XOG IYO XUSUUS Qeybta 1aad

  Рет қаралды 22,797

Goobjoog

Goobjoog

Күн бұрын

Пікірлер: 60
@abditaallo2366
@abditaallo2366 4 жыл бұрын
Jamac M Qalib waa nin taariikh fiican haya waraysigiisuna waa mid aad u xiiso badan waan ka xumahay wiilka nag nag lahaa baa dilay waraysiga.
@micahjameson7555
@micahjameson7555 3 жыл бұрын
Sorry to be off topic but does anybody know of a method to log back into an instagram account..? I was dumb lost my password. I would love any tricks you can give me!
@mohamedjamma3279
@mohamedjamma3279 Жыл бұрын
2023 weriyahan waa iga xanaajiyey nin aan is haynu ila noqdayba imika wXaan is leeyahy xagee ka heshaa feedh la dhacdid e bal chanceka siduu noo dhaafiyey eeg warsigan wXn ku sheego garan la ahay bal muxuu raadinyaa allow qaadir
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 9 ай бұрын
Kkkkk marba dhinac buu kaga imanayaa waa qof aan fahansanayn taariikhda
@MOHAMEDMOHAMED-er2qi
@MOHAMEDMOHAMED-er2qi 3 ай бұрын
Ilahay haw naxristo oo janadi ha geeyo
@ahmedwarfaa3541
@ahmedwarfaa3541 3 жыл бұрын
Yarku wariye maaha, kolba taariikh wanaagsan isagoo jaamac Wada ayuu ka dhex galayaa
@khadarmohamedawil8366
@khadarmohamedawil8366 5 жыл бұрын
Qiimaha waraysigu uu leeyahay iyo taariikhda faca weyn ee Generalku ka sheekaaynaayo , waxa kharibay khibrad la'aantaa iyo degdega ka muuqada yarka barnaamijak daadihinaay. Duligan yaa u diray odoygaa.
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 4 жыл бұрын
Lol adygu taariikh wax kama oga waxuu sheego maahee waxkaluu hadana dhexgalin...hadalkiisu ismalaha kulligood...taariikhda somali lama xaqiro waligeedba qof masoo dhexgalin hadii ayjirto lugado badanbaan kuhadlilaheen alhamdulilah somali waligeedna jiri ilaa yowmul qiyaamo inshallah
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 4 жыл бұрын
Wariyahana kaba siidaran🤮
@omarnoor6237
@omarnoor6237 4 жыл бұрын
Wariyaha lahjadda waqooyigaa ku adag waana degdegayaa.
@engasadaxmed8800
@engasadaxmed8800 7 ай бұрын
Jaamac maxamed qaalib shakhsi qaran weeye ee ma.ahan nin qabiil
@ibraahimhassanabdi6118
@ibraahimhassanabdi6118 4 жыл бұрын
Kan wariye ma ahan yaahuu
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 4 жыл бұрын
Wariyahu malaha waa oromo raba inuu adka ugaliyo somaliya oromo wayjoogeen lol...qoti fooqal qoti waligeedbay soomaali beeraha kugu'falan jirtey inshallah way iman waqtigaas markale🤲
@samshire8431
@samshire8431 4 жыл бұрын
jeneraal jaamac maxamed qaalib cilmigiisa, waayoaragnimadiisa iyo cimrigiisa iyo wiilka wareysanayaa isma qaadi karaan
@xasanmusa8252
@xasanmusa8252 4 жыл бұрын
Syl maqaldamin hadu ingrise somalida xakumilaha calanku wa dahilaha 40 sano kale
@ijoadan2061
@ijoadan2061 4 жыл бұрын
1270 ayuu bilaabmay dagaalka Abasiiniya iyo soomaali waxaana hugaaminayay boqor magaadle, boqormagaadlihii 1aad
@hassanmohamud2317
@hassanmohamud2317 2 жыл бұрын
Ajuran waxay isku waqti ahaayeen warsangali sultanate 1203 la taagay garaad dhidhiin ifat marki ay jirtay saldanada warsangali waxa hayey garad ali dable oo dagaal kula jiray waqoyiga burtqiis iyo xabashi , waana ninki ugu horeeyey qori keena dhulka somalida waqtigaa ahmed gurey isagu garad ali dable wuxu tirsanayey 16th garad .
@mohamudahmed3078
@mohamudahmed3078 3 жыл бұрын
GoobJoog aad baan u dhaliilayaa inankan yar ee ay halkan keeneen ee runtii wax Allaale wax uu waydiiyo odayga aan garanaynin, waa ceeb iyo foolxumo
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 4 жыл бұрын
Kkkk.. Ya fahmay Wiilka Weriyaha ah wuxu raadinayo kkkk
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms Жыл бұрын
truth about divided Somalia.
@ijoadan2061
@ijoadan2061 4 жыл бұрын
Soomaalida waxaa xuduud u ahaa halka maanta Puntlan KU taal waxay xuduud u ahayd Aji iyo Ajuuraan
@ijoadan2061
@ijoadan2061 4 жыл бұрын
Isaaq laba ka xeeran ayaan maqlay oo hadii laba nin oo isaaq ah ay isdilaan yaan mid loo hiilin ayaa la odhan jiray
@abdiagoon7020
@abdiagoon7020 3 жыл бұрын
Odeyga waxey ku fiicneyd oday kale In uu wareysteey ahed sida c/salaan hareeri oo kale cunagan yarka iyo isaga qodob xitaa isuma fahmin
@hasanhersi957
@hasanhersi957 2 жыл бұрын
AMIIR..NUUR..WAA.NIIN.MAREEXAN.AHAA.ISAAQU.LAMAA.AQON XILIIGA
@kanxgdgsa
@kanxgdgsa 6 жыл бұрын
Wiilka odaygu hanoo warramee maa laga qabto...
@sharma-hi3op
@sharma-hi3op 4 жыл бұрын
Warka wuu isku qasanyahay mida kale ninka odaygaa hadalkiisa waa saaid
@hassanabdullah7074
@hassanabdullah7074 Жыл бұрын
Weriye waxani maaha waa xoollo warkiisaba sugimaayo taariikh uu inoo shèegi lahaa buu kolba ka soo dhex galayaa
@abdulkadirabdullahi8968
@abdulkadirabdullahi8968 Жыл бұрын
Ajuuraan boqor bay lahaayeen magaalo madaxddiisana marking dambbe Qalaafo.Magaciisana wuxuu ahaa Olool Diinle; Allen ha u naxariisto. Talyaaniga iyo German kana xiriir buu la lahaa; xitaa Barliin Tegi jirey laakiin waxaa afduubtay xaile salaasi oo xabsi ku riday; meeshaana lagu dhexdilay.
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 4 жыл бұрын
Waraysi khasaare ah ........ Wiil yaro an weriye ahayne farsamo kele ku jooga meesha... Xooga tababar ah ha soo qaato, sidan dadka wax loogu soo gudbin kari maaye..
@mohamudahmed3078
@mohamudahmed3078 3 жыл бұрын
Waa runtii ceeb wayn in qof miisaanka Jaamac M Qaalib oo kale leh uu madashan oo kale waraysi kaga qaado nin sidaad aragtaanba aad u da’ yar oo aan garanaynin sida taariikhda looga reebo qofkuu waraysanayo
@sharma-hi3op
@sharma-hi3op 4 жыл бұрын
Odayga hadlka wuuka wareeray wiilka yar wuu waalay
@kcabd8889
@kcabd8889 9 ай бұрын
Syl iyo SNM waa laba musiibo oo Somali soomartay hadana wxaa kusoo biiray Damuljadiid
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 9 ай бұрын
Qofkan wax waraysanayaa waa qof aan taarikhda fahansanayn inta sheeko uu ka dhex galay oo khalkhal kaga furay tiro malaha fadlan saxaafada iyo dadka sida loo waraysto barta saxaafada somaliyeedey
@wehelcaashaq5397
@wehelcaashaq5397 Жыл бұрын
Kkkk. Wllhi labadani waa weel madhan
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 4 жыл бұрын
Lol adaygu taariikh asal ah ma hayo wariyahuna wuuka kasiiba liitaa!!!
@abdisamadosman2437
@abdisamadosman2437 5 жыл бұрын
waxyaabaha burburki laga dhaxlay waxaa ka mida in oday darajo iyo aqoon meel sare ka gaadhay uu soo hor fadhiisto wax yar oo aan afsoomaligaba si fiican ugu hadli karin!!!!! kan barnaamijka yaanu dhib u daadihin
@tiigsade
@tiigsade 5 жыл бұрын
Waraystuhu waa wiil yar oo aan shaqada uu hayo aqoon u lahayn markaas ayuu janankii candadowle
@ahmedafgaab
@ahmedafgaab 4 жыл бұрын
Ninkaani wali ma waraysi qaadaa mise bacadlihiisii ayuu Dib ugu noqdey???. Waxa uu jaanis u heley taariikh_yahan soomaaliyeed, laakiin farsamadii wareysiga ayaa ka maqan sorry....
@fayuismail343
@fayuismail343 4 жыл бұрын
@#2020
@MOHAMEDSHABDI
@MOHAMEDSHABDI 6 жыл бұрын
Allow yaa wariyaha ka qabta odayga bal eeg sida uu usilcinayo.
@abdurahmanbootaan272
@abdurahmanbootaan272 5 жыл бұрын
Mohamed Taliye Wariye ma aha
@sharma-hi3op
@sharma-hi3op 4 жыл бұрын
Kkkkk
@ahmedabdi2065
@ahmedabdi2065 7 жыл бұрын
Waxaa fiicnayd in la weydiiyo sida uu hada English iyo somali isku qasayo in soomaaalidi horena ay sidaan afsoomali English u badan ku hadli jireen
@OSKAG6
@OSKAG6 6 жыл бұрын
yarka barnaamijka daadihinayo qof handle gareenkaro maaha barnaamijka ka ween
@ijoadan2061
@ijoadan2061 4 жыл бұрын
Boqortooyada ifaad Dir ayay ahayd ee odaygan isaaq shalay ayuu dhashay oo taariikh mahayo xitaa taariikhdii reer sheekh isaxaaq mahayo mid soomaaliyeedna iskaga daa
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
Toljecla ayaad raadineysa
@ijoadan2061
@ijoadan2061 4 жыл бұрын
Odaygu taariikhdii magaadle iyo islaantii garxejis dhasahay midna garan maayo ee ciyaalka hawareerin KU dhaha
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
war cuqdada la aamuus
@ijoadan2061
@ijoadan2061 4 жыл бұрын
Sandalada isaaq Toljecle ayaa KU horeeyay Ta ciidagale waa dhawaan
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
300sano ayeey ciidagale saldanada hayey
@issasharmarke7360
@issasharmarke7360 7 жыл бұрын
Tatikhda sifiican umataqaid ee jooji. .siyassad iyo arin bolis ka hadal. .bilateral calayk... Odey biiq
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 7 жыл бұрын
Janaraalku Wax badan ayuu ogyahee maaha in wiilkan yaroo kale waraysto balse waa in loo raadiyo Suxufi ruugcaddaa ah sida Dhuule, Hereri, Dalmar, Ducaalle, Weji waayo iyagu waxay garan karaan meelahay ka godlayaan ee laga maali karo taariikhyahanka.
@cumarfarud5910
@cumarfarud5910 6 жыл бұрын
Marshal Allah waa nin qalbi fiican wax badan Oo tariikh ah oh og dalkane wax wanagasan usoo qabtatay Awoowe danbigaada alaha dhaafo
@suleymaancali7230
@suleymaancali7230 5 жыл бұрын
Wariyaha deg deg badanaa,muu ka sugo jawaabta jeneraalka inta uu ka dhameynaayo jawaabta,weriyaha weriye aqoontiisa weriyenimo ayaa liidata.
@ahmedkhadarmitirurur2108
@ahmedkhadarmitirurur2108 6 жыл бұрын
Soomaalida waxaa ubadan nuucaan oo miiran baa ka Buuxo mana lafahmo waxa taariikhda soomaalida ilaa iyo hada loo fahmi waayay kkkk Wlhi waa Iska qoslay odayga wuu asaasaqay ama wax Buu diidanyahay oo uu ogyahay
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 4 жыл бұрын
Waa laga dhex hadyaa odaygu,,, been iyo runtiisba lagaranmaayo.... wariyahana kaba daran oromaad moodaa balaayada!!!
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
@@IbiEntertainment hhhhh
@ijoadan2061
@ijoadan2061 4 жыл бұрын
Jileeca hooyadaa ayaad ka keentay ee naga aamu waar ninku jilicsanaa ayaan islahaa!
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
kee jilicsan
BARNAAMIJKA WAAYA ARAG QEYBTA 2AAD
25:14
Goobjoog
Рет қаралды 49 М.
WEERARKII JARMALKA EE LAGU HOOBTAY | CABSI WAYN SOMALIDA
14:08
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 6 М.
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
Wareysi: Ku Saabsan Dagaalki Buuraha ee 1984-Kii
1:09:31
SAAB TV
Рет қаралды 379 М.
XOG IYO XASUUS QEYBTA 3AAD
53:14
Goobjoog
Рет қаралды 10 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb : Faarax Siciid Sugule Ifiso PART 2
56:54
Horn Cable Tv
Рет қаралды 382 М.
XOG IYO XUSUUS  QEBTA 7 AAD
44:03
Goobjoog
Рет қаралды 14 М.
Barnaamijka Xog iyo Xusuus
46:39
Goobjoog
Рет қаралды 28 М.