Xogta Dhalashadiisa sidee ugu biiray Dugsiga Sheekh? | Taariikhda Siilaanyo

  Рет қаралды 18,167

Qaamuus

Qaamuus

Күн бұрын

Пікірлер: 58
@khadar917
@khadar917 2 ай бұрын
Alla ha u naxariisto nin weyn oo rijaala ayuu ahaa Axmed siilaanyo magaalada Bosaso oo aan ku noolahay dadku aad ayay u hadalhayeen uguna tacsiyadeynayeen taas oo marag ka ah qofka uu ahaa marxuumku iyo inaanu deegaan gaara ku koobnayn ilaahey janooyinkiisa haku irsaaqo.
@Baashaaal
@Baashaaal 2 ай бұрын
Kani waa Dhiigyacab kii ugu waynaa Ee gacantiisa ku laayay Dad badan oo Hartiga Waqooyiga ah reer barigu waa dad aan Dadba kala Aqoon waa la idin arki doona idinkoo Caydiid ka cabanaya.
@khadar917
@khadar917 2 ай бұрын
@@Baashaaal inder caadi iska dhig marxuum tacsidii yaanay ku xoqin waa shay caadi ah, caydiid waxba namaanu yeelin waanu dagaalanay hadana waa marxuum laftiisu Alla haunaxariisto Way jirtaa in beesha Hawiye maati badan ku dooxeen muqdisho taas lafteeda cuqdad kamaanu qaadin ee waxay na tustay inaan dhulkayaga aamino oo dhisano Harti waa mid wixii idin dhiba saacada markaa la taaganyahay diyaar laakiin cuqdadu ma fiicna.
@NoradinAbdi-pi5kn
@NoradinAbdi-pi5kn 2 ай бұрын
Zhp waad mahadsantahay ilaahay ha unaxariiisto aabihii Somaliland Axamed siilaanyo 😢😢😢😢😢
@JaamacMaxamed-yo7kj
@JaamacMaxamed-yo7kj 2 ай бұрын
Ilahay ha unaxariisto amiin
@amounali640
@amounali640 2 ай бұрын
ALLAH SUBXANA HUWA TACALA haa uu naxaristo isagaa ii islam dhamatii. Allahumma amine 🤲
@SUHUUUR.QURUX1
@SUHUUUR.QURUX1 2 ай бұрын
Muuqalkanoo kale waan kaa sugaayay thank you qaamuus Allah haw naxariisto madaxwayne siilaanyo🤲
@abdulkadirmusa675
@abdulkadirmusa675 2 ай бұрын
Alaah haunaxariito aamiin insha alaah
@zupermax3710
@zupermax3710 2 ай бұрын
Alle haunaxariisto madaxweyne axmed maxamed maxamuud siilaanyo aamiin yaa rabi 🤲
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 2 ай бұрын
Alle ha u naxariisto isaga iyo wixii islaamaba
@dalkaab1436
@dalkaab1436 2 ай бұрын
Malinta Magacedu Mayd loo bedeli doono waxan La murugsanahay meshii an arkey ee Qabriga ahaa Allahayow Awoodada Fadligeda i naxariisto subaxanallah YAA ALLAH 😭😭😭😭🎤🤲🏻
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan 2 ай бұрын
Wlhi qaranka halyey qaran ba ka baxay الله اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناته ويلهم أهله وذويه الصبر والسلوان
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 2 ай бұрын
Alle ha u fududeeyo suaalaha qabriga mnta ayaa la aasaye alle haka waraabiyo janatul firdowsana haka waraabiyo
@tanaadmedia1837
@tanaadmedia1837 2 ай бұрын
Alle ha u Naxariisto Aamiin Yaa Rappi
@Injineer59
@Injineer59 2 ай бұрын
Aalle haunaxaristo aminamin
@YusufHashi
@YusufHashi Ай бұрын
Alle ha unaxariisto 😢
@NurSalad-pc1xd
@NurSalad-pc1xd 2 ай бұрын
Allaha u Naxariisto
@hamseabdi899
@hamseabdi899 2 ай бұрын
Ilahaw u naxariiso 🤲🏼
@ilkacaseqays2469
@ilkacaseqays2469 2 ай бұрын
Alle ha u naxariisto
@jecelowm4862
@jecelowm4862 2 ай бұрын
ILLAHAY haunaxaristo
@hamsea.riyoole7191
@hamsea.riyoole7191 2 ай бұрын
Alle naxariisti janno haka warabiyo axmed silanyo
@Xasanabdi-wc8ns
@Xasanabdi-wc8ns 2 ай бұрын
Allaah ha unaxariisto
@liibaanhusein291
@liibaanhusein291 2 ай бұрын
Allah ha u naxariisto
@MohamedGash-w2x
@MohamedGash-w2x 2 ай бұрын
Allah how naxariisto
@JaamacMaxamed-yo7kj
@JaamacMaxamed-yo7kj 2 ай бұрын
Qardhaso ayuu qori jiray axmed m siilaanyo
@yasirarafat6975
@yasirarafat6975 2 ай бұрын
Allahao kunaa naxariso
@somaliapeaceprocess6948
@somaliapeaceprocess6948 2 ай бұрын
Allah u naxriisto
@MaxamuudCali-k4y
@MaxamuudCali-k4y 2 ай бұрын
Allaah how naxariisto eebe asgaa karee
@HassanFaarah-e2h
@HassanFaarah-e2h 2 ай бұрын
Qof na malin tiisa kamana hor dhaco kamana dib dhaco Alleh ha u naxariisto cadaab I hiisa ha ka badbaadiyo nin beel ah muu ahayn wax badan dadka u soo qabtay dadka oo dhan baa dhimanaya laakin mar uun baanay wada dhimanaayn dhamaad ka aduunka hortii alleh janadiisa ha cadaab ta ha ka ga badbadaayo
@axmedmaxamed7995
@axmedmaxamed7995 Ай бұрын
alle hau naxariisto
@user-Axmed
@user-Axmed 2 ай бұрын
Alaah haw naxaristo meeluu jogaba wu ka dhex muuqday, lakin saxip waxad ilowday in awowgi aabo uu ahaa Shixiri xoghayihi arimaha dibeda ee daraawiishta,
@yasirarafat6975
@yasirarafat6975 2 ай бұрын
In aaan siyadhoo silaanyo kabartoo ayaan jeclani laahaaa iyoo hadelesii hal dowrkaa ahaaa
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 2 ай бұрын
Aaamiin aamin aamin aamin
@mohmoudjibril5317
@mohmoudjibril5317 2 ай бұрын
لا الله الا الله،،، الله يرحمه
@saacidismaaciil8685
@saacidismaaciil8685 2 ай бұрын
Alle u naxisto
@MA-ux5ki
@MA-ux5ki 2 ай бұрын
NIN ducaysan waa ahaa alle haw naxariistee😢
@alicqaadir9348
@alicqaadir9348 2 ай бұрын
انا لله ؤانا اله راجعون الله يا رحمة
@Baashaaal
@Baashaaal 2 ай бұрын
Dhiigyacabkii ugu waynaa ee waqooyiga soomaaliya ayaa xijaabtay Ilaahayoow wuxuu mutaysto janno iyo naarba guddoonsii iidooroow idinna inaad siyaad Caydaan iyo siilaanyana halyay ku sheegtaan kala daaya labadaa Orod 😊
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 ай бұрын
Haddaad caaydo iyo haddaad ku digtaba waa isugu mid markaa waxaad doonto samee
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 2 ай бұрын
Alaayo arxamo raaxiimiiin madaxweyne hoore AHMED MAXAMEDD MAXAMUD SINLAYO
@Amiirka3o
@Amiirka3o 2 ай бұрын
CAMAlkisa ALLAHA ka abaalmariyo
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@cabdinaasirsalebaan6600
@cabdinaasirsalebaan6600 2 ай бұрын
Ilaahay camalkiusa ha siyo axmed siilaanyo. Maxamed faarah caÿiiid iyo Ina Kumar fees idhamaan iyo aaboohoodii cabdilaahi Yusuf axmed waxay ahaayeen Shar waayaashii burburka Dalia soomaaliya camalkooda rabigeen hasiiyo
@abdirisakmohammed7293
@abdirisakmohammed7293 2 ай бұрын
M.A
@asiyayusuf9467
@asiyayusuf9467 2 ай бұрын
allaw janooyinkaga ku casun
@xxxrashia
@xxxrashia 2 ай бұрын
❤❤❤❤🎉🎉
@ahmedfarah6760
@ahmedfarah6760 2 ай бұрын
Xabashigii way naa oo bakhtiyey
@asiyayusuf9467
@asiyayusuf9467 2 ай бұрын
wallo waa codsi qaybta 2ad nooso daa mahad sanid
@mahamedaxmed6817
@mahamedaxmed6817 Ай бұрын
Alleh godka ha ku nuuriyo inzhlah adeero nin wax garada ayaad ahayde
@SabahAdan-c5o
@SabahAdan-c5o 2 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto
@FadumoXasan-p5b
@FadumoXasan-p5b 2 ай бұрын
Isaaqu wax jira haday yihiin taariikh umaysameeyeen ninkii khaayimay dadkiisa dalkiisa
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 2 ай бұрын
64-tii aaa lol😂 war 44-tii dheh. Ma ninkii 60-kii dowladdii Aadan Cade shaqeynayey ayaa 64-tii iskuul la geeyey.
@Abdalla-1122
@Abdalla-1122 2 ай бұрын
Godka lagu cadaab imisa halaaga ayuu sababay
@feizul.feisal
@feizul.feisal 2 ай бұрын
Allah ha unaxaristo🤲🤲
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 2 ай бұрын
Alle ha u naxariisto
Ful Video ☝🏻☝🏻☝🏻
1:01
Arkeolog
Рет қаралды 14 МЛН
Wednesday VS Enid: Who is The Best Mommy? #shorts
0:14
Troom Oki Toki
Рет қаралды 50 МЛН
WARIYE CABDULLAAHI XAAJI VS SIYAAD BARRE MAXAA KALA QABSADAY
37:48
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 34 М.
Faa'iddoyinka Alle Ka Cabsiga  Sheekh Dirir
26:57
Baraarug Media
Рет қаралды 39 М.
Speaker of Somali Parliament appeals for calm
1:46
AP Archive
Рет қаралды 2,3 М.
FURDUG WAA LA SOO JABAY JAB AAN CAADI AHAYN (5430)
23:35
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2,5 М.
Ful Video ☝🏻☝🏻☝🏻
1:01
Arkeolog
Рет қаралды 14 МЛН