Yaa isgaare hee, away ragii cunta karinayay Qays oo dad badan cunta karis ku xujeeyay daawo.

  Рет қаралды 15,177

QAYS & RAHMA

QAYS & RAHMA

Күн бұрын

#CookingChallenge #QaysAndRahmaChannel
Aad baad ugu mahadsantahay booqashada aad booqatay channel keena Qays & Rahma, Fadlan hadaad nugu cusubtahay Subscribe saar, ganbaleelkana ku dhufo notification all taabo saad u noqoto qofka ugu horeyay oo arko muuqaal kasta aan so dhigno. Mar walb waxaan daneenena taladaada, fadlan qeebta comment iyo social media aan lenahay iyo welibe telefonkeena whatsapp +1(780) 909-0862 noogu so gudbi. markale mahasanid.

Пікірлер: 85
@farxiyoomar2068
@farxiyoomar2068 4 жыл бұрын
Waxaad nadiifisay jikada. Wa arin fiican. Lakin cunadii groseriga ka keentay sanatize kuma sameeynin ee plastikadana kasaar dhaq marka saxanka ku rid. Daawo vestige how to sanatize grocery.
@khadjaissa222
@khadjaissa222 4 жыл бұрын
Maasha Allah eedo aabe Fiican iyo good husband ayaa tahay Allaha idin xifdiyo adiga iyo qoyskaa oo dhan
@aminaahmed2508
@aminaahmed2508 4 жыл бұрын
Maasha alah tabaaraka lah yam yami insha alah caafimad ku cuna waa isoo jiidatay cuntadada qeys 👍⚘
@farxiyoomar2068
@farxiyoomar2068 4 жыл бұрын
Makuu fiicno coke ama Pepsi iska daa. Cimri dag dag buu leeyahay. Rootiga noocan iska ilaali qansiir ba ku jira.
@dhoolabdi1
@dhoolabdi1 4 жыл бұрын
Masha allaah caafimaad ku cuna Qeys iyo Raxma iyo caruurtiinaa Masha allaah 👌
@wow9317
@wow9317 4 жыл бұрын
Mashaallaah qeys iyo raxma ma fiirin jirin caadi ma aha.
@Amir-Muse
@Amir-Muse 4 жыл бұрын
wow masha Allah inaba caadi ma ahan video wll aad ayaan kuu taageeraa guul iyo hormar wacan aan kuura jeenaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑♥️♥️♥️♥️♥️♥️💯👏👌👍🙏🙏
@hoygawacyigalinta3010
@hoygawacyigalinta3010 4 жыл бұрын
Mnsha allah
@farhiyahasan7259
@farhiyahasan7259 4 жыл бұрын
Masha Allah waxaa kaa muuqata inaad horay reerkada u caawin jirtay oo aysan cunta karintu maanta kuugu horeynin. Libaax Allaha ku xafido.
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 4 жыл бұрын
Qeys maashaa alaah raga waa inaad dhiiri gelin usameysaa tus oo Indhaha ufur
@Sukeyma-channel
@Sukeyma-channel 4 жыл бұрын
Mashaallah
@salaadoomar285
@salaadoomar285 4 жыл бұрын
Mansha alah.wiilasha ay anfaceysa u bartey gabar iney ka sugaan cunto.
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 4 жыл бұрын
masha allaah caafimaad ku cuna qeys iyo raxma iyo awlaadinaba allaha ha iddin xifdiyo👈👌👍
@sadiajeylani1105
@sadiajeylani1105 4 жыл бұрын
Masha allaah tabarakalaah 🙏🏻👍
@kadra825
@kadra825 4 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته بارك الله فيك ماشاءالله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم صل الله عليه وسلم اميييين يا رب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم MAASHAALLAH WLALO QALI WALAHI NIIN RAGED ABO WANAGSAN WAXAN KADAWADA AUSTRALIA WLL BASASHA WAXWALBA WAA LOO IIS TIICMALIIKARA BASASHU WAY FIICANTAHAY WLL WAXBADAN BAA LAA IISTIICMALAH CUNTADA AADBAY UMACANAYSA WLALO
@shukrideeriye774
@shukrideeriye774 4 жыл бұрын
Im Frist 👍👍♥️♥️♥️👍 mashaallah wa cunto aad iyo aad u quruxbdan u waya macaane ♥️♥️👍👍👍
@anabapple3411
@anabapple3411 4 жыл бұрын
Maashaa alaah Ilaahay ha ku xiftiyo
@shamsahmed5327
@shamsahmed5327 4 жыл бұрын
Maashaa alaah waakabaxsatay caafimaat kucun
@farxiyoomar2068
@farxiyoomar2068 4 жыл бұрын
Qeys ma reer canadaa aheyd. Reer maraykan baan ku mooday. Masha allah. Ma qajaar buun ahayn. Cucumber
@maryanjaamac3482
@maryanjaamac3482 4 жыл бұрын
Bibsi iyo waxyaalaha qasaceysan iskadaa caafimaadka Umafiicna sanjabiilsh Qoyan shiido cabitaanka dhigo
@maryanjaamac3482
@maryanjaamac3482 4 жыл бұрын
Qajaar tii ugu horeysey
@safaxuseen0955
@safaxuseen0955 4 жыл бұрын
Maansha allaah cajiib aatahy
@امعبدل-خ7س
@امعبدل-خ7س 4 жыл бұрын
Soomaaliya ku wajogo jiko qurxon maqaban.
@QAYSANDRAHMA
@QAYSANDRAHMA 4 жыл бұрын
Wll waan ku fahmay lakiin Dhib malahan qofba wuxu heesto ceeb ma ahan. Kolay wa laga xishoon lakiin ani caadi ayaan uarka xita haday banaanka ku so kariyaan.
@safiyoahmed5108
@safiyoahmed5108 4 жыл бұрын
MaaSha ALLAAH tabaarakalaah qays
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 4 жыл бұрын
masha allaah soomaaliya wey leedahay jikooyin qurux badan oo waasica ah khaastan guryaha hadda la dhiso iyo hawo fresh ah iyo qudaar dabiici ah anigu labo sano ayaan degganahay hadda waana ku qanacsanahay
@fatimaahmed4226
@fatimaahmed4226 4 жыл бұрын
ام عبدل murjiko iyo gambar hadii lagu kariyo iyo banan , qoryod waa caadi qof kasto wuxuu haysto inuu ka xishoodo maaha
@fadumaali1235
@fadumaali1235 4 жыл бұрын
@@fatimaahmed4226 WAA Qajar
@natramohamed8233
@natramohamed8233 4 жыл бұрын
Masha allaah waaw yummmy 😋👍
@karuur_Ali.
@karuur_Ali. 4 жыл бұрын
Makabaqday Karina bariiska iyo baastadada
@fadumofarah3073
@fadumofarah3073 4 жыл бұрын
Iyo Abdi Good
@aminahussein3208
@aminahussein3208 4 жыл бұрын
Masha alaah anigaa ugu horey manta cucumber waxaa soomaali lagu dhahaa khajaar ama khayaar.
@QAYSANDRAHMA
@QAYSANDRAHMA 4 жыл бұрын
MashaAllah Amina Hussein
@aishaaadan8905
@aishaaadan8905 4 жыл бұрын
Masha Allah qurux
@fowziyaweheliya3332
@fowziyaweheliya3332 4 жыл бұрын
Masha allah keep going walalkey
@umurayanchannel6559
@umurayanchannel6559 4 жыл бұрын
Masha Allah kooking batahay horay usoco
@safiawarsame8598
@safiawarsame8598 4 жыл бұрын
Maasha alaah ilaahay hakubarakeeyo waad dadaashay in dhalinyarada soomaaliyeed kugu dayato ayaan rajaynaynaa
@ruqiyaabdulqadir4261
@ruqiyaabdulqadir4261 4 жыл бұрын
Manashalah wall good joob
@kadramunye8814
@kadramunye8814 4 жыл бұрын
Masha alaah horo u soco
@mustafcali6347
@mustafcali6347 4 жыл бұрын
Geedka 1 aad qaaday waxaa la dhahaa qajaar
@nasromirad4411
@nasromirad4411 4 жыл бұрын
aniga.intaan u jedo wa qajar.& basal.baar.lajarjaray
@fadumoali7753
@fadumoali7753 4 жыл бұрын
Qajar
@farhiyaahmad4469
@farhiyaahmad4469 4 жыл бұрын
Masha allah
@naimastar9366
@naimastar9366 4 жыл бұрын
qays iyo raxmo ma waxad dagantihiin alberta
@QAYSANDRAHMA
@QAYSANDRAHMA 4 жыл бұрын
Haa wll
@suhurmohamed2722
@suhurmohamed2722 4 жыл бұрын
Masha allah tabarakalah
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 4 жыл бұрын
Qays cook pro ah aa tahey .
@amaldirie6901
@amaldirie6901 4 жыл бұрын
Wow Maansha allah
@amiinaxuseen1128
@amiinaxuseen1128 4 жыл бұрын
Qayso .waa baaro
@QAYSANDRAHMA
@QAYSANDRAHMA 4 жыл бұрын
Kkkk
@zaynababshir5207
@zaynababshir5207 4 жыл бұрын
Maashallah👌
@fatiman2077
@fatiman2077 4 жыл бұрын
Geedka maraqa ayu carfiya aad leedahay ee karootada Agteda yaalo Aniga somali uma aqaano carabiga waa "karfsi"
@umumicraajchannel1623
@umumicraajchannel1623 4 жыл бұрын
Maasha allaah
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 4 жыл бұрын
Sosadka xalaal ma noqon kara wayo xuubka ku dahaadahn waxan doofaar. Uun baa leh meel kasto uu yaalo
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 4 жыл бұрын
Ani ayaa soo jedee yanan kugu dhajin hhh mashalh
@leylaabdulkadir2598
@leylaabdulkadir2598 4 жыл бұрын
Waxaa la dhahaa qajaar cucumber
@munaofficial1689
@munaofficial1689 4 жыл бұрын
Qajaar kolay
@chaptainenghaajir5288
@chaptainenghaajir5288 4 жыл бұрын
Kaas waa khajaar waa kan cagaar oo dhuubn
@sadiaahmed9594
@sadiaahmed9594 4 жыл бұрын
Qajaar waye magacis
@khadjaissa222
@khadjaissa222 4 жыл бұрын
Qajaar Waa cucumber
@fatiman2077
@fatiman2077 4 жыл бұрын
Kuyu kanbar somalida wxy tidha khajaar carabta khayaar
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 4 жыл бұрын
Islantii ama raxma meday maad qadisay
@QAYSANDRAHMA
@QAYSANDRAHMA 4 жыл бұрын
ilmaha ayaay maawelineesa ayada , markey ayada jikada gasho ilmaha aniga ayaa lawareegaayo.
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 4 жыл бұрын
@@QAYSANDRAHMA Mahsallah wlala just joking nolada nolol waarta waan daremaya wlala qaliya
@abdirahmanahmed3538
@abdirahmanahmed3538 4 жыл бұрын
Horay usoco wll
@simankeynaan5579
@simankeynaan5579 4 жыл бұрын
Thanks
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 4 жыл бұрын
Qajaar
@muhuboabdi3614
@muhuboabdi3614 4 жыл бұрын
Qeys guri esteg lugu kariya yaa ku jiri kara
@QAYSANDRAHMA
@QAYSANDRAHMA 4 жыл бұрын
Muhubo Abdi hee ma jiifba lugu Karin marka kkkk
@alaay9762
@alaay9762 4 жыл бұрын
Masha allah yummy yummy 👌👌👌
@shukrisharaf7074
@shukrisharaf7074 4 жыл бұрын
Bro hot dog 🌭 what do you mean ? Is that halaal
@QAYSANDRAHMA
@QAYSANDRAHMA 4 жыл бұрын
Haa kuwa xalaalka lugu gado waa xalaal
@somalitax7639
@somalitax7639 4 жыл бұрын
Buon abetit
@shukrisharaf7074
@shukrisharaf7074 4 жыл бұрын
Qajaar cucumber 🥒
@QAYSANDRAHMA
@QAYSANDRAHMA 4 жыл бұрын
Yes, Thank you Shukri Abdirahman
@shukrisharaf7074
@shukrisharaf7074 4 жыл бұрын
Okay
@karuur_Ali.
@karuur_Ali. 4 жыл бұрын
Qaysow hadaan kusoo raacno maskii mawadano cudurkii baajooga suuqa
@QAYSANDRAHMA
@QAYSANDRAHMA 4 жыл бұрын
Kkkk
@sahraahmed2916
@sahraahmed2916 4 жыл бұрын
Waaw sifican ayaad uga so baxde
@wrfhbg
@wrfhbg 4 жыл бұрын
It's not good for your health
@muhuboabdi3614
@muhuboabdi3614 4 жыл бұрын
Maansha Allah keep going walaal
@امعبدل-خ7س
@امعبدل-خ7س 4 жыл бұрын
Masha allah
@naima1ali98
@naima1ali98 4 жыл бұрын
Qajaar
@karuur_Ali.
@karuur_Ali. 4 жыл бұрын
Qajaar
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 841 М.
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 63 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 37 МЛН
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН
XAAJIGA SAFIYA TUSMO OO AFKA FURTAY SHEEGAYNA CIDII GUBTAY
18:24
Awdal Media Production
Рет қаралды 29 М.
Sida loo abuuro Afokaadhada
5:18
Maria Dajuume
Рет қаралды 20 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 841 М.