Xogta Saadaq Jon & Ciidamo Nisa ah oo lagu arkay Awdal,Muuse Biixi oo Ina Boore& Mucaaradkii Jabuuti

  Рет қаралды 29,620

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

3 күн бұрын

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Пікірлер: 40
@hawoali120
@hawoali120 Күн бұрын
Guul guul Somali ha isracdo inshaa Allah ❤❤❤❤❤
@dahirahmed2405
@dahirahmed2405 2 күн бұрын
Imisaan ini lahaa suldaan tv been waxaan ahayn masheegaan
@msx6576
@msx6576 2 күн бұрын
﴿يا ايها الذين أمنوا أن جائكم فاسق بنبأ فتبينوا ﴾
@fartungabeeyre4895
@fartungabeeyre4895 2 күн бұрын
Yes sax
@hassanmeraneh1236
@hassanmeraneh1236 2 күн бұрын
Xuduuda jabuti ma aha lawyacade,ee wa gabilay.....7 goor xiisabtan....
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 2 күн бұрын
Muusa biixi dad uu indhaha ushito oo u dhurwaayeeyo oo ka cabsada ayuu u bartaye hadaa qoorta loogu jiraa waana arki doontaan muusoo dhahaaya tartami maa joogina maahe doorta cidad rabtaan
@aamohamed5102
@aamohamed5102 2 күн бұрын
Dhilo Muuse waxba kama taqaanid
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 2 күн бұрын
❤🇩🇯❤🇸🇴❤🇩🇯❤🇸🇴❤🇩🇯❤
@danabguuled5491
@danabguuled5491 2 күн бұрын
Waadigan sariigtee Hadba laan cuskanayee Maxaa luray naftaadii?
@AliHassan-kx8ci
@AliHassan-kx8ci 22 сағат бұрын
Bila abal ba tihin hada sidan donan iniga yekayns,bada aad ibiseen Cissa leh Gadabursina c'est un Allie objectif,mais tout n'est pas encore fini entre nous, concernant ces habarawal de nos deux,on sait de quoi nous tenir.
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r 2 күн бұрын
Odayaga nacasaka geela caloolaya dagaalka walaahi waa jabkaagii iyo burburkii jabuuti laasha baada saarana tahaye ee maada aadaya futada dhulka dhigtida caloolaye😢😢😢😢😢
@MohamedJimale-nn9iq
@MohamedJimale-nn9iq 2 күн бұрын
Benale
@AliHassan-kx8ci
@AliHassan-kx8ci 22 сағат бұрын
Wad qaldanantahay,wax awdal layidhado majiro,gadabursiba samaystay,Ciise wuxu ku leyahay 2 districts domaliland[districts de Saylac iyo District de Lughaya] marka waxan ka wada wado xaga Ciise waxba kama jiran
@user-jw4bd6hq8z
@user-jw4bd6hq8z 2 күн бұрын
Halkan Xamar mood
@sumrom4818
@sumrom4818 Күн бұрын
Kkkkkkk Runtaa
@AbdikaadirMahamud-mf5yx
@AbdikaadirMahamud-mf5yx 2 күн бұрын
Gacan ku dhiigle muse judan ala ku soo qabay
@Geeworld211
@Geeworld211 Күн бұрын
Sxb ma beri ayuu ku kufsaday waydhacdaye mala berigiu uu jabhada ku jiray ayuu adoo dirac qaba kugu yara xaday ilen inarag waa damace😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@kamalyasin5008
@kamalyasin5008 22 сағат бұрын
Madaxweynaha Xushmad iyo sharaf Yu mudan yahay I love the president of somaliland hormar iyo barwaqo
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 2 күн бұрын
Adiga maxaa kaa galay awdal state dad baa leh dee hadii ay jabhad samestaan iyo hadey dabaal dagaanba no more gumeysi danbe ragii lahaa baa tagi la waa la xoreynayaa awdal state fad ama hafadin waa lagu fadsiin
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r 2 күн бұрын
Geela caloolayo yuu ku waali hasan gurguurti ha noqona dameera dhaana raacadaye😢😢
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 18 сағат бұрын
DAGAAL SOKEEYE YAAN LAGU DEGDEGIN, 33 AYUU XIDLA INNA DHIGAY. MADAXWEYNE MUUSE WAA LOO HANWAYNAA, NASIIB DARRO WUU ISFASHILIYEY.
@sssdddf8508
@sssdddf8508 2 күн бұрын
Beenaale Borama haduu ka hadlo way u dhamaan
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r 2 күн бұрын
Madaxa weyan muuse biixi soo dhawee wixii mucaarada jabuuti leedahaye dida.canafart iyo ciisa uu ciilaya geela. Caloolaye maanta waxaada qaadaye wadadii halaaga jabuuti
@aamohamed5102
@aamohamed5102 2 күн бұрын
Somaliland Ms Somalia 🇸🇴 iyo Djibouti 🇩🇯 ayaad moodaysaa ? Saadiq John ma isagaa awooda leh ?
@user-io6px2uq2y
@user-io6px2uq2y 2 күн бұрын
SODON SANO AYAAY KUSOODHA WAYNASAY JABUUTI HADA WAXAY SOODHA WAYN AWDAL ISTAAT IYO LAAS CAANO ISTAAT IYO SOMAALI WAY WAA INAY HADDA SOODHAWAYSO JABUUTI
@shahidcali2926
@shahidcali2926 9 сағат бұрын
Aniga mantaa kala laabtay
@abdulsuleiman4279
@abdulsuleiman4279 Күн бұрын
Beenaalahi ugu weyna somali you tube warar sal iyo bal lahayn o ka so yeedhaya
@user-tu8nt7js1n
@user-tu8nt7js1n 2 күн бұрын
Sababta xildhibanada iyo wasiirrada hirshabeelle dibedda isaga dhiibayaan waa iyagoo quus taagan ama awelba ahaa mooryaan aan wax wadi karin
@AliHassan-kx8ci
@AliHassan-kx8ci 22 сағат бұрын
Lughaya samaroon maleh,intada wax kasi miskin
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 2 күн бұрын
Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was
@user-jw4bd6hq8z
@user-jw4bd6hq8z 2 күн бұрын
Hawada nika kucabaan bartaa baddu ku asqoobaa
@AliHassan-kx8ci
@AliHassan-kx8ci 22 сағат бұрын
Wa been GELLEH CISSE ISAQ UMA SORACAYO,MASAKINTA ISAQ ANAGA WAXBA BAGAMA QADI GARAN
@user-tz4hy6tw8f
@user-tz4hy6tw8f 2 күн бұрын
Haddii eaxad shegasa run yahay reer.awdalaw hafad hawiye koonfur naf modan guna ma jirtan dib u eega xaalafa koonfur
@SuleimanAOmer-xl5im
@SuleimanAOmer-xl5im 22 сағат бұрын
Been weynaa
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 2 күн бұрын
Beenlow weligaa ayaan ku garanayey been in aad u soo gudbiso war run u sheeg shicibka Soomaaliyeed waa ay ku neceen beentaada.
@ahmedabdilahi8941
@ahmedabdilahi8941 2 күн бұрын
Beeenaale beenaale beenaale Ninkan maxaan.nacay
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 2 күн бұрын
Beenta nagadaa ninyohow qoridaba ayaad sidataa ee dhulka dhig umada soomaaliyeed qaska kadaa mahayno warkaaga
@adama2578
@adama2578 2 күн бұрын
XAQ AYAY U LEEYIHIIN REER AWDAL INAY MAAMUL AY LEEYIHIIN SAMEYSTAAN, DEKEDA REER AWDAL IN LA XARAASHO WALIBA AMXAAR OO LA OG YAHAY SIDAY 1984 BOORAMA DAYUURADAHA DAGAALKU SIDAY U GUMAADEEN UMMADDA REER BOORAMA XAQ MIYAA IN AXMAARO SALDHIG KA SIIYAAN SEYLAC DEKEDDA BERBERA MAY SIIYAAN.
터키아이스크림🇹🇷🍦Turkish ice cream #funny #shorts
00:26
Byungari 병아리언니
Рет қаралды 29 МЛН
small vs big hoop #tiktok
00:12
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 29 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 29 МЛН
dagaal fartuun iyo cusman diamon maxkamada daahir calasow
10:37
터키아이스크림🇹🇷🍦Turkish ice cream #funny #shorts
00:26
Byungari 병아리언니
Рет қаралды 29 МЛН