Xogta Ma dhabaa in Turki-gu Badda SomaliLa rabo Itobiya, Xogta Imaradka & Ankara oo ka wada hadlay

  Рет қаралды 15,958

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

7 күн бұрын

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Пікірлер: 28
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl 5 күн бұрын
Turkiga Ethiopia kuma bedelenayo somaliya ayuu la jiraa
@gelehildid4797
@gelehildid4797 5 күн бұрын
A SHABAB AYAA DAWLAD KU DHAWAAQAY KA DHISAYSO SOMALIA ITALIA. ALLAHU AKBAR.
@user-pc2bt6nb8j
@user-pc2bt6nb8j Күн бұрын
Haa ethopia aad ayuu ugu xidhanyahay turkiku. waa saylad aad u weyn oo sii kobcaysa
@BashirShAden
@BashirShAden 5 күн бұрын
Fadlan iska xaqiiji waxyaabahaad tabinayso
@hassanomar8696
@hassanomar8696 4 күн бұрын
Turkigu waa walaalka runta ah ee toobiya.
@Aminatt31828
@Aminatt31828 5 күн бұрын
macaa turkugan dhulka dhigaa si aayar ah haduu madax bananidey ka soo hor jeedo ay timaado sooy sooy china u yeero iyo iiraan iyo xuutiyiinta hala wada karo intuu itoobitan dhulkeyga soo haweysan lahaa
@SiciidGees-ui2re
@SiciidGees-ui2re 5 күн бұрын
Heshiiska muuse mahirgalayo itoobiyana madagaalamayno heshiisyo saxa ookuwa caalamku kumacaamilo lamida ayaan lagalaynaa iyadoo soomaaliya lasaxeexandoonto itoobiya xabashi kamataliso itoobiya ee kalagarta oromo iyoxabashi anagaa reer awdala oo maarayndoonee
@AthmadeyJogow-vf2gw
@AthmadeyJogow-vf2gw 5 күн бұрын
Ethiopia nabadgelyo iyo wax soosaar bay leedahay laakiin somalia ?
@user-bt6jk9ne1z
@user-bt6jk9ne1z 5 күн бұрын
ninkaan wariye ma ahan ha dhageysanina
@yusufahmed1917
@yusufahmed1917 5 күн бұрын
Turki hoosaasin uuwado halayska jiro isga iyo maraykankaba midkoodna daacad maahan itobiyana kaadkineaan umidawno
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r 14 сағат бұрын
Xasan shiikha waa la ciyaasiiya sida caruurta bada xamar yaa raba aduuku wuxuu rabaa bada case ee somaliland
@SiciidGees-ui2re
@SiciidGees-ui2re 5 күн бұрын
Nabada soomaaliya wali saxmaaha inagama eexanayo turkigu itoobiyana kama eexanayo uu inadhexdhexaadinayaa
@axmedjamac2163
@axmedjamac2163 5 күн бұрын
Farmaajo waxa uu yiri hadda(soomaali oo soo jeeda ninna dhulkeeda maqaadan karo) Itobiyo waxay jileysaa riwaayad.
@SiciidGees-ui2re
@SiciidGees-ui2re 5 күн бұрын
Dee mashaariicda soomaaliya waysoosocotaa waayo wadanku walimaaha ee waxbadanbuu sugayaa
@abdirazakmohamud5874
@abdirazakmohamud5874 5 күн бұрын
shabaab waxaa wada Emeradka ya been lugu sheeg waxaa laraba in laggu baabiyo magaca Somalia
@abdirazakmohamud5874
@abdirazakmohamud5874 5 күн бұрын
shabaaba wexee qaraneesa oromo waxaa ladahaya somali weeye
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg 5 күн бұрын
Somaliland miyaney ahey somli haddii somaliland turkia ku qanciso afiga ayaa saldhig ku siinan ee halkan africa ka gal adeer Dan baa la guura itoobiya waxay turiga ku qancineysa haddii somaliland la aqoonsado cid cid xoog wax kaga.qaada ma jirto markaa somalia cid walba way ka shikiday turkigu wax uu ku ganacsan yahay in somaliland la sqoonsado
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 5 күн бұрын
Cawaan cawaani dhashay dheh, allahayoow maxaan ka digay diifta caawa saaran guudkiinna,, sxbyaal goormaan idiin sheegay in Aanay dawladda turkigu marnaba somalia iyo somaliland isku doorsan karin, boqol jeerbay dawladda turkigu in Aanay danaheeda badda Cas iyo cilaaqaadka ay somaliland la leedahay khatar galin karin marka xidhiidhka ay Ethiopia la leedahay iyo maal galinta kaga jirta loo geeyana hadalkeedaba iska daaa,, laakiin cawaan khayaali kunool iyo waxaad tihiin beenaalayaal naxli dhaanshay quluubtooda,, ku darsoo waliba saacadaha soo socdana waxaad maqli doontaan dawladda maraykanka oo reer somaliland toos ula safatay,, isku soo wada duuboo nacaybka iyo cadaawadda Aad reer somaliland u qabtaanbaa idin indha tirtay waase idiin guul darro iyo ciil abid,, iyo waxaad ka dheeftaan cadaawaddii iyo izir nacaybkii reer somaliland la gashaday,,, for ever Somaliland rep,,,
@Terza56
@Terza56 5 күн бұрын
Sxb hadal wax mataro e isku tasho sida eritreia maa la hungureeyo War Ethopia anagaa u kala dhumaneyno runt sheeg somali horta kowdiiba asaga ha isku tashato ax-ax-ax ciil badanaa😡😡😡😡
@yusufahmed1917
@yusufahmed1917 5 күн бұрын
War dee waxaad kuhadlaysid iskuma aadanaamxaaro iyo kurkina alshabaabkaa dhaama waayo waasoomaali dhulkana cid aan soomaali ahaynna caano siin maayaan say danu kama haysee
@BilanIsmail-cp2wf
@BilanIsmail-cp2wf 5 күн бұрын
Hararidu ma soomaali ba
@abdirazakmohamud5874
@abdirazakmohamud5874 5 күн бұрын
Somalia hadu waayo Turkiga Bad gees ka gees bey weeynesa iyo petrolka u soo saarayo
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 5 күн бұрын
Sxb xasan duufle ayaa maskaxdaada been iyo khuraafaad ka buuxshaye waxba Kuma jiraan badwaynta hindiya,, haday ku jiraan maxaad ugu baahi bixi wayday ee reer somaliland kaa guuray ku daba dhigay??????
@abdisamadfaarax3373
@abdisamadfaarax3373 5 күн бұрын
Maya dhab ma aha in Turkigu u janjeedho dhinaca etoobiya sababtoo ah mashaariida badan ee Turkigu ku leeyahay etoobiya waxa ka weyn difaaca Diinta islaamka. Xabashida oo loo ogolaado saylac waxa ay la ujeedo tahay xabashida oo loo ogolaaday in ay ku duusho kacbada dhulka barakaysan
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 5 күн бұрын
Sxb saylac ragbaa leh oo waxay doonaan ka yeelayee taaha yarayso please -waxaad leedahay haday jiraan ilaasho oo cidlada iyo ka toos khayaaliga,,, wbtawfiiq
@AbwaanDaadihiye
@AbwaanDaadihiye 5 күн бұрын
C. C.waa mweynaha mustaqbalka dhaw
🌊Насколько Глубокий Океан ? #shorts
00:42
The day of the sea 🌊 🤣❤️ #demariki
00:22
Demariki
Рет қаралды 106 МЛН
Tom & Jerry !! 😂😂
00:59
Tibo InShape
Рет қаралды 67 МЛН
Mustafa Martin iyo Ali Harare oo falanqeynaya Somalia iyo Somaliland
23:41
FASHILKA 9 July 2024
21:55
SHANTA TV
Рет қаралды 484
MA DFS AYAA SOO DABACDAY MISE ITOOBIYA DAMACEEDII KA LAABATAY?
17:35
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 38 М.
🌊Насколько Глубокий Океан ? #shorts
00:42