(Hanoolato) masha alah waaqiso xanuun badan shugri qasadeda
@waleedmohamed33112 жыл бұрын
Thanks Ayaanle.
@gogetaplue78592 жыл бұрын
Asc waa muhiim wixii dalka ka dhacay in la ogando silooga faa idayto oo hada Somali looga said mahadsanid hanoolaato
@WaayoArag.2 жыл бұрын
Ha Noolaato aad ayaan u bogaadinayaa. Soomaalidu in kasta oo ay haddeer xaalad dhabowalan ah ku jirto, oo aanay ka faa'idaysan karin taariikhdan, in haddana la kaydiyo ayaa qiimo weyn. Mahadsanidin
@jamilasaid56532 жыл бұрын
Asc waan ku salaamey Ayaanle Alaah caqliga iyo cimriga haku xifdiyo waxaad no soo bandhigtaa taariikho daboolnaa thanks shugri Adan low
Sheekadan qeybeheeda waan wada dhegaystay. Taariikh milicsasho mudneyd ayaa ku jirta runtii. Mahadsanidin Ayaanle oo suurageliyay in barnaamijkaan aan daawanno iyo Maama Shukri.
@abdikanimohamed37682 жыл бұрын
asc shukri abaaayo waa ku salamaya salan qali ah im from ottawa ayaanle magaranaayo rer maxammuud kkkkkkkkkkkkk viva shukri allena ha u naxariisto adeer insha allaah
@qandajama50972 жыл бұрын
Mamadaan waan dhagaystay laakiin hal mar aabahay allah ha u naxariisto may oran waa cajiib
@abdikadirali82732 жыл бұрын
Meesha taariikh ayaa lagaga sheekaynaya ducada iyo alle waxay u waydiinayso gaarkeeda ayay u gu waydiinaysa.
@shukrimohamud55962 жыл бұрын
@@abdikadirali8273 sax
@ismailomarfarah95852 жыл бұрын
way tidhi qaybtan 5aad ay ku jirtaa iyadoo leh Aabahay
@qandajama50972 жыл бұрын
Walidka marka soo hadal qaadi in aad allah naxariis u wYdiiso baa fiican goor ay samadu furan tahay allah baa garanaya.
@bardehanad49192 жыл бұрын
Adigaan maqal 10 jeer ayey tiri. Mida kale iyadda qalbigeeda ayuu ku noolyahay oo inuu noolyahay ugama duwana. Edeb yeelo oo ka xishood maamadda.
Waxan waraysigan ka dhex helay meelo qaar oo uu Farmajo ugu shabahi M S Barre. Amana Allah Illahow na astur. Aad baan uga xumahay dhibatadi ku dhacday gabadhan iyo rerkeda ayado cayal’ah, qofka dhibatada ku dhacda marku yar yahy way adag tahy siduu ku ilabo🥺
@ayaancnasir59712 жыл бұрын
Dhibka ina haysta waa dulmi soomali dulmiga iskama qabtaaan ilaa hadana waa mid jira Ilahooow na cafi
@mowliidyusuf3072 жыл бұрын
Masha allah 5 qaayba caaway aan dhagaystay anoo safar isku diyaarinaayo aan dhar kufeeraystay thanks Ayaanle
@mansamusa59232 жыл бұрын
Ha noolaato bro wlhy waraysigan Wareysiyadii ugu qiimaha badnaa aad qaado buu ka mid yahy
@ubahali72582 жыл бұрын
Saan u sugaayey Waa daalay ayaanle thank you sida quruxdia badan ood usoo tabiso programs aad u Qiima badan
@es82492 жыл бұрын
Aad ban oga xumhy dhibka soogaaray qoyskas malinta aakhiro ayaana lagukla baxayaa waraysiga xog muhim ah ayaakamaqan oo ahayd sidii siyad bare kufasaxay oo college kii loo dirayey shugri uu iskaga daayey mhdsanid
@salimmohamed30062 жыл бұрын
Wareysiyo wax ku ool ah, mahadsanid ayaanle
@duniyoragecohniijk7532 жыл бұрын
Aadan gabar karti leh wuu dhalay laakiin tol bay way say
@shaaficicalimaxamed8682 жыл бұрын
Waa Tusaale ku filan qof walbo oo raba inuu awood wax ku dulmiyo in asaga uu maalinkiisa kashalaynay. Allah ha u naxariisto Aadan low iyo dhamaan inta xaq darada iyo dulmiga lagu dilay
@Mukhtaar20042 жыл бұрын
Subxanallah allah swt ayaa leh in loo sujuudo siyaad bare cid u sujuuday ma jirto laakiin waa Loo heesay taas beentaa ma ahan
@alioday74322 жыл бұрын
Loosujuudo oo sidii tooska ahayd ma ahanee ee macnaha waxay ka wadaa aan laga daba hadili jirin oo siduu rabo loo yeeli jiray ..
@FarhanAbdi-eq2it2 жыл бұрын
Thanks Ayaanle for your honest effort.. interest story.
@MohamoudGashe11 ай бұрын
Subxaanalah dhibaataa ku dhacday qoyskaa😢
@omarhassan762711 ай бұрын
Mujrim doqon ah buu ahaa Siyaad.
@qansaxqansax68102 жыл бұрын
Aduunkan iyo qarniyadaan waa saman aad iyo aad u dhibato badan maxaa yeelay ilaahoow qabriga aan lagaala bixin alaha u naxariisto madaxweyna heenii mahamed siyaad barre amiin yaarabi
@abdiabdul3952 жыл бұрын
Naclad haku dhacdi siyaad bare. Hadii aan awood u lee ahay inta aan lafihiusa soo saaro baan ku dul xaari lahaa. Naclad buubahaa
Gabadhaan waa ka xumahay dhibta ku dhacday, waana gabar aad u karti & qiimo badan, mana mudnayn in waxaasi ku dhacaan, 😭😭😭😭
@mowliidabdi60302 жыл бұрын
Waxay hooyadaa u masheegi kartid ma inan yarbaa wax qarinaysa weliba maqashay abahaa oo xabsi kujiraa lagu tusayaa hadana hooyadaa how sheegin sidee suuro gal u tahay gabadh yar iyo hooyadeed sidee looka ilaalin karaa midakle hablaha yaryar ee noocaa ahi waaba kuwa ugu warka badan wax kasta oo dhaca waxbo hooya dood iyo aabahood toona waxaba kamaqariyaan lknse wlhy afweyne doqon buu ahaa xayawaana bilaa caqli ah
@eleyehwali25132 жыл бұрын
Sxb madaamo ay noloshu i tustay dad noocas ah oo add u xun-xun, waxaan dhihi lahaa waxay ka wadeen in ay Adenlow qalbigiisa iyo madixiisa ay jebiyaan. waxay kolayba ku haysteen qol kale oo uu ka arki karayey gabadhiisi yarayd oo uu walaalkii u soo dhibayo cadow caadi ah... Markii uu xabsiga ka soo baxayna waxba ma sheegin waayo dhaawac-yadda sidaa u daran maskaxdaa dadku way masaxda ama wuxuu ka ilaaliyeey culeys intaas le'eg inuu ilmo yar dul saaro.
@mowliidabdi60302 жыл бұрын
@@eleyehwali2513 waa cuqubooyinkii somalidu kalagashay oo hada illaa imika haysata una soo daahin lkn waxaa iga yaabisay sida uu afweyne xiligaa u fekeraayey ee uu xariifka ugu ahaa sida dadka is jecel loo kala dilo ama loo kala ilaaliyo imikadan la joogana waan arkaa dad sidaa u dhaqma waana cilmi labarto runtii asal ahaana waxaa sidaa u dhaqma dadka xasadka ah
@eleyehwali25132 жыл бұрын
@@mowliidabdi6030 😂😂😂 aad bay ugu takhasuseen xumaanta wlhi. Dadkeenii baa noqday kuwo daamir lahayn oo cudur daar u hela arrimahan oo kale. hadday waraabeyashu ay ogyihin in taas oo kle lagu xukumi doonno ama xataa inaan dariiqyada lagu caayi doono marka ay shaqada ka taagan wlhi wax baa si kle noqon laha
@kujecliyahoyo90942 жыл бұрын
Wa ka xumahay waxa ku dhacay mamadan & rerkida 😭 waxan la iga shekiyay dowladas wanageda mararka qar waxa dhehi jiray maxa waqtigas u nolan wayday lkn waxa a manta ka maqlay wa wax aad u kala fug illahay ha u naxaristo inti dhimatay
@fahmaomar47282 жыл бұрын
👍👍👍👍thanks
@waleedmohamed33112 жыл бұрын
Xoosh maxuu ula hadliwayey caruurta.
@abdikarimsaney65192 жыл бұрын
Barnamishyadada aad ban ugu xeranahay. Waxa aana rajeynaya in aad halkiisa kasii wadid, anaguna aan ogaano meelihi horre ee gacanta nagala saaray ama aan ogeyn.
@khalidmohamed10792 жыл бұрын
Mahadsanid ayaanle. Dalka maxaa dulmi ka dhacay! Hooyo macaan sabar ayaan kuu dardaarmayaa.
@Ruun-finder2 жыл бұрын
Taariikh qiimabadan sidii looga bartay Hanoolaato wariye sare marti sare wacyigalin sare cashar umada somaaliyeed wax u tarayn.
@mussasheikh1432 жыл бұрын
Gabartan sheekadeeda waxbadan baa ku duugan, waxna waa ka maqan yihiin.
@MohammedMohammed-ki1ct2 жыл бұрын
Xoogaa waxbaa isdawa marsan
@hassanhussein61102 жыл бұрын
hi .............................where can i get the book in abu dhabi and what language is it written please ................................ hassan
@Aayga77772 жыл бұрын
Indhowgarad ma garan karo qiimaha uu ku fadhiyo wareysigan’ Lapadiinapa allaha idin xafido
@falisissahak2 жыл бұрын
Asc Ayaanle sheekadan lagama dhargaayo Buuga canada malaga helaya wali Toronto aan jooga please meesha iigu dhow soo sheeg aad bay u mahad santahay AUN waa taariikh
@darmaansaed12532 жыл бұрын
Dhib wayn ayuu mariyay siyaad ninkaas odayga ah. Waxaa se hubanti ah oo aan shaki ku jirin in MSB lug wayn ku lahaa dilkii cabdirashiid. Ku soo noqnoqoshadii badnayd ee guriga, baadhiddii guriga markii inqilaabku dhacay iyo dilkii degdegga ahaa ee lagu fuliyay askarigii dilka gaystay.
@Phinksa2 жыл бұрын
Cabdixoosh xoosh BOONO buu iska qoran jirey
@Tourwold2 жыл бұрын
waanu sugaynaa wali barnaamijkaa thankz Ayaanle
@abdinasirabdinasir55912 жыл бұрын
Ayaanle ku,mahadsanid sxb
@cabdikariimyuusuf2332 жыл бұрын
Waa dulmi xanuun badan ilaahay haw naxariisto marxuumka
Asalamu Caleykum Ayaanle iyo Shugri iyo bahda ha noolataba waan salaamayaa Runtii Caloosha ayaa aad iiga xanuuntey Aaden low iyo Dadkii la midka ee Aqoonta inoo ahaa ee Hadii ay Culimadii tahey iyo Ragii ina Caynaashe ka mid ahaa, Arintan ay Shugri ka warantey Waa Toban Geeriyood Waayo Nin aad Ilmadeer tihiin oo Dumarkiinii Walaalo yihiin oo Caruurtiinii Walaalo yihiin 😭😭😭 Sidaa u gal waa mid Subxaanallah Aniga Ina Caynaashe ayuu markiiba naga diley, Reerka Majeerteena waa laayey Laakiin arintan Aadan Low iyo Reerkiisa ku dhacdey waa MORUGO+MURUGO+MURUGO SHUGRIYEEY ALLAH how naxiirso Waalidkaa iyo dhamaan Dadkaa xaqdara lagu diley Illaheyna Aabahaa ha idinka Cawilo oo Samir iyo Iiman saadiqa ha idinka siiyo ALLAHUMA Aamin ALLAHUMA Aamin ALLAHUMA
@suadibrahimosman58992 жыл бұрын
Subhanallah waa wax cajiib.
@lovelyunicorn6102 жыл бұрын
Shukri maasha alah waa fariid
@hawwaarafath53962 жыл бұрын
🤝🤝🤝🦻🦻👍🏼👍🏼🇸🇴🤲🇸🇦انا جنسيتي صومالية عايشه في السعودية بس انا ما اعرف اكتب صومالي
@aadamcabdullahi35632 жыл бұрын
إتصل بي سأساعدك.
@mohamudali69722 жыл бұрын
كفاك انك تفهم؛ وتتعلم ان شاء الله إن كنت تريدين
@mohammedabdi70612 жыл бұрын
Hawwa Arafath هذا شئ جيد جدًا على الرغم من أنك لا تتحدث اللغة الأم ولكنك ما زلت تبذل قصارى جهدك للاتصال بمجتمعك. كل ما يمكنني قوله على الرغم من علمي أن تعلم أي لغة لا تتحدثها أو تكتبها ليس من السهل جدًا تعلمه ولكن ليس من الصعب أيضًا كتابة اللغة الصومالية في النتيجة ، فهي مكتوبة نوعًا من الأبجدية اللاتينية. سيكون ذلك أسهل كثيرًا إذا كنت تستطيع كتابة أساسيات اللغة الإنجليزية. أنقل تحياتي إلى المملكة العربية السعودية لأنها بلد قضيت وقتًا كافيًا في حياتي. حياكم آلله و يحفظكم و يرعاكم جميعا
@qaasimhaaruun23012 жыл бұрын
كيفك
@boutrosfadloohaddad65502 жыл бұрын
Insha Allah you will the if you do little practice you will be surprised shukraan
@dalmardaud30672 жыл бұрын
Afweyne masiiba uusan keenin Soomaali ma heysato. Fadlan hadii ay caruur ka tageen iyagana soo wareyso caruurtii Salaad Gabeyre, Muhammad Ainanshe iyo Abdulkadir Dheel.
@waleedmohamed33112 жыл бұрын
Sadex daa nin Raali bay ka ahayeen, markii, qorsheel,ladilayey. Mar danbe, baa Siyad isku dheceen,
@Aziizmohamed7 ай бұрын
@@waleedmohamed3311 Qorshel lama dilin
@raxmoshekhxasanbarsane76382 жыл бұрын
Wallahi waa wax laga xumaado balse hada aan iscafino
@zikibaaba15412 жыл бұрын
Dowladnimadii, dastuurkii ayuu xaday oo gubay, Maxamed Siyaad, shacabkiina wuu xasuuqay. Rabbi ha u naxariis Aadan Loow. Waa qiso lagu cibro qaadankaro oo dulmiga looga digtoonaado Rabbiyoow
@ruqiiyacawiil91162 жыл бұрын
Gabadhan aabayasha soomaaliyed ha ku tusaala qaataan.gabar aahabeed soo dhisay ayay ahayd bal eega suu gabadhaa yar u soo barbariyay
@maxamedclle2573 Жыл бұрын
Habar walan iyo Wil qabil dardaray Aya is waraysana
@Almacarif2 жыл бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@rashkaarow452 жыл бұрын
Mama Shukri way raajicineysaa . Runtii oo la barxay iga dheh .
@bulohus85482 жыл бұрын
Ma raajicunaysee Waa Qof Da’ah hadana - Waqti ‘Ayaa kasoo wareegtay. Dad dhintayna Manabayso !Ee Adigu ma Reerkii dhibkaas Sameeyey Baad Tahay ?
@warsameahmed98712 жыл бұрын
Burburintii taliskii siyaad barre waxey ahayd xornimo lagaarey lagana xoroobay ma naxe, wuxuuse sabab u noqday in dowlad Soomaaliyeed la dhisi waayo, cabsidii iyo cuqdadii la qaado.
@cabdicali33402 жыл бұрын
Ayaanle waad mahadsan thy sid aad xaqiiqda u soo bandhigto
@Abo_bilal5112 жыл бұрын
Thanks Ayanle for this great information keep going please and we need more than that thanks
@mariyaaadan9072 жыл бұрын
Do
@farhiyam35632 жыл бұрын
Ala diricsanaa ilaahoow ha kuqaadin
@ebadoadan78192 жыл бұрын
Shukriyey arrintaasi way dhacdaa waayo anigaa ka imi reer magac leh reer magaclehna waan u dhaxay Markii la soo jabay ayaa cidwaliba na googoosatay oo magac raadsato
@ahmedhani66702 жыл бұрын
Waye dhacad wll
@roobleosman4122 жыл бұрын
Like halasiiyo ayaanle iyo team hanoolaato way u qalmaan run ahaantii
waa barnaamij caaqiba leh oo aanan arag mid lamida waxyaalo badan aan kasaxday aad baan ugu mahad celin ayanle sidoo kale shukrina waa ku mahadsantahay inay nala wadaagto dhacdadii kudhacday aabaheed
@fathiaali9272 жыл бұрын
Allah Akbar 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@warsameahmed98712 жыл бұрын
Kuwa u haysta in siyaad barre dowlad wax ka yaqaano waa sac badar meel loo dhigay oo iska in saarixinaya.
@filsanqaali70052 жыл бұрын
Buuga halkee ka helnaa plz
@shukrishire52862 жыл бұрын
Ayaanle weeydii
@majid29682 жыл бұрын
Somaaliya ha noolaato aamiin
@katiac80852 жыл бұрын
Shugri waa qof og wixii la yeelay xisaabna Allah bay hortaala halkaas ayaa lagu kala ciil baxayaa
@mohamedelimiali97382 жыл бұрын
Subxaalalahay xaquu naas aya laku duuntay tiigter faida malehaan 15 wadad aya bariisa xamar laku dilaay markas aya leyahay xamar nabad mahan ayaanle huuree u soco qaladki lagaay reqoor kali bro
@Almacarif2 жыл бұрын
استغفر الله واتوب اليه
@maxamuudyuusuf6057 Жыл бұрын
Wll buugaa halkaan ka heli karaa
@Abdulkadirqadanle Жыл бұрын
Waxan dhamaysatay shanta qaybood ee waraysiga mama Shukir Aden law, runta waxa laga xumaada dhibta uu gaystay qowska reer Aden law, kacaanki talada dalka xooga ku qabsaday, waxay mid ka mida dulmigii iyo dhibaatooyinki ku dhacay in badan oo ka mida ummada soomaaliyeed. 😢
@omarkamaan10762 жыл бұрын
Mr Ayaanle brothers pprecaite
@mahamoudhassan34512 жыл бұрын
Asc shukri aadan aad iyo aad ayaan ula socday halkaagi ...waxa iga baxay in general siyad iyo farmaajo ay iku fikrad yihiin ..kolkaad aragtid ficiladooda axaris la aanta ah iyo nacasnimadooda falalka ay ku kici jireen ...adan low allah ha u naxaristo adigana allah ha ku gargaaro
@hamseali25522 жыл бұрын
Wcs
@attakontitan22442 жыл бұрын
Masha aalla allha haxfido mamada wa marKatiga nool
@Abo_bilal5112 жыл бұрын
Sorry Shugri about your father
@ahlamhasansiyad33332 жыл бұрын
Alimentaare = dugsiga hoose miyaa ?
@Nexxett2 жыл бұрын
Hoose dhexe
@saidamohamed83202 жыл бұрын
asc ayanle cabdi wlhi aad ayan uqirodey sida aadan low logaley waa qalbi jab aad uxun runti family gan calosha alle hau qabojio
@hawamohamed55022 жыл бұрын
Asc, taariikhda qaranimo ka wayn caadifad, waxay u baahan tahay in la darso oo si cimiyeysan loo qaado wixii naga khaldamey ama noo saxmay.wbt
@Hargeysapost2 жыл бұрын
Oo wax saxmay ee lagu faani karaa muxuu noqonayaa wll, aan foolxumo iyo Dulmi ahayn.
@ahmedsheikhamud58092 жыл бұрын
XOGTAAN WAXAY CADEYNEYSA QAABKA,OO UU SAMEEYEY SIYAAD BARRE IYO FARMAAJO OO AAN KALA FOGEYN DHAQAN. IYO HEYTA
@adamahmed94332 жыл бұрын
Waryaa ayaanle sxb markahore wankusalamay,marka xiga odaygan ayshegayso mama shugri horta wakii diinta islamka kabaxaye muyuu tobadkenay mise sidii uyuu ku haligmay,culimadii lalaayay dabadood?