Xogta Kulanka Turkiga Fahad Yasiin Liiban shuluq&Kulane Jiis,Xasan sh oo ku fishilmay Hogaanka dalka

  Рет қаралды 21,653

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Пікірлер: 37
@faisalosman9906
@faisalosman9906 Ай бұрын
Walee Xasan waa fishilmey
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 Ай бұрын
Allow nagaso gaar Aamiin yaa rabbi
@yasinfarah5056
@yasinfarah5056 Ай бұрын
Sultan tv benlow aya thy sxb
@AbdirahmanFarah-yp5nh
@AbdirahmanFarah-yp5nh Ай бұрын
Fasal Durwaa Caqli lixjir years ka muuqda .what Ri bilaa geesa ah
@user-gf5is9wu1k
@user-gf5is9wu1k Ай бұрын
Maxamed siyaad ma adinka saaray jwb waa maya
@orahwng-l8v
@orahwng-l8v Ай бұрын
Dadka qaxotiga ee ka carray dhibtda somli ka jirto wadnka waga we ka jirta sabte uga cararen ee lacgts 10mln aye raban ine qatan lkn wadma yurub tarxil miye bulawi raban😊
@MaxamedcadiSalax
@MaxamedcadiSalax Ай бұрын
Waa ben fahad yasin maqadan lalush ee waa sucad dil la rabo in lagu bahdilo nabad iyo nolol mida kale waa ben in hubkas uu farmajo lug kuleyahay marka waxba yan darbiga madaxa lagu tumin wax walba wey cad yihin howshan waxa wato waa qomka xasan xabale qote uu madaxda u yahay ok
@suniishhassan5989
@suniishhassan5989 Ай бұрын
Fahad yaasiin keep going inaaa edo mcn 🎉❤🩸
@Terza56
@Terza56 Ай бұрын
Hassan garguurte jidkaas Cad ku soco asagaa diiday e ka xaaxaabi dheh Hassan Qoslaaye ma u eka madaxweyne (president) habka u dhaqmo waa nin jecel boob - buuq- iska daba wareeg✅✅
@faisalosman9906
@faisalosman9906 Ай бұрын
Naftiisey u dili gaareen doqonka
@fadumawarsame7571
@fadumawarsame7571 Ай бұрын
War Rabegaa ka yaab
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew Ай бұрын
Fahad muxuu galmudug ka galaa ? Lagaray Kulane jiise
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 Ай бұрын
Wax dhici kara ma aha fahad lacag qaatay
@user-vq2yu8wp5i
@user-vq2yu8wp5i Ай бұрын
maka yelen marka
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 Ай бұрын
miskiin wax baad heshay laakiin waxaa kaa dhiman? etoobiya lacag masiisato hub lkn waxay siisataa siyaasad? hubka farmaajo ayaa kasoo qaaday etoo farmaajo waxaa u ah wakiil fahad iyo kulane liibaan lacagtiisa ragaasaa qaatay etoo iyadana waxaa loo sheegay liibaan inuu noqonaayo lafta gareen galmudugna ay noqon doonto koonfur galbeed !!!!!
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 Ай бұрын
Danta laga leeyahay Maxey tahay in qaxootiga laso celiyo waliba lacag lagu qaato ?
@abdurahmanmohamed1293
@abdurahmanmohamed1293 Ай бұрын
isagoon laascaano tagi karin wuxuu rabaa in hub laga iibiyo lkn xamar oo 5 maamulgoboleed hoos yimaadeen aan hub la siin isaaq caqli xumaa wllhi markaam Hawye iyo daarood wada socda ayaa idin wada dili siyad baraha aad sheegeyao kilo meter kamaad saarataan hadii aaney walaweynta ahayn mida ilaa dhoobley eryatey
@anshurAden
@anshurAden Ай бұрын
Kuwaas miyoow lacag siiyay dilaayadii dadka laayay miyoow lacag siiyay
@Bakaaley
@Bakaaley Ай бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Umada ka joojiya warka neenta ah aad u sheegaysaan
@AlaaleAlaale-kq1qr
@AlaaleAlaale-kq1qr Ай бұрын
Nabar iyo naxdin
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 Ай бұрын
No wey
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 Ай бұрын
Feysal si fiican sameeye
@siatbulle5893
@siatbulle5893 Ай бұрын
Beentaada naga daah
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by Ай бұрын
Ninyohow umada beenta iyo qoriga dabka ladhex Socota kadaa oo Isla xisho waxaad leedahay fahad yaasiin ayaa farqa loogu shubay naftaada ayaad been u Sheegtay
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 Ай бұрын
Waaeenlownu shaqeeya damujadiid xasan waa fashilmay ha iscasilo.
@mohamedgurey1487
@mohamedgurey1487 Ай бұрын
Maba noole hamze ha ka been sheegin marxuumka waa hore dhintay
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 Ай бұрын
Waa beenlow u shaqeeya damujadiid.
@mohamedabdillahi1960
@mohamedabdillahi1960 Ай бұрын
Waa beentii lagugu bartey.
@GadhkaXaaji-bz2cy
@GadhkaXaaji-bz2cy Ай бұрын
Xasanoow.dhiiqaad.logaha.kulajurtaaaa.kkkkkkk
@maxamedsaid
@maxamedsaid Ай бұрын
Fahad yasin ayaad ku waalateen hawiyow
@mohamedabdillahi1960
@mohamedabdillahi1960 Ай бұрын
Adeer warkaaga matag baa dadka qabta markey rabaan in ay dhageystan.maanta waa jimce xataa jimcahana been sheegeysaa mida kale baryahan waxa kugu dhacay cudur la yidhaahdo FARMAAJO.
@GadhkaXaaji-bz2cy
@GadhkaXaaji-bz2cy Ай бұрын
War.hawiyoow.dadka.haxagxaganina.waad.fashilanteen.awalba.mooriyaanbaad.ahaydeen.iskasoowareejiya.dawladnimada.mataqaaniinee
@user-vp6xv2xv5r
@user-vp6xv2xv5r Ай бұрын
Waar beenta jooji liban shuluq waxaad ka sheegaysaa waa been ,sidaadbana waxa runa ma sheegtid faysal cali waraabe si toosa u taageeray m.abiib waa been cad
@mohamedgurey1487
@mohamedgurey1487 Ай бұрын
War dadka beenta intaas le'eg ka daa, Hassan gurguurte waa kaaba qabiil ŵuu cadaystay Allah ayaana fashiliyay, maba aaaminsana dawladnimo isaga iyo muuse bixi waxaan qabiil ahayn ma aaminsana meelna Uma socdaan labaduba.
@ayanelmi7218
@ayanelmi7218 Ай бұрын
Been badanaa fahad muxuu ka gooyaa galmudug kkkk miskiin reer buur ukur waaye oo kililka 5aad beey dagaan kkkk war umada beenta ka daaya
@abdirashiddalmar3093
@abdirashiddalmar3093 Ай бұрын
Beena waas beenbaad sheegtay
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 16 МЛН
МЕБЕЛЬ ВЫДАСТ СОТРУДНИКАМ ПОЛИЦИИ ТАБЕЛЬНУЮ МЕБЕЛЬ
00:20
maxaa Kala qabsaday shuute iyo musiibo qaran.
18:38
Xassaan- media
Рет қаралды 4,5 М.
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44