Ninkani aduunka wuxu ugu jecelyahay, Afweyne oo Somali god ku ridey marku afgabi ku boobey dawladii Somaliyeed la soo doortey, dastuurki dalkana laabey, waxaanu ugu necebyahay Isaaq waayo waxay dideen kaligii taliyihii Siyaad Barre ee fuleyga ahaa ee laga adkaadey ugu danbeyna u baxsadey Nageria. Kani waa kuwii Siyaad Barre maskaxda ka maydhey. Jaahil Taariikh uu leeyahay sameynaya.
@cisecadehassan93164 жыл бұрын
Maxamed gudhuudhe sidaan qoyskiisa ka maqlay maxed siyad bare isagoo soo cimraystay. Labo asbuuc kadib wuu geeriyooday Allah ya arxamuraximiin adigaa si xun udhimanaya
@ibrahimmohamad61535 жыл бұрын
Mhdsanid bahda goobjoog barnamujyadan oo kale soo badiya dadka kahadlayana af qabiil inay ku ku hadlaan ka dhawra
@ashahassan88784 жыл бұрын
Somaaliyeey ogaada wax aan kacdoon ahayn oo ina badbaadinkara majirto ee kacdoon halasameeyo oo haloo kaco wadanka
Iga walla in aanu midh caqliya ku jirin waa aydii Afwayne muwaadiniinta ku diri jiray oon gabow mooyee midh caqliyi u korin dhiig islaameed ayaa farahiisa ka da' ayaa, hada ina farmaajo wuxuu u haystaa Afwayne oo soo noolaaday waana la taliyihiisa mar labaad iyo halaag.
saleban Ahmed hadii ruta lasheego maxa kujaban dee walalo
@alphamale58023 жыл бұрын
Gun guni dhashey maalin baas baanu idinla midowney walaahi hadey noolaan lahayeen kuwii Somaliland ee nagu kiin darey maanta gacanteydaan ku dili lahaa
@aminahasan13946 жыл бұрын
waqdi dahabi ah buu ahaa inuu soonoqonayana ilhaybaa og anigu waan yara lakiin xasuusdaydii waa xamar cadeey oo nabada xili walba lasoconayo waxbarasho lacag la aan ah cafimaad lacag la aana dad wadankoodii hooyo kuwada basha laya way naga qaseen dad wax udiyara ayadoon jirin qubiyo qac nagu bilabay cuqubadiina wili hari ladahay ilhaow waqdii sooceliyeey nosoo celiyeey wadankiis ninkii kadee wehelkiis kadheeradee walwal mahuro walbahaarka ee inkastoo lakuu waxyoodee alawaqayi warxuma dashiil wabka wabayanee
@Between-earth-and-sky4 жыл бұрын
Maxaad cadayn u haysaa in Cigaal CIA-du la hadashay? Midda kale C/Rashiid oo aan isku reer ahayna Rasuul buu ahaa, Cigaal oo aan reerkayga ahayna basaas buu ahaa. Ok maxaad iyadana caddayn u haysaa in C/Rashiid Maraykanku dilay?
@johnbobby33394 жыл бұрын
Somalia i am sorry waxas o kale aya ini sarakil aha very unfortunate oday agonta cudurku kaga dacay wale mushgulaaha in u mayro ayaan anigu shaago ugaadigilaaha . Muxu muxu halgaan ka yagaana hoyaadi wasa nijaaska jahilka ah. Xabaad infutaada laga geelo oo lagu qarxiiyo ayu istaahila dufarku khandirku daley.
@doogdhodkon72915 жыл бұрын
Aawr tabluu muxuu yahay ma qabiil baa jira awrtble la dheho