XOG-CUSUB: WAREYSI #1/5 - SHUKRI AADAN LOW - AABAHAY WUXUU GAARAY HEER UU GARAN WAAYO HOOYADEEY!

  Рет қаралды 140,396

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Пікірлер: 448
@HANOOLAATOTV
@HANOOLAATOTV 2 жыл бұрын
Qeybta 2 aad waxaan sii deyn doonnaa barri insha allah. Fadlan Gambaleelka furo
@YourSense114
@YourSense114 2 жыл бұрын
Waxaa habooneed diintanaduna tiirkeedu yahay in qof hadduuu edeeynahayo qof kale in qofkiina uusan iska difaaci karin in aaad shilinkaa halkaa kaa soo galahayo aad ka dhahdo RABIYOOW WAX KHAYR AH IIGU BEDEL DARTAA AYAAN U DIIDAY IN AAN DAADIHIYAA DAKANAD QOF QABRI KU JIRO LOO HEEYSTAA
@Abdirahman_03
@Abdirahman_03 2 жыл бұрын
AYAANLE zxp shaqo wcn BA no heysan hadaa nahay jiilka hada soo kacaayo waxanu oganay qeyba kamid 1960s wixi dhacy THANKS AYAANLE HANOOLAATO ❣️
@HANOOLAATOTV
@HANOOLAATOTV 2 жыл бұрын
Waxaan saxeynaa Da'da Shukri marki Afgambigu dhacayay waxay jirtay 19 Sano. ka raali ahaada.
@aidaruskhalif6473
@aidaruskhalif6473 2 ай бұрын
Haa sax waan taabay cunug 10 jir ahi ma family karo sida ay wax u socdaan
@samirr546
@samirr546 2 жыл бұрын
Waxa isoo jiidatay miiska qadada ee Reerka keli ahi fadhiyo sidaas baa ilmaha tarbiyadoodu u hagaagi jirtay caqligooduna u sareeyey!!!!! Maantana dad kalaa waalidkii iyo Caruurtii kala dhex galay oo caruur madhan oon midh lasocon baa soo baxay oo cidkastaa waxay rabto ku shuban karto!!! Mahadsanid Ayaanle
@adanakalb8708
@adanakalb8708 2 жыл бұрын
Ader ama abaayo salaan qiimole kadib, Alle cimriga iyo caafimaadka hakuu siyaadiyo. Waxaa isoo jiidatay ina farax galisay Garaadka iyo garashada qotada dheer ee Alle kugu manaystay. Waxaad si layaable farta ugu fiiqday una bayaamisay halka qoyska soomaaliyeed dhaqan burburku kaga yimid
@samirr546
@samirr546 2 жыл бұрын
@@adanakalb8708 aamiin Akhii fii Allah
@yarka4574
@yarka4574 2 жыл бұрын
Afweeyne hadii Siberia loodirilahaa waagaa, maanta Somalia wadan horey umarsan dadkeeda isjecelyahay ayeey ahaanlahed. 😎
@june6206
@june6206 2 жыл бұрын
Dhimaye maxa dhacay 31 ka dib kkkk dad wallaby buu hayey wa ku waa manta dawald la
@fatumahassan4812
@fatumahassan4812 2 жыл бұрын
@@june6206 waa dadkii u shaqeynaayey hadii yihiin s/land iyo koofur somali marka waa ardaydii uu tababarey
@abdirahmanhashi2038
@abdirahmanhashi2038 2 жыл бұрын
Uqaad baadan ayad qaabta siyaad bare allah hunaxaristo haabta Uqaad qaabto
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف 2 жыл бұрын
@@fatumahassan4812 Ardadih,utababarey,siyaad wAxa,lamid,ah,farmajo,oo Ah,wadanih,dacad,ah,oon Akhon,khabil,oo,jecel,ineey Midoban,somaliya,ooy,latar Man,dowladah,aduunkah Birabey,lakin,moryan,bah Kah,xobadisey,oon,somaliya Waxabah,usokurdhinen,oo Rabah,ineey,dib,u,celiyan Somaliya,ooy,gantah,ugeliya n,cadogih,rabey,inuuh,khatioh,kheyradkah,somaliya,kujirtah,ooy,saxibka,dhigten,dowladah,rabah,ineey,somaliya Yelan,dowlad,cadaladah,ku Dhisan, Markah,siyaad,dadkih,usoh Bar,bariye,amah,kusokuray Xunkisih,waa,dad,wAxa,garad,ah,oo,yakhanah,dowlad, Nimadah,iyo,dowladah,xasidkah,ku,ah,somaliya,oo,rabah,somaliya,ineeysan,kadhalan,dowlad,ee,iyagah,ralih Lahen,ooy,raban,ineey,adonsadan,ooy,makhlan,hadalkudah,ooy,raban,ineey,utaliyan Markah,tasih,socon,meysoh ee,ilahaay,hanagah,khobtoh Waxiih,somaliyah,xasad,ku Ah,oon,Rabin,ineey,helan Dowlad,dacad,u,ah,dadkedah,iyo,dalkedabah,ilahaay,ha Kah,khobtoh,isagah,ujedeh Amiin
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف 2 жыл бұрын
@@sofieguleed2447 Markah,siyaad,haduh,kuh Hestey,xog,wabah,tagey Amah,wabah,raceshey,ee Maxah,dowlad,lodhisan,wayey,oo,31,maxah,kadhigey Somaliyah,dowlad,la,an?
@ubahali7258
@ubahali7258 2 жыл бұрын
Ayaanle program aad soo dayso Waa very interesting thank you so much
@rahmohajiwarsame977
@rahmohajiwarsame977 2 жыл бұрын
Maansha allaah maansha allaah ilaahay ha ku cafido eeddo Macaan waxaad tahay gob gobi dhashay oo run sheeg ah Shugri sharaf from mudug
@keysemaxamedhgi664
@keysemaxamedhgi664 2 жыл бұрын
Wllo Gabadhaan Ex wasiirkii cadaalada dhaley ma reer mudug baa.
@shukrimohamud5596
@shukrimohamud5596 2 жыл бұрын
Masha allaah aboowe ayaanle waresiyada dadka aad ayee muhiim uyihin noosobadi shukran
@mustafeindho3813
@mustafeindho3813 2 жыл бұрын
Taariikhda dadka ka qarsoon soo bandhigideeda waad ku mahadsanthy ayaanle
@jamalabdi1072
@jamalabdi1072 2 жыл бұрын
Maamada taariikh muhiim ah ayey sheegtay cimriga iyo caafimaadka ilaahay how dheereeyo.mahadsanid ayaanle howlfiican ayaad haysaa
@mariaflower6157
@mariaflower6157 2 жыл бұрын
Puptkfkgknb🌹🎮🕹🧿🃏⛸🀄😂😋🐗🐾
@damienstanislas3964
@damienstanislas3964 2 жыл бұрын
mashallah Hanoolato. dariiq fiican o taariqda dalka dib u jeexaysa ayaa ku jirtiin waayo dadkii uugu dhawaa goobaha wax ay ka dhacaayaan iyo dadkii goobjoog u ahaa ayaa barnaamijka kusoo xulateen. excellent travail les amis et bravo a toute lequipe
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto madaxweene cabdirashiid Ali sharmaake, aaqiro xisaab baa jirta ilahow noo naxariiso
@ibruadan7763
@ibruadan7763 2 жыл бұрын
Waa waraysi aad xiiso u leh oo taariikhi ah..waa gabadh wargaleen ah oo aqoon iyo waayo arag dheer leh..ALLE haydin ilaaliyo labadiinaba...ما نشاء الله
@fnw8688
@fnw8688 2 жыл бұрын
Ayaanle shaqo fican aya uu heeysa bulshada Somali wax badan aya qarsan ee soo bandiig. Hanoolaato Tv 👍🏾
@cawilcabdile8552
@cawilcabdile8552 2 жыл бұрын
You did Great job bro. It is time to tell every secret story
@cabdirisaaqbaraag3465
@cabdirisaaqbaraag3465 2 жыл бұрын
Ayaanle, Allaha ku barakeeyo. Maalin ka badan ma sugi karno ee maalin kaste mid soo gali. Shugri, cimrigeeda Allaha dheereeyo.
@saidjama4814
@saidjama4814 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@siciidocabdiraxmaanmacalin8493
@siciidocabdiraxmaanmacalin8493 2 жыл бұрын
HA Noolaato Allaah kubarakeeyo
@aarboy2305
@aarboy2305 2 жыл бұрын
MAGAALADA WAY NII SHIDNEED WAAGAAS ALLOW DOWLAD CAADIL AH IYO AMNI JOOGTA AHI NASII ALLAAHUMA AAMIIN.
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 2 жыл бұрын
Dawlad shacabku soo doortay ayay ahayd, waxaa bedelay dhiigya cab, gumaysi iyo shuuciyad u adeega,
@gobaad1275
@gobaad1275 2 жыл бұрын
Maasha Allaah Ilaahay ha xafido Mamada, dhacdooyinka Carruurnimo lama Ilaawo, waxay markhaati ka tahay Dilkii Masaxweyne C/Rashiid C.Sharmarke lkn dadkii dhacdadaa ku luglahaa waxba kama noola Ilaahay baa u kala Xaqq qaadi doona Maalin aan waxba la qarin karin😭.
@YourSense114
@YourSense114 2 жыл бұрын
Siyaad bare naxariistii jano allaha siiyo, Dembigiisii waaa laga dhaqday, Somali, Gaalo, Yuhuud, Carab, Africaan (Muslim & Gaal ba) waaa dhaleeceeyiin, caayeeen, bahdileen, habaareeen iwm Weli carcur uu dhalay idaacaddaha intay tegeen ma dhihin AABAHAY SAAS BUU YIRI IYO SAAS MA ODHAN, MANA DIFAACIN, MANA DAGAALAMIN, AFKOODA AYAY KA XIRTEEN Wiil uu awoowe u yahay ayaan waydiiyay, ra'yi ahaan, Wuxuu igu yiri..Aniga awoowgeeey maba xasuusto, weligay sawir lama gelin, waxaan ka xasuusan karto ma laha, oo aad baan u yaraaa, balse waaalidkiis waxay ii sheegeen ayuu yidhi, in Siyaad bare weligii u ogoleeen reerkiisa in xoolaha dadka lagu takri falo Aadan loow (Naxariistii Jano Allaha siiyo isagana ) mariixaan nimo kumą sii dayn SIYAAD BARE XOOLIHII DADWAYNAHA CIDDII XAQDARO KU URURSATAY WUU KA AQAADAY QASNADA QARANKKUUUNA KU SHUBAY KELIGIINA MA AHAYN RAG BADAN OO YIRI, WAANU SOO CELIN WAXIII XAGOODA MARAY, SIYAAD WUU CAFIYAY, JAGOOYIN BUUNA U DHIIBAY WUUNA DHAAARSHAY WUXUU NECBAA XOOLAHA DOOWLADDA LAGU TAKRI FALO Shukri aabahaa 3 SANUU HAYAY SHAQADA DOWLADDA XAGUU KA KEENAY GURYUHUU LAHAA? MAADAN ABAAL UGU HAYN IN SIYAAD SOMALIYA JAAMACADA QARANKA INTUU SOMALI U DHISAY HADANA CARUURTOODII LACAG LA'AAN WAX KU BARTEEN?
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 2 жыл бұрын
Aadan law oo ahaa xildhibaan ka soo gala degmada balanbale wuxuu ahaa nin aad u qaboow oo tanaasul badan Oo aan ka qayb gelin xifaaltanka siyaasada siyaad barre na wuxuu ahaa nin han siyaasadeed leh khilaaf beeleed hoosana wuu ka dhexeeyey labada nin.siyaad barre iyo aadan law waxay kala qabeen laba gabdhood oo walaalo ah oo ilma xaaji xaashi ah
@MAGAALOYAR
@MAGAALOYAR 2 жыл бұрын
*Allah u naxariisto Cabdirashiid iyo ninkii dilay ee Maragudud laba qof oo Muslim ah oo shaydaan isu geeyay bay ahaayeen*
@SG-bg1sx
@SG-bg1sx 2 жыл бұрын
Maxaa ka wadaa shaydaan isu geeyey see u dhihikartaa hadalkaas ninbaa nin dilay waa maxay shaydaan baa isu geeyey soomaali waa kuwaas ilaahay baa cabdurashiid cali sharmaarke ciddii dulmiday abaalmarin doona qof walbana waa dhimandoonaa maalintiisa
@MAGAALOYAR
@MAGAALOYAR 2 жыл бұрын
@@SG-bg1sx ninkii Cabdirashiid dilay hal qof buu dilay ma qiyaasi kartaa Cabdirashiid intuu dilay bal taariikhda dib u raac
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Жыл бұрын
​@@MAGAALOYAR Cabdirashiid Cali Sharmarke Allaha u naxariisto wuxuu ahaa nin isku kalsoon Ilaahayna aaminsan dhagar qabe iyo dilaa ma aheen taas ayaa keenaysa in uu aad isku ilaalin jirin, ciidamana isku soo wareejin had iyo jeer oo xitaa hadii ay tiisa galayso sidaas fudud laguma dileen. Xukunka ugu danbeeyana Allah ba gaaraya.
@Ma_Ogtahay24
@Ma_Ogtahay24 2 жыл бұрын
MashaAllah shaqo muhiim ah ayaad heysaa, xilliga runta la ogaan lahaa ayaa la joogaa qof walbana waxa dalkeena ka dhacay inta uu ka ogyahay dadka la wadaago.
@saidjama4814
@saidjama4814 2 жыл бұрын
Wale waaa run sheeg
@FAAD21
@FAAD21 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ayaanle barnaamikaga waa taarikh qiimo badan
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 5 ай бұрын
Alle ya raxma Aabaha , Aamiin.
@fcwiriqclub1680
@fcwiriqclub1680 2 жыл бұрын
Legend maxamed siyaad Allah u naxariisto
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
kaligii taliyahii xataa culamda diley dhalaniyarada aheyd
@fcwiriqclub1680
@fcwiriqclub1680 2 жыл бұрын
Shabaab soo culumo maaha
@shamsofarasle8198
@shamsofarasle8198 2 жыл бұрын
Aamiin yaarabi
@Tourwold
@Tourwold 2 жыл бұрын
Waan ka dhararsanahay qaybta kale, mahadsanid, waan sugaynaa insha Allah
@alisuldaan8314
@alisuldaan8314 2 жыл бұрын
Jzakumulaah ayaanle waxa tahay weriyasha tirada yar o jecel wixi dhacey in ad kawaresato dad xog all ah mahadsanid weriye ayaanle
@xalimoxirsi5476
@xalimoxirsi5476 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto walkey
@bardehanad4919
@bardehanad4919 2 жыл бұрын
shukri nin culusna waa dhalay. Waana qof waxbadan og. Buuga ay Aden Loow ka qodhay ayaan akhriyey baaritaan wacan ayey sameysay. Abaheed waxbadan ayaan hadalheyntiisa maqlay oo nin taariikh fiican leh ayuu ahaa.
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 2 жыл бұрын
Aad iyo aad baa loogu baahan yahay in la,aruuriyo taariikhda siloo ogaado tan iyo intii xoriyada laqaatay waxii kaqaldamay Doowladnimadeena waxna looga barto qaladkii dhacay wariyaasha Ayaanle Hanoolaato uu kamid yahayna waan kubogaadinayaa
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 2 жыл бұрын
Masha allaah xiligay ka sheekaynaysa ma dhawaa qof yar ayaa la moodaaba nolol fiican ayay ku soo kortay eedo
@fatumahassan4812
@fatumahassan4812 2 жыл бұрын
Asc Walaalkiis ciid wanaagsan shaqo fiican baad heysaa rabi ha kuu fududeyo👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴ha noolaato
@cirjiidh77
@cirjiidh77 2 жыл бұрын
#Ayaanle Iyo Barnaamijkada #Hanoolato waa mahadsantihiin.💓 waxaan idin ka codsanayaa inaad wareysi la yeelato CAYDIID ILKO XANAF oo waayo arag ah.
@qaliabdi290
@qaliabdi290 2 жыл бұрын
Alle ha u nazariisto awogey
@mohameabdi3877
@mohameabdi3877 2 жыл бұрын
Thanks Master Ayanle pro 🙌 🙏
@garasfilmsvlogs2136
@garasfilmsvlogs2136 2 жыл бұрын
Kama dhergo wareeysi-yadaada sxb
@abdirahmaanabdimouse950
@abdirahmaanabdimouse950 2 жыл бұрын
I like hanoolaato macluumaat àad u muhiim ah
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Ilaahow u naxariiso former president maxamed siyaad barre
@foosijaamac4983
@foosijaamac4983 2 жыл бұрын
Naarta ilaahey haku fogeeyo, daalim xun oo gaala ayuu ahaa
@sadaxiyosagaalchannel5560
@sadaxiyosagaalchannel5560 2 жыл бұрын
asc wariyaheena aan kufaano waxaadna natustaa wareeysiyo naga daweeyn oo aana maqli laheen la aantaa Alle hakuxafido
@iladalxisbarbecueDjibouti
@iladalxisbarbecueDjibouti 2 жыл бұрын
Great job brother. It IS Time that every somali person tell to the somali whatever he knows about the truth.
@maxamedcabdi5324
@maxamedcabdi5324 2 жыл бұрын
Walaal afka somaliga miyaad iskala weeyntahay mise waxad ileedahay dadku aqon yahan huka arkaan mise waxad karaadineeysa heer magaalnimo maya walal maya wan kula naqana waxan kula hadalna qofka iskaleh marka walal caadi ok
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 2 жыл бұрын
@@maxamedcabdi5324 Dadka aan Ingiriisiga aqoon buu isleeyahay mutacallin ah ha Ku moodaan lkn waxa meesha Ku qoran Waa broken English. For example, what ever Waa hal erey oo isku xidhan sidan oo kale. Whatever.
@dakanesayid5041
@dakanesayid5041 2 жыл бұрын
@@maxamedcabdi5324 QQ
@mustafeindho3813
@mustafeindho3813 2 жыл бұрын
Kkkkkkkk kkkkkkk
@raysiyobarwaaqo3804
@raysiyobarwaaqo3804 2 жыл бұрын
Walaahey waad iga qosliseen waa Dadka reer toolooyinka oo ESL soo qaatey meeshaan Somali ba isku warey saneysa Afsomali baa lagu Hadlayaa maxaa keeney Luuqada Ajanebi ?
@AdarCooking
@AdarCooking 2 жыл бұрын
Masha allah Ayaanle guuleeyso Brother
@HassanAli-qg4tg
@HassanAli-qg4tg 2 жыл бұрын
Thanks brothr Ayaanle.
@qadarabdullahi5165
@qadarabdullahi5165 2 жыл бұрын
Umada somaaliyeed maanta waxaheysta Waa nabsigii madaxdooda ayakagaleen. Ale haunaxaristo madaxweyne cabdirashiid Cali sharmaake
@lulymusse8977
@lulymusse8977 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto cabdirashiid cali sharma arke cidna xaq kamuu gelin muumin bauu ahaa
@alihayle3374
@alihayle3374 2 жыл бұрын
War xiisa leh, I told you brother ayaanle you are a time machine. Thank you
@fartuunisse1045
@fartuunisse1045 2 жыл бұрын
Waxii jira allaa og balse dadka qqarkiis 10jir waa qof siwayn waxn a u xasuusankara xogbadanna haynkara ,oo caruuraha qaarbaa dhagaysiga warka iyo xifdintiisa ku fiican oo sheekaysiga waalidka iyo dadka ku xiran og oo banaanka ka sheegin iy asga oo waalidka ka cabsanaya ama xushmaynaya iyaga oo diidsn in hadalka waalidka ay dadkale u sheegaan,waana caruurta deggen oo aamuska badam waxbarashadana ku fiican ,gurigana warka lagama qarsado mararka qaar oo waa qaf deggen oo czbsi badan lagaqabin haddii uu waalidka u dhaganuguluahayna gacanyare ayuu noqdaa oo sirbadan buu ogaankaraa,isaga oo da,yar.
@axmednuur27
@axmednuur27 2 жыл бұрын
Asc . Mr , ma la heli buuggaan ay Shukri Aadan qortay . Luqadee ayuu ku qaranyahay . I noo fududeey si aan helo , waa taariikh muhiima . Shaqo wacan .
@fadumonur5480
@fadumonur5480 2 жыл бұрын
Euiryh Dojee
@MubYus
@MubYus 2 жыл бұрын
Allah raxma,,MDX Sharmaarke.
@elyasloxowmashalah6170
@elyasloxowmashalah6170 7 ай бұрын
😢
@Ruun-finder
@Ruun-finder 2 жыл бұрын
Waraysi qiimabadan sidii looga bartay Hanoolaato.
@aayatulaah4821
@aayatulaah4821 2 жыл бұрын
Shaqadaadu waa badbaado qaran alaha ku.xafido
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 2 жыл бұрын
Shugri aadan law cimri dherer iyo caafimad alle hakusiyo
@tafatiraha5632
@tafatiraha5632 2 жыл бұрын
Aniga waxaan xasuustaa 3ilaa 4jirkeyga inan lahaa dabeecad ah inaa ahaa mid neceb ciida oo kursi fuli jirey ama sariir ciida ayaa necbaa cajaaib🥰🥰🥰🥰
@amaroda7968
@amaroda7968 2 жыл бұрын
Macnaha waxaan u fahmey in aad ciiida cuni jirtey oo dhulka laga ilaalin jirey kkkk kaftan
@maariyachannel5300
@maariyachannel5300 2 жыл бұрын
Hhhhhhh
@hiddowacan811
@hiddowacan811 2 жыл бұрын
Hanoolaato iyo ayaanle waan idin salaamay eed wcn wallaahi xiligaa wixiidhacay mahawlyarayn dal mw lagadilay dhibkiisuu leeyahay waxaandhaha dalkani muxuu udegi layay ileen waa dal dhiig mw kudaatay subxaanallaah
@abdurahmanali2071
@abdurahmanali2071 2 жыл бұрын
Hanoolato Guuleysta
@ahmedadenhassan1047
@ahmedadenhassan1047 2 жыл бұрын
Ayaanle aad baad u mahadsantahay. Waa taariikh mugdi iyoo caloolxumo ku dheehantahy.
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 2 жыл бұрын
Best interveiw i have ever seen long life hanoolaato
@xalimomursal65
@xalimomursal65 2 жыл бұрын
Qof toban sano jiray waxaas oo dhan ma xasuusan karaa
@mahmoudfarah5533
@mahmoudfarah5533 2 жыл бұрын
Maashaallah halyeeyad qaran
@KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS
@KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS 2 жыл бұрын
10 jir marka la yahay si wanaagsan oo ka fiican marka la waynyahay ayaa wax loo xasuustaa. Beri hawl wayn dhacday, oo aan toban jirkaa ahaa wax kasta oo dhacay iyo qof kasta sida uu u dhaqmayey waan xasuustaa. dadka waweyni markey sheekeysanayaana waxba kaa qarsan maayaan. Xogteedu waa first hand info.
@marianosman2515
@marianosman2515 2 жыл бұрын
AUN Abdirashiid Ali Shsrmarke, wixii dilayba maanta ayagaa dhibata qaba Ilahay la hortagay
@hodanhalane4288
@hodanhalane4288 2 жыл бұрын
asc bro horay u soco great jop
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 2 жыл бұрын
Haddii tuhun ku jiray madaxwaynaha iyo rasiilwasaaraha in Siyaad Barre qorshe inqilaab wato... maxaa loogu dhaafay inuu ahaado generaalka ciidamada madaxda u ah? Aniga waxaan fiirsaday waraysi lala yeeshay 1994 Cigaal, wuxuu dhahayaa inqilaabka waxa sameeyey Ruushka oo adeegsaday Siyaad iyo saraakiishii kale. Waqtigaa Ruushka ayaa ciidamada Somalia gacanta ku hayay.
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 2 жыл бұрын
Waad asiibtay waa sidaas waayo cigaal waxa uu ushaqayn jiray reer galbeedk.
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 2 жыл бұрын
@@muawiyeawil8430 Waa wax cid kale u ahaa addoon, dhammaantood. Ku Ruush u ahaa iyo ku galbeed u ahaa.
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 2 жыл бұрын
@@Aw88-c1r damciga gumeestaha ayaa sidaas ah.
@Noredin20
@Noredin20 2 жыл бұрын
Way ka wada shaqeyeen. CiA . Mi5 iyo KGB. sidi Ruushka ay uso geliyen Afghanistan si la mida ah ayay Somalia uso geliyen. Marka waxay dhisen ciidan Ethiopia 🇪🇹. Kadib Somalia ayay Ciileen. Somalia 🇸🇴 . Sudan. Egypt Iraq Syria waxay xidhiidh la yeshen Russia. Cabdirashiid isga aya aas aasay xidhiidhka Ruushka. Inqilaabka siyaad macnahiisu wuxu aha in la so Afjaro qadiyad somali sheegato waana lagu Guuleystay.
@axmedniiqay423
@axmedniiqay423 2 жыл бұрын
#Ayaanlaw shaqo wacanbaad haysaa wllo ee hajoojin shukrina waa mamo qiimoleh xogwacana nasiisay
@sahalxasan
@sahalxasan 2 жыл бұрын
Maanta Famligii Maxamed Siyaad qayb ka mid ah ayaa warameysa, waxaan rajeynayaa dad badan oo nool oo taariikh haya inay noo reebi doonaan, taariikhdu waa keyd iyo hanti
@wacanrimareer3104
@wacanrimareer3104 2 жыл бұрын
Yaa famil la,ah, qabiil ayaa kaa uraya .!!
@sahalxasan
@sahalxasan 2 жыл бұрын
@@wacanrimareer3104 gabadhan warameysa waxaa dhalay Aadan low oo mareexaan ah, qoys ahaana waa oori walaal, ilmo maxamed siyaad uu dhalay ayay ilma habreed yihiin, islana soo barbaareen
@suadmire7450
@suadmire7450 2 жыл бұрын
Asc Mashaallaah ayaanle allahakubarkeeyo amiin amiin 🌹👍
@ahmedabdullahi793
@ahmedabdullahi793 2 жыл бұрын
Sxpow qaybtiikale aaway waan sugayneee??
@abuzubair7220
@abuzubair7220 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ayaanle. Hanoolaato
@khalidhassan9705
@khalidhassan9705 2 жыл бұрын
Qeybaha kale ino soo daa fadlan
@Ahmedabdirisak
@Ahmedabdirisak 2 жыл бұрын
Xeer ilaaliyihii waqtiga Dr baashane waxaa igu danbaysay isagu qardho jooga ma aqaan inu dhintay iyo in kale laakin waa black box kiiska abdirashid,waxaa kalo cajiib ilaahay ha u naxariiste adan low iyo Abdulahi yusuuf labaduba isku fakrad bay ka aaminsanayan Siyaad bare taaso inu yahay nin khiyaano badan laakin nasiib daro abdirashid arinta waa aamini waayey
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 2 жыл бұрын
Waa dhintay Baashane AUN
@Ahmedabdirisak
@Ahmedabdirisak 2 жыл бұрын
@@hodanshirechannel3418 ilaahay ha u naxariisto
@qayaash93
@qayaash93 2 жыл бұрын
Eedaday shukri aadan loow allaha ku xafido
@farxiyamohamed3669
@farxiyamohamed3669 2 жыл бұрын
iinsha aLaah
@yusufahmed-re9vh
@yusufahmed-re9vh 2 жыл бұрын
Siyaad Barre Allaha unaxariisto nin rag ah oo meeldheer wax ka arkuu ahaa kooxdii isasiisay xukunka wadanka meelfiican ayuu kuhubsaday ajirr Allaha kasiiyo
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 2 жыл бұрын
Yusuf Inshaa’alaah! Adiga iyo Isaga Ilaahay isku meel ha iddinka yeelo Aakhiro. Aamiin Allahuma Aamiin
@yusufahmed-re9vh
@yusufahmed-re9vh 2 жыл бұрын
@@abdullahihersi1188 Adna Insha Allahu daalimiintii aakharo meel ha idinka wada yeelo Aaamiin aaamiin aamiin Yaa Rabi
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 2 жыл бұрын
@@yusufahmed-re9vh Ee Aniga Axadkaas aad jecleyd baan kuugu duceeyey in Isku meel Aakhiro aad wada aadaan. Ee maxaad Aniga Daalimiin dusha iiga saartay…? Ilaahay Adiga iyo Mohamed Siyaad Bare isku makaan Ha iddinka yeelo aakhiro markale. Aamiin Allahuma Aamiin
@yusufahmed-re9vh
@yusufahmed-re9vh 2 жыл бұрын
@@abdullahihersi1188 Sida aan wax u.arko ayaan cabirayay kadibna jaceyl iyo xukun ayaad korka igasaartay waana dhaqanka lagu yaqaan daalimiinta ee maxaan haleeyay hadaan kuugu duceeyay in Alle macooda kaadhigo maalinta qiyaame Allahana kaadhigo Aaamiin Aamiin Yaa Rabi
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 2 жыл бұрын
@@yusufahmed-re9vh Sidee ku ogaatey Iney daalimiin ahaayeen. Ma gabadhaan Aabaheed baa daalin ahaa? Ileyn gabadhu sheekey nala wadaagtay. Teeda kale maxaad u habaartamaysaa anniga Ninka aad jeclaatay baan kuugu duceeyey inaan isku meel Aakhiro ka soo wada jeesataan oo aad deris fiican noqotaan. Waqaad noqotaanee Inshaa’alaah. Aamiin Allahuma Aamiin!
@begovichashi230
@begovichashi230 2 жыл бұрын
Ayaanle broh waad kumahad santhy sida aad nugu sogudbiso arimaha xasaasiga ah Sxb waresiyada iyo xogaha aad sogudbiso nuugu sodar wareysi aad layeelato dhalinyarada kuguuleyso ganacsiyada eey aas aastaan
@saadiyaabdulla943
@saadiyaabdulla943 2 жыл бұрын
Maashaa alaah farxad
@somalihanolato741
@somalihanolato741 2 жыл бұрын
Mashaallah waa qaåmuuså nool shugri
@ayaancnasir5971
@ayaancnasir5971 2 жыл бұрын
AUN baashane waxaanu wada shaqeenay 2006-2009 kiiskaas dilka maalin ayuu iga sheekeeyey waxuu ahaa ninka kaliye ee xogta hayey sida uu iisheegay waxuu yeri hadaan soo bandhigi lahaa kiiskaas runtii soomali oo dhan ayaa kala foogaan lahayd barigaa gaar ahaan qoyska uu kasoo jeeday madaxweeynaha.
@Weedhsan
@Weedhsan 2 жыл бұрын
hadalkan aa soo xigatay ee Baashane wa haduu xaqiiq yahay, wuxu isku cadeeyey inuu ahaa shaydaan aamusan maadama uu xaqii ka aamusay isagoo ka dhargsan xaqiiqda, talo qaldan uu qaatey ...taladaasi Iyo go'aankas waa kii sababy inay dadku is nacaan oo kala fogeysay.
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 2 жыл бұрын
Ambasador Cawil buugiisa isna waa kusheegay in reerka Madwxwayne sharmaake aanay kafogayn Dilkaasi hadalo badan oo siyaasiin isku reer ahaayeen sharmaake soo xiganayay
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 2 жыл бұрын
Waxaas oo dhan waa tuhunno iyo mala awaal. Waxa xaqiiq ah in Ruushka ka dambeeyey dilka janaraal Daauud, madaxwayne Sharmarke iyo afgembiga milateriga. Siyaad Barre waa la adeegsaday, kursigana waa la saaray.
@ayaancnasir5971
@ayaancnasir5971 2 жыл бұрын
@@Weedhsan marxuuumka hakaa amaan helo waana ceeb in sheeydaan ku tilmaamto.
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 2 жыл бұрын
10 JIR XOGTAN ITANLEG MAWADA FAMIKARA WAQTIGA?
@shamsofarasle8198
@shamsofarasle8198 2 жыл бұрын
Waa middaan isweydiiyey aniguba cajiib
@nadifayassin5984
@nadifayassin5984 2 жыл бұрын
Wan ku salamay shukri dumashi,masha Allah
@saadiyaabdulla943
@saadiyaabdulla943 2 жыл бұрын
Asc ayaanle qayb labaad nooga soo duub hooyo waxbadan og waaye aad baana kuu salaamayaa
@AbdelkadirHussein
@AbdelkadirHussein 2 жыл бұрын
Madaxweene Abdirashiid alaha u naxariisto,ciidan baa dilay ciidane wadanka iyo dhulka ayeey qabsadeen
@hamdinur9382
@hamdinur9382 2 жыл бұрын
Taariiqda waa loo baahanyahy qof walmaa inow nosheego waaye dadkii xiligaa joigay
@mataanraage8255
@mataanraage8255 2 жыл бұрын
Hanoolaato waa kumahad-santahay iney noo soo gudbiso hagar-daamadii kacaankii in kaaraa
@shamsofarasle8198
@shamsofarasle8198 2 жыл бұрын
Wax barakeysan ama aan ku ilaawno maragtay dabadii??
@MRGABOWAbdi
@MRGABOWAbdi 8 ай бұрын
Aaabaha wuxuu ahaa jasuus u shaqeeya Dowladda,Talyaniga?😮😅😮😢
@archialleli6516
@archialleli6516 2 жыл бұрын
Waraysigiba waxa naga dilay ooo eee iiin balse waraysi fiican weeye
@abdirahmaanabdimouse950
@abdirahmaanabdimouse950 2 жыл бұрын
Qeybta 2aad la soo dhaqso walaal
@AbdikaNi2
@AbdikaNi2 2 жыл бұрын
waa barnaamij aad xiiso uleh sidii caada ahaydba guulayso ayaanle aduun iyo aakhirab
@ZAKARIE44
@ZAKARIE44 2 жыл бұрын
Good job ayanle.
@abdiahmed2105
@abdiahmed2105 2 жыл бұрын
Wa sheeko majeertan
@fadumamohamed7727
@fadumamohamed7727 2 жыл бұрын
Aadan low wa mareexaan
@abdiahmed2105
@abdiahmed2105 2 жыл бұрын
@@fadumamohamed7727 siyaad ka ay wax ka sheegayso caruurtisa Habra wadag yihiin wa habar xanuunsan
@aidaruskhalif6473
@aidaruskhalif6473 2 ай бұрын
Shukriyeey edo Inaga hubi dhanka Da,da cunug 10 jir ahi siaasada intaa leeg ma fahmi karayn. Waxa laga yaabaa ilaa 18 jir inaad aheyd
@ahmedyusuf5790
@ahmedyusuf5790 2 жыл бұрын
Habaryartey shugri adan low ma ahen in aay mediaha soo fadhisato oo war aan la hubin aay sheegto waayo aad bey u yareed ninkaan wareysanayana view un bu ka rabaa waana qalad gabadh 10 jir ah kolkaas
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف 2 жыл бұрын
Axmed,xasus,cimrih,malaha ee,akhalih,bey,ledahay,oo Dadkih,horeh,7,bey,wAxa,ku Ganjiran,oo,waxuuh,yarantah,kusomaray,mahelmamesid,oo,waligah,maskaxdada Kamah,bahesoh,Sidas,ogow Xamad,,yusuuf
@farhiaahmed3621
@farhiaahmed3621 2 жыл бұрын
Dadkan 10 jir la yara war aniga waxan xasuusta afar jirkeyga waga masjidka marki la adimaye inta hor istage dhihi jire iyow iyow abar Allahu akbar ka wade
@tafatiraha5632
@tafatiraha5632 2 жыл бұрын
Hhhhhh ma.allah😍😍🤩🤩
@jibriilahmed7361
@jibriilahmed7361 2 жыл бұрын
Waxay leedahay M.S. Barre Alla Ha U Naxariisto. Waxay leedahay aabbahay buu diley Labadaasi waa isu kay qaban weyday
@muxamedhussein1955
@muxamedhussein1955 2 жыл бұрын
Asc,sxb ayaanle waraysiyadaada dhinac bay Ka raranyihiin.dagaalka fooshaxun iskadaa sxb saxaafadaadana dhexdhexaadkadhig waa iga talo
@mohamudahmed7334
@mohamudahmed7334 2 жыл бұрын
Shugri waxay ahayd 10jir hanoqaad ah oo aan dayac iyo rafaad arkin, waxay sheegayso Laguna durikaro yaraan, Waxan u arkaa inay qabyaalad meel iskadhigtay. Shugri waa Soomaali xalaal ah.
@isseolowahmed5860
@isseolowahmed5860 2 жыл бұрын
Dilkii madaxweyne Abdirashid iyo afgambigii cidanka militaryga waxay u egtahay in xiriir ka dhexeeyey!!!
@bashirhersi2829
@bashirhersi2829 2 жыл бұрын
In Siyasad Barre dilay C abdirashid Cali Sharmaake qofkaan ogayn waa qof qaan-gaarin wali oo u baahan in uu hirdada ka kaco.
@bazeera5520
@bazeera5520 2 жыл бұрын
Cajiib
@keysemaxamedhgi664
@keysemaxamedhgi664 2 жыл бұрын
Great job, Mr journaliste investigation Tariiikh loo baahnaa ayaad Soo dhigtey Dadka qaarba si kaaga sheekeynaayaan
@alihaji4520
@alihaji4520 2 жыл бұрын
10 jir waxa wasiirrada iyo Jeneraaladu ku hadlayaan og waa sheeko kale.
@MoFa12
@MoFa12 2 жыл бұрын
Aabahaa wuxuu ahaa ninka kaliya ee mrxn ah oo dhiibay m.siyaad , balse wuu fashilmay arinkaas kadib muse boqor markuu cabdirishiid c.sharmake kadiiday hawsha siyaad in Serbia loodiro, aabahaa intuu xirnaa maxasuusataa 17 mise 18 sano wuxuuna garan wayey gurigiisii..
@AbdulkadirMohamedAli
@AbdulkadirMohamedAli 2 жыл бұрын
Its about Time, waa in Qofkasta hadlaa waarimayside War hakaaharo. Tell all.
@أسد-ث3ر
@أسد-ث3ر 2 жыл бұрын
aYaanle The Great
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
DAAWO  SHEEKADA: Maxbuuskii Xabashida ka yaabiyay dagaalkii 1977-kii. WAREYSI
1:22:36
Culayska Siyaasadeed iyo Ammni ee ay Somaliland Wajahayso
9:22
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН