XOGTA Saraakiisha Loogu Ugaarsiga Badan ee Syria & Al-Asad oo Shan arin ku dambeyn doono |

  Рет қаралды 30,578

MARACADDE SHOW

MARACADDE SHOW

Күн бұрын

Пікірлер
@Lajecle
@Lajecle 23 сағат бұрын
Ilaahayow dhibkasta oo haysta Muslimiinta kadolqad yaa Rabbi 🤲🏻
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 20 сағат бұрын
Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 Күн бұрын
Cadaab duni iyo mid aakhiraba allaha ku raajiyo qof walbo islaamka dhib u gaystay🤲
@AlShakuurahmeTmohammeT
@AlShakuurahmeTmohammeT 19 сағат бұрын
Masha'allaah waa mawduuc aad u wanaagsan
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan Күн бұрын
❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda Allow ducaden aqabal ❤
@AbwanmalowOdaysomaliyed
@AbwanmalowOdaysomaliyed 19 сағат бұрын
Allaahu akbar allahu akbar allaahu akbar Yuhuuda alloow dullee islaamkana darajo sii yaarabi aamiin
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 17 сағат бұрын
Kooxdi bishaar waa in ladaldala dhamantod❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz Күн бұрын
Allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤
@CabdirisaqShugri
@CabdirisaqShugri 22 сағат бұрын
Cadaab akhiro Allah hakugu fogeeyo mahir Bashar iyo cid kasta oo dhibtay rer suria😊
@sahromudey6415
@sahromudey6415 23 сағат бұрын
Wcs ilaahey ha soo qabto aduunka korkiisa intaan aakhiro lagaarin sida dadaxweyne ku sheegii rersiiriya xasuuqay iyo kuwa kale ee dalkooda qiyaana iyo dadkuu madaxweynaha u yahay dhibaateeyey ama xasuuqay ama cadaab sida bishaar asad oo kale ilaahey aduunka haku ciqaabo rersuuuri rergaza soomaaliya allaha u kaalmeeyo somaaliya allaha mideeyo qabyaalada iyo qoloqolo kasaaro allaha u garto iney cadowgooda u midoobaan iskana difaacaan itoobiya oo bad iyo beriba rabta ilaahow naga celi tafaraaruq ayaa nagu jira ee ilaahow na midee aamiin yaa rabbi A
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 20 сағат бұрын
Asad waxaa lagu dilayaa ruushka👀iaamin
@Axmedsaafii
@Axmedsaafii Күн бұрын
Asc walaalkay maxamed ciise
@sucaadmaxamed6692
@sucaadmaxamed6692 Күн бұрын
الله أكبر
@sucaadmaxamed6692
@sucaadmaxamed6692 Күн бұрын
@AmalAbdirahman-cm9yi
@AmalAbdirahman-cm9yi 23 сағат бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل😢😢😢😭😭😭
@abdifatahamin3220
@abdifatahamin3220 20 сағат бұрын
حسباالله ونعم الوكيل
@MaryanCateeye-g3g
@MaryanCateeye-g3g 19 сағат бұрын
Masiibo alle haku rido bishasr😢
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 23 сағат бұрын
Xafidullaah maxamed ciise ❤
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 23 сағат бұрын
Masiibo haku dhacdo bishar iyo sarakishisa
@CumarbarreAbdi
@CumarbarreAbdi 23 сағат бұрын
جزاك الله خيرا
@DuniaElmi-cu3ze
@DuniaElmi-cu3ze 23 сағат бұрын
Enshaa Allah mingiste kale ayu noqonaya Abi
@Afsanmedia1436
@Afsanmedia1436 21 сағат бұрын
waa markii Sadexaad Ee Nimanka Laraadraadinayo Warbixin ka Dhigto Kuwa kalo Aad kuso Celcelisayna Way Jiraan Ee Jooji Soo Celcelinta Ustaad.
@MohamedMuudey-b5u
@MohamedMuudey-b5u Күн бұрын
Asc Qaza kawaran wariye heeyga ❤❤❤
@ahmedmohamedabdi6628
@ahmedmohamedabdi6628 14 сағат бұрын
Asc, Maxamedow keli talisyadi dadkooda gumaaday ee aakhirkiina suuliyada sida xun ugu bakhtiyay maxad Mohamed Siyad Barre ugusoo dari weyday?????
@MaxamuudCali-k4y
@MaxamuudCali-k4y 23 сағат бұрын
Acuudi billaahi minashshaydaanirrajiim bismillaahi tawakalnaa calallaahi wafaa billaahi wakiilaa Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa Allah Yaa qayuum Yaa Allah Yaa qahhaar Allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin Yaa Allah
@maxamedabukarjilacow9823
@maxamedabukarjilacow9823 23 сағат бұрын
Waa in sharciga la horkeenaa ..
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 17 сағат бұрын
Erayga shuqiyad waa maxay?
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 19 сағат бұрын
Bishaar asad wadaan aaminsnhy in lagu maxkamdeyn doono dalka Rushka uuna putin ayna amrkas bixin dona wa Ra,yigyga🤣🤣🤣🤣
@mustafexuseendaahir6796
@mustafexuseendaahir6796 23 сағат бұрын
ALLAH HA U GARGAARO FALASTIIN AAMIIN AAMIIN WALAALAHAYAGA REER FALASTIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN
@JamaalXareed
@JamaalXareed 23 сағат бұрын
Asc
@mohamedfarah1522
@mohamedfarah1522 Күн бұрын
Human rights may xasuuqa har habeen lagu hayo Falastiin wax ka qabato weli ma been beentii reer galbeedka ayaad ku dhegan tahay walaal
@husseinhirsi1616
@husseinhirsi1616 Күн бұрын
Bishar.alsad.ilaahay.godka.haku.cadaaabo
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz Күн бұрын
Amiin amiin amiin
@fadumoayan4947
@fadumoayan4947 13 сағат бұрын
Subxaanalaah
@AhmedMohamed-bm3lb
@AhmedMohamed-bm3lb Күн бұрын
Mudan sdf kawaran iyo minbij
@DuniaElmi-cu3ze
@DuniaElmi-cu3ze 23 сағат бұрын
ENSHA ALLAH KUFARTA WALA SOO QABAN OO LACIQABI
@bishaarMaxamad-c8w
@bishaarMaxamad-c8w 20 сағат бұрын
asc wan kusalamey bishar Al asad waxuu nin shicay a waxuu go man kugadhay in uusuniyiinta dabar gooyo waxa eega dawladaha muslinka. burburka ugu wacan. waa dintalaysku khilaafsanyahey markaa. guul lagaadhi maayo ilaa inay dadku kamidoban mabda. kasta. hadaytahey mid diimeed iyo haday. tahey midsiyaasadeed
@BashiirFaarax-g3c
@BashiirFaarax-g3c 22 сағат бұрын
@Cawaaleaxmed-g9v
@Cawaaleaxmed-g9v Күн бұрын
ilaahow ducaada islaamka aqbal oo ugargaar falastiin
@AweysAbdihassen
@AweysAbdihassen Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤ m,y
@munnaabdi8971
@munnaabdi8971 23 сағат бұрын
Ku dar siyaad bari
@relaxing1192
@relaxing1192 Күн бұрын
Waxay ila tahy warkaan wxuu anfacayaa madaxweyne xasan shiiq maxamuud asaga ayaa waji kle la so baxay oo xilka u dhiibay qaraaabdiisa kuna safay caruurtiisa iyo qabiilkisa kaliya😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@jseven4191
@jseven4191 22 сағат бұрын
لا لالا لا لا
@Amiirka3o
@Amiirka3o 22 сағат бұрын
Jamiil al xasan ma ka wariyaha ah baa?
@AliMohajim
@AliMohajim Күн бұрын
Naag inta naag kale utimid reerkeda ku dirta iyo ninkeda ka dibna markii reerkii burburay oo la furo ayay waxaa arkeen iyadoo jikada ugu jirta tii la lahaa iyada reerkeda ku dirtay iyo ninkeda Hada bishar tii oo kale baa haysata ninkii burburiyay wadankiisa buu hada hoos fadhiyaa weliba xabsi guri ku yhy salaan xitaa loguma imaan abaalkiisa aa laga waraabiyay hantida uu ruushka ku le yahayna aakhirka waa laga dhacayaa 😂😂😂😂😂
@XawaCige
@XawaCige Күн бұрын
Wa yahudi masibo allha kurido isaga iyo ciidkasta o muslimka dhibato ku hayo
@Abdirahman-q6l
@Abdirahman-q6l Күн бұрын
Scm med/ciise ninkasta o naf kudila Sidaas sugaysa hoog iyo halaga aduunka iyo aakhiro
@UmuHinda
@UmuHinda 20 сағат бұрын
Wsc waxay ilatay caaqibatulmujrimin iyo waxay kudanbaysoh
@CandhufWeyne
@CandhufWeyne 4 сағат бұрын
Mangiste ma baqtiyay sxp eeyga
@AliMohajim
@AliMohajim Күн бұрын
Meel xun uun buu ku danbayn xabsi guri ama xabsi caadi ah hantidiisana waa laga dhacayaa
@adanaxmed9874
@adanaxmed9874 23 сағат бұрын
Maxaad ugu Dari weydey dhiigyacabkii baabi,iyey ummaddii soomaaliyeed, ee xasuuqa ba,an u geystey Isaaq iyo majeerteen iyo guud ahaan somalida ee weliba murtadka ahaa ee ka baxay diinta islaamka Markit uu beeniyey aayado quraanka Kartika ah, oo uu ku tilmaamay dhaqan career, illaahay Naarta ha ku fogeeyo.
@idirisibrahim1379
@idirisibrahim1379 21 сағат бұрын
Hadaan heli laahi waad daldali laah
@Ahmedka10
@Ahmedka10 18 сағат бұрын
Siyaaaad barre ayaaaad ka tegtaye 😂😂😂 cadaaalad maahan sidani maracadow jooji cabdale cabdalaynta
@SahalAbdirahmanMohamed
@SahalAbdirahmanMohamed Күн бұрын
Qof kasta waxaaudanbiisidaan
@abdirahimayaanlemohamed9544
@abdirahimayaanlemohamed9544 20 сағат бұрын
Maxamed Siyaad Barre Dictator Isna Si Xun Ugu Geeriyooday Dalka South Africa
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 5 сағат бұрын
Inta Aad ka sheekeeneysid Ee Aad tusaalle uso Qaadaneysid Ma Naxayaasha Dadkooda xasuuqey Ee Dunida kle Ee Dibad ku Geeriyoodey Mxd uga tagtey kii Dalkaaga Ee Dikteetarka Aha Mohamed Siyaad Barre
@Asadtaani
@Asadtaani Күн бұрын
Asc islaxisaabtaka dalka siriya waa shirqoolka reergalbka waayo wixii dhacay lama soo celinkaro habka ugu fiican waa in laiscafiyo dadkii ladhibaateyeyna wax qabad laab qaboojin lasameey waxa lagaga mashquulayaa horu socodka iyo madnimada tusaale sda dalalka sod afrika isbadalkii kadhacay iyo Afghanistan reergalabeed iyo gaalo waa munafaqiin cida aamintana wayku hodantaa iyagaana kadabeya waxana dhicidoota in reer suriya loga dhigo sida libiya iyo suudaan Walee suriya halas bay kusugan tahay israail waa sida ayrabto inlakala cadgoosto oolakalafogaado
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
Массированный удар РФ по Украине в Рождество
1:06