YURUB GEENYO | DADNIMO RUUXAN LAHAYN | TRUE STORY OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

  Рет қаралды 290,642

Yurub Geenyo

Yurub Geenyo

Күн бұрын

Erayada - Abwanad Sagal
Music - Maxam,ed Xaaji
Laxanka - Cabdiwahaab Booska
Codka - Yurub Geenyo
V.Recording - Garaad Ahmed
Acting - Farduus,Cabdifatax
Camera & Editing Barkhad Nasir

Пікірлер: 198
@Queen11Husein
@Queen11Husein 9 ай бұрын
Heestani anabad moodaa in layii samaysay sidaa ay ku heestay baa igu dhacday lkn laga soo gudub rafaatkii oo raaxo ka dambaysay alxm❤❤ shukrn yurub geenyo 👑❤
@sihamsiman1384
@sihamsiman1384 9 ай бұрын
Mashallah habo macan tagero ku ahay ila barigan yara yurub Genayoo nalow ❤❤❤from Djibouti 🇩🇯
@theonlydiamondyouknow
@theonlydiamondyouknow 9 ай бұрын
Ruuxaan Jantay een u bogay Ma garan sidii aan Rabee Intaad Raacdaan xulkiin Ka Reysta dhibkaan lahaa Rafiiq ku Roon dadkaa Xumaha kaa Reebayee Daryeel wada Raadsadoo Ka Reysta dhibtaan lahaa Habaar lama raacin karo Rugtuu ku lahaa qalbiga Ayaa la nacdee Rafaad Abaal ma leh Ruux ka tegay Rixinkii jeclaa.... Raggaba kaan ugu jeclaa Reer iyo jabad aan la deggay Rafiiqsaday weheshigii Ayaa i dul saaray Raran Dadnimo Ruux aan laheyn Dookheygii i Raaciyee Hadana iga Reebayow Bagaad igu tidhi ka Roor Habaar lama raacin karo Rugtuu ku lahaa qalbiga Ayaa la nacdee Rafaad Abaal ma leh Ruux ka tegay Rixinkii jeclaa.... Geenyo ❤😢
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 Ай бұрын
❤❤❤weldone good lyrics writer ❤❤
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 9 ай бұрын
Guurku Waa calaf Waa nasiib Waa qadar Hadii mar mar Sidii Aad rabto Ay kuu noqon Weyso Adoon.qoomamo iyo caro Nafta ku sii caburin Ka gudub Ka kabso .noloshu Maalinba meel Bey .ku waa bariisataa Oo duruufaha.ayey la mataano Tahay Yurub geenyo Iyo c wahaab booska Mahadsanidiin
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 5 күн бұрын
Yurub Iyo c risaaq Style iyo cod Erayo. Waaw waa wax kale Yurub fan weyn u ahay Aduuyada farxad iyo caafimad Ku joog in sha Allah
@ugbaadshanle
@ugbaadshanle 9 ай бұрын
Dadnimo Ruuxaan laheyn Dookhii I raaciyee Hadana iga Reebayow Bagaad igu tidhi ka Roor😊
@sdinim8695
@sdinim8695 9 ай бұрын
Beryahaan yurub is on fire 🔥 video after video keep them coming abaayo much love ❤️ from USA 🇺🇸
@user-oh8dx7cz8c
@user-oh8dx7cz8c 9 ай бұрын
So very touch song nice use to your imagination ❤ even if are not that person ❤
@absameduwe5720
@absameduwe5720 2 ай бұрын
Waad bac badan tahay
@Mr.Beddal
@Mr.Beddal 9 ай бұрын
Hees kasta oo loo dhiibo top ayay ka dhigaysaa, wayna kusoo baxaysaa. Fannaanad hibo leh❤
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 9 ай бұрын
Ha wlaahi heseheda makal dhacan ❤ 🔥 sawtu raxma
@idrokader
@idrokader 9 ай бұрын
YURUB MAHAMED ABDI Geneva❤️ RUNTII AADBAN KU TAGERA💪 WALASHEY WA IDRISS FROM DJIBOUTI 🇩🇯NOLOW WALIGA CADOWGA HA UU JABIN INSHALLAH
@Aliyaa698
@Aliyaa698 9 ай бұрын
Me too ✋️ 🇩🇯
@idrokader
@idrokader 8 ай бұрын
@@Aliyaa698 Ah d'accord 😊
@jabirMaxamuud
@jabirMaxamuud 13 күн бұрын
Aac
@ayaancabdi6750
@ayaancabdi6750 9 ай бұрын
Abaalmale ruuxkatagey rixnkuu jeclaa❤❤❤❤ yurubteyda caashaqa
@MohaaAhmet
@MohaaAhmet 9 ай бұрын
Yurub mahamed Abdi Geenyo ❤one of the best singer 💯🥰
@62faisa
@62faisa 9 ай бұрын
Mashallah yurub the only one thats the best singer in somali love you ❤
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 9 ай бұрын
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ ❤️💖💖 Thank
@Aaliyah-nz1eb
@Aaliyah-nz1eb 9 ай бұрын
Scw scw scw scw❤
@user-ny5su1vl9h
@user-ny5su1vl9h 9 ай бұрын
Scw❤
@XananShire-cq6cz
@XananShire-cq6cz 9 ай бұрын
Wala ogyahye marka ma like radis Bay ka atahy nacasyahow wa adiga hesta lasodonanaye saliga nabege war ilhy kabaq nefyahow
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 9 ай бұрын
Masha allllah yurub geenyo waxay kamidtahay fanaaaniinta adka ucodka macaaan nolow❤
@CabdulaahiMaxamed-r6y
@CabdulaahiMaxamed-r6y 9 ай бұрын
Walaahi yurubey ma garan karo wan iska ka jeclahay mana garan karo sababta horey u soco
@ayana3279
@ayana3279 9 ай бұрын
Masha alhh yurub geenyo cod fiican ilhay wa ku siiyay
@papahassan5641
@papahassan5641 9 ай бұрын
Adaan dumaar kaa calmade golaba kuma deen gare yurubeyy haa iku noqoon dhagaax dixeed mala hesta anika ayaa layku talagalaay ayaan jeclahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Janno190
@Janno190 9 ай бұрын
Boqorada codka yurub maxamed cabdi geenyo Q❤ueen always is Queen 👑
@Myway3801
@Myway3801 9 ай бұрын
The princess yurub geenyo love u❤❤❤❤❤❤❤
@aliabdi5708
@aliabdi5708 9 ай бұрын
Hortaa jacayku cadaab maa mudan donaa akhiro waa real love thanks yurub geenyo
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 9 ай бұрын
Xata daruuf hada kujisho still qurux ayad thy sawtu raxma ❤❤ codkagaga waxan lo dhigo jirin ❤
@FalxadoIrshat
@FalxadoIrshat 8 ай бұрын
Sowtul raxma ❤ you from Garissa Somali sijui❤ yurubta on the fire🎉
@zainabahmed4198
@zainabahmed4198 9 ай бұрын
Yasalaam axyaa Geenyo heesahagu qalbigay i ruxaan
@hodandeka2895
@hodandeka2895 9 ай бұрын
Mansha allah ❤❤❤yurub Geenyo cod macaanaa 🎉🎉🎉🎉
@hiboabdillahi9711
@hiboabdillahi9711 9 ай бұрын
Simply the Best. She deserves more than 1 million subscribers, c’mon ladies and gentlemen, we can do better than this. Waad mahadsantahay YG!
@AXMAROFFICIAL
@AXMAROFFICIAL 9 ай бұрын
Ala cod macanaa manshallah Yurub Sawtu Raxma😢
@mohamedjaamac348
@mohamedjaamac348 9 ай бұрын
mashallah wllo qaali .runtii waa hees dareenleh, iyo maslaxiyad aad uqurux badan ❤❤❤.
@hoodoilkacaz8228
@hoodoilkacaz8228 9 ай бұрын
Mnshallah sowtu raxma yurub geeyo ❤
@kaafiofficial3950
@kaafiofficial3950 9 ай бұрын
Sowtu raxma yurub maxad cabdi geenyo malmahan waana waanga waaloosaa 2013 ilaa hada taagero u ahay fanaad ka cod macan wali ii dhiman ❤🎉
@HodanAhmed-r9v
@HodanAhmed-r9v 8 ай бұрын
Masha alla runti waxad mooda inad qalbigayga dhex dagantahy hees walba and qado darenkayga ayay tabata yurub geenyo nolow inader mcn ❤
@jaqjaqani
@jaqjaqani 9 ай бұрын
I love you yurub this is the best video so far it reflects all Somalia the current conditions in Somali people
@xamseabdirisaaq3391
@xamseabdirisaaq3391 9 ай бұрын
I love you inader yurubey dadnimo wayn aya ka muqata guulayso
@ibrahimdjama6109
@ibrahimdjama6109 9 ай бұрын
Asal wa hees dareen gabdheed ka turjumaysa. Waa heesihii Yurub Geenyo ku macaaneed qaaditaankooda. Allaa Yacizak Yurubeey
@rahmamahdi4259
@rahmamahdi4259 9 ай бұрын
Habaar lama raacinkaro rugtuu kulahaa qalbiga fv song🖤💔🥺
@hamzeahmed3305
@hamzeahmed3305 9 ай бұрын
Yurub Maxamed Cabdi Geenyo.❤
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 8 ай бұрын
Boqorada codka ❤ tageero dhaba ku ahay wale codkaga mcn io hesahagaba kama daalo
@Shugri-ll9bw
@Shugri-ll9bw Ай бұрын
Soou raxmo yurub dumaashi waankutaageeraa
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 9 ай бұрын
Inanta Codkeeda La Holin Waayey Well done Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo ❤❤❤❤❤
@abdiazizadamhaji417
@abdiazizadamhaji417 9 ай бұрын
❤❤Sawdatul Raxma Alfanaanad Yurub Maxamed Cabdi Axmed (Yurub geenyo) Cisi Iyo Sharaf Ku Noolow❤❤
@hindisac7758
@hindisac7758 9 ай бұрын
Love you sister mash Allah beautiful song
@khadracaliduqow2244
@khadracaliduqow2244 9 ай бұрын
Waaheeska kaliya ee dacas afarsuuna laguduubo
@user-sk4fz5gz6m
@user-sk4fz5gz6m 9 ай бұрын
Masha allh wan sugayay heestan suwtu raham ❤❤❤❤
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 9 ай бұрын
Ala jecliya sawtu raxma ❤nolow hesahaga makala dhacan mid lanaco kuma jirto ❤codkagana kaba daran ❤hestaana waba hesta qarnigan axya hees
@alfanaanmohamouthkaarloz
@alfanaanmohamouthkaarloz 9 ай бұрын
Yurub saan ku taagero wlhy ma jiro ruux ku taagero inshlah wan iman hargysa adi darata donya inaan hees kula qado waa taan ku rajo weynahay
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 9 ай бұрын
Quruxdeedu waa asal iyada oo aan is qurxin, o bilaa make up ah had iyo jeer waa qurux, xitaa haddii ay ku jisho qof xaalad adag ku jira o yacni daruufaysan sawtu raxma oo codkeedana axya cod codkedana baa wax loo dhigo jirin ❤ tageero dhaba ku ahay❤ Her beauty is original without make-up, she is always beautiful, even if it involves a person who is in a difficult situation and her voice is beautiful. ❤ Is always 👌best voice ❤ u qurux badan yahay. ❤ Had iyo jeer waa 👌 ugu codka wanaagsan ❤ Her beauty is original without make-up, she is always beautiful, even if it involves a person who is in a difficult situation and her voice is beautiful. ❤ Is always 👌best voice ❤
@user-fv1rz4zq9v
@user-fv1rz4zq9v 9 ай бұрын
Illahay cimri dher cafimad iyo cibado hasiyo runtiii yurub genyo wa rux qeyma badan afkeda iyo adnkedaba laga nabad helo hooyo somaliyw
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 9 ай бұрын
​@@user-fv1rz4zq9vha walhi ❤ boqorada codka sawtu raxma magaca ah dhayal uguma bixin
@Amina_624
@Amina_624 9 ай бұрын
Heeeees waaa dhaaafte yurub magaran sida aan rabee 😭😭😭
@aliabdi5708
@aliabdi5708 9 ай бұрын
Waa run naftunaa weliged maa ilowdo
@cabdiraxmaansalebaan7026
@cabdiraxmaansalebaan7026 9 ай бұрын
Ilayn in gabdhuhu marwalba iyaka oo labisan heeso soo qaadan Waxaan ka qurux badan xaaladn kale
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 9 ай бұрын
Yurub hada ayadu wa originalkeda make up xata um marsana still na wa qurux m.a qoftan quruxda io codka wa udhalatay sawtu raxma ❤
@AshareeboDihin
@AshareeboDihin 9 ай бұрын
Masha allah hees micno weyn leh iyo erayo macquul ❤❤❤❤
@ahlamrashid5556
@ahlamrashid5556 9 ай бұрын
Waa qisadaydayda imika igu dhacday oo heesa tani😢Alla Qalbigaay😢
@user-lz5ec3ny5y
@user-lz5ec3ny5y 9 ай бұрын
❤Maansha allaah afkaga caano lagu qabay yurubeey noolow
@ApdiqaadirODAYApdiqaadir-lw1ny
@ApdiqaadirODAYApdiqaadir-lw1ny 9 ай бұрын
Boqorada fanka yurub maxamed cabdi yurub geeno 🙆
@CADNANCabdi-v9h
@CADNANCabdi-v9h 9 ай бұрын
Yurub maxamed cabdi geenyo sawtu raxma takeran ku ahay
@cirjiidh77
@cirjiidh77 9 ай бұрын
Boqoradii Qarniga ❤❤Yurub.M A. Geenyo ❤❤ gabadhaha somaliyeed ee heesa midaan ku helo codkeeda hurdo aan xisaab laheyn ❤❤❤ 👑Qu,een is Qu,een 👑
@yousufdirie3110
@yousufdirie3110 9 ай бұрын
Yurub Mohammed abdi mid kamida tiirarka fanka somalida❤😊
@sacdiasheikh23
@sacdiasheikh23 9 ай бұрын
❤ i love you Yurub
@aadanfarax4504
@aadanfarax4504 9 ай бұрын
Manshallah yurub Geenyo!❤❤! My favorite singer ❤❤ hees dareen badan!❤ robleh med hassan from Djbouti ❤
@IssackabdiMuhumed
@IssackabdiMuhumed 9 ай бұрын
The one and only yurub genyo wan kutageraa ❤
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 8 ай бұрын
Axya cod ❤sawtu raxma
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 9 ай бұрын
Sawtu raxma come back aya so samesay fankedi boorkay kajaftay Ala maxan kuxiisnay ❤😢 kujecliya yurubey geenyoy
@anabetaabukar185
@anabetaabukar185 9 ай бұрын
Dadnimo ruux aan lahayn Dookhaygii iraaciye hadana iga reebayoow bagaa igu tiri ka roor Heesaha qaybtood ani miyey igu socdaan
@fankafanka8369
@fankafanka8369 9 ай бұрын
Waaaw sowtul raxma🎷🎷🎷❤️❤️💯💯🙏guleyso
@libandirie
@libandirie 9 ай бұрын
Abaal maleh ruux ka tagay rixinkii jeclaa💔😢.
@hamsesameter1647
@hamsesameter1647 9 ай бұрын
Yurub maxamad cabdi ❤
@tufaaxaxamar6775
@tufaaxaxamar6775 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤ sowtu raxma yurub genyo heshaga malha anigad igu tal gshay axax😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭
@aliabdi5708
@aliabdi5708 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ hadi allah ku si jego wixi kugu dhacidonaa waad ka wecan lahayd
@abshirjibriil4559
@abshirjibriil4559 9 ай бұрын
Maansha allh yurub heesti sandka❤
@Hawd74.
@Hawd74. 9 ай бұрын
Walaashay Inader noolow fanaanad qaraniga
@munacawil3312
@munacawil3312 8 ай бұрын
Dad’nimo Ruux aan lahayn dooqeygii iraaciyee hadana iga reebayoow bagaad igu tiri ka roor 💃
@papahassan5641
@papahassan5641 9 ай бұрын
Yurub maxamed cabdi samatar niyoow Waan kuu jeclahay ee intee kaso qaabta radiintada ayaan kuu dalaay adooo dhashii jabuti waye waa habaar iyo habeengeed ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤To To ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zuhayliinasaed4940
@zuhayliinasaed4940 9 ай бұрын
Yurub come back ❤
@mubarakfarahkedie6128
@mubarakfarahkedie6128 4 ай бұрын
😢❤sory true history
@ABDIKAAFISEERAAR-f3d
@ABDIKAAFISEERAAR-f3d Ай бұрын
Heeso iyo bar sowtu raxma ❤❤❤
@ayoubrouble3950
@ayoubrouble3950 7 ай бұрын
Soowtu Raxma Yurub Mohamed Abdi Geenyo Boqorada kaliya marki aan dhageesanahayo heesaheeda aan jcl dareemo
@AxmadIbraahim-qd9to
@AxmadIbraahim-qd9to 9 ай бұрын
Mnsha allaah wllo geenyada fanka
@bakasahuqa86
@bakasahuqa86 7 ай бұрын
Beautiful ❤️❤️❤️❤️ mashaallah.mob 💕❤❤ from Kenya
@Fadxiadan-kg7ug
@Fadxiadan-kg7ug 9 ай бұрын
Yurub geenyoy ❤❤❤❤❤❤❤
@Warisabdi6
@Warisabdi6 8 ай бұрын
😢 waxad moda inay iga hadlayso 😢 alllow I qaboji qalbiga qof ad jeceshay o ku fahmin awalad u hayso
@alfanankuukaayyare9796
@alfanankuukaayyare9796 9 ай бұрын
Waaaaaaaaaaaw igu danbayn soo saartay
@abdisiman5177
@abdisiman5177 9 ай бұрын
machallah yurub
@mawliethibraahim
@mawliethibraahim 8 ай бұрын
Pls yurubeyy heesaha shukri rooble dirir mid kamida so qaad xita wa isku muqal egtihiine❤❤
@user-tf4xx3yk7w
@user-tf4xx3yk7w 9 ай бұрын
Maaansha.allaah.marwo.qiimo.badan.baadtahay.wll.qaali.ifka.kunoolow.adoo.faraxsan.qaali
@Jacfariza
@Jacfariza 9 ай бұрын
Babba nasri wll jecliyaa ruuxdaada❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 9 ай бұрын
Sowtu raxma🎉geenyo
@Selfcare24hours
@Selfcare24hours 9 ай бұрын
Yurubey goormad igadaynaysa calacalaka ood raga inaga buufonaysa ood go aan gadhaysa 😮
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 9 ай бұрын
Adi ma aqliga ka dahay dadku hesaha dad's iga majecla hesaha jacaylka io calacalka bay jecelyihin😂 walahi takale hestan ayada yurub kuma sabsana gabadh ayay turjumaysa o kudhacday so ama aragtid inay ku qorantahay true story wax fahan 😂 Marka anaga kurabna hesaha jacaylka adigu noda ano nin ah kuleh tabtaa ❤sawtu raxma we love her
@abdirahmaanabdilahi
@abdirahmaanabdilahi 9 ай бұрын
Wll Yurub hadaan ku helayo wan kuguursanlahaa
@abdirahmaanabdilahi
@abdirahmaanabdilahi 9 ай бұрын
Xage kaala sooxiriraa wll mcn
@haruunbey2203
@haruunbey2203 8 ай бұрын
Bqorada codka ❤🎉
@user-js1dk6ck4e
@user-js1dk6ck4e 9 ай бұрын
yurub geenyo❤❤❤❤❤❤
@user-zd9om5yt5h
@user-zd9om5yt5h 9 ай бұрын
Yurub goor aan guursadoba waan guursanayaa
@haniitaofficialchannel
@haniitaofficialchannel 8 ай бұрын
Show abaal maleh ruux ka tagay rixinkiii jeclaa 😢💔✊
@taznimabdulahi3316
@taznimabdulahi3316 9 ай бұрын
Abaal male ruux ka tagey rixinkii jeclaa💔😢
@user-qn7yi3xk9m
@user-qn7yi3xk9m 9 ай бұрын
Sawtu raxma ❤
@akramshivaofficial3243
@akramshivaofficial3243 8 ай бұрын
Wow sowtul raxma yurub
@suldaanofficially
@suldaanofficially 7 ай бұрын
Yurub waa fanaanada kaliyaate ee aan jeclaaday ❤ ❤
@qosolxarabo7459
@qosolxarabo7459 9 ай бұрын
Abdifataax jamac ruug aqoon yahaykii barbara
@jinowsanbuul-vg6rz
@jinowsanbuul-vg6rz 9 ай бұрын
Geenyoo mansha allah ❤❤❤❤❤❤❤
@user-es8uc9ze3o
@user-es8uc9ze3o 9 ай бұрын
Yurub Mohamed Abdi aad kuu taageeraa runtii waxaad tahay boqorada codka codkaaga Waan ku raaxeystaa runti heesahaagu waa kuwo dareen leh
@cabdixakiinkayse6223
@cabdixakiinkayse6223 9 ай бұрын
Erayadii abwanada sagal Laxanka abdiwahaaab boss Musica maxamed ❤
@Shugri-ll9bw
@Shugri-ll9bw Ай бұрын
Yurubeey
@nasrosharif751
@nasrosharif751 9 ай бұрын
Yaa sawtu raxma❤️👏🏼
YURUB GEENYO HA KORO UBIXI CSHQIGU OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
7:27
Yurub Geenyo
Рет қаралды 681 М.
YURUB GEENYO 2015-2016  BEST COLLECTION SONGS
45:26
Xusuus media
Рет қаралды 1,3 МЛН
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 47 МЛН
YURUB GEENYO | KU ILOW IXTIRAAMKA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:22
Yurub Geenyo
Рет қаралды 351 М.
YURUB GEENYO FT FARDUS MAHAMUD BARNAAMIJ KABAN VIDEO 2023
9:43
Yurub Geenyo
Рет қаралды 62 М.
YURUB GEENYO WALI TIIXU IMA HELIN OFFICIAL VIDEO
6:41
Yurub Geenyo
Рет қаралды 541 М.
YURUB GEENYO OO SUAAL WAYDIISAY EGLAN IYO HEESTII NIYADA KA DIYAAR GAROW 2018 HD
8:15
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,3 МЛН
yurub geenyo dharaartaad faraxsantahay ayey ana ii dhantahay 2017 hd
8:42
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4 МЛН
YURUB GEENYO HEEES CUSUB OFFICIAL VIDEO 2023
5:20
Yurub Geenyo
Рет қаралды 169 М.
YURUB GEENYO KAA TIRAY QALBIGA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:52
Yurub Geenyo
Рет қаралды 598 М.
YURUB GEENYO | WAXDHINTAA KA SAMIRTA |SHOWGII YURUB GEENYO NAIROBI 2024
7:03
ABUU AFNAAN PRODUCTION
Рет қаралды 373 М.
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН