Xog S/land oo markabkii weerar ku qaaday, Adna Adan oo nin walan ku xidhay maxmed Abiib

  Рет қаралды 37,536

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Пікірлер: 59
@SomaliPeaceAssociation
@SomaliPeaceAssociation 2 ай бұрын
Doorasho Qof iyo Cod waa ha la'is khiyaano. Dadkeena iyo Dalkeena uma baahna. Waa Dad isu wada Ehel ah. Mana aha Dad aan is aqoon oo midba meel ka yimid. Shukran. Shukran.
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 2 ай бұрын
There is no Named Somaliland 😂
@sour.candly7868
@sour.candly7868 2 ай бұрын
Habar Adna iyadaa Xanuunsaneysa oo Muse dabada u leef leefta ......Tasbiixso oo Towbadkeen ayaan ku oran lahaa
@mohacade3945
@mohacade3945 2 ай бұрын
Hadii aan cabiro maskaxdeeda waa. Laqabankaraa qof iyo cod
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 2 ай бұрын
Somali laaneey turkigu dhulbahante ayuu ka sii xoog badanyahaye markaad eryeeysaan muuse ha idin horsocdo hadaad guul rabtaan
@asmaali7208
@asmaali7208 2 ай бұрын
Imankaraan meel aan laga rabin
@Terza56
@Terza56 2 ай бұрын
Yaa kaala tashanaayo
@nuradinabdi5192
@nuradinabdi5192 2 ай бұрын
Dagaal ku qaadi doonta, ama ku qaadey kala saar weriye.
@Elmibarkadleh
@Elmibarkadleh 2 ай бұрын
Warkaa cddee suldaaanaw .
@anshurAden
@anshurAden 2 ай бұрын
Hawartaan munaafaqda ah yaaraba warkeeda
@SaalaxAhmed-g1t
@SaalaxAhmed-g1t 2 ай бұрын
solilandrs badeeda iyo berigeeda ba way ilashata
@amnaali8642
@amnaali8642 2 ай бұрын
WAA QASAB WEYNA KA JAWAABAYAAN CIIDANKA TURKIGA HADII AY MAQLAAN DHAWAAQ RASAAS AH WAAYO WAXA HALKAA JOOGA WAA AMXAARADII SOO DUUSHAY IYO ALSHBBTA MUSE BIIXI HOWLGALKAANA AH IN LAGA NADIIFIYO TUUGADAAS ISKA RIYOOTAY
@AshoAbdi-h7s
@AshoAbdi-h7s 2 ай бұрын
Doorasho qof iyo cod ah kamacikarto somaliya waayo kilaaf ayaa kajiro fadaraalka
@MuhamadSharif-li6nl
@MuhamadSharif-li6nl 2 ай бұрын
Dowladda xassan waqtageda wadhamadi
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 2 ай бұрын
Aaboy kan weyn anigaa iska celinaa midka iga yar iga celi miyaa sheekada Somaliland
@IsmaaciilSheikhcali-zb9gs
@IsmaaciilSheikhcali-zb9gs 2 ай бұрын
Asc waa war wanaagsan
@zahrasaleh396
@zahrasaleh396 2 ай бұрын
Mr. Hassan Sheikh has failed to start the preparation of the initial stage of his term thr one person and vote.
@abdirazakmohamud5874
@abdirazakmohamud5874 2 ай бұрын
Laqabankaraa qof iyo cod. Lakiin Md Deni wuxuu sku haleenaya lacgta Emaradka Illah aa naagqabto
@ibrahimmahmoud8860
@ibrahimmahmoud8860 2 ай бұрын
Adigu xanuunu soomaliland ayaa ku haya
@IsmailAden-e5f
@IsmailAden-e5f 2 ай бұрын
2.
@faaraxcadullaahi4066
@faaraxcadullaahi4066 2 ай бұрын
Maya maya maya xasan waqabyaladi sidediah
@leephanprince
@leephanprince 2 ай бұрын
Anigo dhalinyarada somalied ah intu jiro siyazi tug ah oo dalka qarax sogaliyo dhicimeyso dorasho qof iyo cod ah sababto ah uu lalushi 300 oo xildhiban caloshod ushaqeystayala balze somali oo dhan malalushi karoo argagixiso mijirto siyasi laan oo fuliya hawlaha kusaleysan dawlada Somaliland isma dhibi donto ila midka udambeya u dhinto somalinder nimo wey jri dontaa😢
@asmaali7208
@asmaali7208 2 ай бұрын
Soo maaliya maxukunto soomaaliya waxaa xukuma yuu enka yuu enku ma ogola dagaal dawlad ladagaalama soomaaliya
@mustafesulyman
@mustafesulyman 2 ай бұрын
Somlland.dhubantay.iskacelinkari.wayday.turkiga.maxay.ku
@hasanaxmed1368
@hasanaxmed1368 2 ай бұрын
Hadda majirto doowlad kataliso soomaaliya Sidaas haloo ogaado.
@HotaleHamud
@HotaleHamud 2 ай бұрын
Doorashu qofiyocodrasmih kamadhicikarto Lkn waxa dhicikarta midsabbal ah
@IbrahimMuqtaarSalaad
@IbrahimMuqtaarSalaad 2 ай бұрын
Marka Hore pudland diyaar Uma ahan soomaliya iney ka.dhacado doorasho qof iyo cod diyaar Uma.ahan waa xaqiqo warkaasi hada md maanta jogaa awood Uma.lah doraasho qof iyo cood inoo qabto maxaa yelay isaga iyo mamul goboleedyada isku fikir ma.ahin wey kala fog yihin shaanta mamul goboledyada oo wada jira waa macquul Lakin isaga kalagiis maya caqli saliimka ayaa didaayo miidaas yaa Loga shekeena
@SaalaxAhmed-g1t
@SaalaxAhmed-g1t 2 ай бұрын
adeer hadaanu nahay somalilandrs dhagax matuurnu ee rasasa baanu ku jawaab naa turkina maimankaro badaya da
@YusufAflahar
@YusufAflahar 2 ай бұрын
Doorasho amni bay u bahantahay kamana jiro konfur
@hussainabdi5858
@hussainabdi5858 2 ай бұрын
Waa laga qaban karaa waxaa laga qabana yaa caasimadaha oo dhan ee maamul goledyada oo dhan iyo muqdishu taas ayaa ku filan
@MaxamedCllahi-u4p
@MaxamedCllahi-u4p 2 ай бұрын
Waxadka waramaysa wawama madseexaty
@xayichannel6307
@xayichannel6307 2 ай бұрын
Maya
@AbdiCaliabdiAbdi
@AbdiCaliabdiAbdi 2 ай бұрын
Haa
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 2 ай бұрын
Habarta Adna horta suurad Soomaali ma leh. Ingiriisku markuu dhulka Soomaaliyeed yimid wuxu watay Afrikaan Siniingaal ah.
@hirabmimiHii-nl1ui
@hirabmimiHii-nl1ui 2 ай бұрын
Turkigu waa dad muslim ha oo soo dhaweyne naga mutestay, oromo iyo qashiinkeega way no dhamaan SALLI ALA RASUL.
@abdirizakhirsi796
@abdirizakhirsi796 2 ай бұрын
Kama dhici karto doorash qof iyo cod sababtoo ah meel aan nabad gelyo ka jirin doorasho kama dhici karto ilaa shabaab laga sifeeyo ma suurto gelayso
@shxuseen89xuseenmaxamedcal32
@shxuseen89xuseenmaxamedcal32 2 ай бұрын
Waye.kadhici.kartaa.laakin.lama.rabao
@QafiirRiyomarindaje
@QafiirRiyomarindaje 2 ай бұрын
Ahaqafiikaumadsoomaaliyeekunadhashaygobolkasanaagisteedlaasqoraywaxaankaleeyahaydporashoqofiyocodmakadhickartosabajirawgoo1farmaajobaacokasdacabkaled2damanjidiidmogolanabadinlaguwsnolaado
@IbraahiimAhmed-r8k
@IbraahiimAhmed-r8k 2 ай бұрын
Haah waakadhici karta hadi madax waynuhu uusan marashax ahayn ee uu kanoqdo aabe badbadiya
@raafxero527
@raafxero527 2 ай бұрын
Soom ba gelayaan. Turkigu.
@AbdullahiFarax-kk7kn
@AbdullahiFarax-kk7kn 2 ай бұрын
Ma qaban Karto DFS doorasho qof iyo cod haddii Ayyan madaxweynayaasha maamul goboleedyadu waayo DFS dalka ma xukunto
@YusufAflahar
@YusufAflahar 2 ай бұрын
Adna Aden iyo muusaa waalan
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 2 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk turki maxay ka qaadi karaan gebigoodaba buufi ayaanu leenahay
@kaireoma6206
@kaireoma6206 2 ай бұрын
Maya qof iyo cod madhcayso waayo siyaasiyan iyo dagaalo sokeeye dalka kasoo cusboonaaday maamul goboleeyadii iyo dowladii oo kala fogaaday kalsoonidii dowlada luntay dagaaladii al shabaab oo wali taagan isku wadagee dariiqeedii mamuuqdo
@YusufAflahar
@YusufAflahar 2 ай бұрын
Reer galmudug ha u noqdaan galmudug si aanay u khalkhalin sida dhulka loo Dego Kan hadlayyana waa qaxoiti
@asmaali7208
@asmaali7208 2 ай бұрын
Waxaa waxba hakasoo qaadin kumadhaco inuu smlnd turkiggu dagaalkusooqaado
@mohamedabdishire4356
@mohamedabdishire4356 2 ай бұрын
Adeer no sheeg hal gobol o kofurta Galkacyo ka mida o wada xor ah marka taas ba keentay in aysan suurtoobin in la qabto doorasho qof iyo cod Dani taas bu u jeeda e ha ka dhigin inusan somalida kale u ogolayn tan kale haddi ay suurtowdo cid kala tashan lahayd ma jirto wuxu ka qabankari lahaana ma jirto sida Gurguurteba tan Puntland wax uga qabawaayay
@WaissAliAliWaiss.
@WaissAliAliWaiss. 2 ай бұрын
Je crois pas
@Elmibarkadleh
@Elmibarkadleh 2 ай бұрын
Cajuusad assaqday Adna waaxaaan ku bartay laascaanood way habaan tahay xalmataq 😂😂😂😂😂
@hasanaxmed1368
@hasanaxmed1368 2 ай бұрын
doowlada xasan waa doowld downeysa in itooboya ey kuwareejiso xasan shiikh waa itoobiyaan waxaa kale oo lamid ah kan kataliyo niisa waana kii u dhiibay itoobiya qalbi dhagax
@MustafeShiikhxuseen
@MustafeShiikhxuseen 2 ай бұрын
Maqabankarto
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 2 ай бұрын
Doowladuna maqaban karto meel lagu qaban karana lama arko
@ClrasaaqDucaale
@ClrasaaqDucaale 2 ай бұрын
Waarsoomaaliyamooyeewaxkalemajiraansaylacnasamarooniyociiseragaasaawaxlagawaydiin
@JamacIidle
@JamacIidle 2 ай бұрын
Maya!!maya!! Markaan
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 2 ай бұрын
Wareerka ay ku qaadi karaan maxay tahay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ciidan la tababaray ku lahaa saw kuwii dhamaaday maaha kuwii ay odhan. Jireeen waa tababaran yihiin. Itoobiya ku lahaa kkkkkkkkkkkkkk kuwaartii miuse fircoon
@upstar8118
@upstar8118 2 ай бұрын
Islaantaasi waa CUDUR kii oo qof ah, waji macbuustaas
@AdamOsman-gz3df
@AdamOsman-gz3df 2 ай бұрын
Waad edeb daran tahay.
@DeereLabo-tn8ex
@DeereLabo-tn8ex 2 ай бұрын
MAYA KAMA DHICI KARTO DOORADHO QOF IYO CAD SABABTUNA WAA MAYA SABABTUNA ROOB DARUUR LA AAN MA DA DAA ? JAWAABTA WAA MAYA SABABTUNA WAA MAYA
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,6 МЛН
Surah Al Kahf (Be Heaven) سورة الكهف
40:15
Omar Hisham Al Arabi
Рет қаралды 18 МЛН
WEERAR AFKA AH OO AAN WAXBA LA ISKULA HARIN IYO DOOD CULUS
47:55
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 94 М.