Kaftankii iyo xasuustii Axmed Cali Cigaal iyo Abdisalaan Hereri

  Рет қаралды 115,716

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Жыл бұрын

Kaftankii iyo xasuustii Axmed Cali Cigaal iyo Abdisalaan Hereri

Пікірлер: 88
@apdikadiralidagel1373
@apdikadiralidagel1373 Жыл бұрын
Waxaan ka jooganaa 55 sano ruwaydii Talo iyo Talaabo ee 1968 maantana waa 2023.. marti io midho baa ku dhan Heestii Dadanimad Aqoonaso Abwankii sameey Abawn Dheeg laxankii Cigaal Luuqadii Kuluc io magool Fan iyo suugaan idinka danbey Hobaladii waabari legander somaila music
@mhassan0163
@mhassan0163 Жыл бұрын
Fannaan la hubo oo dhammaystiran, Cod, Laxamiiste, Jilaa, Dabeecad, Qaab, wax walba ALlah waa u dhammeeyey, cimri dheer iyo caafimaadna waa siiyey, Noolow, salaan sare from Berbera/Somaliland
@abdidjibril6612
@abdidjibril6612 Жыл бұрын
Axmad runtii waa sheelh waana macalin. Tarikhda axmad waa in film documentary laga diyaariyo.hareri shaqadaa ha qaato.axmad cimri dheer alleh ha siiyo amin
@dulmididjamaalodaway4049
@dulmididjamaalodaway4049 Жыл бұрын
Rag culus walhi is helay AXMED Cali cigal waxaan modi jiray in uu yahay nin da,ah kawrn weli waa dhalinyaro Guuleesta hareeri iyo AXMED cimri dheer iyo cibaado suuban from galhareeri
@abdullahiguled
@abdullahiguled Жыл бұрын
Maasha Allah Ahmed Ali Egal Waa fanaan dhanaystiran ILaahay cimriga ha u barakeeyo HERERI laftigiisu Waa weriye soomaaliyeed oo qaali ah ILaahay Labadoodaba cimriga ha u barakeeyo
@Ot_Ot20123
@Ot_Ot20123 Жыл бұрын
آمين
@SareyFarah
@SareyFarah Жыл бұрын
Ahmed Ali Igaal❤😊 Legendary his songs are so amazing❤😊 28/5/2023❤xasuus
@ibrahinmohamud6781
@ibrahinmohamud6781 Жыл бұрын
Adeer nimanku af somali ayay ku hadlayaan sxp malaa english ayaad iska jeceshee
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Жыл бұрын
Waa niman farxadu ku badantahay walaslo ayaabad moodaa inkastoo ayna isku ekayn mid walba dhiniciisa uqurux badanyahay hadalka farxada laguma caajisayo walee ilaahay ha idin xiftiyo cimri iyo cibaado wada socda iyo caafimaad
@mohamoudmohamed1011
@mohamoudmohamed1011 Жыл бұрын
Asc walaahay Ahmed Ali Cigaal waa Number one Fanaan.
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 2 ай бұрын
Waa 2 Legend ayaa is wareysanaaya 👍 great interview, Kun ciil iyo kanadiid buudhaley oo kunciil heesahiisa qaar kamida ku qaada, Nr 1 fanaanadii Lodkii Generation kii Kadanbeeyey ee soo gaadhey Kuluc iyo samatar iyo ayuu 1980 yadii One ka ahaa ciyaar maa ahyn Ahmed Ali cigaal.
@ahashi7828
@ahashi7828 Жыл бұрын
Maasha Allah Ahmed Ali Egal weli sidiisii ayuu u dhalinyar yahay waan xasuustaa markuu heesi jiray caruur baan ahaa Hareeriga waraysanayana waan ka waynahay kkk Maasha Allah waa Hibo Illaahay Cimriga iyo Noloshuba.Abdisalaan Hereri NOOLOW NOOLOW.
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
2 nin oo culus. Taariikhdu waa cajiib. MASHAA ALLAAH
@abdimuse7911
@abdimuse7911 2 ай бұрын
Ahmed Cali Cigaal Waa Legend Fanka Soomaaliya Magac & Mansab Sarre Ku Leh.....Gacanaa Utaagay Enegryga Uu Ku Heeso Wax Leh Ma arkin, Intuu Doono ayuu Dhawaaqaa Iyadoo aanu Codkiisu Is Badal Sameyneyn..
@adamahmed973
@adamahmed973 Жыл бұрын
Labo nin oo soomaalida qaali ku ilaahay haku xafido adeerayaal.
@nuzeybaali5704
@nuzeybaali5704 Жыл бұрын
Mansha Allah Illahay baa mahada iska leh oo xaqa ku fahansiiyey, Illahow na garan sii kuligeen
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 2 ай бұрын
Amiin Amiin
@johnhajigure2973
@johnhajigure2973 Жыл бұрын
Waa salaamaya Kaabo galaaskeyga Axmed C. Cigaal waxa uu illaaway macalimadiisi Dahabo iyo (school-ki Anzaloti Sud)...!
@bakarhassanchennal7335
@bakarhassanchennal7335 Жыл бұрын
Commantigii ugu horeeyay wa i kan..........🎉
@user-xt8fu9xh9f
@user-xt8fu9xh9f Жыл бұрын
sxb cabdi salan waxaan ka codsanaya fananka axmed cali cigaal ii weydi heesta dabdhaxamooday qisadeedada dhabta ah sxb madaba u mirah leyahay asaga
@canabyusuf615
@canabyusuf615 Жыл бұрын
Masha Allah illahay haku barakeeyo ❤❤
@mustafaa2227
@mustafaa2227 Жыл бұрын
MashAllah isla doonashadiiniyo inigoo wada jooga aad baan u jeclaaye Ilaah baa soo fududeeyay 🤝
@hamzeahmed6411
@hamzeahmed6411 Жыл бұрын
Two legends hereri iyo cigaal
@mohameddhakaar994
@mohameddhakaar994 Жыл бұрын
Barnaamij aan aad u xiiso Hereri Media
@abdirashidmaxamed4665
@abdirashidmaxamed4665 Жыл бұрын
Axmed Cali Cigaal, waa fannaanka aan ugu jeclaa heesihiisa, jiliddiisa, laxamkiisa iyo kabankiisa. Riwaayad uu jilayo oo aan toos u daawaday waxay ahayd, BEERAYE NASIIBKAY, abwaan HURYO, AHN ayaa sameeyey, heesaha ku jirey waxaa ka mid ahaa; ma dhoolbaa, ma dheegbaa, dhawaaqaaga wiilyohow dhegahaygu jecelaa.. Axmed Cali Cigaal iyo Saybab Cige. Heesta kale ee cajiibka ahayd ee ay wada qaadayeen Axmed iyo Saynab, waxay ahayd; sheeg sheeg. Gabaryahay ma sheellee warku haddaanu shiillayn, haddii aad shirbaysoo buur shiiddo keligaa waad shaamareeriye, kuu sheegay sheegay... BURCO halkii baaskitboolka/kubadda gacanta lagu ciyaari jirey baan ku daawaday, oo berigaa ahayd tiyaatarka Burco,. Tiyaatarkii cusbaa ee Burco loo dhisaayey isagoo qabyo ah baa dagaalladii waddanka ka dhaceen. Waa xusuus dheer, in badan baa maanta nool dadkii riwaayaddaa daawanaayey, oo aan anigu ka mid ahay. Alxamdulillaah.
@maxameddalab7301
@maxameddalab7301 Жыл бұрын
Axmed iyo abdisalaan hereri xusuus wanaagsan aniga baa aad uqosley
@ahmedmahamud7272
@ahmedmahamud7272 Жыл бұрын
Maa shaa alaah ilaahow
@AhmedAbdi-vl5jc
@AhmedAbdi-vl5jc Жыл бұрын
War Ahmed ali cigaaal wali wuu yar yaheee allaha ku xafido aamiin yaa allaah
@jimcalecabdi9856
@jimcalecabdi9856 Жыл бұрын
MAASHA ALLAH
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Жыл бұрын
Hereri💯💯💯💯💯💯💯
@ahmedabdilahi8529
@ahmedabdilahi8529 Жыл бұрын
Ahmed Ali Cigaal legend weeye
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 Жыл бұрын
Axmed cali cigaal wa fanan qaali
@faisalmohamed7125
@faisalmohamed7125 2 ай бұрын
Two Somali legends 💯
@icetay521
@icetay521 Жыл бұрын
Axmed cali cigaal waa iga qosliyey
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 3 ай бұрын
Xili wanagsan buu ah illahay wuu noga d high kara insha allah
@cawaalecaydaruus3455
@cawaalecaydaruus3455 Жыл бұрын
Axmed Cali Cigaal 🙏🏾
@historynerd7549
@historynerd7549 Жыл бұрын
Mansha Allah Tasnbiixda muhiim ah
@Idamaale
@Idamaale 10 ай бұрын
Haaye Haaye Abdisalam Hereri iyo Ahmed cali cigaal Two Legends 😂
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 3 ай бұрын
Wasalamantihin ader axmed iyo wariye cabdisalan wad kumahadsantihin wareysigan wacan
@user-tk3kn5dt3v
@user-tk3kn5dt3v 3 ай бұрын
Ustad cigaal msha allh
@mohameddhakaar994
@mohameddhakaar994 Жыл бұрын
Sheekh Axmed waa Allah bixiyo
@SabriyeadanSabriye2024
@SabriyeadanSabriye2024 2 ай бұрын
Insha. Allah. Kulashayin. Yarjucu. Ilaa. Aslihii
@galoolqudhac
@galoolqudhac Жыл бұрын
Ninkan Axmed fankiisu aad buu u sareeyey laakiin nin wax laga faaiido maaha ma xasuustiisaa xun mise waa xaasid waayo qosol iyo is dhaafin iyo farxad iyo buuq ku wareeriyaa wariyaha
@abaawn_caqlisame
@abaawn_caqlisame Жыл бұрын
Wlhi niyaan u qoslay sxp Kalmed possible ah
@maxamedcabdicilmi6181
@maxamedcabdicilmi6181 4 ай бұрын
Waa duni macankii ka dhamaday imiikan meel laysla marayo garanmayno allow khatimada no wanajii
@user-nh8zv2lw5w
@user-nh8zv2lw5w Жыл бұрын
Masha allah
@AbdirahmanMulac-jk9hu
@AbdirahmanMulac-jk9hu Жыл бұрын
Masha Allaah rag culus oo somaliyeed ayaa is helay
@nasteexofarah9957
@nasteexofarah9957 Жыл бұрын
War harari isagaaba fanaan ah
@abdurahmanali2071
@abdurahmanali2071 Жыл бұрын
Haayee haayee Abdisalaam guuleyso
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@yahyemohamud1108
@yahyemohamud1108 Жыл бұрын
Shafku dhogorle Reer khalaf ah boqorka jaceylka🔥🦁🤘
@seadhuad2445
@seadhuad2445 3 ай бұрын
Bahashaa xun reeka inagadaa masraxiyadu Waa bilaa sress haka xuman odoyasha sxb uf qabilkadhe
@Somfox1
@Somfox1 Жыл бұрын
Salaan sare .. walee waa runtiiye , wararka Somaliya marka aad dhagaysato waa naxdin uun .. garan waayey Madaxda maanta ee umada aan waxba u qabanayn .. War aad ku faraxdo goor hore baa inoogu danbeysay .. Allow dalka iyo dadka Somaliyeedba noo Barwaaqee ... oo dhibtan qabyaalada iyo kuwa wax qarxiya naga qabo ama soo hadee .. AAAMIIIN
@gemstar416
@gemstar416 Жыл бұрын
Two legends MashaAllah 🙏
@siradgiama-xk1vk
@siradgiama-xk1vk Жыл бұрын
Waan qiirooday fanaaniintii soomaaliya ee fahmayey fanka Waa dhamaadeen waxyar baa ka haray cilmigiina lagama reebin Waxan oran lahaa fanka ha dabaqabto
@saeedosman3016
@saeedosman3016 Жыл бұрын
Axmed wuu sii xuub siibanayaa
@XidigaXamar
@XidigaXamar Жыл бұрын
Haaye haaye haaye
@user-ww3lm6sh4m
@user-ww3lm6sh4m Жыл бұрын
It's historic
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 3 ай бұрын
Iyo ader hareri iyo ader axmed allaha idinbarakeyo
@xadiyageesey3164
@xadiyageesey3164 Жыл бұрын
Waxaad weyday meelkasta qofka kaahoryimaada waxow kuleeyaha waa Axmed Cali Cigaal Soomaali aa laga helaa
@siradgiama-xk1vk
@siradgiama-xk1vk Жыл бұрын
Maa shaa allah Ilaahow khaatumo khayr Sii caqliga ku jira axmed cali cigaal Ku badala noo soo saar Sharaftii soomaaliya Ilaahow did u soo celi
@yusufgaban7460
@yusufgaban7460 Жыл бұрын
Masha Allah Greatest Legend Ahmed Ali Igal and greatest Journalist Abdisalan Hareri.
@user-qh4sb8ly1c
@user-qh4sb8ly1c 4 ай бұрын
0:17 0:18 0:19
@daawooltv4608
@daawooltv4608 Жыл бұрын
Cigaal Dhulku Wa Dhul Ilaahay America Besheyda Aya Degta Unukaaleh Masoo Wadaa Somaliye Tarriiba
@jamalnoah5564
@jamalnoah5564 Жыл бұрын
Ninkaan waa farxaan wana mucjiso. Wali waa ninyar aragti ahaan
@XidigaXamar
@XidigaXamar Жыл бұрын
Haaye haaye iga gadan😂
@galoolqudhac
@galoolqudhac Жыл бұрын
Laba farxaan baa is helay 😂
@khadraali8373
@khadraali8373 Жыл бұрын
Ahmed&abdisalam sow kuwa Googacade iskuhorfadhiya lamid maahan ee baryaculusta iyo dabacayuunta iskuhaya maha war waxani maxay ahayeen wa riyo geesaleh nimanka soomaalidu
@mohameddheeg
@mohameddheeg Жыл бұрын
Mnzha alleh
@abdirashidismail1334
@abdirashidismail1334 Жыл бұрын
Waa fanaan aan taageero heeso badan uu qaadana dhageyso lkn intaa yaree cabida sharaabka dishay wax badan ma xasuusan karo Waxaan waydiin lhaa Ahmed cigaal hees uu qaado . NAFTAYDA RAAXO JECELAY
@safiamuse5060
@safiamuse5060 6 ай бұрын
Ma meeshuu ku ca ayey baad joogtay , ilahay ka cabso, balwad haduh leeyelahay silic baa ka muuqan lahaa, isku xishood
@AliYusuf1
@AliYusuf1 Жыл бұрын
Soomaali, abaal lawayaal, waa in aad u xusnaa dadka dalka qax u wabtey
@canabyusuf615
@canabyusuf615 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk
@crisaaqyuusuf7256
@crisaaqyuusuf7256 Жыл бұрын
Cabdisalaan waa lawaabsaday
@cabdinuuxjaamac6932
@cabdinuuxjaamac6932 Жыл бұрын
Maba doonayaan inaynu dawlad ahaanomaxaad ula jeeday
@Kw58437
@Kw58437 Жыл бұрын
Kkkk
@fatahwajaale3935
@fatahwajaale3935 Жыл бұрын
Soomaaliya ku tebo nabadgelyada waaw gpld days ax ax ax
@siradrijal1284
@siradrijal1284 Жыл бұрын
Very interesting interview
@a.hassanjama4571
@a.hassanjama4571 Жыл бұрын
War cabdusalaanoow adigaaba qaamuus ah oo heesihii oo dhan maskaxsa ku haya.
@afrahap4406
@afrahap4406 2 ай бұрын
Waxa lahaa abdi idaan farax Isagaa udhiibay koluc
@afgmasafg7764
@afgmasafg7764 Жыл бұрын
Gawaaridu bilaash bay dadka Ku qaado jireen ee Ku dar
@user-kc5zr2ej2k
@user-kc5zr2ej2k Жыл бұрын
Ninkan waaba nin yar
@axmedkanada853
@axmedkanada853 Жыл бұрын
85 jir weeyaan
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 Жыл бұрын
Rag culus ayaa kulmay
@nimanhaji1648
@nimanhaji1648 Жыл бұрын
Dhal magaalo markay is hesho wa iska sidan kama caajisaysid.
@osmanali308
@osmanali308 2 ай бұрын
War diinta u soo laabta iska daaya waxa man was wixii Somaliya dumiyay
@zahrasaidmohamed7927
@zahrasaidmohamed7927 3 ай бұрын
Sida haro gingimanoo biyo galac kaleeyiin
@user-db4qe2uz7j
@user-db4qe2uz7j 3 ай бұрын
Heesta kuluc waxaa laxanka saaray RASHIID BULO
Qaybti Labaad ee Wareysiga Axmed Cali Cigaal
21:03
Madasha Furan
Рет қаралды 11 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 5 МЛН
Must-have gadget for every toilet! 🤩 #gadget
00:27
GiGaZoom
Рет қаралды 11 МЛН
Каха ограбил банк
01:00
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 25 МЛН
Boqorkii feerka Mohamed Ali Kalaay Taariikhdiisa iyo Abdisalan Hereri
23:00
Xildhibaan Faarax Macalim
57:43
Noor Abdi
Рет қаралды 676
HADRAAWI NOLOSHII XABSIGA SHEEKO XIISO LEH | Dhacdooyin Media
11:08
Dhacdooyin Media
Рет қаралды 296 М.
Wareysi Cabdulahi Yuusuf 2aad.mpg
1:11:50
Baafo Media
Рет қаралды 2 МЛН
I want to play games. #doflamingo
0:20
OHIOBOSS SATOYU
Рет қаралды 18 МЛН
Respect 🤯💯 || Look This 👰🏻#shorts
0:29
GOJU Amazing 99+
Рет қаралды 19 МЛН