Yaasir Carfaat | Halyaygii reer falastiin ee hurdada u diiday yahuuda!

  Рет қаралды 73,531

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Пікірлер: 112
@mohtayib
@mohtayib 2 жыл бұрын
Allah Ramadanta Caafimaad ha innagu gaadhsiiyo walaalayaal
@mukhtarapdilahiyacqub5715
@mukhtarapdilahiyacqub5715 2 жыл бұрын
Alle ha u naxaristo isaga iyo mujahidinta u dagalamaya dulalka musliminta iyo deentena islamkaba 😰😭🤲🤲🤲
@mohammedsalax4362
@mohammedsalax4362 2 жыл бұрын
Amin amin amin
@hipomohamed096
@hipomohamed096 2 жыл бұрын
Ninka kliya ila shaqeynaya wa waberi media thnkz bro this document ba ley direy jmcdeyda inaso dawado qofka kliye bagekisa wx ka heli wa waberi wan ka wayey yasir wan yabana hda alxmd 2 days ba kaso waregtay wu iskeny documentygi yasir thnkz abdirahman waberi 👍💯✌
@isxaaqibrahimali6061
@isxaaqibrahimali6061 2 жыл бұрын
Wll kanaalka maracade show ayaad kasii heli kartaa
@aamiincumarxasan8657
@aamiincumarxasan8657 2 жыл бұрын
Masha Allah 🥰 🥰 🥰
@maxamedsafiyoow4550
@maxamedsafiyoow4550 2 жыл бұрын
Cabdi raxman cumar Ramadan kaream all people 🥰🥰✊
@uploadcentral8753
@uploadcentral8753 2 жыл бұрын
TODAY I became One Of the First People In ABDIRAHMAN OMAR /WAABERI THANKS
@lipansheik1337
@lipansheik1337 2 жыл бұрын
اللهم أنصر اخواننا الفاسطين
@somaligroupgemeston8933
@somaligroupgemeston8933 Жыл бұрын
Allahu akbar war islaamki waxba gaadhay wllhi waxan daawaday 20 video oo madaxdi islaamka taariikhdoodi dhamaantod reer galbeed aya baabiyay aad bad u mahadsan tahay wllkay cabdiraxman cumar rabi haku xafido bro
@kawsarfaaruuq9173
@kawsarfaaruuq9173 2 жыл бұрын
Waabari media thnks wllkei
@munacaalim9098
@munacaalim9098 2 жыл бұрын
Mnshlaah wll hore usoco
@lipansheik1337
@lipansheik1337 2 жыл бұрын
Yaasir caraafad allah ha u naxadiisto waa halgamaa muslim ah geesinimo ay ku dhamaatay
@maxamedkhadar7515
@maxamedkhadar7515 2 жыл бұрын
Mahadsanid cabdiraxmaan cumar
@feisalfeizul9717
@feisalfeizul9717 2 жыл бұрын
Allah ha unaxaristo🤲🤲🤲
@seynabhassan5260
@seynabhassan5260 2 жыл бұрын
Allaahu akbar
@Queenlkram
@Queenlkram 2 жыл бұрын
Mashllh wllkey wx bdn yan kaa faaiidnaa allah wx walb haku fududeeyo
@axmedxuseen9107
@axmedxuseen9107 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto mujaahid yaasir carafaat
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 2 жыл бұрын
Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin
@ibrahimu.2531
@ibrahimu.2531 2 жыл бұрын
Muqaalo faaido badan ayad noo soo gudbisaa walal. Shukran.
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan Жыл бұрын
Masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha
@inaxasan1872
@inaxasan1872 2 жыл бұрын
الله يرحمه
@fariha9470
@fariha9470 2 жыл бұрын
Allah ha u naxaristo 😥
@mohaofficialvideos3012
@mohaofficialvideos3012 2 жыл бұрын
Osaama Bin Laadin kasoo hadal sxp please 👏👏
@ilyesRajaa-cb4ne
@ilyesRajaa-cb4ne Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤mashaalah
@axmedabuukar6204
@axmedabuukar6204 Жыл бұрын
Yaasir carafaad iyo cali salaama waa libaaxyada falastiin waa lawo udiiday hurdada yahuuda falastiin Ayaka oo kale alaha ka dhaliyo ءامين يارب
@taqiomer
@taqiomer 2 жыл бұрын
Legend
@FaadumoCali-j8y
@FaadumoCali-j8y 2 ай бұрын
Maasha allah
@Maahir397
@Maahir397 Жыл бұрын
Gobanimadu waa geed kubaxa dhiiga geesiga ❤ yaasir Arafat
@craxmaantaajir2088
@craxmaantaajir2088 2 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Yaasir Carafaad
@NuurtoabdiSalaad
@NuurtoabdiSalaad Жыл бұрын
Allahu akbar Allah bless us and bestow us his favore
@axmedmaxamedcali2340
@axmedmaxamedcali2340 2 жыл бұрын
mahadsanid C/ raxmaan cumar wabari midia
@Abdulrahman_mohameth17
@Abdulrahman_mohameth17 2 жыл бұрын
👍
@mataanmataanmatan9217
@mataanmataanmatan9217 2 жыл бұрын
First noqday sxb manta❤❤❤❤
@ahamedabdirahman4317
@ahamedabdirahman4317 2 жыл бұрын
الهم انصر اخوتنا فلسطين
@BadraMohamed-ix4jc
@BadraMohamed-ix4jc 2 ай бұрын
اللهم امين
@NastexoAxmed-fn2gn
@NastexoAxmed-fn2gn 2 ай бұрын
allow unaxariiso
@maxamuudxaaji2909
@maxamuudxaaji2909 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal cabdiraxmaan
@AqiLiNOmedia5250
@AqiLiNOmedia5250 2 жыл бұрын
Yaser caraf🙏♥️🙏🏷
@Cabduqaadirshbashiirmaxamuud
@Cabduqaadirshbashiirmaxamuud 2 жыл бұрын
Masha allah
@HaaruunHalac-qp6qf
@HaaruunHalac-qp6qf Жыл бұрын
Wll C/ raxmaanow bishan Ramadan ka soo haalada uu dalka falastiin ku suganyay dalka falastiin 🇵🇸 please 🙏
@thatistrue2065
@thatistrue2065 2 жыл бұрын
Inshalaah 1M SUBSCRIBE Waabari Media 🙃😍
@siciidabdirahman7457
@siciidabdirahman7457 2 жыл бұрын
First waabari media
@nuurfarah8595
@nuurfarah8595 2 жыл бұрын
Halyeey
@huseinmohumed7299
@huseinmohumed7299 2 жыл бұрын
Maalin kasta iyo sanad kasta waxaa kagu gabaad falaa muslimiinta falastiiniyiinta geesiyadaa islaamka ah Way guulaysanayaan insha allah 🙏
@omarabdi3677
@omarabdi3677 2 жыл бұрын
Keep going bro Abdirahman
@xasanturky4732
@xasanturky4732 2 жыл бұрын
Keep going
@dacwaamedia9536
@dacwaamedia9536 2 жыл бұрын
Keep going wll tagera no 1 kuahay
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674 2 жыл бұрын
Masha Allah sxp
@يارسولاللهإنيلأحبك
@يارسولاللهإنيلأحبك 2 жыл бұрын
akhii waad mahad santay waxaanu jeclaan lahayn ina aad Ducementy nooga soo diyaariso ANSAAR qabla islaam iyo siday ugu cisoobeen gargaarkii nabiga scw scw abaalkana alle ka qaado
@sundusmohammed8030
@sundusmohammed8030 2 жыл бұрын
Soo dhawoow cabdiraxman
@maxamedxasancabdi8804
@maxamedxasancabdi8804 2 жыл бұрын
Plantain🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸❤
@Claahi-p5q
@Claahi-p5q 7 ай бұрын
Waku rabaa
@mohamoudgurreh949
@mohamoudgurreh949 2 жыл бұрын
Yaasir carafaat Wuxuu mujaahid ALLAAH haw naxariisto walaalkeen...aaamiin yaa ALLAAH
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 2 жыл бұрын
M.a mujaaahid yasir carafaad🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@asmaqali3603
@asmaqali3603 2 жыл бұрын
Alle hawnaxaristo
@XamseDeeq-nm9gl
@XamseDeeq-nm9gl Жыл бұрын
اللهم انصر إخواننا المسلمين في فلسطين اللهم ءامين يارب العالمين
@NADERMOH14
@NADERMOH14 7 ай бұрын
اللهم امين
@YaasirCabdulahi-s1b
@YaasirCabdulahi-s1b 3 ай бұрын
Goor mudhintay
@engdahir1992
@engdahir1992 2 жыл бұрын
Big legend ninlawayaya
@suhaylaimaan1798
@suhaylaimaan1798 2 жыл бұрын
Walalaheen falastiiniyiintu way guulaysanayaan waxayna ku guulaysanayaan Idimka Allaha
@yusraubax971
@yusraubax971 5 күн бұрын
Ilaheey ha naxariisto asiga dhamaan mujahidinta her falastin ismacul haniya yahya sinwar mujahidka gesiga ahaay ilahoow falastiin xoreey
@isxaaqibrahimali6061
@isxaaqibrahimali6061 2 жыл бұрын
Xasan cali salaama ( amiirka cas) Cali salaama Yasir carafaat Alla halyeeyo maxey ahaayeen , taariikhdooda meelo badan la dhageystay
@roohaani6952
@roohaani6952 2 жыл бұрын
Amiirka cas
@Adam-ig9sb
@Adam-ig9sb 2 жыл бұрын
Allah Akbar
@Yaasiintaatiko
@Yaasiintaatiko 10 ай бұрын
Ok❤❤❤
@mustafeziyaad7677
@mustafeziyaad7677 2 жыл бұрын
Msha alh wa halyey la hubay
@abdinaasiribraahimali753
@abdinaasiribraahimali753 2 ай бұрын
Geesi geesi dhalay❤
@MohamedSulthan505
@MohamedSulthan505 2 жыл бұрын
asc zxp qayb labaad ka soo samee
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi 2 жыл бұрын
Heshiikii uu yasir carafat lagalay Isra,el waxaa burburiyay Xisbiga Likud ee yuhuuda oo uu hogaaminayay binjamin natanyahu
@zakariyeaqbalidiris3248
@zakariyeaqbalidiris3248 2 жыл бұрын
Sxp Axmed Yaasiin tariikh diisa hogaamiyihii Xamaas ee geryooday
@ahmednurusman5791
@ahmednurusman5791 2 жыл бұрын
Allahu arxam ushahiday Gesiyadii Islamka way dhamaden ilahay kuwokle hanoosoosaro
@salahdiindamal3325
@salahdiindamal3325 2 жыл бұрын
Asalaamu calaykum walaal Abdirahman
@Helpi2025
@Helpi2025 2 жыл бұрын
إنك ميت وانهم ميتون
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
AHUN
@abdallaramos15
@abdallaramos15 2 жыл бұрын
Walal abdirahman waxa taariiq kooban noga so samaysaaa madaxwayne jamal abdi nasir kii masar xukumayay 🙏
@waliidabdinasir7873
@waliidabdinasir7873 2 жыл бұрын
Abdirahman zxp somalilan waliga wan kugu hidhnaye kamad hadale maha dhacay mahad ugo hadli wayday
@AhmeD-311-q1b
@AhmeD-311-q1b Жыл бұрын
☝️maanta ayeey rumowday riyadii yasir arfaat
@mohamedbashiir1206
@mohamedbashiir1206 2 жыл бұрын
Asc Sxp Abdirahman Waxaan ku Weydiin Sheekadi Aamina Al mufti basasadii carbeed Shekadedii 2qeyb Miyay ku dhamaatay
@suleekhafarax3686
@suleekhafarax3686 Жыл бұрын
Falastiin waan jeclahay walahay😊😊
@leylaaxmad
@leylaaxmad 5 ай бұрын
Ogoow falastiin guusha waa xakooda i.a
@shuceybabdikadir4026
@shuceybabdikadir4026 2 жыл бұрын
Sxb waxad ka so hadasha sheekh axmed yaasiin as asihi ururka xamaas plz LIBAXOW 🔥 ✌️
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 жыл бұрын
Arooskii yaasir carafaat waxaa ka qayb galay maxamed siyaad Barre iyo Iida Amiin daada waagaas somalidu dad bay ahayd lkn hada anakaaba maata noqotay falastiiniyiinta waxba ma dhaano Yuhuuda ilaahay baa aakhiro uga jaraya waxay ku samaynayaan falastiiniyiinta iyo muslimiinta suuriya iyo lubnaan Mahadsanid taariikhda yaasir carafaat waxaan dhagaystay in ka badan 3-jeer Channels Kala duwan ayaana ka daawaday sida Maracas show Idaacada buulo xuubey
@AbdiMuhudin-s5i
@AbdiMuhudin-s5i 8 күн бұрын
Yahye sinwaar iyo dhamaan mujahidiinta Allaha u naxariisto 😢
@suhayb551
@suhayb551 Жыл бұрын
🇵🇸❤
@mosalamuni4456
@mosalamuni4456 2 жыл бұрын
Walaaal adigoo mahadsan waxad barnaamij kasoo samaysaa qaabkii uu udhintay yaasir arafaat
@nimcofarah7690
@nimcofarah7690 2 жыл бұрын
Maxaa hayey muslinoo qiimo leh dunida kategay alle ha unaxariisto
@hagahaguusha2691
@hagahaguusha2691 2 жыл бұрын
Waxaa lagu aasay magaalada ramallah Ee Dalka falastiin
@maxameddeeq3377
@maxameddeeq3377 2 жыл бұрын
Wll Khadafi yow ahay 😐Si xun ayaa loo diley 😰 waxan maqaley Nato ine ka dhambeyse, Afrika naha weey ka amuusty😞
@muxsindawah7118
@muxsindawah7118 2 жыл бұрын
Calanka Somalia wa sixir ladul sudhay
@maxamudaxmedxasan7526
@maxamudaxmedxasan7526 2 жыл бұрын
Marka aad hadleyso hadal xikmadeysan ku hadal😏👊👊🇸🇴👊
@maxamudaxmedxasan7526
@maxamudaxmedxasan7526 2 жыл бұрын
Marka aad hadleyso hadal xikmadeysan ku hadal😏👊👊🇸🇴👊
@nasramaxamuud123
@nasramaxamuud123 2 жыл бұрын
Caalamka muslimka waxa loola dhaqmay sidii sadexdii sac ee libaaxu marba mid cunayay kuwa kalena daawanayeen ilaa midkasta meshisa lagu soogaaro
@abshirahmed8010
@abshirahmed8010 2 жыл бұрын
Allow xoree ree falastiin
@nuurfarah8595
@nuurfarah8595 2 жыл бұрын
isbital carafat aa loogu magac daray
@mohamedfarah7101
@mohamedfarah7101 2 жыл бұрын
Warbixinta waxaan filaa inaad ka hilmaamtay in uu ugeeriyootaday sumaynta polonium-210 oo ay ugaysteen Esrailiyiinta
@mohamedfarah7101
@mohamedfarah7101 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/gXO3aKJmpc6Nbqc Waa kanaa cadaynta warbixin aljazira
@isrobashiir956
@isrobashiir956 7 ай бұрын
1948
@abdirahmanisse7946
@abdirahmanisse7946 2 жыл бұрын
Lipaaaaax
@QadiijomaclinAyuub
@QadiijomaclinAyuub 3 ай бұрын
😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳
@deeqowmohamed9738
@deeqowmohamed9738 Ай бұрын
Jamal cabdi naasir Maa kentit
@allahisonegod8617
@allahisonegod8617 2 жыл бұрын
Ninka isku magac Baan nahay wallahay waa halyey
@maahirade562
@maahirade562 2 жыл бұрын
Waaberi media zxp kaso hadal dagaalka dhax mareY ciidanka urdun io falaztiiN azpaapaha zapapeY kaso hdal zxp Waana mahdzanthy zida Quruxda badan ee aan noogu zo diyarizo mawduucyada Waana kula socdaa Teda kle waxa aan ku farxo mar walpa ayaa ah zida ad noo darenziizo yahuuda in ey dhul izlam ah hyzto oo ad dhahdo ( Gumeystaha izra'il) waa wax ani ahanteyda an ku farxo oo ad igu darenziizo yahuuda iney dhul izlam hyzto Falztiin waxa ilahy uga paryayaa inuu ka dul qaado dhipatda ay ku hayaan yahuuda Free plastine✊
@BiixiHD
@BiixiHD 2 жыл бұрын
Ururka xamaas war bixin kasoo diyaari
@AhmedYaseen-jn2qh
@AhmedYaseen-jn2qh 3 ай бұрын
Yaasir carafad waa ninki israel u saxeexay dhulka falastin %76
@daarulqaraar7536
@daarulqaraar7536 2 жыл бұрын
Walaalahayga somali maxamed isoo booqda insha Allah Illahay khayr haydin siiye waxaan soo gudbiyaa khayrka ka qayb qaado oo subscribe saar insha Allah ♧❤ 1k subscribes wax yar inoga dhiman 🥰
@nuurgaraare4888
@nuurgaraare4888 2 жыл бұрын
Keep going
Boqor faysal | Cadawgii koobaad ee yahuuda!
10:10
Waaberi Media
Рет қаралды 56 М.
SISTER EXPOSED MY MAGIC @Whoispelagheya
00:45
MasomkaMagic
Рет қаралды 16 МЛН
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 159 МЛН
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶 #gen
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 33 МЛН
Try Not To Laugh 😅 the Best of BoxtoxTv 👌
00:18
boxtoxtv
Рет қаралды 3,1 МЛН
Waa kuma Yaxya Sinwaar! Ninkii hurdada u diiday IsraIIl
10:32
Waaberi Media
Рет қаралды 141 М.
SISTER EXPOSED MY MAGIC @Whoispelagheya
00:45
MasomkaMagic
Рет қаралды 16 МЛН