YURUB GEENYO HA KORO UBIXI CSHQIGU OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

  Рет қаралды 683,104

Yurub Geenyo

Yurub Geenyo

Күн бұрын

ERAYADA FAYSAL KORDHIYE
MUSIC & LAXANKA SIIDI ALI WINKEY
V.RECORDING GARAD AHMED
CODKA YURUB GENYO
CAMERA & EDITING BARKHAD NASIR

Пікірлер: 252
@Fadxiadan-kg7ug
@Fadxiadan-kg7ug 11 ай бұрын
Yurubay waxaa moodaa in aad qalbigayga waxaku jira ka hadlayso 😮😮😮😮😮😮😮
@cabdiraxmaansalebaan7026
@cabdiraxmaansalebaan7026 11 ай бұрын
Wooow axyaa yurub geenyo heesaheegu aniga dhadhan gaara ayay iisameeyaan waayo codkeeda qalbiga xanxanteeyaa❤❤❤❤❤❤
@user-mp4np9sd4h
@user-mp4np9sd4h 11 ай бұрын
Waxaa moodaa iney dareemaha dadka iney ogthay o kle queen of queen yurub geenyo❤🙏
@DaliehBadireh
@DaliehBadireh 11 ай бұрын
Sowtu raxma yurub geenyo wa ku tagara si weyn heesahagu wa cajib guul wacan
@cirjiidh77
@cirjiidh77 10 ай бұрын
Boqoradii Qarniga axyaaa Sowtu Raxma Yurub m cabdi Geenyo❤❤❤❤ Queen is Queen
@yaxyeaxmed6537
@yaxyeaxmed6537 11 ай бұрын
Yurub genyo yurub maxamed Waa fananada kaliyeen markasta dhagaysto xataa Dadka qaar gadhigaygu calamad u noqotay waayo Markasta yurub heesaheda Waan ku badanahay
@cabdalekhadarcabdale4453
@cabdalekhadarcabdale4453 11 ай бұрын
Xasuuso hore ayey i xasuuzisaa yurub geenyo waa jacaylkii oo qofa❤❤❤❤❤
@duniyoabdikarem1733
@duniyoabdikarem1733 10 ай бұрын
Sowta raxma qufta kali markan isku buqsanahay an isku dajiyo ❤❤❤❤❤
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 11 ай бұрын
Ayy yurub geenyo sawtu raxma mid badasha fanka maso mari donto codkeda 💯 io heseheda makala dhacan
@mukhtaarmaxamed7165
@mukhtaarmaxamed7165 5 ай бұрын
WaaaaaW Cambasho jacyl ❤Wa🥀 Cuduur💊💉
@zakifarah17
@zakifarah17 10 ай бұрын
Atariishoda jacaylka ❤❤❤ Somaliyeed keep going sister
@khadarfiyooreofficial6563
@khadarfiyooreofficial6563 11 ай бұрын
Waaaw .Y.M.C wallshay
@farhanhanad9921
@farhanhanad9921 11 ай бұрын
Mnshllh qaali dumareey illahey haku ilaasho inbadan boqortoyo sare 💞💓💜🖤
@yaasirahmed9281
@yaasirahmed9281 11 ай бұрын
Macha allah yurub awlaad aashaq allaayahfidak wllo
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 11 ай бұрын
Yurub geenyo waxay dhayda qalbiyada nafobay sowtu raxma 😊
@SucaadClraxmaan-t4x
@SucaadClraxmaan-t4x 11 ай бұрын
Afkaygaad kala baxday
@nimomumin2552
@nimomumin2552 11 ай бұрын
Hòoyadi jacalka 🎉🎉❤
@user-zp7td9ke8l
@user-zp7td9ke8l 11 ай бұрын
Yurub geenyo zawtu raxma furaHa fanka
@Dcowlid
@Dcowlid 11 ай бұрын
Quruxdii fanka , cod mcn yurub genyo❤️🥰
@mohamedabdijalil478
@mohamedabdijalil478 11 ай бұрын
Yurub maxamed cabdi geenyo✋ hooyada calaacalka maanta khadra daahir bey inoo bedeshey
@xayaadmahad4324
@xayaadmahad4324 11 ай бұрын
Aniga ayaay igu socata heestani 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@qfg1798
@qfg1798 11 ай бұрын
Yurub Mohammed Abdi GeenYo boqorada fanka❤👑
@fambamcrew1259
@fambamcrew1259 11 ай бұрын
Sawtu raxma sawta dhuubnatey welcome back my favorite singer
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 11 ай бұрын
Ha catadad ayay ku qurux badantahay yurub hilibka wuxu kadhiga qof wayn uma ficna hada m.a ay noqotay ❤
@sabahegeh425
@sabahegeh425 11 ай бұрын
Ha koro ubaxii cishqigu .
@ZamiirMaxamud
@ZamiirMaxamud 11 ай бұрын
Omg nasiib kadis ku iman omg waxkale
@user-cy5tt8ys4q
@user-cy5tt8ys4q 11 ай бұрын
Yaa yaaa salaam Xidigada qarnigan yurub geenyo cimrigaaga alaha noo raajo Yaa ukhti
@guledabdi318
@guledabdi318 11 ай бұрын
Axyaa sawt 💯
@user-wn4mv8kr3l
@user-wn4mv8kr3l 11 ай бұрын
yurub maxamed cabdi geenyo
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 11 ай бұрын
Yurub geenyo best song of the year 🎉🔥👍
@HanadMahamed-ob4dh
@HanadMahamed-ob4dh 11 ай бұрын
Waw yurub alycs strxm
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 11 ай бұрын
Naa wechii habaarey
@iltiredoualedirecteur
@iltiredoualedirecteur 10 ай бұрын
@masha allah yurub
@LaylaAlimuse445
@LaylaAlimuse445 11 ай бұрын
Boqoradii codka ❤
@ahmedqiiko8283
@ahmedqiiko8283 11 ай бұрын
Sawtu rahama yurub mxamed cabdi geenyo ❤❤🎉
@abdiaziz5492
@abdiaziz5492 10 ай бұрын
Amazing song and nice voice big up our beautiful lady
@yurubmaxamed5194
@yurubmaxamed5194 11 ай бұрын
Waanku wataa samiday allaha kuxafido geenko ❤❤❤❤❤❤
@yaxyeaxmed6537
@yaxyeaxmed6537 11 ай бұрын
❤ ❤❤❤ sawtu raxma yurub maxamed cabdi Yurub geenyo taagero wsynban kuu hayaa heesahaga Mooye kuwa kale ma dhagaysto dhagays taba Waxan ku leeyahay gobay ha liicin cadawga ha jabo Guulayso inaader
@Sawsam-q2e
@Sawsam-q2e 11 ай бұрын
Ax yurub geyooy❤❤❤❤❤❤
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 8 ай бұрын
Sawtu raxma ❤axya cod boqorada codka
@hanadabdulkadir9142
@hanadabdulkadir9142 11 ай бұрын
Yaa salaam
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 11 ай бұрын
Yurub cod macaaaan nolow wllllllo
@MohamedAbdrizak-i9b
@MohamedAbdrizak-i9b 11 ай бұрын
Fanaanadeydii asxan cod , waxaan kuu ahay Taageero weyn ❤❤❤ poqorada codka
@papahassan5641
@papahassan5641 11 ай бұрын
Yurub med abdi samatar boqorada codka ❤
@hibomohamed3532
@hibomohamed3532 11 ай бұрын
Geenyo❤❤❤❤
@IfraaxXasan-td8oy
@IfraaxXasan-td8oy 11 ай бұрын
Yaa salaam sowtul raxma
@mohammedali-lm4ud
@mohammedali-lm4ud 11 ай бұрын
Wooow boqoradi coodka loga harey❤
@kaafiofficial3950
@kaafiofficial3950 11 ай бұрын
Yurub maxamad cabdi geenyo fananadeyda booskii khadra daahir ayaad iigu jirtaa boqoroda codka💔🙏
@adnasiciid1759
@adnasiciid1759 11 ай бұрын
Sawtu raxma🥰👑
@fadumoyusuf9238
@fadumoyusuf9238 11 ай бұрын
Maasha allaah yurub geeyo hakoro u
@cadowcadowcali9113
@cadowcadowcali9113 11 ай бұрын
Boqoda codka yurub geenyo❤❤
@samsamtesoro5703
@samsamtesoro5703 6 ай бұрын
Yurub geenyo fanaanad heesaheeda jeclahay
@AnfacD
@AnfacD 11 ай бұрын
Masha Allah Yurub caadi maha heestan.
@maalmo2454
@maalmo2454 11 ай бұрын
🤩😂😂😂😂😂Eeshacala sowda hargaysa carabta yurubta bal adba ino door nolol ficaan wacan
@nuuraden-y5c
@nuuraden-y5c 11 ай бұрын
Yurub Geenyo calankeedu uu dhacay 5 sano danbe. Hodan Abdirahman Wali Waa taaganyahay calankeedu muxuu Waqtigu dad kala cadeeya cida talentka iyo ka kale
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 11 ай бұрын
Hodan iyo yurub Waa Laba Fanaan oo Iska Jecel Ee Ka Bax Dhexdooda Qofba Dadka Qofbu Codkiisa Jecel yahay Markaa Adigu Hadaad Hodan Codkeeda Jeceshahay Dhegayso oo Ka Bax yurub Waqtigeedu Wuu Dhacayo Waxaan Loo Fadhiyin Yurub geenyo Fankan Casriga Ah Waa Inanta Hogaanka U Haysa Waana Boqorada Codka Inanta ku Xigta waa farxiyo Fiska
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 11 ай бұрын
Adeer hodan abdirahman yurub kama cod macana kamana shidna yurub sanadkan way maqned lakin hada come back ayay so samesay hodan abdirahman dad ayay heeso laqada yurub lakin ayada kalsoni aya haysata cidna uma bahna qoftana cid kacod macan malaha wakhtina macilin ogow fankana ayada wax laga waydiya hesehedana makala dhacan yurub 100 hesod kabadan ayay qaday walahi mid lanaco na malaha ❤sawtu raxma mida kale 5 Sano kulaha 5 Sano imisa hesod bay yurub ba so qaday o kala daran caacda mesha kala tag
@abdiayanleh1155
@abdiayanleh1155 11 ай бұрын
Waa hawawi wahsii yurup med abdi yurup Geenyo Sawtou rahma waa faananada ookega lagu raxeysto
@nuuraden-y5c
@nuuraden-y5c 11 ай бұрын
@@cismanabdi2416 kkkk waqtigu inuu wax kala Cadeyey ban idin sheegay anu Hodan naag la mida fanka somali kuma jirto naag ka cod macan Hodan fanka kuma jirto Hodan day ay soo baxday ilaa manta hees walba oy qaado waa hit waana la dhagaystaa meel walba oo somali joogto Yurub ilaa 2020 Waa heesaysaa hitna ma noqonayaaa markaa Hodan fanka u hiiliyey walahi oo nagihii la agdhigi jiray Boodhkay ku qastay
@nuuraden-y5c
@nuuraden-y5c 11 ай бұрын
@@SALMAANN-m2t kkk maa la dhagaysto dee 40kun baa dhagaysanayee halka 5million Hodan dhagaysanayaan ma iyagaa isku meel maraya Hodan iyadoon cid la qaadin bay hit soo saraysaa oo sanad walba hit bay la imanaysaa fanka raga Awale Aden baa haysta dumarkana Hodan Waa marka xaqiiqda la rabo ee qabiil laga tago qabiil hadad ku tageeraysaan dee Hodan maantaba way ka horaysaa oo way ka magac dheertahay oo way ka talentsantahee gadhsiiyadeee meesha caac looma fadhiyee fanbaa dad is dhaafiyey dadkii talent lahaa uu u hiliyey
@dekasaban4690
@dekasaban4690 11 ай бұрын
Masha alh habo Macan ❤❤❤❤
@hannifomar6894
@hannifomar6894 11 ай бұрын
Sowtu Rahma Yurub Genyo wlhi one million subscribe hadin garsiin karo wan garsin lahay wayo waay uqalanta ❤❤
@PapaSantos-yw3zj
@PapaSantos-yw3zj 11 ай бұрын
Sowtu raxma wan ku wadanaa
@macanowcade280
@macanowcade280 11 ай бұрын
Souwtu raxma yurub genyo
@anisamohamed-xc2di
@anisamohamed-xc2di 11 ай бұрын
Boqorada fanka❤😍🥰
@fitamiinoos
@fitamiinoos 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@FaayIskaabulo-pk1bl
@FaayIskaabulo-pk1bl 11 ай бұрын
Qofkaan koorsada u dhigay qofkeyba meey Aheyn 🙏 17 10 2023 maalin igu xanuun badan
@abukardaqara4001
@abukardaqara4001 11 ай бұрын
Yurub huuno raga Somaliyeed waa garab waayeen rabi taqaan kaaga Balse diyaar garoow qaali
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 11 ай бұрын
Wala qaba hada wiil ayay dhashay way dhawayd I ka saqiiray
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 11 ай бұрын
Heestaan aneey iga hadlee yurubeey 💯💯😮
@AadanLaQiye
@AadanLaQiye 11 ай бұрын
Yurub mohamed Abdi Sowtul Rahma❤
@farxiyocabdi9054
@farxiyocabdi9054 11 ай бұрын
Boqorada cod ka yurub genyo
@saaficic9935
@saaficic9935 11 ай бұрын
Maasha Allah
@ApdikhadarMohamed212
@ApdikhadarMohamed212 11 ай бұрын
Boqorada fanka
@abdiayanleh1155
@abdiayanleh1155 11 ай бұрын
❤❤❤❤ waw maachaallah yurup Geenyo Sawtou rahma Allah koulagabto heesa maacan quruxey
@alfanankuukaayyare9796
@alfanankuukaayyare9796 11 ай бұрын
Soutul rahma yurub mahamed abdi keep going
@bakasahuqa86
@bakasahuqa86 11 ай бұрын
Nice one.mub love from Nairobi Kenya.i must subscribe to your channel.
@fankafanka8369
@fankafanka8369 11 ай бұрын
Waaaw yuruub guleeyso💯💐🙏
@umuambiya8851
@umuambiya8851 11 ай бұрын
Runti ya igaka waramey ani umbey iga hadleysa😢😢😢
@Hogolborama
@Hogolborama 19 күн бұрын
Ereyadii abwaan Abdishakuur Hogol boorama Beenta iska daaya ereyada Aniga sameeyay
@aminahussein9309
@aminahussein9309 11 ай бұрын
Queen❤❤❤❤
@user-os9dl2lh9d
@user-os9dl2lh9d 11 ай бұрын
Axsan sood ❤
@yesmasmart8068
@yesmasmart8068 9 ай бұрын
Geenyo with dire video clip ❤❤❤❤
@ZultanaGani-lb1fs
@ZultanaGani-lb1fs 11 ай бұрын
Sowtu raxma❤
@fadumoyusuf9238
@fadumoyusuf9238 11 ай бұрын
❤❤❤❤🎉❤❤❤🎉hakoro ubixicishqiga
@qalinleofficial9814
@qalinleofficial9814 11 ай бұрын
sawtu raxma
@maanyareyacke9576
@maanyareyacke9576 11 ай бұрын
Super star weyn baa sokacdey❤❤❤❤
@hodmanahmed7741
@hodmanahmed7741 4 ай бұрын
Boqorada qalbiyada u hadasha yurub geenyo❤🥺
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 11 ай бұрын
Yurub Geenyo miyey caatowde mise waa indhaheega 😂😂❤❤
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 11 ай бұрын
Ha m.a catadada ayay ku qurux badantahay sawtu raxma
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 11 ай бұрын
Boqoorada codka 💯 ❤ come back
@hayatomar5763
@hayatomar5763 9 ай бұрын
Ooh Geenyo 🥰🥰🥰😘
@husseinhillowle9772
@husseinhillowle9772 10 ай бұрын
Sawtu raxma ❤ Allow daa
@suhaybruxani2295
@suhaybruxani2295 11 ай бұрын
Naftaan koorsada u dhigay Qofkaygaba may ahayn
@hindisac7758
@hindisac7758 11 ай бұрын
Best somali singer yoruba geenyo what a beautiful song ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hayadfayzal7268
@hayadfayzal7268 11 ай бұрын
@user-nh7lt2iu8h
@user-nh7lt2iu8h 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aliindo4283
@aliindo4283 11 ай бұрын
I don't believe in this beautiful girl who always sings love songs and he can't show himself to the one she sings to him, so if he doesn't show up until now, then forget this one, and I will be ready for you darling.
@Khalidaxmed-zb1eo
@Khalidaxmed-zb1eo 10 ай бұрын
Waa hees macan runtii 💖💖
@RaaxoFaarax-dy2mo
@RaaxoFaarax-dy2mo 11 ай бұрын
Sowtul raxm ❤❤❤si garan ku jeclhy
@CambulushHaaji-bu2gj
@CambulushHaaji-bu2gj 9 ай бұрын
Yurub abaayo waan kujeclahay
@abdirisak_buskulaawi
@abdirisak_buskulaawi 11 ай бұрын
Yurub geenyo inan aan aad u taageero heesaheeda markaan jawi jacayl qaadanaayo cidiii ila mida like❤😊
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 11 ай бұрын
Me ❤sawtu raxma boqorada jacaylka io codka
@abdirisak_buskulaawi
@abdirisak_buskulaawi 11 ай бұрын
@@SALMAANN-m2t xaqiiq weeye sxp
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 11 ай бұрын
Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo ❤Fanaanada Qarniga Bedelki Khadra Daahir Cige Khadra Dhool Alle Yaa Raxma Raaximiin 🤲
@shukrixaaji6405
@shukrixaaji6405 11 ай бұрын
Yurubeey boogahay adaaa danqa maxaan sameeyaa😰😰😰😢
@AbdulhiBashirAbdule
@AbdulhiBashirAbdule 11 ай бұрын
Masha Allah yurub kenyo she's the only one
@mounaa1490
@mounaa1490 11 ай бұрын
yurub mucjiiso wane kugu haystaa my lovely singer 🥰😍🤩
@zakiabdiaden8869
@zakiabdiaden8869 11 ай бұрын
Man sha allaha yurub Geenyo 🎉
@adamyounis4449
@adamyounis4449 11 ай бұрын
Sawtu raxma 🎉
@apdiwaasac7585
@apdiwaasac7585 11 ай бұрын
Woow❤❤❤❤❤
@ayaanindho3205
@ayaanindho3205 11 ай бұрын
Sawtu raxma❤
@MaxamuudXuseen-yw2gw
@MaxamuudXuseen-yw2gw 11 ай бұрын
Qoftan sidedaba hese macan bay so qada yurub cabdi adban utagera marban baxa anigo khad saran o an ilawba gariga wado sawta raxma yurub
@nimcoahmed8932
@nimcoahmed8932 11 ай бұрын
Yurub geenyo maxad noo sidaa
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 11 ай бұрын
Hees kala kacsan waye sawtu raxma mid badasha fanka maso mari donto codkeda 💯 io heseheda makala dhacan
@xarago3556
@xarago3556 11 ай бұрын
Ha kuro cishqigu ❤
YURUB GEENYO KAA TIRAY QALBIGA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:52
Yurub Geenyo
Рет қаралды 599 М.
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 50 МЛН
💩Поу и Поулина ☠️МОЧАТ 😖Хмурых Тварей?!
00:34
Ной Анимация
Рет қаралды 1,3 МЛН
Daaw Hees Cusub Jirid Fanaaniinta Ciro iyo Yurub Geenyo
6:14
Miyir Production
Рет қаралды 650 М.
Gugeenni Waakaa Samaaday (feat. Ayaan Wadani)
8:20
Mohamed Kadheeri - Topic
Рет қаралды 41 М.
YURUB GEENYO WALI TIIXU IMA HELIN OFFICIAL VIDEO
6:41
Yurub Geenyo
Рет қаралды 545 М.
YURUB GEENYO HADMAD YEELI SAN RABO OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:25
Yurub Geenyo
Рет қаралды 266 М.
Hawaawi
8:29
Yurub Geenyo - Topic
Рет қаралды 61 М.
Laabta igu qabo
8:39
Release - Topic
Рет қаралды 13 М.
Yurub Geenyo Xasuustii Khadra Daahir 2020
10:06
Future Brothers Production
Рет қаралды 1,6 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 50 МЛН