lahaa sidan oo kale inaad qisooyin noogu soo qaadato fadhiyada danbe, Yacnii qiso mawduuca la xidhiidha. jazakaAllah.
@suusaanabdi5058
@suusaanabdi5058 Жыл бұрын
Waad mahadsantahy ustaad maadow
@cabdirixmaanyuusuf4495
@cabdirixmaanyuusuf4495 Жыл бұрын
Ustaad mida ugu weyn ee aan dib ugu dhigo hawl ii taala waxa weeye hawl kale oo muhiim ah soo dexgalaysaa arintti aad qorsheesay
@apdirashiidalli7321
@apdirashiidalli7321 Жыл бұрын
Masha Allh shugrn Aadban u xiseya casharantena sasay thy cajis iyo dip udhigsho jumca walba igudhaafa San isu leyhy WD dawan donta ....wxba ma qabto hdana waqti Uma helo xata inama 2 tiro isku bego ycni kuma sharxi Karo herkan ku jiro
@ilyasomar7112
@ilyasomar7112 Жыл бұрын
jazaka Allahu kair kazira wll
@faantoofficial3874
@faantoofficial3874 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaas madow
@mursalsayed
@mursalsayed Жыл бұрын
Sababaha keena 1. Yoolka qofka oo aan cadayn 2. Doorashooyin kale oo uu ka door bidayo hawshan uu dib u dhigayo 3. Hawsha oo aad u culus 4. Dopamine ta uu ka helayo oo aad u yar. Ku dar............
@umrimuseh6797
@umrimuseh6797 Жыл бұрын
Masha Allah wllky Salman illahay ha Ku xifdiyo
@safamohamed7441
@safamohamed7441 Жыл бұрын
Jasakallah khyr usatad maadoow🥰
@abdihakimwarsame9318
@abdihakimwarsame9318 Жыл бұрын
Adnaa waad mahadsan wllky madow
@mohamedisackabdi6971
@mohamedisackabdi6971 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad salmaan maadow
@suparsocdal450
@suparsocdal450 Жыл бұрын
waa mowduuc aad u muhiim ah waana ku mahadsan tahay ustaad
@cabdiwaasac7224
@cabdiwaasac7224 Жыл бұрын
Fadlan xal keen macalin🙏🙏 1.Ani mopil ayaa icadibay
@Maxamedistodh
@Maxamedistodh 7 ай бұрын
Masha allah wll salman
@fadmahasan5335
@fadmahasan5335 Жыл бұрын
Mahadsanid Bare
@Karaani07
@Karaani07 Жыл бұрын
Shukran ustaad
@abdikaniyassin5651
@abdikaniyassin5651 Жыл бұрын
Asalama Alikum ,waan ku salaamay ustaad maadow runtii dib u dhigidu waa khatar ugu wayn ee guul darada ,marar badan ayaan shay aan awooday inaan qabto dib u dhigey , waxanan ka dhaxlay daal , daremida guul daro ,iyo qanaco La 'aan , waxa Dib u dhigada lagag bixi kara edbin nafta. Mahadsanid.
@allafichannel9063
@allafichannel9063 Жыл бұрын
Masha Allah 👍 thanks 💯
@apdalladikre8949
@apdalladikre8949 Жыл бұрын
Ustd haddaan fakarkeyga cabiro swbta dib u dhigashada keenta waa mas,uuliyad la,aan 💯📌
@abdinasir21
@abdinasir21 Жыл бұрын
Aragtidayda waxaa keena 1: yoolkaga oo cadayn ama kaa go,nayn 2:qorshayaal fara badan isku xilina ah 3:saamalayl habaynkiii 4:nidaam la,aan 5: ugu asxaabta faraha badan
@rakbah.c
@rakbah.c Жыл бұрын
sababaha qofka ku keenaya dibu dhiga waa cadyihiin sida cadceeda oo qofkasta oo caqli leh waa ogyahy Aan kusoo koobo shan qudha oo wakhti xaadirkan inoo sababa dib udhiga 1-kalsoonida xadhaafka ah . Markan qofku waxa modayaa in hawshaa idhamayn karo sida ugu dhakhsaha badan iyo wakhtiga ugu yar. 2- nafta ood lasugto wakhtiga nashaadku jiro kaliya 3-social midia. 4-qorshe la,aanta. 5- wakhtiga oo dheer Oo sidee usababi karaan kuwani? Adaan kuu daynayaa akhrinaya waa hubaal in aad garan doonto waa hadadan is dhaafin ama dib udhigin. *Procrastination is thief of time* Mahadsanid
@Diiriye14
@Diiriye14 Жыл бұрын
Sababaha aniga ugu kalifa 1)doorashoyinka oo badan waxana doorta hadba hawsha aan raaxo ku dareemayo tusaale kubad ama inan wax akhriyo kubada ayaan adaya 2)deeganka ama dadka aad la noshahay oo badanka noloshodu ku salaysantahay dib u dhigashada laftirkeda 3)isticmalka dalefanka oo si waali ah loo isticmalo badankana maalintada qaata 3)
@abdikadir3192
@abdikadir3192 Жыл бұрын
ASC USTAAD MAADOOW waxaan ahay wiil mudo ku xirnaa chenalkaada runtii Wax badan ayaan ka fa'iday ustaadi allaha ku xafido, Dib u dhigista aniga ayey nolosheyda saameysay 2015 ilaa hada ayaan la dhiboona anigoo inaan sifiican u barto luqada english, isku day walbo waan sameeyey ustaadii sidaan rabayna weli magaarin iskastoo xoogahaa yara dhaamo sidii hore.
@farduussaleban7998
@farduussaleban7998 Жыл бұрын
1 -Waxyabaha keeni kara wax ka mid ah in uu qof yidhaado hada kuma haboonee hadhow baad qabanaysaa hawshaas iska daa 2- waxtigiisa oo aan nidaamsayn
@axmedxuseenchanel2928
@axmedxuseenchanel2928 Жыл бұрын
Thank you for your advise
@caashoraage
@caashoraage Жыл бұрын
Thanks macalim sharafa ledahay
@abdinasira2778
@abdinasira2778 Жыл бұрын
Mahadsanid marka hore ustaad madoow. Marka xigta sababaha uwaaween waxaa kamid ah aragtideyda caajis iyo nafta oo utaba barneen fulinta iyo kamilidda arintaa dib ay usii dhiganayso.
@abdiabaa1081
@abdiabaa1081 Жыл бұрын
Masha allah waa quf wanaagsan maadow
@hanuunwade
@hanuunwade Жыл бұрын
Mahadsanid
@manooshahy7796
@manooshahy7796 Жыл бұрын
Wxayaabaha iigu sababey wxa wey 1) social media 2) saaxb xun 3)nafteyda
@hishamgedi4206
@hishamgedi4206 Жыл бұрын
Thanks 😊
@isxaaqmaxamedxuseen4421
@isxaaqmaxamedxuseen4421 Жыл бұрын
Thnk you
@khaledahmed-ee3rc
@khaledahmed-ee3rc Жыл бұрын
Sababta ugu wayn ee aan anigu hawl u dib dhigo waa inaan isku dayo in aan hawshaa u qabto si 100%
@ciiltirto9484
@ciiltirto9484 Жыл бұрын
Macalin waxa usababah cajiska iyo mobeelko inbadan isticmaalno
@ciiltirainacileeye9844
@ciiltirainacileeye9844 Жыл бұрын
Ala maxan mar hore kuu baran waayey mcl ❤❤
@mustefaabdikeni2169
@mustefaabdikeni2169 Жыл бұрын
Waxaan u sababeeyay dib u dhigista laba qodob : 1. Si caadi ahaan naftu ma jecla hawsha aadka u muhiimka ah iyadoo ka doorbidaysa wax aan muhiimad sidaas ah lahayn, tusale ahan hadan rabo inaan akhriyo casharka an maanta soo dhigtay waxan naftu ku leedahay beri ayan kan dambe racin doontaa . 2. Xamaasad ay sii jirin in badan: dadka barbaa xamaasada ay u hayaan inan qorshayaashooda hawl galiyaan ay sii jirin in badan taas oo keenaysa inuu dib u dhigto qorshihiisa ilaa qofkaas dib u helo wax xamaasadiisa kiciya . Mahadsanid ustaad ilahay hakaa abaal mariyo , run ahantii waa barnamij u muhiim ah bulshada siiba dhalinyarta si ay noloshooda ugu dabaqaan waxaan rajaynayaa inan xalkiisana/ shifadiisa xalqadaha dambe soo raacin doonto
@fuaadcaynaan-uk3sf
@fuaadcaynaan-uk3sf Жыл бұрын
Waxa igu kalifa inaan dib udhigo hawlahayga:- 1: caajis 2:isticmaal mobilka 3: daawashada casharo faa'iido leh sida:- Xogaha sahanka, ogaansho, iyo adiga oo madaw ah. Hadaba dhibka jiraa waxa weeyi inaan daawado muuqaalada waxana iigu danbaysa markaad daawado waxna kama xasuusto wixii aan daawaday Maxaad igula talinaysaa ustaad salmaan?
@ahmedsaadaq
@ahmedsaadaq Жыл бұрын
Horey usoco ustaad
@nourabdallamo2160
@nourabdallamo2160 Жыл бұрын
Waxyabha dib udhigida sababo : 1. Qofka oo iska dhadhiciyo inu waqti badn hesto. 2.qofka oo suga waqti munaasab ah. 3. Qofka oo qorshaha uu kufilan laha udiyarsanen ama aqona ulahen sidu uqorshen laha. 4. Mida oogu weyn o ah inu ka baqyo inu ku fashilmo oo u ku qasaro, hdu yahy wax qarash lagalinyo faidana laga sugayo.
@owfarahmedia6091
@owfarahmedia6091 Жыл бұрын
الله يحفظك
@SOMBE_0
@SOMBE_0 Жыл бұрын
UStaad waxa ugu wayn een kuvu taageero waa ilaalinta wakhtiga iyo videos muhiim ah wllhi imika FB kasoo eeg haddadan hadad rabto maxamed aadan iigu qoran Markan saacadda arkay anoo imika misaajidka kasoo galay sidaadan notifications ka usoo rogay ayuu isoo galayba ❤️
@janagale6469
@janagale6469 Жыл бұрын
Waxa ka mid ah sababa aan dib ugu dhigo waxyabo ii muhiim ah 1) cajis ama wahai 2) In aan is tuso in aan hesto waqti dheer aan ku qawan karo 3) in aan la sugo qof aan la kashado anigo is tusaya in aan kaligay qawan Karin lkn xaqiqda ay thy in aan kaligay qawan karo 4) iyo in aan fududesto shaqada aniga oo aan tijabin mise aan ka warhen waqtiga ay u bahanthy
@rashiit2
@rashiit2 Жыл бұрын
aniga haan sababta aan udib dhigo 1. waxaan is dhahaa sug waqtiga ku haboon ilaa qawtigii aan hestay ba iga lumo 2. waa social media waxyar fiiri aa isdhahaa lkn way ila tageysaa 3. waxaa jiro sababo doorasho kale darteed anigoo sugaayo ilaa aan ka helo waxaas
@usaame.1m384
@usaame.1m384 Жыл бұрын
Dhibkaas I Haysto Wlhi Mar horo meel gaari lahaay Maanta laga Bilaawo ustaad ma Sameyn doono insha allah 🤗 thanks
@Achrafahmett
@Achrafahmett Жыл бұрын
Waa mawduuc muhiim ah wllhi tanoo kale aniga ayay I haysataa ustaad buuga aa soo saartay ee ahaa dajiso 3 bilood maalintii koobaad ayaan qorsheestay inaa soo dabacdo oo dajisto ilaa hadan wali ma sameenaynin oo kolba maalin yaa is dhahaa 😢
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia Жыл бұрын
USTAAD SHUKRAN. ANIGA SANADKAAN WAXAA UGU WEYN AAN DEJISTAY WAXA WEEYE:- INAAN BUUG QORO! LKN HADERTAAN WAAN JOOJIYEY BISABABI LAABTOP LA'AAN. Marka ustad wxn ku weydiin DHIBAATO MIYEY IGU NOQONAYSAA INAAN ARINTAAS DIB U DHIGAY?? SABABTUNA MAXAA WAAYE??
@hassanmohamedmohamed3085
@hassanmohamedmohamed3085 Жыл бұрын
Ustad madow aniga zaid ayaa ii haystaa carintaas waxaa ahy ardey dhigta dugsiga sare Wxa gocan sadey Bishop 1aad in aan casharadii manta soqaato aan akhriiyo markii 2 isbuuc sameyey waa ka cajisey ee sidii horey ayaa kunoqdey.
@maxamadcabdi2827
@maxamadcabdi2827 Жыл бұрын
Maansha allaah mahadsanid wll
@OmarTood
@OmarTood Жыл бұрын
Horta Ani Ahan Marka Ka hadloy Procrastinating Aad Ayuu Idhibay Runtii Waxan Jeclahay Inaad Si adag u shaqayo Balse Mararka Qaar Waxan Arkaa Ano Dib Udhiganayo Hool Ii Talo Oo Mahiim ah Balse Waxan Jeclahay Inaad Ka adkaado Runtii ustaad adiga Waad Mahadsantajy Topic Very important ah ayuu Inoo so gudbisay.
@abdikani7030
@abdikani7030 Жыл бұрын
Macalin aad Baad umahadsantahay. Horta aniga hadaan iska hadlo qorshayaashii aan dajiyay sanadkan waxaan umalaynayaa Inaan SI sax ah aan u wadin
@Zancaawi10
@Zancaawi10 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad. Waxyaabaha 1st ka ah ee inagu keena dib u dhigista waa inagoo aan wali ka xorroowin nafteena ama ka adkaanin .
@Khalid-y3s1h
@Khalid-y3s1h Жыл бұрын
Waa run aniga hosheydi dib mxa ugudiga fashal kacabsoni
@xasanyare8521
@xasanyare8521 Жыл бұрын
Waxa ka mid ah waxyaabaha sababa: -in uu qofku haysto ama isku halaynayo wakhti u hadhay -sidoo kale wahsiga waa ka qayb qaataa
@houseinali8330
@houseinali8330 Жыл бұрын
1 cajiis 2 degaanka 3 hurdada
@yuusufindhagiir-ji5dr
@yuusufindhagiir-ji5dr Жыл бұрын
Wax yaabaha dib udhiga keeno waxaa ka mid ah in aad u maleeso in aad heesato waqti badan taasina waxaa kuu cadeedayo maro arday dhig u dhiga aqrinta markii uu ixtimaanka soo dhawaado
@sumayohasan1075
@sumayohasan1075 Жыл бұрын
Runti waa mawduuc muhiim ah no sobadi
@craxmaancumar8203
@craxmaancumar8203 Жыл бұрын
Macha Allah mclin
@CabdullahiCadde1
@CabdullahiCadde1 Жыл бұрын
Dib Dhigista waa cudur I haya illaa hadda balse waan faraxsanahay Hadda sabbtoo ah naftayda ayaan edbin ku wadaa waana ku socdaa wadada Ka Taqaluska Cudurka Dib dhigida
@Ahmed-nt3xj
@Ahmed-nt3xj Жыл бұрын
Wll wllhi dib u dhigista waa waxa ugu weyn ee i baabiyey runtii waxaan sameeyo ma aqaan caafimaadna waan qabaa waxna maka dhabayn karo iii soo duceeyaa 😰😰😭😢😢😥
@abdifitaahabdullahi297
@abdifitaahabdullahi297 Жыл бұрын
Sanadka markii uu bilowday waxaan dejistay qorshayaan aan naftayda ku hormarinaayo, lakin maalmo yar waxaan kari waayey oo waan ka caajisay, mshkiladayda ugu weyn waa caajis iyo dib u dhigasho.
@uoub
@uoub Жыл бұрын
Masha alah ustaad
@zakichamac2561
@zakichamac2561 Жыл бұрын
14/July 2023😊
@xanadsoomaali8362
@xanadsoomaali8362 Жыл бұрын
waa caj cajiska
@barkulmis
@barkulmis Жыл бұрын
Ustaad Salmaan Aad Baa Umahadsan tahahay Hadaan Ka Hadlo Sababaha Dib Udhiga Igu Keena Iguna Sababa Aniga Wax Yar Hadaan Faaqido Horta Arday Ayaan Ahay Jaamacadaa dhigtaa Waxaana Bartaa IT Marka Maalinaa Fikirey Oo Aan Is Iri Naxarow Bal Kwrn Hadii Aad Ka Faa Ideysatid Majaalkaan Aad Baratid Oo ay ku Jiraan Xirfado Laguugu Baraayo Jamacada Adna Aad Isi Sii Bari Kartid Kuna Shaqo Tagi Kartid Oo Aad Waliba Samey Kartid Ganacsi Kuu Gaara Adiga Figradii Garacsigana Waan Helay Markaasaan , Waxaan Dajiyey Qorshe " Lknse Dibaan Udhigey Maxaa Igu Keeney Dib Udhigaa Marka | Sabab | 1) Horta Agab Ku Haboon Ayaan Helin Oo aan Waayey 2) Sida Aan Ku heli Lahaa Agabkaa Darteed Ayaana Dib Ugu dhigey
@gamematerials
@gamematerials Жыл бұрын
Aniga shaqa kasta dhax Ayan uga taalgaa dhibkaas Ayan meel ka gaari la'ahay wlhi ,xataa Chanelkan dhax Ayan uga tagay
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
Wllhi waa run dhibatoyinka aad shegaty dhan ee dib u dhigista anay I haysata ustaad wax lagu dabeyo soo sheeg😢
@halimaHussain_
@halimaHussain_ Жыл бұрын
MAADOOW HALKEEN KALA XIRIIRAA KOORSOOYINKA AAD WADAAN?
@samiryare5850
@samiryare5850 Жыл бұрын
Waxaa Sabab u ah 1: qofka in oo isku qanciyo waqti ayaad heysataa 2:in oo is mashquuliyo oo mid kale oo ka fudud galo
@kaaha1233
@kaaha1233 Жыл бұрын
Insha allh hada wixi ka danbeya wax walba wakhtigiisa ayaan ku qabanayaa dib u dhig waa waxa qeyrkey iga reebey😥
@a.risaaqcumar8859
@a.risaaqcumar8859 Жыл бұрын
Haa wlo aniga way jirtaa arintaas dibu dhogidu saba tuna waxa aan yidhahdaa uun baribaad samaysan
@bandhigadaljir8172
@bandhigadaljir8172 Жыл бұрын
ustaad aad baad umahadsantahay . sanadkaan qorshe ayaan dajistay lkn waxaa si lama filaan ubilaabay mashruuc aan qorshaha iigu jirin . howlihii aan dajistayna waan wadaa alxm. sabab marka ?
@abdimajiidsuleiman3806
@abdimajiidsuleiman3806 Жыл бұрын
Salman madow wlal video kaso same studiohaaga iyo qalabka aad u- Adeegsato muuqaalsameynta. Mahadsanid.
@hassanluckysky6643
@hassanluckysky6643 Жыл бұрын
aniga dib u dhigista haddi la dhaxo number 1 waa aniga haddi ay hawl itaalo waxa yaalo kale ayaan isku maa weeliya si aan u dereemin dhibka hawshaas hadana wax iga daran marka aan sameyn muragada aan kaqaado waxan ba kabaqayaa in xitaa dhibaato cfmd ay wax igu sababi doonto Allahayow caajiska iyo dib u dhigista iwm naga dulqaad
@cabdulkadirnormohamed6911
@cabdulkadirnormohamed6911 Жыл бұрын
dib udhigitaan ayaa ku jiraa sidii u qorsheeyay uma socdaa
@husseinyousuf8111
@husseinyousuf8111 Жыл бұрын
Waa mid kamida cudurada ugu waaween ee i haya aana ka adkaan kari la'hy?? Muuqaalkan maan daawan balse wuu i anfacayaa wan hubaa
@bashircabdi1516
@bashircabdi1516 Жыл бұрын
Waxyaabaha sababa inaan shaqo Dib udhigo waxaa kamid ah 1. Inay tahay shaqada mid aan sameynteeda raaxo kudareemaynin muhiimba ha ii ahaatee 2. Inay nafsadda iisheegayso inaan Haysto waqtidheeraad ah kuna qaban karo shaqadan Mahadsanid ustadow madow lataliyaha Dhabta ah Farxad ayay iitahay inaan markaygii ugu horaysay komanti aan kasoodhibto muqaaladaada aan sida joogtada udhagaysto
@sara_cadey__mzfc2582
@sara_cadey__mzfc2582 Жыл бұрын
Waxa ugu weyn ee igu kalifaya waa aniga OO Isku sheegaa waxaan iney fudud yihiin halmar hadaan qabtana aan ka guul gaari karo sidaas darteed biri ayaan qabanayaa ayaan isku sheegaa 🥺🥺
@kaafiyoyarey3060
@kaafiyoyarey3060 Жыл бұрын
Wll koorsadaada maka mid thy vedio editing
@zamzamlucky-ug7tz
@zamzamlucky-ug7tz Жыл бұрын
Lazy aabihis iyo hooyadiis wa ani
@mohamettahmeth2627
@mohamettahmeth2627 Жыл бұрын
Quraan akhri ayaan is yidhaa hadana ma bilaabo
@fatuushchannel9218
@fatuushchannel9218 Жыл бұрын
Uztaad waxaan ahay arday from four ah waxaana ihaysta dib udhigidaas daawo maleeyahay dib udhigidaas
@daawodhireed9164
@daawodhireed9164 Жыл бұрын
Nashiidada intro waa cajjib ee qeeybta commentiga hoose nosoo dhig an soo degsanee ama magaca nosoo sheeg hadii yutubka kujirto
@hamdajaamac1994
@hamdajaamac1994 Жыл бұрын
Salman madow qorshihii an dhigtay ilaa hada bishii 2 lagu jiro ma fulin ma aqaan wax sameeyo 😢😢
@hamdi-vz5kt
@hamdi-vz5kt Жыл бұрын
Mahad sanid ustaad maadow
@sumayoheno3667
@sumayoheno3667 Жыл бұрын
Kwarn istaad hadii rabti in aad luqad barto lacagna u hyn computer rabtaa in aad barto lkin lacag mahysid language carbi rabtaa in aad barto lacag ma uhysid dib udhigid ma noqon kartaa please reply
@indhoifiye9891
@indhoifiye9891 Жыл бұрын
Cajis iyo mobil jcyl
@bilkhyarmustafe3958
@bilkhyarmustafe3958 Жыл бұрын
Waxan u malaynaya waa caajiska uun wll
@rooreaudio
@rooreaudio Жыл бұрын
Ustaad waxa kasoo hadashaa forex
@IqrashMahad
@IqrashMahad Жыл бұрын
Wax walbo wa samenaa lee waye ani dhibatadeyda ugu weyn
Waa cudur sabab u noqon kara burburkaadi!
12:26
Salmaan Maadow
Рет қаралды 6 М.
Sirta guusha (Joogtayn)
12:31
Salmaan Maadow
Рет қаралды 31 М.
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 22 МЛН
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 4 МЛН
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 14 МЛН
#SIDEED KUSOO XASUUSANAYSAA MAADADA MAALINTA IMTIXAANKA?!
17:01
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 115 М.
Xirfada dib u fakirada 🧠
13:47
Salmaan Maadow
Рет қаралды 14 М.
Farxadaada waxa ay ku jirtaa gacantaa - Your happiness is in your hands
16:31
كيف يرانا الغرب (عقدة النقص)
16:11
هكذا تكلم ايمن
Рет қаралды 14 М.
Hareri iyo America "Nin Soomaali Beeraley ah oo Minnesota degan'
31:30
10 Hab oo aad Naftaada ku Baran Karto | Waydiin & Warcelin #11
21:51
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 22 МЛН