XOG CULUS:- Farmaajo oo garab istaagay Puntland, hogaamiyaha dhabta ah waa farmaajo

  Рет қаралды 12,889

Aftahan Production

Aftahan Production

Күн бұрын

Пікірлер: 25
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 Күн бұрын
WCS. Suxufiga , Falanqeeyaha Siyaasadda, Ee Soomaaliyeed Legend Journalist, Abdullahi Balwaan, Runtii Waa Barnaamij Aad Muhim U Ah, Guul Ciidamada Soomaaliyeed Ee Puntland, Mahadsanid Adeer Guuleyso Inshaallah 🇸🇴🇸🇴
@bosteyaabdulle1078
@bosteyaabdulle1078 Күн бұрын
Masha Allah reer Puntland guuleysta cadowgana Alaaha ha idinka qabto Amiin Amiin
@zaytum
@zaytum Күн бұрын
Guul puntland state 💪💪💪💪❤❤❤❤ meelwalba iyo goorwalba amin cadowgiina Jabi amin🙏
@BaxsanmaxamedMaxamuud
@BaxsanmaxamedMaxamuud Күн бұрын
Xabiibul malaayiin Allaha ku xifdiyo soo noqo Adoo nabada waan ku sugeynaa soomaali oodhan
@shukrilibax
@shukrilibax Күн бұрын
Saas weeye guuleyso walal balwan geesi qaran ❤❤❤🫶💪💪💪✅️💯
@BaxsanmaxamedMaxamuud
@BaxsanmaxamedMaxamuud Күн бұрын
Balwaan waad mahad san tahay
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 Күн бұрын
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan xabiibul malayin mw maxamed abdulahi farmajo hmplyo iyo bugadey mw dowlada puntland siciid abdulahi dani ciidanka difaca isimada cuqasha waxgarad shacabka puntland mw dowlada puntland oo hogaminayo mw siciid abdulahi dani aya diidey sawiro ceebta adunka ba ku dhacday kooxdi argixisada damajid odeyga 80jrka xasan gorgurde marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisadamadaxtooyada villa damajid wey fashil man wey jaban
@BashiirMuxamedcabdi
@BashiirMuxamedcabdi 21 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤
@BileMaxamed-p8o
@BileMaxamed-p8o Күн бұрын
Aaaabo farmaajo markale I.a
@FaizaYaasiin
@FaizaYaasiin Күн бұрын
isma oran waligeey c/balwaan oosaan uhadlaya baad arki doontaa cajiib
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 Күн бұрын
Masha Allaah Reer puntland guuleysta 💙👍
@MohamudHirsiMuse
@MohamudHirsiMuse Күн бұрын
Wcs Weriye Sare Balwan. Runti waxaad tahay weriye Soomaalinimo ka buuxdo, codkiisa aan bulshada ugu soo gudbiya dhabta iyo xaqiiqada wararka. Rabbi haku barakeeyo, codkaaga,carrabkaaga iyo dhamaan curuqda jidhkaaga cilad haka dhawro.
@mohamedabdullahisaid2457
@mohamedabdullahisaid2457 Күн бұрын
Alxaqiiqa Mw Farmaajo waa hogaamiye aamin ah dowlad yaqaan qalbi wanaagsan waxwalba aan siyaasadeyn 🇸🇴☝🏾
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 Күн бұрын
Ku dayo ku dayo Farmajo ❤❤❤❤❤❤❤
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 Күн бұрын
Masha Allah President Farmajo waa Muwaadin iyo Hogaamiye Daacad u ah Dadkiisa iyo Dalkiisa. Guul guul Farmaajo❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg Күн бұрын
Abdulahi Balwaan maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu 🤲☝️❤️🌺🌺🌺🌺🌺 butland 👍♥️♥️
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO Күн бұрын
❤🎉
@bosteyaabdulle1078
@bosteyaabdulle1078 Күн бұрын
Runti Abdullahi Balwan waa nin Somali dhab ah jecel dalka iyo dadka horumarkoda,aduun iyo akhiro buu u shaqeysanayaa.
@aasuf119
@aasuf119 Күн бұрын
Xasan ayaa ka dooranay maxaan ka dheefnay dee Farmaajo sorry dembiga kaan galnay
@MaxamuudcabdiQadir-bd7ht
@MaxamuudcabdiQadir-bd7ht 21 сағат бұрын
Cabdulaahi runtii qof fcn allah noosahlo farmaajo iyo xasanba waa munaafaqiin wllhi waliba farmajo wa qabiiliste istustus ah waye xasana kabasiidaran wllkey farmaajana yuu kusirin munaafaqaas oo islaweynida kujrto allaah inookeeno madax alle kabaqdo lkiin adi farmaajo yuu kuqiyaanin wllkey waa qof cuqdideysan waye taasna ogaaw zxp waana kusalaama xaqiida ogaaw
@MohaCumar-o6f
@MohaCumar-o6f Күн бұрын
Leman sha alah
@abdiazizali9573
@abdiazizali9573 Күн бұрын
🎉❤🎉❤
@sahalorhaye5407
@sahalorhaye5407 Күн бұрын
❤ f
@FadumaAbdisamed
@FadumaAbdisamed Күн бұрын
Scw
Sababta Puntland u diidan tahay wax ka badalka Dastuurka
10:20
BBC Somali
Рет қаралды 69 М.
Muxu Xasan shekh ka Fa'iidaya Carabka loo Xidhay dhoofka Xoolaha?
13:32
진짜✅ 아님 가짜❌???
0:21
승비니 Seungbini
Рет қаралды 10 МЛН
Counter-Strike 2 - Новый кс. Cтарый я
13:10
Marmok
Рет қаралды 2,8 МЛН
M. Farmaajo dgaalada Sokeeye dalka Halakeyay madaxda ayaa sababay!
12:07
DUULLAANKA (5289)
42:42
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2,3 М.
MAMADI NINKEDA LAGUBAY WILKANA MAGAFE KAHESTA SOO LABATAY
25:07
Ridhwan Issack
Рет қаралды 17 М.
Buurta Dahabka ugu weyn ee aan Booqday - I visited the Biggest Gold Mountain in the Country
17:25
Beelaha Daarood oo cuno-qabatayn kusoo rogay dekada Berbera
10:10
Aftahan Production
Рет қаралды 15 М.