Xogihii udanbeeyey 25kii 8 Jabkii Ciidanka qaranka oo Xisbiyadu olole ka Dhigteen

  Рет қаралды 12,984

Maal TV

Maal TV

Ай бұрын

Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada

/ @maalchanneltv
Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share

Пікірлер: 64
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Ай бұрын
Maal TV abwaan Alle haku barakeeyo geesi qaran wariye qaali wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️
@amalhussein5132
@amalhussein5132 Ай бұрын
Nin rageed . Run sheeg ayaad tahay. Masha Allah 🎉🎉🎉👍👍👍👍
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 Ай бұрын
Absolutely, inader, waarun taa innaga uu baa isku muuqana cadowga gii na wuu soo badan yaa ilaahay cadowga hainga qabato . Our people need to wake up and stop supporting xisbiyo aan waxana taranynin. Guul iyo gobanimo for Somalilad May Allah protect our sweet home that we all love very much. Thank you for telling the truth ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Ай бұрын
Sixir ciidan kuma jabo waataa laga qayliyey powerka ciidamada qaranka
@elhanweera2435
@elhanweera2435 Ай бұрын
Geesi jawaab wacan bad bixisay inshaallaahu guuuuuuuul ciidamada qaranka somaalilaan cadawgiin jab horuu ujabay inshaallaahu
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub Ай бұрын
Maalintu hakuu wacnaato Abwaaan, qaaliya❤❤❤
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 Ай бұрын
Kulmiye iyo wadani dalka halaga qabto. Guul faysal Cali waraabe .
@user-wp3xf7bp3q
@user-wp3xf7bp3q Ай бұрын
Maal TV abwaan waa ruunta guul sld people
@Araweelo74
@Araweelo74 29 күн бұрын
MashaAllah ololaha doorashada qabyaalad iyo kala qaaybin baa u hub Aloow maruun natus mid daacadoo dibaatooyinka rasmigee dadka haaysta ee caafimaadkalee sixir bararka shaqola'aanta colaadaha abaaraha waxbaan idiinka qaban lee
@fadumoissa532
@fadumoissa532 Ай бұрын
Masha allah geesi qaran illahay haku xafido ❤❤❤❤❤❤
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
GuuulGuuuuuuuuuuuul.Abwaaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@naeemayusuf6464
@naeemayusuf6464 29 күн бұрын
Waa run sheeg geesiya cafadakaAllah maal tv waad dhameysay talo iyo tusaale
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 Ай бұрын
Allah waxanu kabaryayna insiyaasinta xaqa allah tuso libinta yaakeliga kugu tala galay beenta maha allah laga dheraday waxan umalaynaya inan dembiba loqorayn❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@lutfi9892
@lutfi9892 29 күн бұрын
Kkkkkk anaahay funny guy
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Anaa heey.Anaa.heey.❤❤ka.dhan.dhamaya.aad baad.abwaan udaristay❤❤❤kkkkkkkk
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Ай бұрын
Guul soomalilnd 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️💪💪💪
@fardowsa6949
@fardowsa6949 Ай бұрын
Kkkkkkkkk anaahay Somaliand badan keedi way noqdeen anaahyda .
@axmeddhinbiil84
@axmeddhinbiil84 29 күн бұрын
Aad vs aad baadu mahadsan tahey maal tv
@alxmdulilah7023
@alxmdulilah7023 29 күн бұрын
Guul guul guul Somaliland 💚🤍❤️💪💪💪☀️☀️☀️🌟🌟🦁🦁🦁 Insha Allah
@aminamaxamed9995
@aminamaxamed9995 29 күн бұрын
Wlll wax garadka Dalka ayad tahy nolow cadawga unolow alla hayna mideeyo wan mideysanhe🤝🤝🤝🤝🤝🤞🤞🤞🤞🤞✊✊✊✊✊
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf Ай бұрын
Akhas faysal faaruq
@haberjeclokingking7131
@haberjeclokingking7131 Ай бұрын
Anaahey .. kamacaan walhay waad iga qoslisay abwaan waa laayabey anba keep on😂😂😂
@hindamohamed6395
@hindamohamed6395 29 күн бұрын
Mash allah geesi qaran jir oojog inshallh Somaliland guul iyo goboonimo inshallh 💚⚪❤💪💪💪💪💪💪
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 24 күн бұрын
Giil iyo gobanimo❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@guleedciise4497
@guleedciise4497 Ай бұрын
Wuu jabay ha laga daayo😂😂😂😂
@farhiyajama2510
@farhiyajama2510 26 күн бұрын
Kkk geesi qaran ❤❤❤
@halimaosman9462
@halimaosman9462 Ай бұрын
Faisal madaxwenaha mustagbaka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@عامرنبيلالعامري
@عامرنبيلالعامري 29 күн бұрын
Ahlan
@fahiimae7336
@fahiimae7336 29 күн бұрын
Ahay ah masakaxdaa kaga abooroobayeey! Hadii sida Abwaankan loo caqli badnaan lahaa wax badan ayaa hagaagi lahaa. Guul Abwaan . Guul Somaliland 💚🤍❤️
@jamaalmaxamed6016
@jamaalmaxamed6016 Ай бұрын
😅Ana nahay
@khalifkambi7349
@khalifkambi7349 Ай бұрын
Ala maxaanu ku raaxeysaneynaa hadalkaaga maanta runta ayaad sheegeysaa. Mid ciidanka geesi ka dhiga doorta
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Kkkkkkkkkk❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@a.mohamed9655
@a.mohamed9655 29 күн бұрын
Ambba waan yaabayay! Faisal caliwaraaba ma kasiwaayay hawlaha wasaaradda difaaca iyo hawlaha amniga (gudaha iyo dibadda) oo sir qaran ah ha ku qalaadin oo sida Maal TV sheegayo lana wada ogyahay maaha hawl Aad ku ololaysato (Faisal maxaad Suldaan hawshii loo igmaday ee beesha gabay oo siyaasad ku qarraqmay ku caayi ma aragti dhaantide)
@faizasaid3803
@faizasaid3803 29 күн бұрын
Ninkan waa nin wacan please dharka ka eegga markuu soo hadalyo. Xaas ma leh miyaa? Lebiska inaga giijiyadee bi’i waaye eh.
@MaxamedXasan-xx2se
@MaxamedXasan-xx2se Ай бұрын
SOMALILAND GUUL
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 28 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 29 күн бұрын
wuu jabay adeer waa wax cad taasi waxaad se leedahay wariya kkk
@halimadirie5301
@halimadirie5301 Ай бұрын
Sadexda isma dhaame aan mid la qaato lahayn waxaa noo dhaanta yaa ciidanka wanjalay qari qari cadowgaa yaqaan ha la sheego dhibaatada ciidanka cida ka dambaysey koley waa la sheegi doonaye sirta ciidanku maaha wixii hore u dhacaye taasi way dhacdaye sirna maaha
@user-bd8ps5nk3l
@user-bd8ps5nk3l Ай бұрын
CIIDANKA HADDANU JABIN MAXABIISTA IYO TIKNIKADA MA HADIYAD BA LOO DHIIBEY.HEENTA IYO HUUHAADA MEEL LAFADHISO JACEYLKAGA KAHADASHAY
@IbrahimAhmed-yk5ls
@IbrahimAhmed-yk5ls 29 күн бұрын
Intii aan doonayay in aan u sheego ayaad maanta u sheegtay illaahay caqliga wanaagsan ha kuu siyaadiyo
@FatimaAli-cu7yd
@FatimaAli-cu7yd Ай бұрын
Somaliland guuuuuuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ZahraAden-ws2or
@ZahraAden-ws2or 29 күн бұрын
Guul somaliland
@saynabismail2646
@saynabismail2646 Ай бұрын
Ragii reer shixisaaq adigaa ka hadhay waa yaabanay angu hadaanu dumarka nahay
@museibrahim2796
@museibrahim2796 Ай бұрын
Aanaahey hhhhhh weey
@user-sw4oi1ou5e
@user-sw4oi1ou5e Ай бұрын
Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j Ай бұрын
dee bal waxan laleeyahayi siyaasyiinta nin waliba dan keligii ah buu doonayaa shicbka dandoodu waa nabad
@user-jy1eo9re5g
@user-jy1eo9re5g 29 күн бұрын
Siyaasiinta qaar baamagac doonoqdoo waatjjbalagtalahayd
@salmamohamedsalma5817
@salmamohamedsalma5817 Ай бұрын
Hadalkaa aad jeedisay waa Sharci waa sidaa aad tidhi😢
@fartuunfartuun8784
@fartuunfartuun8784 Ай бұрын
Waa arin aad u xun waxaasi😢
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 29 күн бұрын
sida aad u hadleyso waxaad u dhurataa meel intee soomaali ku dhimatay waxaan la garaneyn
@shabeel7467
@shabeel7467 Ай бұрын
Ninkan Mahdi Gulaid nijaas ka dabawdhilifka Xaarmaajo ee gacan saaraa la leh xisbiga Huwanta ayaa ninkan soo diray, waxa la yidhi waa Ciidagaleh ku dhashay oo degan Somalia waana sida Dhegdheer Mahdi Gulaid usoo diray.
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 29 күн бұрын
feysal waa dawoco waalan sidii dabayl xagaa weeyaan hadalkiisu
@user-yl9fw7iy7s
@user-yl9fw7iy7s 29 күн бұрын
Caac weynaa garac garac dhalay
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j Ай бұрын
Soo adigii lahaa way guureen oo xaqiray kuwii dhintay
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 29 күн бұрын
hadalkaagu waa hadal wanaagsan waadse la daahday waxay ahayd inaad hadasho xilligii dagaalku ka socdey sool runtada sheegto waxaad nowon lahay nin dadku raacan aad baan kuu fahaney ok
@MakoFarax
@MakoFarax Ай бұрын
CUDURKA S9MALILAND HAYSTA MA KUU SHEEGA DHIBATADU WAA BARAHA BULSHADA EE KII BIYOLE HANJIRAYBA MID SIYASAD SHEEGANAYABA UU KA SOO DHURYAMAYO WAA IBLAYSKIII OO BARAHA BULSHADA SOO FULAY DHAMN SHACABKIII OO DHAMI WAXAY NOQDEEN WADA SIYASI HADIII AYNOQOTO DUMARKIII OO AAN SIYASADA DANAYN JIRIN CALAA KULI XAAL BARAHA BULSHADU WAXAY NOQOTAY MEEL UMADIIII HANKA LAHAYN LAGU KAL QAYBIYO SIYAASIYIINTUNA WAA KA QAYAB OO KALINTIII AQOONTA AYAAN SHAQAYNAYN BAL U FIIRSO DAWLADIHIII HORE EE INA SOO MARAY BARAHA BULSHADU MAY JIRIN MANTA ILAA 10JIRKU WAA SIYAASI EE BARAHA BULSHADA MAQAADI KARNE HALA INAGA XIDHO WAA LA MIYIRSANE DHIBTU WAA HALKAAS MEEL KALE HAKADOONINA
@elmidahirbulaale2992
@elmidahirbulaale2992 Ай бұрын
WALEE NIN RAGA O CIDKASTA RUNTA U SHEEGTAY
@rudwaansulub4835
@rudwaansulub4835 Ай бұрын
Beenale inaad leegto munafaqad kaga dhagtay
@iskaandarahmedali5265
@iskaandarahmedali5265 Ай бұрын
@rudwaansulub4835, waryee xagad ka-guubaneysa Huwaneey? Ha noo dhuuman qadadweeyney... Faqash fooqal faqash.... Jamuriada Somaliland hakuumashquulin... Cabdo fooqal Cabdo
EMS Special ትግላችን እስከ ቀራኒዮ ነው Tue 23 Jul 2024
8:58
EMS (Ethiopian Media Services)
Рет қаралды 8 М.
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 57 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 59 МЛН
Zbulohet e vërteta tronditëse për “fatin” e Faton Hajrizit
21:02
Euronews Albania
Рет қаралды 80 М.
Sir Culus Dilka Fihiima Quuje ee Garoowe yaa ka Danbeeya
24:55
This or That 🛍️
0:52
A4
Рет қаралды 9 МЛН
Кого она вытащила из воды?😱
0:51
Следы времени
Рет қаралды 3,7 МЛН