Xog iyo Siro la yaab leh Ninkan Maxamed ah Hada Waa lahaya dhalinyaro badan baa Ku maqan Subxanallah

  Рет қаралды 9,504

MORAAL MEDIA

MORAAL MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 16
@bahdoon12
@bahdoon12 Ай бұрын
Moraal media guul iyo gobanimo gorwalba sharaf iyo karamo igu nolow waligaa wllka❤
@Otaha-zr8sn
@Otaha-zr8sn Ай бұрын
Allah u naxariisto
@ashamohamed689
@ashamohamed689 Ай бұрын
Somaali isu xoog badan inta isu tirinaysiin dalkiinii maanta amxaaro ayaa loo saxiixay wadadii falastiin lagu qaatay ayaa maanta noo bilaabatay ragii naga dhacin lahaana ayagaa isu xoog badan Ilaahay ka baqa dalkaan cadaw ka xireeya 😡😡😡😡😡😡😡😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Badeenii amxaaro ayaa la siiyay Ilaahay xagee rag nooga dhiciya ka raadsanaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@maryamadam6932
@maryamadam6932 Ай бұрын
Ibliis waaye ninkaas Acuudu billahi mina sheydaani rajiim. Ceebtaada allah ma asturo.
@ayaanlesiciid-rr7dj
@ayaanlesiciid-rr7dj Ай бұрын
mooraal tiktok leydu ilaahay hakacabsadn war dadka cayda kadaya miyed naan dhima nen
@loveroses5636
@loveroses5636 Ай бұрын
Umada masaakiinta ah ee laga ganacsanayo Allaha ka qabto ninkaan iyo ku kaloo dhan. Walaalyaal tahriib faa iido males iska daaya.
@abowabow3836
@abowabow3836 Ай бұрын
Wll qal waxaan sugi la ahay 100k inta aad kagari doo tid
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 Ай бұрын
Haa anakana gabar aa noogu jirtay noontaas
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Ай бұрын
somalida odhan ilahay taqna ha la bixiso wiilka lacagta lawyer ku qabsanayo sababto aah qudhun bay keeneen been abuura oo uu naftiisa khatar ugu geli karo oo guurkiisa samayn ku yeelan karta hadanu qabin gabdh oo ehelikiisa iyo islamkaba ku diraysa denbi wayn buu ka galay inta Allah jeecel nebiga jecel scw nimanka waxas dadka ku yidhahda meel ha looga soo wada jeesto caadi bay noqotay inay isku cayan nimankan intan la fasaxin waxay odhan jiren umadabu ku hadaqi jirtay waxa marku maskada dhowr goor maqsho dad badan bay duufsadan shaydamin weye dadkasi wiilkas ama magtiisa ha dhigan maa maxakamda ha isla tagan
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 Ай бұрын
waad maqleysaan😂kuwii siday,iskugu.hilinayaan😎manta Wixi kadanbeya qofkii haweenka shartoda🎉sawiradoda,qaata.I ya goo. Waxba ceeb ah sameeyn hade🎉maxkamad,sara
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Ай бұрын
walee raga waxa xun dadka ku caya ama ka sheekeya xaysyisya soo qaataa sawiradooda isagaba shaaki wayn leh anaiga soo qoray far ba aku godan gabadhasi malaha commet ayay akhristay ama ilahay ba isku kaayo beegay hadba nimankan wax un kenaya walahay iayga shaki wayn leh maxaba tusay waxas marka hore
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Ай бұрын
iyaga shaki wayn leh qoomuluudkay dawadan qoomu luudka ayay xaysyiyaan maxaa tusay weye maxay u keenayan weeye maxaa baray weeye ragasi iyaga indho dheerada ha loo yeesho wiilkasna cay ma qabnaysao kuwa sita waxan ayaay caayan caqligooda cayan far baan ku godan runtii
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 Ай бұрын
Sojoog ninkii laga waayo soo jiif aa lagahelaa quraanjo oo isku jafay
@khayr_jecel
@khayr_jecel Ай бұрын
Subxaanallaah waxaan maqli jirey Alle ku kashif , Asagoo denbiile ah miyuu social media ka dhex qaaq leeyahay? Wuxuu illobey in Soomaalidu tahay FBI tan ugu cajiibsan adduunka.
@abdullahiabdi4727
@abdullahiabdi4727 Ай бұрын
Waar beenta umadaa laxordaaf
Men Vs Women Survive The Wilderness For $500,000
31:48
MrBeast
Рет қаралды 97 МЛН
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 54 МЛН
Qaybtii labaad ee taariikhda qaybta qadiimiga ah ee magaalada Harar
26:12
Top U.S. & World Headlines - September 13, 2024
9:40
Democracy Now!
Рет қаралды 134 М.
AX! XASKAYGA AAD  ISKU JECLEN LAKIN QASAB LA IGAGA WATAY
46:07
Ridhwan Issack
Рет қаралды 95 М.
20-kii Sheeko Ee Ugu Qosolka Badnaa ||Sheekh Cabdixayi 2020
21:44
BUSHRA ISLAMIC STUDIO
Рет қаралды 694 М.
QOFKI XASID NIMO MARAYKAN UGU SO TARXILAY AYADO 9 JIR AH WACDAY
45:01
Ridhwan Issack
Рет қаралды 176 М.