XIRSI XAJI CALI WAA JAAHIL INAN YAR OO LAMIDI ISTICMAALAYO HOOYADII NIN MAY DHALIN ILAA AANU DILNO GUULAYSAN MAYNO
@qaniahmed924110 күн бұрын
ILAAHAYOW Cadawga naga qabo , ILAAHAYOW Dadka iyo Qaranka noo badbaadi, ILAAHAYOW Jabuuti naga dabool oo albaabkeeda naga xidhi oo kuwa jecel dabar iyo hogaan ku qabo .
@MukhtaarCumar5495 күн бұрын
Mashallah ruun ayuu sheegey majahid adero❤❤❤❤
@aminaahmed935210 күн бұрын
Ilahay ha inaga qabto cadawga soomaliland ilahay ha u gargaro
@aminaomer63309 күн бұрын
Waa runtii khayr Allah hakusiiyo
@UbahMohamed-t4g10 күн бұрын
Waa sax
@cabdixuseen183910 күн бұрын
Ceeba dhacday wlhi waa nasiib daro wayn
@roodanuur46110 күн бұрын
1984 burco dhiib u jaalleeca kuu dheehe maalinki laa laayeey raagi tiijartu ku jiirteey
@abdibosnia186710 күн бұрын
Waalai waa ruuntis, Ciro and his group are taking people back to Somalia, I don't know what we are going to do
@abdullahabi336210 күн бұрын
Dadka reer somaliland waxaanu leenahay wadani waa markii sadexaad ee ay jabuuti tageen waftigaa xirsi waa In lagu mudaharaada markay hargaysa ku soo noqdaan wadani joogsan waaye waa in la joojiyaa
@jamalskp728010 күн бұрын
REER SOMALILAND NOW MA MAQASHEEN MASAR WA MAFAR HADA SOMALILAND IYO SHAQSIYAADKA GODKA INOO QODAYA
Walkey aya ku jirey ragi xiibta jasiira alle naxariisti jano hasiiyo
@sabahgoth108110 күн бұрын
Waar Raggi Qarankane Mee waar Qaranka ka qabtaa kuwaa uu sheegay Geedigaasi ❤️🤍💚
@jamalskp728010 күн бұрын
XIRSI WAA MA XISHOODE IS NDHO ADAG OO DANAYSTE AH
@ahmeddaud50759 күн бұрын
Maanta ictisaam iyo xirsi iyo ka ay u adeegaanba dadku waa la socdaa nin baana u dhaartay dalka iyo dadka hadaanu Cbdiraxmaan ciro cadayn siyaasadiisa iyagaa fudud ,muuminkana laba jeer god lagama wada qaniino ,
@MohamedAhmed-s3d2o6 күн бұрын
HADABAA REER SOMALILAND MASALA BILAA DHIIG KADHIGAY MADADKAAN CADOW KUU NOGDAY BAY ISKAQABAN KARI LAAYIHIIN CIROO HAKA WEDIIYOO WAXAAN UU HADLI LAAYAHAY HIRSS HALAGA DHIISHIYO ASSAGA IYO INTA LAMID KAHA
QARANKII LOO SOO DHIIG BAXAY IYO AYNU KALA DOORANO KA TALHALUSKA HUWANTA CADOWGA LA SOCOTA HADII KALE MASLINKALE AYAAD KA QOOMAMAYN DOONTAAN
@roodanuur46110 күн бұрын
Amiin haaku dhaaco kaasal iyo daacun baa
@Canabjaamac-s4f10 күн бұрын
Isbadal wakaa huwan iyo ictisaam lagu badaley ee ka gura waka cadawgiiye
@abdit827010 күн бұрын
Alahu akbar.....isaaq fataaliinta ku badan ee reer waliba fataalkiisa ha u taliyo If iyo aakhiroba. Hadii kale hadii kale meel xun baynu ku danbayn. Allaylehe dunida weli ragbaa nool.
@cumarmahamed533510 күн бұрын
Daka waxad mooda in buste la saaray runtii sansaanta socota hadaan laga gilgilan waxa dalkan u danbeeya hoog iyo wixii inagu soo dhacay
@halimamumin36436 күн бұрын
Madaxweeyne eey inoo soo dooreen beey lacag ku soo saarey, markaasey kuweeni bilaa damiirka ahaa ee uu hunguri imaankoodu yahay madaxtooyada noosoo geliyeen. War reer Somalilandoow kaca oo iska qabta duligan naloo soo doorey. Waa khaa' in Somaliland lagu dumineya.
@AshaQaalib10 күн бұрын
Tolow haday ku guulaysteen madaxtinimadii ay doonayeen maxaa ka maqan imikana.
Dalkan cadaw waxa ugu filan kuwa ku dhex nool ee adoomada noqdey ictisaam iyo wadani huwan ayaa cadawga ku so hogaminayey hadafkooguna waa iney dadka iyo dalkaba babiiyaan
@jama534010 күн бұрын
qabtaa first Xirsi waraba ke weyn ma haysato somaliland halka ka bilaaba !!!!!
@naeemayusuf646410 күн бұрын
Isaaqow reer ciil kama kore .
@UbahMohamed-t4g10 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😍
@halimamumin36436 күн бұрын
Salaadiintaa waa in Somaliland laga qabto, siyaasada waa in la mamnuucaa Salaadiinta iyo Ictisaam.
@MaaslaxMaxamed3110 күн бұрын
Intaaba waxakasokaysa ee aan qaarsoonaan ayaynu aragnaaye hadaanu damiirjiiriin waxasii miiyaykumuqanaayaan waxasoodhanba waxakalawayn 4shilin oosuun ah aanay kanamacaashayn aduun iyo akhiiroba hadaba taalowaxaytala shacabka reer somaliland inaaydiiraan waxana aanay uudulqaadan siitoo ah ugahoryiimaadaan inteena damiirkalihina aynukuraacno jabuti na waa halka suun shacabkan laagu gumaadayo lagusooqosho aalle sahal amuuraha
@aamohamed510210 күн бұрын
Samaroon Somaliland dhib uma wado. Laascaanood iyo Harti na WADANI Ayaa kiciyey. Dagaalka Laascaanood WADANI Iyo ICTISAAM Ayaa riday.
@abdijama-n8h10 күн бұрын
Adiir faqash kalkal ku wa xaraan cunay yal dhiiga tolko cabaya xirsi iyo xaashi iyo wadani badan kooda wayaan
@1962yusuf6 күн бұрын
Bal ila dhegaysta xaar-weynahan balaayo-aan-jirin-ku-baaqaya, kan oo kale waxa la yidhaahdaa (ciro-baaqatay).
@ismailkayd277910 күн бұрын
Gabey: sidii ilmo dhalaanahoo ehel ka dheeraadey oo dhabanada ilmadu qawsayoo cidiba dhaadeynin oo dheecaankii idlaadey iyo dhidid la hoorshaaba, dhanbey kaa wada mareen dhammi adduunkiiye dhafooradey Ku taal in la dhalasho deyrshee, somaliland!!!!!! Ubaxle gaadhsiiya
@MohamedGabgriel10 күн бұрын
HADDII !!!HADDII !!!!HADDII!!! HADDII QOF KELI AH DANTIISII HURDO KAGA HALAWDAY , DAWLAD HURUDA DANTA KA HALAABAYSAA INTEE AYAY LEEKAANAYSAA ? SHACAB DHAN OO HURDANA DANTA KA HALAABAYSAA INTEE AYAY LEEKAANAYSAA? 60-30=30+34= AAN WELI JOOGSAN SHACABKA FOORARAW TOOS ADAAN KAA FAJACAYAAYE ALLAAH I LEH LARBAA DHACAY.
@waleedmohamed331110 күн бұрын
Waa odey saaqid ah.cunsuri ah.
@halimamumin36436 күн бұрын
Ilaahoow kuwaa hungurigu wadow Raboow umada Somaliland ka qabo, adigaa awoodaa leh. Ilaahow jebi oo naga fadhiisi, si ay umada Somaliland uga fadhiistaan. Allow adigaa kuwa khaa'imiinta ah waexeey maleegeyaan og oo la socdaa, rabiyoo umada Somaliland ka qabo.
@AmilAbdirahman5 күн бұрын
Isaaqa hala kaco mudahad deg deg tolii
@YusufJama-u8n6 күн бұрын
Xirsi hadaan dalka laga qaban walee meel dhwer in laga dayi
@FadumoAbdi-b5j10 күн бұрын
Waar anaggoo joogna meel cidlaha oo dad qaawani joogaana oo la yidhaadon kaakumo ayey raggii doorateen nin aan Somaliland ba ahayn oo ay dir ku sheegeen maxaayeelay innagu isma aaamino.
@januarySl20245 күн бұрын
Isaaq ha ka koro in uu qoriga qaado marka wax la difaacaaba aanay jirin: marka dekedaha lala wareego, seyladaha iyo kastamada lala wareego, baankiyada iyo hantida lala wareego, marka Ciidamada la afgembiyo ee lala wareego, marka haldoorka iyo aqoonyahanka iyo inta xiniinyuhu gubaan boqol boqol la isugu xidho ee baaska la mariyo ama god madaw lagu tuuro Waar aynu xarago dagaalano, aynu dagaalano inta dhalinyaradaa ducaysan ee SSB iyo G-36 iyo Arab, Gaashaamo, Daroor iyo Xarshin ay inoo hanuunsan yihiin ee isku duuban yihiin ee guushu garabkooda tahay ! Yaynaan sugin maalinta oday koofiyad bacle u kala abtiriyo ee quraan dhurwaa ku akhriyo ee kala diro! aynu cadawga halkiisa ugu tagno, aynu dhaafno Laas Caanood iyo Buuhoodle oo aynu uhuda ugu galno Garoowe, Bosaaso iyo Caabudwaaq , aynu sandaqadihiisa iyo guryoxaarkiisa ku galgalano inta ay ku galgalan lahaayeen taawarka Dagabshiil, taawarka Oomaar, moolka Ilma Indhadeero, hudheelada Jees, Mansuur iyo Ambassador. Aynu xarago dagaalano inta ganacsiga iyo hantida aynu haysano, inta qasarada Masallaha iyo bangalooyinka aynu haysano, waayo cadawgu intuu doonayaa waa burburinta horumarka, quruxda iyo nolosha karaamada leh ee aynu ku tacbnay 34 sanadood. Wuxu diidayaa magaca Somalilaand ee dacalada dunida ka iftiimay ee dhegaha qarxiyey ee uu ka seexan waayey! Aynu ka hortagno inta aan dagaalku magaalooyinkeena soo gaadhin ! Malyuun hubaysan oo Isaaq ah aynu sida duufaanka iyo daadka ugu sii dayno meesha Daruud ka dhow yahay oo ay gebigiodaba qarqiyaan oo totally burburiyaan! Gobaha dagaalka ee maroodiyadu ku galgashaan ee burburiyaan magaalooyinka cadawga iyo degaanadiisa ha ahaadeen!Qaranka waxaynu difaaci karnaa oo si xarago leh khasaaraha ugu yar ku difaaci karnaa marka aynu dagaalka magaalooyinka cadawga gaadhsiino ee halkaa ku burburino Dagaalka haduu magaalooyinkeena soo gaadho, wuu riiq dheeraanayaa, khasaaruhuna wuu badanayaa. In aynu yeelno maaha in dagaalku Ceerigaabo. Oog, Oorilugud, Baligubadle, Towajaale iyo Zeilac soo gaadho ! Taasi cadawga guul ayay u tahay. Somalilaand waa in aanay marna yeelin in markale cadawgu magaalooyinkeena ka dhex dagaalamo oo kharaabado ka dhigo, waa in khadad cas oo difaac oo laga ilaaliyo in aanu marna cadawgu soo dhaafin la sameeyaa! Jabuuti haday joogsan waydo oo colaada iyo gardarada Somalilaand ka bixi waydo ma noqon karto meel dagaalka iyo burburka ka caagan. Waxay Somaliland xaq u yeelanaysaa in ay isdifaacdo oo meesha ay doonto Jabuuti madaafiic iyo BM ku garaacdo xitaa guriga daaquyada mujrimka Ismaaciil.
@zahraahmed763710 күн бұрын
Eö
@aadanshdirir186510 күн бұрын
Waa iimaan laawayaal heego baabaday iska aamusa
@KadanAliIsa10 күн бұрын
Alla bisinka ma maantoo dhinac kasta col inaga dul fadhiyaad dagal dhexdeena ah ku baaqaysaa. Maya adeer caruurta hanaga lu,gooyn. Adigu aakhiral cimribad tahay dadkaagiina meelbad dhigatee. Teeda kale dimuqraadiyada haynaga xumayninee. Wax walal lagu waayay waran lagu helimaayee. Hala sugo 5ta sano.