Waa nin caqli badan in badan oo somaliland dagan intaas ma garanayn kuwii burburinayay bay dalkooda u soo raacan thank you brother
@aidgab1196Ай бұрын
Cadawaada Darood U Qabaan Buldhsda Isaaq.❤❤❤1987 ina Cagoole ku Xasuuqay 37 Qof. 1988 SNM Fashay Dalja. Ina ilay ONLF dhiig bax kula Kulmay . Onlf kolku ku Qaato Isaaqa ay ka Dhexeeyay Ciidanka Federalk. Way Magangalisay Maatada Isaaq. Dad Daaroid aya rabay in Degaanada ISAAQ INTA SHADH Dawladood lo Gashaday. Wa xadawad so jireen tahay.
@MohamedCabdiYusuf-f5jАй бұрын
Asc arabsiya news xasuuqa ay gaystaan dayuus policku isaaq ookaliya ee walalihiina beesha jaarso 8sano ay xasuuqayeen oo wax warbaahin oo xasuuqaa kahadashana ay waayeen wll xasuuqa jaamac dubad,xarshin beesha jaarso iyo maanta oo ay xasuuq ku hayaan Beesha arab
@shabeel7467Ай бұрын
Waa runtii waxa sidaa u sheegi jiray dadkaa AHNX Abdimajid markii uu madaxda Itoobiya ka mid ahaa oo ahaa dhinaca kale nin aqoon yahay ah.
@user-vlogscounteryАй бұрын
Runbadanaa ninkani nolow inader
@LibanAli-bj5enАй бұрын
Abdishakur Haybe wa Somalilander dhaba. Dhiig xalaala kujira.
Isaaaqa Maxa Meel U Yaala !!! ??? Lakin Dadkii Aqoonta laha Ma Aamiinsana Ethiopia 🇪🇹 ardaydoi Jamcadda Hargeisa &Burco . Xuquqdooda ha Radsaan. Darood Waxay U adeegsadaan Gacmo Shiidseeyee. Dabada Neel Galiyaan. Coladda Somalia Masariida Siyaasad aya is Gadhsiisay. In la kala Tuuro Xidhiidhka Ethiopia &Somaliland. 🇪🇹
@guledhussein4610Ай бұрын
❤❤❤
@MursalAlaahiАй бұрын
Macaan ka dir bay Arkeen, oo uu ugu sii malabsan yihiin balse dacar bay ka leefayaan ,
@awsalebanxaajiibrahim396Ай бұрын
walaahi waa garaad buuxa oo phd baan haystaa iyo jaamacad heblaayo ayaan ka dhigaa walaahi waa nin ka caqli badan oo ka aqoon badan very thruthful and very hight quality geo strategic politic analysis very smart guy
@AbdullahiMohamed-py9pgАй бұрын
Lafaha geel iyo dameeraha so aruursada waaalida waa nigu ogaaa
Ogaadeen cadaawad idiinma qabo Cida idinla dagaalamaysaana ogaadeen maaha😂. Ee ilaahay kabaqa xaqdarada ha isku taageerina. Liyuu boolis cidkasta leh hal qabiil maaha ee idinkaa Ogaadeen ciil uqaba
@cabdicasiisamiirazАй бұрын
Dhamantiin waxaan idinka raali galinayaa halka aan ku sheegay in ina cagoole dilay 34 qof waa 84 tiradaasi iga raali ahaad markii waraysiga aan bixiyay aad baan u cudhaysnaa
@cabdalacawilyoohiye3Ай бұрын
Tashada niyoow waa nala xasuuqay uun hala taagnaanina,
@IbrahimAhmed-kf3lvАй бұрын
Ninkani waa aqoonyahan. aqoon sax ayuu u leeyahay waxan uu ka hadlaayo.
@sabaahhersi1909Ай бұрын
Viva Ethiopia 🇪🇹 ❤❤
@AshaQaalibАй бұрын
Xaqiiqdu waa qodobkaa inaanay aaminsanayn isaaqu inay yihiin ethiopian, waa inay taas meesha ka saaraan oy galaan ciidamada iyo dhamaan instuushinada dawlada ethiopia siday ahaan jireen taariikhihii hore. Ahmed wax badan baad oo taaruikh ah baad og tahay hadaba waxa loo baahan yahay in dadka reer somaliland ee ethiopianka ah lagu wacyi geliyo inay wax la qaybsadaan ethiopia, waa in ay caruuraha wax bartaan .
@CabdiraxmaanMaxamad-bx3xnАй бұрын
Ninka hadalkisa xabashidu weey fahansantey ee oromka Abi axmad sida wax halo fahansiiyo
@abraQolkisaАй бұрын
nacadali korina aha ahato IdoorOromo adeer ma waxaa daga dhadhicinaysa liyuu aya darooda, oo anagu waligayo xabsi ayanu u basisi jirnay haa, horta kalmad sheekh isaaq waa magac la alifay oo wa sheekha o macisu jiray xilgii culimad islamaka soo gadhiin geeska afrika maba jirin ee hadalka haka meraysani e axmaran nahay dhahay oo somali manihin
@Siyaad-g9vАй бұрын
reer shiikhisxaaq ha idkadhicayeen ogadeynka uraya injirta leh dayuus boliis halkaan ku aragtaan laayo calanka itoobiya hala saaro kan ohadeynta dhulka haladhigo
@apdiazizzozy2002Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅qohoti ayad kusogashe Ababa qireye
@KoosMohamed-p1pАй бұрын
❤❤❤ Waxay ilatahy Qof dumara Marhadii iynunahy Isaaq deegano oo ethopia h in aynu hello goballo laynaga hoosaaro daroodka inagu xukumaya dagmooyinkeena kaminoqono dawlada dhexe eithopia bal arinka halga fikiro sida anu udonankaro?.
@gooranguux3929Ай бұрын
War itoobiya waa itoobiya uune iyaba inama jeclee danteeda ayay wadatay markaynu snm ahayn o kay ka baqaysaybaynu ka bariijinee darodna waa ka adkayno waxaasoo dhula kamaynaan qaadneene maxa waxano xiiqa ku gashay dhan walba wa iska celinaynaa
@AhmedAj-s1oАй бұрын
Weli ma itoobiya oo burburinta somaliland ilaa laascaanood iyo bada ilaa ciiragoobo ayaa ku naanaabeysan ?
@ayaanlecabdiraxman3568Ай бұрын
Iidoorku waa naanaabiin wax magarati ah dagaalku ma dad ethiopian ah buu dhex maray imse dad somali land ah iyo dawlada ethiopia waa yaab haddii aad somali land tihiin taga iidoorku waa soo gzlayti oo maba aha aha ethiopia
ilma reer sh isxaaq waxa jira arin ay muhiim tahay in aan idinla wadaago walaalayaal markaan aad u dhuuxay xagay wax ka qaldanyihin waxa iisoo baxday dhawr arimood oo ay tahay in aynu si wayn ugu baraarugno waxna uga badalno 1 walaalayaal taariikhdeenii hore awowyasheen waxay ahaayeen dad aan inta badan waxna qorin aan akhriyin inkastoo carabiga ay u badnaayeen sidaa darteedna aan la odhan karin waxay ahaayeen dad wada umiyiin ah hase yeeshee waxaa jiri jirtay in ay very clever ahaayeen dad meel fog wax ka fahma illahayna xigmad badan siiyay oy soomalida kale dheeraayeen u fiirso halganadii ay ibo fureen ey ka midho dhaliyeen.. waxaan uga socdaa waxaan ogaaday in ay mabdaooda koobaad ku qotomay dantooda guud ee qoomiyadeed oo ah ilma sh isxaaq sidaa darteed kalsoonidoodu waxay dhaxalsiisay inay wax badan hore usii akhrisan jireen xattaa siyaaasadaha aduunka kuwooda ugu tunka waynaa sida ingiriiska markaa way ukala soocnayd danahooda aduunyo iyo middooda umadeed iyo toonada diineed hadaba waxa inaga ina waalay erey cadawgu inagu abuuray oo la yidhaa dadka soomaliyeed amada soomaliyeed somali ayaanu nahay soomaali ssoooooooommmmmaaaaaaliiiiiiii waar aaway dantii dadkaagu aaway dhaxalkii garaadka foggaa ee xikmada badnaa ee aduunka la tartamayay miyaynu ku illownay wax loo bixiyay soomaaallliii heshisyadii hore oo dhan eynu dawladaha la galnay finish dadkeenii oo isla cadawgii soomaaali inaga dhaadhiciyay issaguna ku awr kacsada danna aan kalahay ayaaba inoo adeegsanaya inuu dannaheenii waaweynaa innagaga jeediyo si aynu iskugu dhexdaadano oo habacsan u noqono waar ilma sh isxxaaqow walaalayaal iska daaya iska illoooba soomaali iyo falsafada ay ku macne fadhido oo dhan iska fahma waxay tahay ideologically soomaali dantiina ka raacda oo ku sargooya siyaasadihiina si kalsooni leh dannahiiina qawliyadeed iyadoo aad xeerinaysaan dannaha inta idinla danwadaagta ah sida reerka samaroon iyo qaybo reerka harti darood iyadoo aydinnaan wax jixanjix ah ka galayn dannahiina guud adunkana kala deal garaynaya si kalsooni leh markay gaadho xoogna si toos ah ugu difaaca danahiina xoogiina iyo aduunkiina la dagaalama erayga somali iyo waxuu watto oo dhan yaan laydinka maqlin eraygaa iyo waxuu xambaarsan yahay oo dhan ogaadan sidaa haddaad yeeshaan walaahi kama dhigna soomali ayaad necebtihiin ama iska takooraysaan ama wax yeelaysaan markaa kadib cadawgii idiinso dhex mari jiray eraygan dadkiinana ku asqayn jiray ayaa toos banaanka iskusso taagaya nacabkiina iyo nasteexiinuna way kala miirmayaan oo walaahi ah waxaan ku talo jiraa inaan taariikhihii hore ee raggii aowoyasheen geeska africa ka dhigeen aay buugaag waawayn ka qoro oo yaab leh se anay inbadan oo badan oo caruurtii ay dhaleen ee ilma sh isxaaq wax badan laga marin habaabiyay sidii kolba xukunka loogu maamulayay looguna hinaasayay tariikhaasu waxay taxay yihiin ilaa xeebtaa jabuuti oo iyadu wada masaxdayba kuna badashay huuhaa iyo been aan jirin oy ka barteen sheikhooda wayn ee aabaha munaafaqada iyobeenta ee ilma darood layidhaah ilaa dawladii faqashta afka wayleh uu u madaxda ahaa. waar faanku waa ri' isnuugtay ee walaahi taariikho dahabiya ayaynu ku dheernahay geeska africa iskaba daa soomaliye isaaqoow toosa oo siyaasadihiina bud dhig uga dhigga dannahiina waawayn ee jiritaan ee umadeed kanasoo horjeeda ssoooomaalii iyo waxay tahayba ...
@KoosHassan-w9sАй бұрын
Anigu soomaalidaa afkaygu ma qabto waayo qoxooti iyo dhib ayaan ku indho qaaday ciyaalkan naga yaryar ayaa loloshu u been sheegtay iyo siyaasi iimaanka beelay iyo cimaamad walaftay
ETHIOPIA MA JECLA DAROD LAKIN MAADAAMA DAGAALO KALE KU FURAN YIHIIN WAY KU KHASBAN TAHAY INAY SOO DHAWEYSO. HADDII DIRKA ETHOPIA DEGAN AY TUSAN INAY YIHIIN AWOOD LA MIDA TA DAROD AMA KA XOOG BADAN. TAASI WAXAY KEENAYSAA INAAN MUHIIMAD LA SIIN!
@halimadirie5301Ай бұрын
Ethiopia iyo reerka daarood dano badan ayaa ka dhexeeya wax badan oo aanay qabiilada kale ka helin ayey daarood ka heshaa ilay n waa munaafiqiin somalida necebe
ADEER WAA DAWLADNIMO XAAJADAY DIRITU JOOGTAAYE) REER SHEEKH ISAXAAQ IYAGA OO AAN EEDO KALE U JEEDIN BEELAHA KALE EE JAMHUURIYADA REER SHEEKH ISAXAAQ DAACAD MAKA TAHAY OO MA KA GO'AN TAHAY OO MA DOONAYAAN DAWLADDA IYO DAWLADNIMADA JAMHUURIYADA SOMALILAND??? REER SHEEKH ISAXAAQ DAACAD MAKA TAHAY OO MA KA GO'AN TAHAY OO MA DOONAYAAN IN AY SI DHAB AH UGA MIDHO DHALIYAAN AWOONSIGA JAMHUURIYADA SOMALILAND OO KU XIDHAN JIRITAANKOODA ? HADDII AANU REER SHERKH ISAXAAQ DAACADBA KA AHAYN HELITAANKA AQOONSIGA DAWLADDA IYO DAWLADNIMADA JAMHUURIYADA SOMALILAND WAXBA YAANAY CANAANAN BEELAHA LA DEGA JAMHUURIYADA. WAAR INTA DURIYADDA LAGU HAYSATAA EE LAGU DILAYAA WAA JIRITAANKA JAMHUURIYADA SOMALILAND E HADAAD DURIYADII TIHIIN DAACAD MAKA TIHIIN JAMHUURIYAD AWOONSI LEH ? HADDII KALE WAA HUBAAL ISAAQA AYUUN BAY KA GO'AN YIHIIN MAALMAHA IS GURAYAA
@MohamedAhmed-or6pqАй бұрын
Sorry wlo 87 qof ayey ahaayeen
@AmranibnuKhayre-v7xАй бұрын
Fadaralaka ha ku biran oo calaka kililka ha is ka tuuran
@MohamedAhmed-yh2wpАй бұрын
qaxootinimo ayaad dalka kusoo gasheen
@cismanmbooss8463Ай бұрын
1986 ina cagoole wuxuu xasuuqay 84 qof
@cabdicasiisamiirazАй бұрын
Inaader way iga qaldantay tirade waan cadhaysna markaan duubay waraysihan
@ahmedabdullesheikh6068Ай бұрын
Beenaale dhulka aad ku qaxday daarood ayaa iska leh
@baalgoraychanel9116Ай бұрын
Beenaale Dhulka aanu Ku Qaxnay Anagaa Lahayn Waliba inka badan ayaanu Lahayn oo ilaa Imika Leenahay Xoolahayaga ayaa Hareerahayaga Daaqayay Caano iyo Cad baanu Ku Noolayn Beri Dambe ayay Gaaladu Noo yimaadeen Cuntooyinkii ay Na Siin Jireena Wax Yar ayaanu ka Cuni Jirnay Badankeeda Waanu iibin jirnay oo Cuntooyin kale ayaanu Siisan jirnay Alle Wuu Ogaa, Bal Car Sheeg Xero Qoxooti oo Magaalo Daarood Ku Taala imikaan Dhalataye
@hafsaali4297Ай бұрын
@@baalgoraychanel9116 Huuno 1988dii baad timaadeen idinkoo waliba Qaxooti ah oo la idinsoo dhaweeyay. Taariikhda waa la ogyahay.