Xudunta Colaadda Soomaalida iyo Canfarta , Xog kaa qarsoon?

  Рет қаралды 21,978

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 68
@Geelljireqoqay
@Geelljireqoqay 2 ай бұрын
Nuur mahadsanid Somali maskax dheer ayaa tahay, Allah ha kuu siyaadiyo !!!
@ahmedjama7670
@ahmedjama7670 2 ай бұрын
Geesi somalyeed hillahay hakuu barakeeyo
@TahaHassan-r3y
@TahaHassan-r3y 2 ай бұрын
Farid somaliyed ❤
@mop01-r4f
@mop01-r4f 2 ай бұрын
Ku saliya nabiga❤
@mayowomarr5123
@mayowomarr5123 2 ай бұрын
MaashaALLAH! Mahadsanid, hadalkaas waa biyo Kamadhibcaan.
@killaytobaxa
@killaytobaxa 2 ай бұрын
SOUBHALLAH BENALEH BA TAHAY
@dahiribrahim831
@dahiribrahim831 2 ай бұрын
Masha Allah!!
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 2 ай бұрын
Nabigana ku saliya scw
@ashahassanrobleh7711
@ashahassanrobleh7711 2 ай бұрын
SCWS SCWS SCWS SCWS
@deeqasiciid7464
@deeqasiciid7464 2 ай бұрын
Guuleyste ciise Walle waa aqoonyahaninta soomaalida lasheega dad is maqla Hal ugaas leh qabiilo isku leynin jira oo jooga buuga galbeed ka sitti waa inan soo akhrista 🫡👏
@munirkh
@munirkh 2 ай бұрын
Waxan Ina Geelaa ka dambeeya si uu u sii haysto jabuutida Yar . Waan la soconaaa.
@IbrahimMoussa-cs6og
@IbrahimMoussa-cs6og 2 ай бұрын
Good❤ contunier
@AbAkArC
@AbAkArC 2 ай бұрын
@koodbuurmediaprodaction7214
@koodbuurmediaprodaction7214 2 ай бұрын
dhulka inay somaalidu leedahay waa cadaan tarikhdan carab ayaanu nahayna waxa maal geliyay boqoradi xabashida si taarikhdena loo aaso
@HassanDjama-hp4ek
@HassanDjama-hp4ek 2 ай бұрын
Somali xoolo nimadeeda ma ina candho qaawan ayaa qoraal kabadisay allaw noo sahal
@AhmedAbee-xt4eb
@AhmedAbee-xt4eb 2 ай бұрын
Sahib.allah .wouiri.lakoum.dinikoum.walyedin..benalebatahay....
@Amal-vy3lv
@Amal-vy3lv 2 ай бұрын
Siti Ethiopia ayay katir santay Mm TV rer Somaliland waay kufahantay ka shekee dhibtay Somalia iyo geelaa jabuti ku hayan Somaliland Kabax arinta Ethiopia dhexdeda
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 2 ай бұрын
Eriteria ayadna waa dir
@aadengeesaale9101
@aadengeesaale9101 2 ай бұрын
Hanbalyo
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 2 ай бұрын
Maashaa ALLAH,NINKAANI WAA NIN SARE OO ISKUDARSADAY AQOON,XIKMAD IYO CAQLI.
@mahamedhussein9118
@mahamedhussein9118 2 ай бұрын
Maashaa Allah Waan kuugu hambalyaynayaa buuga taariikhda ah
@Ahlamabdiraxmaaan
@Ahlamabdiraxmaaan 2 ай бұрын
Guul somala
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 2 ай бұрын
WAA CAJAAIB!!!!!!.SOMALIDA ETHOOPIA QAAR BADAN BAA CADAALAD DARADA IYO XUMAANTA DAAROOD DARTEED MAAMULADA OROMADA RAACAY!!!!!!!.MAXAY KU DHACDAY?????.CADAAWAD MALA AWAAL AH HANAGU WAREERIN!!!!!!.
@ElmiAbdillahi-xw7yw
@ElmiAbdillahi-xw7yw 2 ай бұрын
Mahadsanid xildhibaaaan
@CamuudAwed
@CamuudAwed 2 ай бұрын
Dhegahaygu ma maqlaan Nin i Neceb Cabaadkiisa naxli buuxshey Uur kiisa Soomali baan ahay ku kacsanaya Awrkiisa kaygana Amliyda ku jaraaya seedaha seef afbadan ku heeraaya u arkaaya samihiisa anigaba in lay waayo siduu isagu doonaayo calankiisu taagnaado kaygana dab u Uu sudho 👎👎👎👎👎no Soomalia 👎🚫❌👎
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 ай бұрын
Very interesting interview
@Kadermohamed-f8h
@Kadermohamed-f8h 2 ай бұрын
1543.ayaa.la.jabiyey.axmed.guray
@MaxamedAli-v8c
@MaxamedAli-v8c 2 ай бұрын
Wabiga Canfartu waxe ka daganayen dhanka shiishe xagan soke waxa dagana somalida
@ahmedabdi3535
@ahmedabdi3535 2 ай бұрын
Haa waa sax waxa qoraagu sheegay boqolkiiba sideetan oramadu waa somaali hadase waa itoobiya kan ugu cadowsan sidaa darteed hala iska celiyo waa yo magaca waxaa ka ween fakarka
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 2 ай бұрын
Maaha qof wax ka yaqaana taariikhda geeska Africa. 120 ka hor ayaa la qabsaday Somalida Cznfar iyo Iromada.. Shucuubta koonfurta Ethopiya waxa la qabsaday 1940. Abasiniya ma jirin 2000 sano ka hor.. Dhulka waxa xeganaas Somalida. 90% Ethopiya waxa lahaa Somalida.
@ahmedfarhan447
@ahmedfarhan447 2 ай бұрын
40 sano ayay ormo somali haysatay Bal beenta inta leeg eeg
@Geelljireqoqay
@Geelljireqoqay 2 ай бұрын
Sheekadan waa dheertahay oo wereygsi badan badan tahay, waar sheekda soo gaabiya, dhulka canfarta qabsada oo ragga sanka ka dalloollaiya, kabacdi halagga wadda hadlo xuduudka Somalida and Canfrta, nin markaad tutso wuxuu yahay ayaa loo taagg hellaa!!!
@LajeclowMoha-jr7fq
@LajeclowMoha-jr7fq 2 ай бұрын
Buuga magaciis inteena laga helaa
@awsalebanxaajiibrahim396
@awsalebanxaajiibrahim396 2 ай бұрын
Somali du waa dad ay caadifada qabaliga ahi uu had iyo goor dhaafinayo xaqaa'iqa dhibaatooyinka waaweyn ee haysta waana dad Iska maan gaab ah oo maaalinta la jooge noole ah bal ninkan waxuu taarikh aan waligeed jirin oo sal iyo raad toona lahayn DOONAYO INUU DADKA Ka dhaadhiciyo buugan yaree uu qorayna waa qaab sheeko ah kolayba siduu u qoray markaasuu ina leeyahay wax aan cuskano oo raad raac ah oo issaga u xaglinaya markaanu baadhnay waan waynay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂waa Iska jaahiliin
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 2 ай бұрын
Maaha oromo iyo xabashi waa dir
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 2 ай бұрын
Salaamu laah xildhibaan
@ridwanbarreh9688
@ridwanbarreh9688 2 ай бұрын
Awrteena kkkkk
@MuseeHamase
@MuseeHamase 2 ай бұрын
🐈‍⬛🐈‍⬛🐈‍⬛🐈‍⬛🤑
@mahamedabdi-w8x
@mahamedabdi-w8x 2 ай бұрын
Taariikhdi baa meel ooga dhacay qofkaan oo kale baa ladhihi waa wariye soomaaliyeeda itoobiy gobalka siti ee itoobiya maxay tahay gobalka siti waa deegaanka soomaalide
@hagecareer
@hagecareer 2 ай бұрын
Qoraaga waan hanbalyaynayaa. Waxa aan la wadaagi lahaa BUUG uu Jaamac Maxamed Qaalib qoray oo la yidhaa Ethiopia: the myth oo uu kaga hadlayo Expansionism ka amxaarada
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 2 ай бұрын
Canfartu ma dir baa
@ahmedibrahim2749
@ahmedibrahim2749 2 ай бұрын
Somalian it's araban not cushatic
@ridwanbarreh9688
@ridwanbarreh9688 2 ай бұрын
Kkkkkķkkkkkk
@Uqariy
@Uqariy 2 ай бұрын
waa da ka inag xiga ethopia ee naloo soo dhaafi laayahay
@awsalebanxaajiibrahim396
@awsalebanxaajiibrahim396 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂ciiise ayaa kaa hyaa xabashida 😂😂😂😂😂😂😂haye
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 2 ай бұрын
Soo galeeti maaha xabishidu doodna waan ka qabaa.ilaa iyo cahdigii nabiga scw wey joogeen.waana dir axmaaradu.dhiigunais ma qariyo.
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 2 ай бұрын
Ada amxaara aad gondor
@ahmedabdi3535
@ahmedabdi3535 2 ай бұрын
Waa sax sida qoraagu sheegay laakiin yaa ka Fujiwara kuwa liita ee sheegasjada carbeed jecel cafataan waa latay waa qabiil bicameral ka baxay biyamaalna waa dir laakiin hada ayadu ma ma ogala sidaada darteed waa cadaw ee halska ceeliyo ileen way amxariyoobeen iyaga iyo canfartaba waayo hada waa itoobiyaan waana cadow
@CamuudAwed
@CamuudAwed 2 ай бұрын
Muxuu ka hadlayaa Nin kani war Soomali da Uu sheegayaa waa mid xagee joogta ma wuxuu nooga sheekey nayaa Dadkan Cadaw ga nagu ah ma Inna Cumar Geele Iyo Inna Sheekh Maxamuud Oo ka xun Horu marka Jamhuuriyadda Somaliland buu noo Soomali Soomali yey nayaa war wax Soomali la yidhaahdaa ma jiraan Canfarta ayaa dhulka leh Anagu hadaanu nahay Reer Somaliland Waxaanu og nahay in Canfarta laga gar daran yahay Oo Digtator Cumar Geele ka Dambeeyo Mushkilada Iyo Dagaalada jira Waxaana laga gar Daran yahay Canfarta Anagu waxaanu Taageer sanahay in Inna Cumar Geele Digtator ka Laga qabto Geeska Africa si Uu Gobolku Dego Una helo Xasilooni mida Kale MM-Tv Hada ka hor Waad wacnaydeen ma Maanta Ayaad Hargeisa noogu Waraysateen Dadkii Ka Xumaa Dawlad nimada yada iyo Jiritaan ka yaga Barnaamijkan Aad iyo Aad ayaanu idiinku Dhaleecay naynaa khaladkan maanta Gashe e dib haw gelina Maxaa Anaga noo keenay Ethiopia Daka Gudeheeda ku nooli Ama Ethiopia iyo Dad keedu waxa ay Isku haystaan nooma taalo MM-Tv Barnaamij kan Aad iyo Aad ayaad ugu khaldan tihiin Anaga Nooma kala sokeeyaan Dad ka Ethiopian ahi Ethiopia waa Dawlad Aanu Deris wanaagsan nahay Ethiopia waa Dawlad Aanu Wallaalo Nahay Ethiopia waa Dawlad Aanu Xidhiidh Diplomacy leenahay Ethiopia waa Dawlad Aanu is Aqoonsanahay Ethiopia iyo Somaliland Waa laba Dal Oo Xidhiidh Nabad gelyo, Dhaqaale iyo Siyaasadeed ka dhexeeyo maaha In Aanu mashaakilaadka Yar yar Ee Dad keeda u dhexeeya Dad ka buun buuninaya Hargeisa noogu waraysataan MM-Tv ka sheekeeya Danaha iyo Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland hanooga sheekay Nina hana noo Waraysanina Dad Aan Mar naba doonayn Ama Aan Aqoonsanayn Jiritaanka iyo madax banaanida Jamhuuriyadda Somaliland kana xun Dawlad nimada yada Anagu Hadaanu nahay Jamhuuriyadda Somaliland ma lihin Cadaw Aan ahayn Dad ka sheegta magaca Soomalida Oo ay ugu horeeyaan Soomalia iyo Jabueti iyo hogaami yayaashooda Inna Sheekh Maxamuud iyo Ismaciil Cumar geele 🚫❌🚫❌🚫❌🚫👎👎👎👎👎👎👎👎👎
@ElmiAbdillahi-xw7yw
@ElmiAbdillahi-xw7yw 2 ай бұрын
Intiiiii aqligaga waaad hadashay mahadsanid
@MukhtaarXasan-jl6hz
@MukhtaarXasan-jl6hz 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂 Waxay somalidu ku maahmaahdaa Shinbir-waliba codkeeday cidaa Markaa inader meesha rayigaaga-uun kadhiibo somaliland hadalkaaga kuma matashide
@abassabdillahi726
@abassabdillahi726 2 ай бұрын
Ucada u dhimo ya amhar😂
@CamuudAwed
@CamuudAwed 2 ай бұрын
@@abassabdillahi726 Uur ku jirta u dhimo Xaasid yohow munaafaqa ah Ee Neceb Islamka Xaasida Dad ka islamka ah jir jiroole yohow shanta shaadh xidhani 🤭
@MahdiDahir-u1v
@MahdiDahir-u1v 2 ай бұрын
waa fiki liita waxa ku hadleysa haddaad diiday sinjigaaga ku aad isku dhedhejineysa axmaaro iyo oromo kuma rabto ee waxaad tahay aamin
@captainusopp4395
@captainusopp4395 2 ай бұрын
cagdheer wey ka qaxey saa sidey u eeg tahay jubaland iskugu wada tagayaan dhulkana dhul amxaaro noqo naya
Maxaan kala kulmay dawlad degaanka somali galbeed
10:36
Dhakhtarrr
Рет қаралды 54 М.
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 116 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 31 МЛН
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 22 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY BARIGA DHEXE | XAALADDA SINWAR?
16:21
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 12 М.
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 116 МЛН