Xisbiga Midigta Fog oo ku guuleystay wareega hore ee Doorashada Faransiiska

  Рет қаралды 12,781

VTV Somali

VTV Somali

Күн бұрын

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Sabti ah, kula kulmay Magaalada Qaahira, dhiggiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Mudane Sameh Shoukry, oo uu kala hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka iyo soo banbixinta fursadaha cusub ee iskaashiga si kor loogu qaado dano wadaagga labada dal ee walaalaha ah.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jahmhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Daahfuray shirka Guddiga Heer Qaran ee Tallaalka, Ciribtirka Cudurka Dabaysha iyo Madasha Badbaadinta Carruurta Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan madaxda kale ee Qaranka ayaa ka qayb galay Aaska Qaran ee Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Пікірлер: 6
@FatkaBoy-ru5er
@FatkaBoy-ru5er 3 ай бұрын
Ascwalalalal❤
@SiyadSougueh
@SiyadSougueh 3 ай бұрын
😮😂
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 3 ай бұрын
MUQDISHO WAA NAARTA CADDUUNKA.
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 3 ай бұрын
Muqdisho waa janata aduunka sababtoo ah 3 milyan shacab ah meelkasto somali ka yimid ayaa si nabad ugu nool qofna qabiilkee lama weydiiyo 😢
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 3 ай бұрын
@wmdghdgg1234 MOMBAY SEDDEX BOQOL OO MALYUN AYAA KU NOOL WAA JANNADA CADDUUNKA NABAD IYO NOLOL AYAA KA JIRA MUQDISHO LABA MALYUN AYAA KU NOOL DADKISA WAA XAYAWAN MUFTARIS OO U EG YIHIN BANI,AADAM WAA NAARTA CADDUUNKA MUQDISHO HITA HOOYADINA IYO AABAHINA WAAD DILTEN ADER ABTI EEDDO MAXAA IDIN DHIMAN YAA XAYAWAAN AAMUD.
WORLD BEST MAGIC SECRETS
00:50
MasomkaMagic
Рет қаралды 55 МЛН
Mujaahid Doolal Oo Ka Waramay Hawlgaladiisii Ugu Adkaa
29:58
SAAB TV
Рет қаралды 108 М.