Aniga khaldamay markan shalay ku qaybaye ku khamaray noloshee Waxatahy hadan qabo Kuma qateen ee qadar dhacay ma soo noqone😍😍😍 qofkii qisadan soo maray like please
@hamdayusuf42924 жыл бұрын
😭😭😭😭😢😢😢😢😭💔💔💔💔💔💔💔💔
@ahmedhassan6484 жыл бұрын
@@hamdayusuf4292 alla adaaga !!!!
@mohamedjamal32224 жыл бұрын
Waamaxay micnaha ereyga qaybaye?
@khairehgode38034 жыл бұрын
0000⁰0o⁰o00⁰0o0¹za
@mohammetziyat5082 жыл бұрын
@@mohamedjamal3222 I think ku doortay weeye
@nimcomohmedsaid52987 жыл бұрын
Ader ama sida uu heesa Ana nagaday haylada iyo cood ad modo in la oyayo yaxye wlhi wa fanan ban xa
fanaankan iyo heestan waan ka soo yara habsaamay,codkii libaaxa ayuu leeyahy cod wax lagu qariyayna maaha waa cod saafi ah,codkuna iska yeel-yeel maaha waa hibo. Yaxye hore u soco Guul.
@cismaanck76267 жыл бұрын
Koshin Doob yaxye bast fanaan
@hooyomacan49746 жыл бұрын
wlhi cod ayuu hayaa ilahy ha ku dhafo wll mnsha Allah fananiin badan waad dhanta wlhi cod ayaad hysaa war waa wxa fananin isku sheegaya ee ila xayle salase oo heesayay inanka hada soo baxay ayaa inaga cod macan ee mesha ka fadhista wlhi codkiisa waan u bogay yahye horay usoco wll waliga ku tageera nolow intay nolal jirto wixii ka naxow nafta waa
Hadan ben la shegin wa ninka ugu cod iyo miro macan mesha ❤️❤️❤️❤️very beautiful voice manshallah keep going brother 🎉🎉🎉👍👍👍👍👍👍
@ilyasdjamafarah20366 жыл бұрын
The Abdullahi Family waa ruunta aado .
@jamarileroy77553 жыл бұрын
I know Im asking the wrong place but does someone know a trick to get back into an instagram account?? I was dumb lost the account password. I would love any help you can offer me!
@karamoige526810 ай бұрын
What a amazing song.!😮 Legend yaxye Abduqaadir. Qadar Dhacay Masoo Noqone. Still listining 23/03/2024.
@MATTANOFFECIAL3 жыл бұрын
Aniga khaldanaa Markan shalay ku qaybaye ku khamaaray noloshee waxadtahay hadan qabo Kuma qatee qadar dhacay ma soo noqone 30 October 2021😭
Kalgacalku qiimo iyo Wuxuu qurux ku yeeshaa Qalbi daacadoo wacan Marka laysku qaabilo Qaladaadna laga Jiro
@moussagassira87232 жыл бұрын
19juillet 😭😭😭 aniga qaldamy marka shalay ku qeybaye ku qamaray noloshee
@mustaphecasse47707 жыл бұрын
Waar ninkan yahye Wuxuu kasoo baxay Acadimeyada Djibouti 2014 Got tallent wuu soo bislaaday waa fanaan buuxa runtii
@mariamibrahim75925 жыл бұрын
Vraiment félicitations j'aime cette chanson quelle belle voix magnifique quand tu es comme ça je te souhaite une longue vie et beaucoup de bonheur et la santé aussi cher cousin🇩🇯🇩🇯😍😍😍
@mahmudaxmed7167 жыл бұрын
yaxye ,waa nin cod fiican ,wuxuu u baahanyahay ,abwaan soo saara iyo laxamiiste farshaxan ah
@LaakoTv7 жыл бұрын
Ninkaan heesihaa caaadi maaha codku wa taagan yahay jacayl deg degaa igu dhacay hhhhh like ta igu qabta
@hamzasaleban99197 жыл бұрын
Fanka ugu shiidan dhalinta jabuut 🙌💥💥KU soo dhawo hoyga fanka best song😍😍
@dealta40377 жыл бұрын
Fanaankaan lugaha Dhaadheer Caadi maaaha ☝☝💜💜💜💜🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Like 2018
😭😭😭 wlhi hestan akteyda qaali ka tahay waxan soo xasustay nolosheydii hore ax
@abdoukaderhousseinabdi40656 жыл бұрын
Bravo cousin Yahye kader nous sommes avec toi horo usoco djib talent
@wiilwanaaagsan67946 жыл бұрын
Abdoukader Houssein Abdi il a une voix d'ore . viva Djibouti nos fréres.
@mohammetziyat5082 жыл бұрын
"Aniga qaldmay markan shalay ku qaayibayee ku khamaaray noloshee hadan qabo waxa tahay kuma qaateenee qadar dhacay masoo noqonee" 28/07/2022 04:26 Am 💔
@yarankazamey14416 жыл бұрын
Woow waxa ku dorty fananka sanadka iyo hesta sanad yaxye best fanan buxo
@munamxmed97556 жыл бұрын
wuuuuw yxye pilowgi imtxnki lga qaday ilaa intuu gulysnayay wan la socday jabuuti top fnan codki rgga
@mahmoodabdullah34857 жыл бұрын
Ninkani ayaugu codmacan
@moussaifrah52277 жыл бұрын
vive oumar africain vous avez bien fait la chanson avec la rythme ce l'enfant de rue 5 que le bon dieu vous protège
@inagoole34997 жыл бұрын
Codkii raga Fanan cod macan
@abdirahmanhussein71677 жыл бұрын
Legend Wlhi abdulqadir cadi mha codkgu hore usoco Wl 💪💪💪💪
@mariamibrahim75925 жыл бұрын
Quelle belle chanson quelle voix ça c'est la vérité cousin
@nastehoahmed9952 жыл бұрын
Wan jaclahy heestan
@omeressa86947 жыл бұрын
Fanan cod-jira leh YAXYE C/QADIR
@Qaramimedia16 жыл бұрын
Waaaaaaaw walee wuu heesay yaxye
@kingmuaddahir922 жыл бұрын
Friday 4 march 2022😥😥
@aliassia880017 күн бұрын
Waxan hesdan soo siyarday 1/1/2025 mar ay sidan iku dhacday qalbi aan iso jedin oo dacad ujecelahay ilahow iloba iso duceya
@bastysady5644 Жыл бұрын
J'aime cette chanson ❤❤😫😫😫😭😭😭
@esma5881 Жыл бұрын
Réer djibouti ku hadal af hooyo wlalayal
@almisdalalchannel2117 жыл бұрын
Mancha allh yahye nice voix and style sow hees aan cadi maha bonne chonse
@marinachoukri48707 жыл бұрын
Voix d'or ❤💋
@ayanlehsalehahmedsiikawi16376 жыл бұрын
Ar habluhu xuma niyow les hommes ca ne pleure pas surtout a mn age hadan qabo waxa tahay kuma qateen wlhi ar yahye niyaada ku jirtay malaha, belle message chef