Xuseen Oo Sheegay Sababta Usan Ubaarin Dahir Calasow iyo Aj_Family Lkn Hada Xalane Iyo Xooga Saraya

  Рет қаралды 2,518

MORAAL MEDIA

MORAAL MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 23
@fartuundirir-g9i
@fartuundirir-g9i 3 сағат бұрын
Xuseen noollow wll alaha kuxafido
@amaaladem3486
@amaaladem3486 Сағат бұрын
Marka wadan ama magaalo laga furo meel gaalo degantay oo safaarad ka badan waxa loogu talo galay degaanka ama deeganda .gaalo wadan dayacan oo bad iyo bariba ku ah qani ayey heshay dadkeeduna baahantahay Waa in ay sida ay rabto ka samaystaan .
@MORAAL-MEDIA
@MORAAL-MEDIA 41 минут бұрын
Cadaanka Wey Na fahmeen Flim Qabiil iyo Qabyaad ah Baa Naloo Daaray Wadamadoodana Wey inoo Fureen Dalkii Oo Dad La'aan ah beey Banaanka Ka heleen
@haa8793
@haa8793 2 сағат бұрын
Aniga waxan layabaa dadka dahir kuxiran 😂😂😂
@MORAAL-MEDIA
@MORAAL-MEDIA Сағат бұрын
@@haa8793 🤣🤣🤣
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 6 минут бұрын
XALANE, waa waddan ka madax banaan Soomaaliya inteeda kale. Waxaana laga soo maleegaa burburka iyo caqlaaq xumada ku socota waddankeena. Burburka waxaa ka mid ah in laga soo maleego qaraxyada iyo dilalka qorshaysan.
@MORAAL-MEDIA
@MORAAL-MEDIA Минут бұрын
@@mohamudhilowle8650 😡😡Waxaa La Yaabanahay Waxaa Weye Waxaa oo Dhan ineey Ka jiraan Waa La Ogyahay Hadana Kawan Hee ..Dowlada Dhaneey Ragaata Ku heystaan Kuwaan Wlhi 😠😡😡
@amaaladem3486
@amaaladem3486 Сағат бұрын
Horta Somalida maxaa ka khaldan . Wadan marka kiniisad laga dhisay ama laga dhisay waxa loogu talo galay dadka degaanka ah
@Umo580
@Umo580 34 минут бұрын
ALCIILBADANAA DALKAAGI O LAISKA MAMULANAYO SHI SHEEYE
@MORAAL-MEDIA
@MORAAL-MEDIA 4 минут бұрын
@@Umo580 😡😡😡Haa Wlhi Waa Ciil iyo CADAAB
@Hassan-shiddo
@Hassan-shiddo 3 сағат бұрын
Ninka waa jaajus itopia waa bulaacada uu daahir kusheegaya
@MORAAL-MEDIA
@MORAAL-MEDIA 3 сағат бұрын
@@Hassan-shiddo Wax Qalad ah Wali Kuma Heyno Wll
@sagalshariif2023
@sagalshariif2023 2 сағат бұрын
Daahir waa dameer warkiisa kasoqaad maleh Viva Hussein
@haa8793
@haa8793 2 сағат бұрын
Xalane miyaa kudibeyso walal xusen garabkisa Alaha galo
@Ilhansweet
@Ilhansweet Сағат бұрын
Wabyaaladii ku qaaday kuma dhigto👀
@sacdiyafarah5746
@sacdiyafarah5746 Сағат бұрын
Xalane muxuu u furan yahay, who cares ninkii bixiyey maan kuduilno oo kasano meeshaa, madaxdu hadey bixiyaan hantidena siiyaan cadowgenna ma in aan daawanaa????????????. Shacabka muqdisho, waaba me l dhimatay, dadnimo ahaan iyo niyad ahaan bey u dhimatay waa dad aan danqan dareenkuna kadhintay. Waladlayaal hadaad dhimaneyso dhareerka waa leyska duwaa. Damiirki maxaa heley hadaan dad adag nahay kuwa dhiibay kumaba dhiiradeen.
@MORAAL-MEDIA
@MORAAL-MEDIA 44 минут бұрын
🫡🫡🫡
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 3 минут бұрын
Tu as fait quoi pour ton pays 😂
Mustafa Martin oo ka hadlay in la iska qaadanayo passport Maraykanka
8:23
Who's spending her birthday with Harley Quinn on halloween?#Harley Quinn #joker
01:00
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 26 МЛН
Twin Telepathy Challenge!
00:23
Stokes Twins
Рет қаралды 62 МЛН
ЛУЧШИЙ ФОКУС + секрет! #shorts
00:12
Роман Magic
Рет қаралды 38 МЛН
DEG DEG Maxkamadeynta Haween isugu jira Kuwa Qarax waday, Qaar Ka yimid Khawaarijta.
41:59
Trump Muxuu ka damacsan yahay Group 5 iyo qaxootiga
23:14
Xogmaal Media
Рет қаралды 40 М.
Xamza oo weerar afka ah ku qaaday Axmed Madoobe | Qubanaha VOA
29:40
ARIMAHEENA OO NOLOSHA  LAGU QABTAY DAGAALKII FAARAX vs XALIIMO
14:49
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 54 М.
Kaftanka Siyaasadda "Muqdisho, Kismaayo iyo Hargeysa maxaa ka socda
37:00
MAALINTA AMIIRA👑
22:31
King Ceyda
Рет қаралды 73 М.