No video

Yaab ki Adunka dhalinyaro dalkiina u kaca Bal fiiri basaasinta tuugsiga kusoo gabanaya

  Рет қаралды 9,498

MORAAL MEDIA

MORAAL MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 63
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed Ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@museosman8296
@museosman8296 Ай бұрын
Waa xaqiiqo ah oo la ogyahay in aan ladhegaysan dadka oo jaajuusiin jiogto soomaaliya wax badan baan ognanahay jaa naga hoos qaadaya
@Ali_qasim143
@Ali_qasim143 Ай бұрын
Eebow marba hadad ogatay in ey jajuus yihiin dadki kushaqada lahana iska indha tirayan maad cuntid ood ku laan dhereysid koley somaliya mel walba kajog hub maweynaysidee waa xaqii wadankaaga kugu laha
@zamzam5255
@zamzam5255 Ай бұрын
WAA LAGA HOOS QADAAYA DOWLAADA LAA XIRIIR PLEASE
@Fays2010
@Fays2010 Ай бұрын
FALASTINE MANTA WAA U JEEDDAAN, ISRAILTA AFRICA WAA ITOONIYA. AMA GARO AMA HA GARAN.
@Hakam_10
@Hakam_10 Ай бұрын
Yuhuda Africa wa Ethiopia 🇪🇹 i amin
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 Ай бұрын
Way ka kdacdaa aduunka oo dhan hunguri baa u geeyay
@rahh4137
@rahh4137 Ай бұрын
Itoobiya waxay rabtaa in ay qabsato Soomaaliya ciidankii qaban lahaa wadanka ayay ku jiraan ee indhaha fura foojignaada
@abdifidow3870
@abdifidow3870 Ай бұрын
Waa Jaajuusiin Abiy soo dirsaday
@zamzam5255
@zamzam5255 Ай бұрын
KUDAAR SOMALILAND WEEY KA BUUXAAN CABDIMALIK MUUSE COLDON
@faisaabdulahi8264
@faisaabdulahi8264 Ай бұрын
Soomaaliya ilaahay baa u maqan madax ma haysano maxaad ka qaadi kartaa madaxda iyagaa wadanka iibsanaaya shacabkii soomaalidana ma waxay raadinaayaan cuntaday cuni lahaayeen iyo ilmahooda ay u xoog sanaayaan waxa wadanka iibsanaaya waa madax isku sheega lacagtana jeebka ku shubanaaya wadanka ilaahay baa u maqan
@Fays2010
@Fays2010 Ай бұрын
Basaasnimada waa asal lkn waxa kale oo dhan waa kumeel gaar.
@faisaabdulahi8264
@faisaabdulahi8264 Ай бұрын
Dadkaan yaa wax ka qabanaaya madaxdii meel kale ayey ku maqan yihiin waxay ku maqan yihiin sidday lacagta u cuni lahaayeen tooda ayey ka hor mariyeen wax madax ah ma jiraan Waa wada tuugiin Dalka iibsanaayo oo aan wadankooda lacag ayey siisanaayaan qofkii ka nixi lahaa ii soo sheeg
@Imaan92546
@Imaan92546 Ай бұрын
Wilcherka ay ku fadhisataan Maa laga qaado oo la siiyo dadkeena runta u curyaanka ah
@Fast.money86
@Fast.money86 Ай бұрын
Dhalinyaroy fadhiga kakaca waa shekadii qàza ayaa naguscota 😢😢😢😢😢
@zamzam5255
@zamzam5255 Ай бұрын
PALESTINE 🇵🇸 WIXII LAGU SAMEYEY AARKA
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@Ali_qasim143
@Ali_qasim143 Ай бұрын
Calayhi afdalo salaatu wasalaam ❤❤❤❤
@sadam1318
@sadam1318 Ай бұрын
waa basaasiin ee iska cayriya
@mohahassanmohamed7405
@mohahassanmohamed7405 Ай бұрын
aan is abaabulno so wadankeena aad ugu xureeno qqbyaalad iyo jaajusiinta
@hibogeedi8498
@hibogeedi8498 Ай бұрын
Walee waa yaab
@hibogeedi8498
@hibogeedi8498 Ай бұрын
Waa odagii ugu wynaa
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Ай бұрын
Maxaa laga basaasaya Boosaaso oo Lagu Bakhtiyey Askarta Cadeyega Gadaya Garoowe jooga wax siiya
@niciimamaxamed8441
@niciimamaxamed8441 Ай бұрын
samir iyo imaan soomaliya😢😢😢😢
@bazeera5520
@bazeera5520 Ай бұрын
Subxaanallah
@ashaismail713
@ashaismail713 Ай бұрын
Wadamo badan baa shaqadan taalaa like Dubai
@maryanfarahtimir5791
@maryanfarahtimir5791 Ай бұрын
Wxaaaa iskadaaayee dadkn haloosoojeeesto ooo dlkoooda halaguceliyo mrdnbana yaaanloo ogolaaan in ay sooonoqdaaan biliis waa iga talo
@hibogeedi8498
@hibogeedi8498 Ай бұрын
Waxaa laga doonayaa madaxdu iney ka saran nuucaan ajanibtu sameynayaa
@cawaalecabdiqaadircawaale6843
@cawaalecabdiqaadircawaale6843 Ай бұрын
Sxb adi ethiopia waad ka tagty asna wuu ku daray
@user-qj4ok4ri7t
@user-qj4ok4ri7t Ай бұрын
Qasah itoobiya wayku dabaal degayeen hamayn dhowayd
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb Ай бұрын
Waa runtaa
@fathiya5106
@fathiya5106 Ай бұрын
SubhanaAllah SubhanaAllah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-qj4ok4ri7t
@user-qj4ok4ri7t Ай бұрын
Ciidamo badan oo itoobiyaan badan baa ka dagalamayah
@umuclahimaxmudumuclahi
@umuclahimaxmudumuclahi Ай бұрын
😂😂😂😂wllhi wn ku qoslay niin cago leh oo guryaan isku sheegyo😂
@fatimanour9793
@fatimanour9793 Ай бұрын
Mu Askarta Usheego
@abdurahmanmohamoud7280
@abdurahmanmohamoud7280 Ай бұрын
Adiga maad haraanti kaga tuurtid meesha hooyadiis hawasee
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Ай бұрын
Habeenkii ogaarsadan oonwaxdilay Hala aqoonwaayee dila way cararayaan
@Ali_qasim143
@Ali_qasim143 Ай бұрын
Waa caqliga ugu wanaagsan oo qofwalbo muwadan dhab ah wax kaga qaban kara wadankiisa intii uu hoshaas ku halayn lahaa mamulo cada qatayaal ah ama dowlad aan kahadlayn waxna kaqab karin wax kasugu lahayn
@asiliborle6342
@asiliborle6342 Ай бұрын
Hadey doonaa waa gaalo
@Hakam_10
@Hakam_10 Ай бұрын
Mshruuc mjro basaasin in ey yihiin waba ujeda 😂ader mxa ka badi karnaa hdl ilen ficil mahan
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 Ай бұрын
NIMANKA MAAMULADA IYO DOWLADUBA WAXEY KA BAQAYAAN DOWLADA ETOPIA WAXNA MA QABANAYAN. DHALINYARADA IYO HOOYINKA TUURYO IYO UL HAGALA HORTAGEEN HANA KA CEYRIYAAN WADANKA IDINKU BA XIL WAA IDIN SAAREN YAHEY, RAG MA JIRO XINIINYAHA LAHEYSTA, DHALIYAROOY ,HOOYOOYINOW DALKA DIFAACA RAG MA JIRO.
@Ali_qasim143
@Ali_qasim143 Ай бұрын
Sax waaye wlh maanta sharaf iyo karaamo ayay ii ahan lahayd anigo isu xilqamay waajib iyo xaq uu igu leeyahay wadankayga kuna halayn mid iska indha tiraya ha ahado mamul ama dowlad dhexe lkn waxan is weydina kuwan ina dhexjooga hadan ku laan dheereyo amay iyagana kuwa dhexjoga e somalida cunaan waraa ha cunan haday rabaan waayo kuwan i dhexjoga burburkayga iyo sirahayga bay u joogaan lkn somalida xaga iga jirta leen iyo qorsho kale bay u joogaan isumana qalmaan sacaan laga bilaabo xabasho iyo jaajus somali ah madax jibiskooda ayaan bilaaba
@CaashoHaji
@CaashoHaji Ай бұрын
Kuwa tugsanayo lacagaha halaga jojiyo
@FaadumoxassanFaadumo
@FaadumoxassanFaadumo Ай бұрын
Laga saaro wadanka hala saaro yusliska
@mohadno841
@mohadno841 Ай бұрын
Carorteni Wa lakufsaday dumarkini la lakufsaday deena malha yahoodna way leyheen iska sara dadkaan
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Ай бұрын
Fiiriya kulahaa Boosaaso adigaa jooga Wax ka qabo waa Majeerteen Oromo iska dhigaya idiku is weyediiya
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL Ай бұрын
Dhalinyaro Harald a hesan gadha n hadleysa dhageysta wa in xalane dhalinyarada kacdonka ka bilowda
@ZamzamAli-zt8tu
@ZamzamAli-zt8tu Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@Ali_qasim143
@Ali_qasim143 Ай бұрын
😡😡😡😡😡 Xanaaq miyaad kawadaa misse
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 Ай бұрын
😂😂😂 intu yidhi abiye ma wax cusuba miyu qorshi farmajo ahayn sheekadani wa tii loo sheegi jiray dadka dhagta kaliya wax ka maqla mida kale basaas ku laha somali maxa laga basasa oo uu qarsoon tuugsiga casriga iya la yidhada oo dhulkan reer galbeedkaba sidas iyo ka daran bay sameeyan dadka tuugsada qarba xita ilmo yar so qaata oo mujuqa iyado barafku da'aayo si dadku uga naxan
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Ай бұрын
ADEER WAA LAGU MADAX MARAY OO WAAD SIXRAN TAHAY INTAAD ISLE DAHAY SOOMAALI KU XUMEE BAL ADIGU DIB ISKU FIIRI HOOYADII XIREEYOOW MAXAAD ADIGU FAA'IIDEYSAA AAN KA AHAYN ,HARGA MADHAN SIDE HAWLI KAMA TEGIN HALAAGNA U DHEER ADEER ADIGAA QOORTA LAGAGA JARAYAA BAKHTILAAN OO DUHUR LAGAALA WAREEGAYAA E TASHO INTAAN LAGU QABAN QOLFIYOOW QORI DABADA KA DALOOLOOW❤❤😂😂😂
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 Ай бұрын
@@mohamednur1696 🤣🤣🤣🤣ilaahaaw somali dhame hadan waxad so qortay fahmay xabad xabad caayda mooye marka waxad ii tidhiba lagu yidhi mida kale anigu ciid ma caayin maxad ii caayday wax runa iyuban sheege ma been iyo waxan jirin inaan sheego iyad rabtay shalay marku laha farmajo itoobiya iyo somaliya hel wadan iyanu ka dhigayna oo takada bilashka ugu saxeexayay iyo manta itobiya maxa iska badalay mida kale itobiyadan sowta fiila somaliya ilaalisa oo goblka baay iyo hiir shabelaba xukunta yaa ma aniga waalan mise cadan iya laga heesaya mise dad baajuma oo cali lahayn iyu ilahay soami nagala dhigay
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Ай бұрын
@@dhashisheekhisaxaq9514 ISKA HADLOOW INA IGARRE ANIGU FARMAAJO KAALAMAAN HADLIN E ADIGAA KU DHOLOLAYA,WAA WAXAAD KA HESHAA HADALKAAGASE WAXAA KA MUUQATA INAAD REER XABASHI KALKAAL TAHAY DIR DUREEMA LAFIL OROMADU MEEL HAKU GEYSO
@Ali_qasim143
@Ali_qasim143 Ай бұрын
​@@dhashisheekhisaxaq9514 Markii hore waan yaabana oo waxan islaha qof dhalad somali ah sidee buu xabashi asago difacaya uga hor iman kara muwadan somali ah lkn hada qoraladaada iyo aragtidaada yaab iyo damiir la aan ku haysa uma fasiran doono waayo qof labadii waalid ee dhalay qiimo iyo karamo u hayn kama filan karo qiimo uu u haayo somali xaqbaadse u leedahay hadii aad tahay dhal ilmo lafti naga ah xabashi ah in aad ku ducaysato somali in ey dhamaato ileen wax kale ee awodaada ah majirte
@Ali_qasim143
@Ali_qasim143 Ай бұрын
​@@mohamednur1696 Bro qof aabihi iyo hoyadii dhashay karaamo iyo sharaf u hayn miyaad kadoone somali in uu sharfo
@Borama1960
@Borama1960 Ай бұрын
Somalia, your priority should be fixing yourself instead using ur youth with nonsense like midnemo.. Fix Somalia, get rid of al shabaab and AMSOM. Govern your own country. Stop chasing midnemo and running after Somaliland because Somaliland can not fix Somalia. Get your priorities straight bc Somaliland will never ever unite with Somalia. One paid actor that is claiming Isaaq doesn't represent Somaliland.
@arimahaislaamka7995
@arimahaislaamka7995 Ай бұрын
𝗜𝘁𝗼𝗼𝗯𝗶𝘆𝗮𝗮𝗻𝗸𝘂 𝘄𝗮𝗮 𝗰𝗮𝗱𝘄 𝘀𝗼𝗼𝗷𝗶𝗿𝗲𝗲𝗻 𝗼𝗼 𝗿𝗮𝗯𝗮 𝗶𝗻 𝗮𝘆 𝗾𝗮𝗯𝘀𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗱𝗮𝗹𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮 𝗴𝘂𝘂𝗱 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝘄𝗮𝗮𝗷𝗶𝗯 𝗸𝘂 𝗮𝗵 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮𝗿𝘁𝗮 𝗺𝗲𝗲𝗹𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗼𝗼 𝗮𝘆 𝗷𝗼𝗼𝗴𝗮𝗻 𝗶𝗻 𝗮𝘆 𝘂𝗱𝗶𝘆𝗮𝗮𝗿 𝗻𝗼𝗾𝗱𝗮𝗻 𝗶𝗻 𝗮𝘆 𝗰𝗮𝗱𝗮𝘄𝗴𝗮𝗮𝘀 𝗸𝗮 𝗵𝗼𝗿𝘁𝗮𝗴𝗮𝗮𝗻 𝗼𝗼 𝗮𝘆 𝗹𝗮 𝗵𝗮𝗹𝗴𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 4,1 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 20 МЛН
War Farxadleh, Hooyadii Dhashay Hadashay, Xaqiiqdana Sheegtay
28:41
Maxkamada Calasow 24
Рет қаралды 60 М.
Marqaati Wax Walba Fashilay Oo Sawirka Foolow Keenay | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
54:33
WAXAA KU KACAY DADKII OO IDIL XITAA WAXAA SO HADLAY SHEIKH ….
8:21
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 4,1 МЛН