Cod xume ,waxa la codeeyey 2001 di xiligi cigaal .wariye kale ubdhiib barnaamijka.😂
@ibrahimmohamed-cj8pzАй бұрын
IAM SOMALI MY COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHAT IS THE LAND ??? MA REER KA. ISAAQA SHEEGTA SHACABNIMO. IYO. DAWLADNIMO. AF DUUBAN KARA. MISE. BIIXI. BAA. CID. BEEN USHEEGI KARA. KKKKKKKK. DAL. KA. SOMALIA 🇸🇴 CID KASTA. HADII AY. CALAN IS KA YEELATO AMA AY. DAWLAD IS KA SHEEGAN KATO. WAA XAGEE. DAL KA. SOMALIA 🇸🇴 WAA. XAGEE. LAANTUNA
@KeinanJunior4233Ай бұрын
Kkk
@abdullahidirirhersi2297Ай бұрын
Correction : Somaliland is not a region. It is a Country. Let Al - Arabia know that .
@MaxamedCalisahiidMaxamedCalisaАй бұрын
Kadonye somaliy WA midani udhali oo kahidhi tawredi siyedi bare
@rashidmire2648Ай бұрын
MUUSE WAXAA LAWEYDIIYEY MARWALBA WAXAAD TIDHAAHDAA DADKA AAD U TALISO QAAR BAA XAMAR NAGU WADA MARKAA WAA DAD INTEE LE,EG DADKAASI.MADAAROOD IYO SAMAROONBAA MISE WAYKABADAN YIHIIN.W7XUU K7 JAWAABUU GARANWAAYEY.INA CABDI DAMEER.
@cabdalacawilyoohiye3Ай бұрын
Waa sax❤
@CheifIbrahimАй бұрын
Dariiqii koonfurta suudaan iyo ereteriya umartay dawladnimada somaliland ma u marikartaa dawladnimada
@cabdalacawilyoohiye3Ай бұрын
Sidaasay noqonaysaa ama midnimada ayeynu ku Laabanaynaa inaan dowlad noqono caalamiya wado qodax leh weeye, cayaar cayaar ayaan ku rabnaa aqoonsi iyo riwaayad
@TaaroAliАй бұрын
Waxaan odhan lahaa bulshada reer somaliland walaalayaal sanadkan waxaad inoo soo saartaan muuse biixi cabdi oo kaga raysta inagoo hadana intaynu wakhti fog oo dambe aynu sugilahayn aqoonsiga imaka ayuu albaabkeena uu si xoogle inoogu garaacayaaye oo uu inala leeyahay muuse biixi doorta ee aynu ka faa idaysano jaaniska oo ku guntano madaxwaynaha qaranka j.somaliland mucaarad iyo muxaafidba oo iska dayno caadifadan qudhunka ah oo aynu maanta waliba aynu ku doorano cod noqda ama u dhigma afti dadwayne oo j.simaliland gaadhay oo ay aqoosigeeda ku muujisay sanadkan oo ay muuse biixi cabdi ku doorteen aduunkana waa wax aynu kula doodi karno oo aynu odhan karno waa maxay waxaad naga damacsantihiin oo iyaga xujo ku noqota halka ay inaga inaga dooni lahaayeen ama xujo inagu xidhi lahaayeen aynu iga ku xidhno xujo adag oo ay furiwaayaan?guul iyo gobonimo j.somaliland hambalyo madaxwayne muuse biixi cabdi iyo tiimkiisaba.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤