Xogta S/land oo Imaradka ku dacweysay Itobiya,Safarka Xasan sh Asmara, & Afwerk oo weeraray Itobiya.

  Рет қаралды 11,335

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

15 күн бұрын

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Пікірлер: 20
@user-tu8nt7js1n
@user-tu8nt7js1n 13 күн бұрын
Safarkan xasan ereteeriya ku tegey waa mid ereteriya iyo jabuti laysugu soo dhoweynayo si laysaga kaashado itoobiya iyo waxay waddo
@shaaficiaadam1184
@shaaficiaadam1184 13 күн бұрын
Djibouti 🇩🇯 waa Tay ku jabi layd 😅
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 13 күн бұрын
WCS SCW ❤SCW❤SCW❤
@hirabmimiHii-nl1ui
@hirabmimiHii-nl1ui 13 күн бұрын
MD ISMAIL CUMAR waa muhim in aad la heshiisid Eriteria, uu midowba Ithiopia😌🇸🇴
@user-te7hx3yq4w
@user-te7hx3yq4w 13 күн бұрын
Waa nasiib darro ay mudeen kuwa Qabiilka iyo damac lacageed ka doortay Qarankii soomaaliyeed,inaan maanta Eretereeyo oo Qarankii somalieed ku soo hoosbarbaartay,xurnimana qaataday 91,in maanta kaalmo weydisano waa kaas faa,idadii aan ka helnay,Aaskii cabdulaahi yusuf,baani,intii caydiid iyo cali mahdi,iibkii muuse bixii,iyo dhagaala raadiska xasan sheekh,iyo hurdada shacanka. Wiil hiiraan
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 13 күн бұрын
Meeyay barlamaankii dalka Somaliyeed, waxaan idiinka sugayna oo dalkan u qabanaysan dadkii dhibaatooyin faraha badan ee dalka haysta.
@mustafeahmedaden3137
@mustafeahmedaden3137 13 күн бұрын
Gurgurte waxaa uukasameeyay maanta xamar ayuu kagadhuumanayaa eritaria
@user-tu8nt7js1n
@user-tu8nt7js1n 13 күн бұрын
Weriye farmajo waxa khiyaamay Rw khayre iyo rooble iyagaana dib u dhaca masuul ka ahaa
@husseinosman1871
@husseinosman1871 13 күн бұрын
Maxaa laga wadahadli haddi Raisal wazaaraha yahay Ithoopian, sheekado way dhamaaty.
@Salalsalaldalmar-oi2ih
@Salalsalaldalmar-oi2ih 13 күн бұрын
Wariyeeh maxaad hadalada xaqiiqada ah idhaha iska qaada 20kilommetres kiiro ma'ahaynee iib ayay ahaydeeh ma'ahaynee kiiro ee hadalka halkiisa dhiig
@a.j2428
@a.j2428 13 күн бұрын
XASAN QALINKAAN UU LA ORDAAYO OO MEESHUU TAGABA WAX SOO SAXIIXAAYO, IYO BAARLAMAANKAAN AANBA DHAHAYN WAXAAD SOO SAXIIXDAY MIISKA KEEN SOOW CAJIIB MAAHA. XASAN ILAA HADA HESHIISYO TIRA BEELA UU SAXIIXAY CID OGNA MAJIRTO WAXAY YIHIIN. BADANKOODU WAA WAX PERSONAL INTEREST UBADAN OO QARANIMADA DAN U AHAYN.
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 13 күн бұрын
Muuse dabaal waaye abiina wuu qiyaanay imaaraad iyo itoobiyaana waxa eey shirko ku wada yihiin waxa soomaliya gacanteeda ku jira oo dhan
@munayousuf8460
@munayousuf8460 13 күн бұрын
Nin Ethiopia ah oo habeen dhaweed dood tiktok ga ah kaqayb galay wuxuu sheegay inay somaliland isticimaaleen sida jaranjarta sababta ay uu isticimaaleen wuxuu ku sheegay inay ku cadaadinayaan Jabuuti oo canshuurti kuqaaliyeysey wuxuu dhahay jabuuti dollar ayey baratay oo afkii baa kaweynaaday saldhigyo ciidan ayaa kuyaal jabuuti oo waxay bareen dollar Ethiopia na dollar ayey ka rabtaa jabuuti marka dhulka ayaan kujiidaynaa ayuu dhahay arintan waa cadaadis wuxuu yidhi somaliland waa cadowga Ethiopia ee maxaan u aqoonsanaynaa cadow ayuu ku sheegay somaliland iyo kuwa daba ordaya amxaarr
@Mohamed-ali-abdule
@Mohamed-ali-abdule 13 күн бұрын
Aad iyo aad saaxiib waa arin macquul ah waayoo itobiya la rabto in aqoonsi ay bixiso ee dalalka badda leh ayaa loo marayaa
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 13 күн бұрын
Ertara soomaalidu abaal ayeey ku leenahay aby oo shalay yimid berina iska tegaayana nagu bedelan meeysee
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 13 күн бұрын
Isma ogadii eelka kii dhigay udacwootaay wax ma ogidiin
@user-hs6ro6so6n
@user-hs6ro6so6n 13 күн бұрын
Warkaagu Waa Been Wax Saxa Noo Sheeg
@user-id6ei4ij5p
@user-id6ei4ij5p 12 күн бұрын
Suldaanka.beenta
@MaxamuudCsamadcabdille
@MaxamuudCsamadcabdille 13 күн бұрын
Ina dhilo beenaale
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 14 МЛН
Хотите поиграть в такую?😄
00:16
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,6 МЛН
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 14 МЛН